FAYSAL MUNIIR OO HEESTA QARNIGA KAGA ILMEYSIIYAY XAASKIISA MUNA 'MAANKA DEEQDAAY’ | 2018 FULL HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2017
  • Muunaay Milgiyo Sharaf
    Midda Dumar U Sidatee
    Miisaanka Dhaqankiyo
    Qurux Lagu Mannaystee
    Mawle Ii Qoraad Tahay
    ......................................
    HEES KHADKA KALA BAXDAY
    DHAMMAAN HEESIHII
    MUUNOOYINKA LOO QAADAY
    ...........................................
     MUUNA - MUNA - HEES CUSUB 2018 HD + LYRICS
    EREYADA: ABWAAN CABDULLAAHI XAWAYAAN
    MUSIC: MOWLIIDA XASAN FAARAX
    LAXANKA: FAYSAL MUNIIR
    CODKA : FAYSAL MUNIIR - FAISAL MUNIIR
     HEES UU U HIBEEYAY XAASIKIISA
     MUUNA CALI CABBAAS - MUNA QAYO
    PRODUCED BY : ABDI ASKARI @ABDIASKARITUBE
    .................................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 201

  • @cabdulahidayib1031
    @cabdulahidayib1031 6 ปีที่แล้ว +44

    Midabkaaga dahabkee
    Meerkuri dhalaalkiyo
    Masciideed ka moodaa
    Maankayga deeqoo
    waxaadtahay madhafaan
    Mawluhu dhamaystiray
    Waaaaaaaaaaaaaaaaaw

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +5

      Abwaan : Cabdullaahi #Xawayaan..
      Waa Abwaanka Curiyay Heestani
      Ee Like-ta Ha kala Bakhaylina..
      #Subscribe #ABDIASKARITUBE

    • @xidigtaxidigta178
      @xidigtaxidigta178 6 ปีที่แล้ว

      cabdulahi dayib wow

    • @zarinaahmedey5791
      @zarinaahmedey5791 5 ปีที่แล้ว

      @@ABDIASKARITUBE walalkey even me I want hees for name Raaqiyaa & I'm ready to pay the money contract wth me that Number +254722306150

    • @dhiffigcjj4853
      @dhiffigcjj4853 5 ปีที่แล้ว

      G

    • @ashaabdullahi2347
      @ashaabdullahi2347 3 ปีที่แล้ว

      sjsjs

  • @mohamedwais2705
    @mohamedwais2705 6 ปีที่แล้ว +8

    Thanks Muniir. Thanks to these young artists the Somali Music is alive and well.Thanks for reviving the Somali Music. Noolow walaal.

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 6 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah hambalyo Faysal Muiir hees iyo qoys qurux badan Mahadsanid Abdi AskaribTube Salaan ka USA

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 ปีที่แล้ว +11

    viva Muna guleed simba
    viva Muna m albta
    Viva Muna nimcaan
    viva Muna Faysal Muniir
    viva liketiina

  • @asmaaasmaa-kg6yt
    @asmaaasmaa-kg6yt 6 ปีที่แล้ว +5

    Heeees iyo badh muna my mooooom. . Magaceda fananintu jeclaaa ineeee ku heeesan muna

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +2

    Faysal munir cod naxaris& Macan bad isku darsatay dhigayga faysal &duma isku waraa Abid hambalyo hunayal boqortoyo ❤❤👑

  • @faraxsanfaced-karoon1158
    @faraxsanfaced-karoon1158 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh 😍 beutyfully family allh protect you from Germany

  • @sanilal9450
    @sanilal9450 5 ปีที่แล้ว +1

    I love muna nolosheydi

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 5 ปีที่แล้ว +4

    He is really decent man and loves his wife dearly ❤️ Mashallah congratulations

  • @azaldhalad7521
    @azaldhalad7521 5 ปีที่แล้ว +2

    mnchllh faysal munir marwadiza hees aan hadalkarynbu qaaday izu waara abid🌷♥️♥️

  • @apdeazezhassen5072
    @apdeazezhassen5072 6 ปีที่แล้ว +13

    Faysalow nio hestan wa hes aad qalbiga ka qadeso kuwii hore afka unbad kaqadi jirtay dumshi munana wan salamayna zhp allah haiskikin daayo

  • @ahmedmohamoud3126
    @ahmedmohamoud3126 ปีที่แล้ว

    Hees qiimo badan. Midho, music iyo laxan cajiib ah!!!

