HABEENKI LAMMAANAHA JACAYLKA | FAYSAL IYO MUNA | BEERQAADKA XIISAHA | 2019 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ค. 2024
  • BOQORKA CODKA FAYSAL MUNIIR
    OO XAFLAD HEER SARE AH
    U QABTAY XAASKIISA MUNA QAYO
    XAFLADDA SAGOOTINTA OO KA QABSOONTAY
    MAGAALADA JIGJIGA - BEST COUPLE SHOW
    BEST SOMALI ROMANTIC SONG
    FEATURING BEST SOMALI ARTIST
    MISS XIIS
    FAYSAL MUNIIR
    SULDAAN SEERAAR
    XARIIR AXMED
    SALMA NUURA
    MUKHTAAR JIGJIGAAWI
    YARTI BUUHOODLE
    ……………………………….
    DIRECTED BY MOHAMED HASSAN FARAH
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ©ABDIASKARITUBE
    ……………………………………
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • เพลง

ความคิดเห็น • 186

  • @ikraanhussein9685
    @ikraanhussein9685 5 ปีที่แล้ว +18

    Halkey hoyady ku dhalaty buuhodle❤❤❤❤

  • @fardowsadahir5519
    @fardowsadahir5519 5 ปีที่แล้ว +12

    Mantaa ana u horeyo waligey comment maso qorin

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 ปีที่แล้ว +3

    Buhooodle😍😍
    Beerta cashaqa

  • @degancaali4589
    @degancaali4589 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mel wanagsan bad kagursatay gabdhaha dhulbahante is the best girls wlh alahayoow idin xifdi

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 5 ปีที่แล้ว +8

    Indhaha i basaaso jecayl sidana maba arag baryahn mabrouk any way 😍😘❤👄

  • @user-ov6yt7yp6l
    @user-ov6yt7yp6l ปีที่แล้ว

    Buuhoodle my town ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lackaorazdurdyyevna4419
    @lackaorazdurdyyevna4419 5 ปีที่แล้ว +7

    Faysal miyuu nala xididay viva daraawiishta

  • @ugaasxiirsi2209
    @ugaasxiirsi2209 5 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah hambalyo faysal munir Iyo Dumshi muna

  • @user-ov6yt7yp6l
    @user-ov6yt7yp6l ปีที่แล้ว

    Caadi maaha ❤❤❤

  • @maxamedjama2167
    @maxamedjama2167 5 ปีที่แล้ว

    Anaa u horeeya abdi askari love igu sharaf

  • @nimcoxareed2054
    @nimcoxareed2054 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wllky mcn faisal muniir aad ayaan kuu taheraa

  • @anababdulqadir7833
    @anababdulqadir7833 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaniinta beesha sheekhaash waa wada romatic. Dayax dalnuurshe, Dalmar Yare, iyo faysal muniir. Laakiin gabdhahooda ayaa meeshaas dhigay oo wadaaddo ah oo aan fanaan jeclayn. Gabdhoow meesha romatic ayaa ku weyseen Ee wiilasha sidaa ka daaya

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 5 ปีที่แล้ว +10

    Buuhoodle Meel Aan Jacelhy ❤

  • @myselfmyself8300
    @myselfmyself8300 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah isku waara faanan qaaliya

  • @filsanfarhan2654
    @filsanfarhan2654 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah alle ha isku barakeeyo

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 5 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkaas asna heesi jiray e dhexda xiran ❤❤❤❤ war ila so xarir

  • @Robloxvideo938
    @Robloxvideo938 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤️💞 Nice song

  • @hamdiali3190
    @hamdiali3190 5 ปีที่แล้ว +6

    Beledkaad ku ababtiyo Buhodle moye miyan baladkle tabaya my home town nice iskuwra lamano qurux badan

  • @bintujama1992
    @bintujama1992 5 ปีที่แล้ว +11

    Layskama heeso masraxna layskama camirte fanka ciyarta halga dayo FAYSAL MUNIIR NIIN DHANWLPA DHAMEYSA WAYE FANANA TAGERO BOQORKA COODKA WUU UQLMA

