Sida Saxda ah ee loogu shubto Windows Laptop ama PC ( Windows 11 ) Af-Soomaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Wadada Saxda ah ee loogu shubto Windows ( Windows 11 ) Af-Soomaali
    Muuqaalkaan waxaan kuugu bari doonaa sida ugu wanagsan ee aad Computer kaaga ugu shuban karto
    windows adigoo u maraayo wadooyin ka saxda loo maro marka aad ku shubaneyso windows ka
    anagoo aan ku sharxeeno Windows 11
    Soo jeedinta Cashirkaan waa Cabdiwali Maxamed Abuubakar
    _06 Sida loo isticmaalo File Explorer ( File Explorer Win10 ) : • _06 Sida loo isticmaal...
    #TH-cam Channal: www.youtube.co...
    #Contact
    #WhatsApp - bit.ly/2rDqTlm
    #www.youtube.co...
    # / broproductiontut

ความคิดเห็น • 33

  • @BROProductionTUT
    @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว +3

    NALA WADAAG FIKRADAADA MAHADSANID.

  • @alcantara7731
    @alcantara7731 ปีที่แล้ว +1

    MAHAD SANID ENG❤😊

  • @Raadih
    @Raadih ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @saami9
    @saami9 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah ma arag qof sidaan wax u sharxa ustaad allaha ku xafido mahadsanid

  • @wadanionline
    @wadanionline 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks Ustaaad

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE ปีที่แล้ว

    Maa sha allh Ustaadi

  • @horkacemedia6028
    @horkacemedia6028 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii aan sidan ugu shubto xogtii iigu jirtay win.10-ka ma helayaa mase way tirmayaan???????

  • @tarikmursalmohamed6431
    @tarikmursalmohamed6431 ปีที่แล้ว +3

    Ust markii window aad ka bedaleesid laptop xogta laptop ay kuu jiraan miyey kaa baxayaan mise wey kuugu jirayaan

  • @maxamuud24
    @maxamuud24 ปีที่แล้ว +1

    M.a muqaal aan caadi aheyn oo dhameystiran window inaa bedelato/qof u bedesho waa kugu filanyhy muqaalkan
    Mahdsanid ustad jazakallah kheyr

  • @muxudiin9975
    @muxudiin9975 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad qeybtan kaso hadal fadlan: calamad (!) Sidan ah ba iga saran Windows 11 laptop system > Power > energy recommendations midkle na Battery laptop ka [hide]ba iga saran oo ima muuqdo marka cilad jirta miya mise Kaso hadal please wana Window 11 mahadsanid ustaad❤

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Walaal waxaan kuugu waanin lahaa ugu horeyn inaad Update gareyso Windows 🪟

  • @ibrahimabdullahi
    @ibrahimabdullahi ปีที่แล้ว +1

    Ustaad marka windows ka badalayo xog muhiim aya loptopka igu jirto see yeela marka

  • @tahiryare
    @tahiryare หลายเดือนก่อน +1

    Asc
    abti waa kan qeybtii aan ku weydinayey . lakin waxan rabaa anigu waxan isticmaalaa windows 11 home, markan ku qoro search ka kama harko edit group plocy , maku jiro , marka malala soo degi karaa mise si kaloo loo saaro ayaa jiro . waayo waxaa aad ii dhibay shaashada yar ee aadan kaga gudbi karin shashad weyn mahadsani alaha kuu barakeyo cilmigaada iyo cimrigaada runtii sharaxaada cid aan ula meel dhigo ma arag si fiican iyo wax badan ayaan kaa faaidey alaha ku barakeyo abti raalina ahow

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy ปีที่แล้ว

    Ustaadow waxan kaa codsan laha inaad window 11 oo aad hada isticmaaleysid asigo ISO AH inaad noo soo dhigto qeybta telegram ka waa haduu jiro Thanks alot ❤❤❤❤

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Asiganah waa u jiraa walaal ( SIDA LOO SOO DAGSADO WINDOWS 🪟 11 2022
      Dib u baara Muuqalada Fadlan ♡ MahadsaniD 100%. ( 💯 )

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy ปีที่แล้ว

    Mida kale aan ku dari laha waxay tahay inaad muuqaal kooban naga soo diyaariso MSR iyo GPT oo laga rabo inuu ogaado qofka sameyneyaa installation windows ka hor

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Walaal waa Jiraa oo horey ayaan ugu so diyaarinay sida aan dareemayanah Dad badan ayaa channal ka ogayn waxyabaha lasoo dhigay

  • @abdifatahmohammedali19
    @abdifatahmohammedali19 ปีที่แล้ว +2

    Halkee laga soo degsadaa window 11

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Channal ka dib ugu laabo

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Ama raac Muuqaalkaan
      th-cam.com/video/QSSSei4VKTo/w-d-xo.html

  • @Naaji-Official
    @Naaji-Official 2 หลายเดือนก่อน +2

    Windows 11 dulqaad ayuu u baahan yahay wallee ku shubi taan kiisa Xiiso ayuu igu haayay hada waan ka quustay kwrn ustaad 😅😅

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 หลายเดือนก่อน

      Micnaha miyaa u dhib badan yahay ?

    • @Naaji-Official
      @Naaji-Official หลายเดือนก่อน

      Waqtiga kaa galaayo looma dulqaadan karo 😂​@@BROProductionTUT

  • @cadeyarevlogs5338
    @cadeyarevlogs5338 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllka maxa u delete gareesay link ga laga dagsanayay windowska

  • @Amazingrespect_999
    @Amazingrespect_999 ปีที่แล้ว +2

    First pin wllka😢

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Dhib malaha Next VIDEO Maadama aan aniga ka hor maray.

  • @mohamedhajjihusseinsalat6525
    @mohamedhajjihusseinsalat6525 ปีที่แล้ว

    Macalinkeyga baa tahay in badan wad icaawisay haddana caawinaad ayaan kaga baahanahy numberkaga WhatsApp ma ii reebi kartaa