  • @nestheahassan8787
    @nestheahassan8787 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wooow

  • @deeqowaxmed9444
    @deeqowaxmed9444 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna Ibraahim amiin my jacaylkeyga
    Muna axmed xuseen walaashey iga yar
    Anaa nasiibsaday laba muno isku helay👌👌👌👌👌

  • @aishaladan3999
    @aishaladan3999 6 ปีที่แล้ว +2

    Wooow inaba caaadi maha magacan ifka ugu jecelahy waye wlhi ❤❤❤💙💚💛💜💞💞💞💖💕⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹💐😘

  • @fardowsaomar1093
    @fardowsaomar1093 5 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍 alla hees taan anigaba IGA hadalesa wllhi

  • @fadumaahmed1136
    @fadumaahmed1136 6 ปีที่แล้ว +1

    Best song really

  • @xaalixassan9011
    @xaalixassan9011 6 ปีที่แล้ว +3

    woooooow eesh calaa hees iga dheh, ha guulaysto jacaylku

  • @aaminasuleiman5850
    @aaminasuleiman5850 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahaya hasukinidayo

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaw waa iga gadantahay heestan😍😍😍😍😍

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 6 ปีที่แล้ว +17

    muna magaca somali u shidan hooyaday magacaa igulamay khasarin allaw ii daaa maamaday

  • @anuabdi6808
    @anuabdi6808 6 ปีที่แล้ว +1

    f muniir wa jwb qali ah

  • @haldhaadumar3511
    @haldhaadumar3511 6 ปีที่แล้ว +5

    waaah waaah yaa salaam Alle ha iikaa dayo Inaderkay ila dhashay
    jir oo joog adiga iyo xaskaga qaliga ah

  • @mohkingmoh3886
    @mohkingmoh3886 6 ปีที่แล้ว +2

    Nice song inaba cdii mhaa heeskan 😚😚😚😚😚😙😙😚😚😚

  • @minaali7925
    @minaali7925 6 ปีที่แล้ว +1

    Magacaaygu u can baxay alaylahee muna my name la igu ma khasaarin magacaa abwaanadiina way ka heleeen woooow

  • @Ayaan_omar
    @Ayaan_omar 5 ปีที่แล้ว +2

    Faysal muniir❤

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +21

    Wwww fanan jira muna marwada I ila wadagta magaca 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว

      MUNA HASSAN HAWRTO DDSI DDSI HAWARTO walashay muna qaali wlhi ku wayay meel aad ka baxday xabbtii I miss you 😍😍😍 aniga kula soo hadli my dhuuxa

    • @aishamohamed2167
      @aishamohamed2167 6 ปีที่แล้ว

      Eww naagta saan waaynaa oo muuranaa nocanaa dumarku maay ku jiraan ala waa dokhuu yabadanaa iskuma qalmaan ish

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Mohamed hhhhhh astaaqfurulahi dhe ma abuurka ilahay Baad wax ka sheegi walal mida kale qof dookh ayuu leyahay waa dookhiisa Wiilka. Ee isugu docee rerka

    • @hodanxuseen6671
      @hodanxuseen6671 3 ปีที่แล้ว

      🌹🌹⚘⚘😌😌🖼🖼🧤💋💨🦳👨‍👧🦳🎁🦳💢💋🌟😌😌🌟💨💋

  • @asmaruun6907
    @asmaruun6907 4 ปีที่แล้ว +1

    Am in love again wlhi😢❤Adoo Meel fog Jogaa mugaag argag😢

  • @ramimoheartenbille6317
    @ramimoheartenbille6317 6 ปีที่แล้ว +2

    Nice cod muniir

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 6 ปีที่แล้ว +6

    mncha allah fanaan Cod mcn Ale ha ku dayo xaskayga muna Cadey💚

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 6 ปีที่แล้ว +6

    Muniiroow walaaloow
    Nin waliba muu helo
    Mowle cafka ugu daro
    Mar haday is jecelyiin
    Malabay utahee garoo
    Anigaba midii uu male iigu
    Deeqaan lamusheexayaayoo
    Dunidana kumeershoo
    Meela badana geeyoo
    Mahilmaami karayoo
    Maankaay uroontahay