    • @asiaxuseennuur6725
      @asiaxuseennuur6725 5 ปีที่แล้ว

      1 fw. I have been a while to reply. I'm sure 591$, I am not a good +

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 ปีที่แล้ว +14

    Hilibka dumarka duqduq ukadhiga wlhy anyway mabruuk idinleyahy waxi isjecel wajeclahy wlhy nolaada🔥❤

    • @nimoquruxk9845
      @nimoquruxk9845 5 ปีที่แล้ว +1

      Qof walbo wujecelyahy

    • @Hooyo309
      @Hooyo309 3 ปีที่แล้ว

      Haa, lakiin waxay ku qurux badneyd in ay seed/dirac xiratato. Maadaama ay masrax soo istaagayso. hilibkeedana wuu uqarin lahaa. sida kale waa heesare, lamaane maashaa'allah ah weeye.

    • @mocishqimustafa3303
      @mocishqimustafa3303 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @quenalizha3350
    @quenalizha3350 5 ปีที่แล้ว +2

    My city 😍 buhoodle moye miyan barakalaba tabaya fann an tagro

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees mcn ❤

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow beautiful song

  • @maysuunupdirahman642
    @maysuunupdirahman642 5 ปีที่แล้ว +25

    Mashallaah allahayow wixii isjacel iskudaa 😱😱😱❤

    • @dahiralsisi1034
      @dahiralsisi1034 5 ปีที่แล้ว

      maysuun updirahman sahanzcdhkcdvkdjhlhdsbhh

    • @daalochennal4382
      @daalochennal4382 ปีที่แล้ว

      Aamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว

    Isku waara 😍

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a allaha isku kiin daayo 😍😍😍

  • @gabadhawiilashasixpackaahj5785
    @gabadhawiilashasixpackaahj5785 5 ปีที่แล้ว +3

    wlhi maliin dhowayd ban lahaa tallow maa xaas bu leyahay ☺ miiseee tasabaa cuntaay masha allah Isku Waraa oo ilaha raxmanka ahii hodano kale ha idinka hayoo ameeeen yaaa allah

  • @saynabjaamac3943
    @saynabjaamac3943 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah muhiimadu qurux iyo dhuubni mah e waa jecel farxad dhala aadban u jecelahay inta is jecel anigu qofka jecela kuman gulaysan lkn qof i jecel ayaa i soo doontay meherkaygiina 2 cisha ka dhiman wadna xanuun Com hhh wlhi ilahayow khyr ka dhig

    • @shamsomohamedosman5265
      @shamsomohamedosman5265 4 ปีที่แล้ว

      Hadad dhowdahay hadadba heli karti kad jeshaahay hada aad wey adagta hadii kale nolosha

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 ปีที่แล้ว +1

    Caashaqii aad beerta
    Igu sii balaadho
    Ilaa eega badankii
    Bar wadnaha ku taalo
    Aan ka bi in ayaad tahay
    Waxaad tahay aan baa bi in
    😢😢
    Beerqaadka xiisaha
    Waan kuu busayloo
    Isku soo baxeenii
    Bu da dhaayaheygaad
    Boqol jeer ku xidhantahay
    Badh aniiiga midaa tahay
    😢😢

  • @nasriinmohamed4022
    @nasriinmohamed4022 5 ปีที่แล้ว +1

    MaNshA allAh my king faysal iyo marwadisa muna isku waara

  • @Robloxvideo938
    @Robloxvideo938 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah 😍😜😝💙

  • @anuushahmed1695
    @anuushahmed1695 5 ปีที่แล้ว +1

    Lamaane Qurux badan 😘😘😘❤

  • @muslimgirl2665
    @muslimgirl2665 5 ปีที่แล้ว

    Faysan wllo codkaaga ku joogta fanka hambalyo

  • @Notgachacreaoter
    @Notgachacreaoter 5 ปีที่แล้ว +19

    gabadha mamo mamo ayay u egtahay way yara far weyntahay raali naga ahaada somalibanahay inan waxka sheegno wan ubaranaye

    • @asmadaryeela5112
      @asmadaryeela5112 5 ปีที่แล้ว +2

      Ayanita duriyada hhhhhhhh waa runtaa yara wayntahay ma amusi karno enago wax shegine

    • @ayankojoy1491
      @ayankojoy1491 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh somaliyey ilahay haikindaayo

    • @zahrahagi1155
      @zahrahagi1155 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Notgachacreaoter
      @Notgachacreaoter 5 ปีที่แล้ว

      Asmous Asmiita hhhhhhhh illahay hana cafiyo

    • @cabdisattaarmohamed7515
      @cabdisattaarmohamed7515 5 ปีที่แล้ว +1

      heheh Ayanita waad iga qoslisay sharaf

  • @amaladen7464
    @amaladen7464 3 ปีที่แล้ว

    man sha allaah alloz isku keen barakee

  • @user-oi7kv2us1j
    @user-oi7kv2us1j 5 ปีที่แล้ว

    Ilah haku dhafo wllky feysal

  • @sumaya.othmangirl2411
    @sumaya.othmangirl2411 5 ปีที่แล้ว +1

    waaw😘

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah iskh kiin dayo

  • @mohamedgure1879
    @mohamedgure1879 4 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylkaa go'aankaa leh

  • @naanaqalbi9552
    @naanaqalbi9552 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah isku nasto isku nagada my home town buhoodale ayaan maqalaya 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏

  • @keyseabdi5255
    @keyseabdi5255 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofka 1

  • @munaatimiimi8628
    @munaatimiimi8628 5 ปีที่แล้ว +1

    Isku wara faysal and samideyda muna😍

  • @marian5607
    @marian5607 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu xaliimo weeye sibay qarafaa dhug u tahay!!

  • @amuunahmed440
    @amuunahmed440 5 ปีที่แล้ว

    Allow xajikeyga sidan cml iga dhiiig lkn ani ma rabo jecel bulshada ila qebsaneyso mid i gara o anyway lama filan i eh ban raba allow reeraha islax dhex dhiig thnks abdi askari tube

  • @izamohamed4665
    @izamohamed4665 5 ปีที่แล้ว

    Willka kaliya ee aankatagero jigjiga weeye faysal hormar wacan

  • @darishore814
    @darishore814 5 ปีที่แล้ว

    Wiilasha sheekhaal romantic iyo jacayl u daa fasal muniir dayax dalnuurshe dalmar yare iyo iidaadi oo jacayl waalay abwan maxamed cali kaariye aabihii jacaylka cidu caadi mahan

  • @fatmafilsan8622
    @fatmafilsan8622 5 ปีที่แล้ว

    Buhodle guri gobed inanki nala xididay ee faysal barakalah dum😂😍

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 5 ปีที่แล้ว

    Top 10 waye heestani

  • @subarawitigero3107
    @subarawitigero3107 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alah ilahay haysku kiin daayo

  • @sacdiyomaxamedmaxamed3750
    @sacdiyomaxamedmaxamed3750 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw-cabdi-askari-woooooow😙😙🥒🥒🥒😙😙😙

  • @ugbadyusuf5754
    @ugbadyusuf5754 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan Mel awbare la dhaho ayan wada jogi jiranay wlhi faysal hore usoco 😎😎🌷

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 5 ปีที่แล้ว +1

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 5 ปีที่แล้ว +2

    Reer xamar💓💓💓

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 ปีที่แล้ว

      Heee😂😂😂😂😂😂
      Xaaad Naga rabtaaa

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 5 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️

  • @bisharoabdiharoun4129
    @bisharoabdiharoun4129 ปีที่แล้ว +1

    ⚘⚘💖🇱🇮

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 5 ปีที่แล้ว

    Woooooow faysal muniiiir aankudarsade baydkaad ku ababtiyo kismaanyo mooyee miyaan beedkle tabaya

  • @msshami4228
    @msshami4228 5 ปีที่แล้ว

    💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @kayzehusein8378
    @kayzehusein8378 5 ปีที่แล้ว