  • @iftinmaxamed6820
    @iftinmaxamed6820 2 ปีที่แล้ว

    Woooow maashall All maashall All maashall All ❤🤴❤👸👌💯❤🎤💏

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 6 ปีที่แล้ว +2

    Nice song

  • @arwaxyare5234
    @arwaxyare5234 6 ปีที่แล้ว +5

    Wan kahelay thnx Abdi askari

  • @nashadbintuashkir6843
    @nashadbintuashkir6843 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء لله ❤❤❤

  • @saadiahassansheikh5010
    @saadiahassansheikh5010 5 ปีที่แล้ว +1

    The man is so young and he look amazing with her

  • @farhiaabdullahi3242
    @farhiaabdullahi3242 6 ปีที่แล้ว

    Abdullaahi xayawaan Nin ilaahay murti ku Manaysatay waaye heesuhu isaga sameeyey wn ka helaa cidkastoo qaadaba

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 ปีที่แล้ว

    Wooooof caleyk 😍😍😍

  • @sharmaboy9607
    @sharmaboy9607 6 ปีที่แล้ว +3

    abdiaskari tube waan ku gurxinahay kabtan maalin kama maq naado

  • @ayaanitoilkacasayaandheer
    @ayaanitoilkacasayaandheer 5 ปีที่แล้ว +1

    💕💕💕💕💕💜💕💕

  • @canabcabdullah8743
    @canabcabdullah8743 6 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhh abdi askari arooskeyga waa inaan laxariira ani iyo xaajigyga xayiysiin hanagu dulshubee

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว

    maan sha allah fanankeega faysal marwadasi muna iskuu warah amin

  • @bandheyz3790
    @bandheyz3790 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaa magacaygow adigu isku faan hhhhhhhhh muna laga bixi layey sanadkan 2017 ka

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy 6 ปีที่แล้ว +4

    muna❤❤

  • @yartaqabiilkaneceb9919
    @yartaqabiilkaneceb9919 5 ปีที่แล้ว +2

    Ar hal qof oo mgca ramlo Ku heeso mala la'yhy see wayee cimamada igu tuura halmar

    • @cabdulaahixassan3885
      @cabdulaahixassan3885 5 ปีที่แล้ว

      yarta qabiilka neceb
      Hal qof oo shidan waa laga wayay Mgca Ramlo
      😁😁😁😁lol

  • @alfananabdiyaretube8228
    @alfananabdiyaretube8228 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkaagu yahay malab 👌👉👍

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 6 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😘😘😘😘

  • @nalkaneyruus76
    @nalkaneyruus76 6 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @ahmedismailmarycase8092
    @ahmedismailmarycase8092 6 ปีที่แล้ว +1

    here's iga dheehhhh

  • @liibaanozil5729
    @liibaanozil5729 6 ปีที่แล้ว +4

    Hees kalakacsan wey IGA gadanthy heestan

  • @issakibrahim8942
    @issakibrahim8942 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees shidan

  • @iqramuhamed7464
    @iqramuhamed7464 6 ปีที่แล้ว +5

    Faysal cod ku dhamaday 👌 👌 👌 👌 👌

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa gabadh buuhoodle udhalataySidaan loo amaanaynWay kasareeyaan gabdhaha gobolada kaleWaayo noloshayda Ku dhalatayI love you for everTayda