    Fanan qaraN faysal long life

  • @oceanzilu1277
    @oceanzilu1277 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa gabadh wayn oo hadana tun wayn bismilaah ilko dhaadhera 🙀🙀🙀

  • @khayrechanell9422
    @khayrechanell9422 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaab isku. Waara faysal muniir iyo muna

  • @sihambashirabdullahi4028
    @sihambashirabdullahi4028 5 ปีที่แล้ว

    Ina ader mel weyn ayaa iga tabatay guul ayaan kuleyahay adiga iyo dumashi

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 ปีที่แล้ว +10

    Waraa isoo riixayo lkn waa iska aamusaa 🤐🤐

  • @iftinmaxamed6820
    @iftinmaxamed6820 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaasminciise1624
    @yaasminciise1624 5 ปีที่แล้ว

    hambalyo faysal muniir

  • @kingckwalashis7705
    @kingckwalashis7705 5 ปีที่แล้ว +1

    Cayilka iska yarii ina Abti waxaa laga yaba gabar yar ina tahay lkn hilibka iska yarey Adu xal dah dhalin ayaa san u egataay...anyway isku waraa waligin👌👌

  • @samiraabdilahi1157
    @samiraabdilahi1157 5 ปีที่แล้ว

    mnzha Allh

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 ปีที่แล้ว +1

    fayzal muniir

  • @yaxyecabdi2028
    @yaxyecabdi2028 4 ปีที่แล้ว

    Waayeèshaan makudhashay

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 5 ปีที่แล้ว +1

    Isku waara abidkiin lkn adaa gabadha ka shidan faysalow😂😂

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 5 ปีที่แล้ว +3

    Lamanaha qarniga nolada😍😍😍😍

  • @hamzaabdullah282
    @hamzaabdullah282 5 ปีที่แล้ว +1

    FANAN AAN TAGEERO WEYN U AHAY WLLHI

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 ปีที่แล้ว +1

    Xidiga jigjiga wah wah fanan stylkisa & codkisa ku jogo isku waara lamanaha qaliga ah hodan o kale alle idinkuma salido 😂😂😂

  • @fansanlyrics6271
    @fansanlyrics6271 5 ปีที่แล้ว

    Faysal muniir fanan codkiza macan ummada isku baray

  • @faisalali5006
    @faisalali5006 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi inaba caadi mahan

  • @mohamedyussuf1815
    @mohamedyussuf1815 5 ปีที่แล้ว

    Feisal fanan cajib waa

  • @kaynaaniitaqurux7009
    @kaynaaniitaqurux7009 5 ปีที่แล้ว

    lamanaha qarniga
    iku waara abid

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 5 ปีที่แล้ว +3

    This young talented &humble man he is my favorite king 👑 ❤️❤️❤️❤️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 5 ปีที่แล้ว

    Is kuwara

  • @nimcolike3702
    @nimcolike3702 5 ปีที่แล้ว +1

    bisnka faysal inaanta cataysii 😂😂

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 5 ปีที่แล้ว

    Beautiful maashallah

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 ปีที่แล้ว

    Flaqflaq diyarsan

  • @intisaarmaxamedboqoradiiji658
    @intisaarmaxamedboqoradiiji658 5 ปีที่แล้ว +1

    Ina abow ma naag bat qabtay anaba kugu haysee 😭😭😭😭isku waara

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma tufax darajo tii ka yarayd isku egaaa

  • @ayanosman5991
    @ayanosman5991 5 ปีที่แล้ว +1

    💍🙏🤴👑❤️🌹

  • @bibosahmed9502
    @bibosahmed9502 5 ปีที่แล้ว +1

    She looks so old but love doesn't care about the age any way be happy life together inshallah

  • @safagarad8169
    @safagarad8169 4 ปีที่แล้ว +1

    War heestiii muraayada donyaayeh yaaa arkay

    • @reo9475
      @reo9475 4 ปีที่แล้ว

      Safa Garad
      Wiil naagtu way ka tagtey😥😥

    • @safagarad8169
      @safagarad8169 4 ปีที่แล้ว

      @@reo9475 hhh heesta murayadah uu uqaady doonyaayeh ma argtay🤣

  • @xasankaydcisaman7201
    @xasankaydcisaman7201 5 ปีที่แล้ว

    Naagtan xiitaa dhiigeegu somali maha waa oroomo weeyan

  • @ilamaaltrading7409
    @ilamaaltrading7409 5 ปีที่แล้ว +2

    Showgan nGtyda jogtay Wan maseyray markas😅😅😅

    • @JamilaNoor
      @JamilaNoor 3 ปีที่แล้ว

      Manshaallaah wad saxantahay 🤔🤔

  • @nihalxuseen9764
    @nihalxuseen9764 5 ปีที่แล้ว +2

    Indertay qali ilahay hauskikindayo lkn xbbti isyaradhuub

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 5 ปีที่แล้ว +9

    Tolow ma tufax darajo walaasheed baa way isku eg yihiin runtii👀

  • @xawatako7189
    @xawatako7189 5 ปีที่แล้ว

    Ogadnki wlle ilbaxee

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +3

    Ogadenkii wada fannaan ayay noqdeen😁😁😁

    • @muneeradhawrsan6179
      @muneeradhawrsan6179 5 ปีที่แล้ว +1

      Khadar Xikmawi adi xitaa walaga dhigaa sodiyaar garow 😂

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 ปีที่แล้ว

      muneera dhawrsan haa saasa rabaa

    • @muneeradhawrsan6179
      @muneeradhawrsan6179 5 ปีที่แล้ว +1

      @@maxdar11 ok ani ii imow marka saaN durbaba kusosaro 😂😁😀

    • @sagalinabbyano7985
      @sagalinabbyano7985 5 ปีที่แล้ว

      @@muneeradhawrsan6179 😂😂😂😂😂

    • @anababdulqadir7833
      @anababdulqadir7833 5 ปีที่แล้ว

      Khadar Xikmawi Walaal faysal muniir waa sheekhaash.

  • @mucaaddhaashane144
    @mucaaddhaashane144 5 ปีที่แล้ว +3

    gabadhu foolxuma wayna ma dhulmahantaa buuhodlaa maqlayaaye

    • @naciimabintuibrahim114
      @naciimabintuibrahim114 5 ปีที่แล้ว

      gabdhaha dhulbahante ayaa ugu quruxbadan somalida oodhan sidaa ugow

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ka baq

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂qabiilna qurux lama siin midna lama siin waayin
      Waa allah swt qof waliba siduu u abuuray

    • @zuzuahmed3703
      @zuzuahmed3703 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 5 ปีที่แล้ว

      Dhulbahante

  • @nimoquruxk9845
    @nimoquruxk9845 5 ปีที่แล้ว

    Kabada duq ayeukthy khabdoy cutada badan iskadaya

  • @miskiaxmed9106
    @miskiaxmed9106 5 ปีที่แล้ว

    Huno maad ilkaha birar isaga xertid

  • @ismahaancabdi3730
    @ismahaancabdi3730 3 ปีที่แล้ว

    Y6

  • @inantareerka1103
    @inantareerka1103 5 ปีที่แล้ว +1

    Maamo heesi jirtay oo Saafi Ducaale la odhan jiray bay gabadha aad iskugu eeg yihiin.. xafladan i fahansiiya, ma meher baa, ma aroos baa dee mise waa na barta lee🤔🤔

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 5 ปีที่แล้ว

      Inanta Reerka horay ayay isu qabeen lkn waa iska xaflad kaliya

  • @sihambashirabdullahi4028
    @sihambashirabdullahi4028 5 ปีที่แล้ว

    War munir ogaden mahan waa sheqal

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😄

  • @sacdiyamohamed579
    @sacdiyamohamed579 5 ปีที่แล้ว

    Somalidu waxy uhaysata jcylku inu yahay qofka quruxdisa abt sas mahe waa qofka suu kusojiito waxyalo badan ayuu kuguna sojidankaro sida dabecad dhaqan iyo wxkle

    • @kabdi7146
      @kabdi7146 5 ปีที่แล้ว

      Been mahaa