  • @samsamibraahim1652
    @samsamibraahim1652 6 ปีที่แล้ว

    Allow Nasii mid Qurnka igu akhriya

  • @maksoudali4453
    @maksoudali4453 5 ปีที่แล้ว

    ما شاءالله 👍⭐

  • @fadumomohamud2318
    @fadumomohamud2318 6 ปีที่แล้ว

    qalbig salamya wllhi gacana bn Ku tagay

  • @ayaanaxmed5091
    @ayaanaxmed5091 6 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @munakiki5894
    @munakiki5894 4 ปีที่แล้ว

    Muna sami hppy wishing uh🇩🇯💛

  • @abdikhalid9
    @abdikhalid9 6 ปีที่แล้ว +3

    nice Bruder wan salamaya dumashiyo na allaha isku kiindayo

  • @zafiyahazzan6112
    @zafiyahazzan6112 5 ปีที่แล้ว

    mncha allh allow isku daaa lamaaanaha qarniga

  • @cabbascabdullaahi7660
    @cabbascabdullaahi7660 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaankaan mataageeri lkn aad buu u cod macaan yahay
    Actually waa uu diyaar sanayay

    • @hodanxuseen6671
      @hodanxuseen6671 3 ปีที่แล้ว

      💋💋💨😌💢💨🎁😎😉😎😋😊🙍‍♀️🧛‍♀️🧜‍♀️🧛‍♀️🙍‍♂️🧜‍♀️🧝‍♂️🧟‍♀️🧝‍♂️🧟‍♀️🧝‍♂️🦹‍♀️🧚‍♂️🦹‍♀️🦹‍♀️🎁🦳💢💨🧝‍♂️🧙‍♀️🦹‍♀️🧝‍♂️🙍‍♀️🦹‍♀️🧚‍♂️🧜‍♂️🙍‍♀️🧝‍♂️🧜‍♂️🧚‍♂️🦹‍♀️🙍‍♀️🧝‍♂️🧜‍♂️🧙‍♀️🧜‍♂️

  • @hafsaxarago1827
    @hafsaxarago1827 6 ปีที่แล้ว +2

    Halkaa kaga haay

  • @qalbisaliim4344
    @qalbisaliim4344 6 ปีที่แล้ว +3

    kkkkk saas waaye

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 ปีที่แล้ว

    Talow hada mawala jogan 2023 ?haday wala jogan Allah isku dayo

  • @nnke7aadan129
    @nnke7aadan129 6 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍👌

  • @ayanmumm5100
    @ayanmumm5100 5 ปีที่แล้ว

    Tlhi Ana hees haleysoo qaado waba maseyray

  • @samsammohamed5157
    @samsammohamed5157 3 ปีที่แล้ว

    Hodan cabdiraxmaan alaha idinka hayo

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 6 ปีที่แล้ว +3

    waaaw mashllh nice

  • @zakariaothmanhassan9190
    @zakariaothmanhassan9190 6 ปีที่แล้ว

    DadaH💋

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว +3

    ✌✌✌✌✌

  • @xamariboy380
    @xamariboy380 6 ปีที่แล้ว +3

    Abdi askari bro waan Ku salaamay hadda Ayaan kusoo biiray channel kaada waadna Ku mahadsanthy sidda aad noogu soo sameesid heesaha lyrics kooda Thnks😍

  • @hodanxuseen6671
    @hodanxuseen6671 3 ปีที่แล้ว

    ⚘😌🌹🌹😌⚘

  • @safaabdi3340
    @safaabdi3340 4 ปีที่แล้ว

    💖😭😭😭😭😭

  • @fadxiyafarax2316
    @fadxiyafarax2316 5 ปีที่แล้ว

    Allow nin fanana ii salan war amiin ii dhaha Somali Maxamed

    • @axmedmaxamud747
      @axmedmaxamud747 5 ปีที่แล้ว

      Maxad kufalin fanaan
      Sheekhban kugu ducaynay

  • @ayaanitoilkacasayaandheer
    @ayaanitoilkacasayaandheer 5 ปีที่แล้ว

    wawwwwwwwww

  • @ikkymohameth886
    @ikkymohameth886 5 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @filsancumar6924
    @filsancumar6924 6 ปีที่แล้ว

    allow ha idin kala qadin wa Malmo duniduyee

  • @robylyper1595
    @robylyper1595 6 ปีที่แล้ว +3

    Muna😘

  • @a.laahifarah6446
    @a.laahifarah6446 5 ปีที่แล้ว

    Waaw wale romatic 💘💋💋💋💋💋💋😘😘

  • @abdirahmanabdirashid2577
    @abdirahmanabdirashid2577 6 ปีที่แล้ว +6

    woooooooooooooooow axsan heeees waa iga gadan tshay heestan faysal i wish you Hopp horay u soco bro

  • @mounakaaba6846
    @mounakaaba6846 6 ปีที่แล้ว

    Heesti 5 een maqlo sanadkan magacaygu ku xusan yay waaw

  • @mariyamuniisha6052
    @mariyamuniisha6052 5 ปีที่แล้ว

    Alla maxan heestan radiyay

  • @munamo676
    @munamo676 6 ปีที่แล้ว +2

    honbalyo hanbalyo

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 6 ปีที่แล้ว +5

    wiilkan iyo alta ba kuleh hesta muna wixi kle baaakin ha gleeen

  • @AmalAhmed-un5eq
    @AmalAhmed-un5eq 6 ปีที่แล้ว +4

    Bro this song so good but couldn't understand it wish I understood

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin Somali ah afkoo kugu amaano Bari kugu cayaa WA wax iska caadi ah iyo furoo badan

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 6 ปีที่แล้ว +15

    Ala Ilahow Gorma la arki Sowda oo hees lo so qaday Laba arki Maye 😂

    • @ducayzane
      @ducayzane 6 ปีที่แล้ว +1

      Sowda DDSI JiGJiGa Magaca Sawda waxaa Hees cajiiba kugu qaaday alfanaan Muuse Gaas..... raadi, ka raadi JigiigaTube weli ma aadan arkine.... hadaad weydo anaa ku siinaya cinwaanka 😎

    • @ilwaadquruxilwad3326
      @ilwaadquruxilwad3326 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa laqaday wall narag miiya

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 6 ปีที่แล้ว

      MGiama MD Waan arkay wll thanks 🙏

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 6 ปีที่แล้ว

      sowda khalifa 😂😂😂 kula mid ahay

    • @ismahaanmohamed2324
      @ismahaanmohamed2324 6 ปีที่แล้ว

      MGiama MD iga wale waa hees layaku racay hees aan aad u jecelhy waye

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 5 ปีที่แล้ว

    👈

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว

    axy heees

  • @cAt-lh8wb
    @cAt-lh8wb 5 ปีที่แล้ว

    Up date stll marreid nin somali ah wacad allah inusan jogsanayn

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 6 ปีที่แล้ว +15

    Sanadkan munooyinka ayeey ka shodantahaye tolow aanba muna la baxo

  • @rabiileabdi5479
    @rabiileabdi5479 6 ปีที่แล้ว

    Cabdi azkari waxa dadka ka hagaaji aderr mesha studio kuma haysane agah

  • @abdiladiifmuhiyadiin9319
    @abdiladiifmuhiyadiin9319 6 ปีที่แล้ว +1

    uuuu

  • @fardowsaomar1093
    @fardowsaomar1093 5 ปีที่แล้ว

    Asxn hees IGA dhaha

  • @cawoadan9934
    @cawoadan9934 6 ปีที่แล้ว +3

    😘😘😘😘😘

  • @fadumomohamud2318
    @fadumomohamud2318 6 ปีที่แล้ว

    waxan layabay faysale muniir kkkkkk

  • @munoahmed2911
    @munoahmed2911 4 ปีที่แล้ว

    muno mY Nime

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว

    Faysal nooloow anigana inaantayda baa muno ladhahaa hays qaasiin sxb hhhhhhhhhhh

  • @ummuelmi6917
    @ummuelmi6917 6 ปีที่แล้ว +5

    Abdi askar thnx wllo

  • @hibaashkir6091
    @hibaashkir6091 6 ปีที่แล้ว +1

    abdi askari calol xumaa ku hyaa ani