Kooxda Deegaan iyo heestii Salaan ka timid Djibouti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 ปีที่แล้ว +868

    Soomaaliyeey hadan reer Jabuti nahay anaguna kaal iyo laab idin jecelnahay oo meel qaaliya noga taaliin . Walaalahaaya soomaaliyeed sharaaf ku nolaada

    • @ahzaabdiirie9591
      @ahzaabdiirie9591 7 ปีที่แล้ว +21

      Annaguba waan idinjecelnahay

    • @abwaanqanciye9469
      @abwaanqanciye9469 7 ปีที่แล้ว +30

      Kenedid Hadi boqortooyo thnxs libaax sidoo kale aniguna waxan ahay ddsi wan jeclahy somalia

    • @cismaanwarsame4665
      @cismaanwarsame4665 7 ปีที่แล้ว +10

      Kenedid Hadi walal wan idin jecel nahay anaba

    • @najmaabadalla8142
      @najmaabadalla8142 7 ปีที่แล้ว +12

      Kenedid Hadi sidookalaanu idin jecelnahay Nina walalkii mamooga inuu garabkiisa yahay doqon haduusan ahayn.

    • @genyohussein5862
      @genyohussein5862 7 ปีที่แล้ว +8

      Kenedid Hadi m ashllh mashllh wlhi wan jclhy dhaman Soomaalia weyn nice pic really long life in your future time INSHLLH

  • @mohamedomar-gt6hr
    @mohamedomar-gt6hr 9 ปีที่แล้ว +244

    beautiful song, we djiboutians never forget how somalia brothers doing for us to put french out of our country
    god bless somalia!

    • @cabdiqadarmaxamedmaxamuud6523
      @cabdiqadarmaxamedmaxamuud6523 4 ปีที่แล้ว +1

      Hees cajiip ah waye

    • @abdallaahmed9032
      @abdallaahmed9032 4 ปีที่แล้ว +21

      As a Somali people we hope the colonical language will be out insha allah and the national language of djbouti will be somali and afar as second language becouse we have beautiful languages we don't need French language 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 ปีที่แล้ว +9

      Luqdeena wax walba Ka qiima badan luqdena Ku hadal fadlN

    • @Uus998
      @Uus998 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks from 🇸🇴 sis love ❤️ Djibouti 🇩🇯

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว

      Jabuti Jirkena is ku yalo

  • @salifesalah5807
    @salifesalah5807 10 ปีที่แล้ว +346

    FROM DJIBOUTI WE LOVE YOU SOMALIA WE WILL NEVER ABANDON YOU SOMALIA PEOPLE OF DJIBOUTI REMEMBER 1977 WHAT SOMALIA DID FOR US SAME BLOOD LANGUAGE SAME RELIGION WE WILL BOUT OUR LIFE IN THE FRONT FOR OUR BROTHERS AND SISTERS IN SOMALIA

    • @roblejama995
      @roblejama995 6 ปีที่แล้ว

      +Salife Salah

    • @saakow
      @saakow 5 ปีที่แล้ว +10

      Same people same language same ethnicity.
      I love my brothers Djibouti...

    • @samatarkhalif7108
      @samatarkhalif7108 4 ปีที่แล้ว +5

      Yeha somalia 🇸🇴 was all that for others Somali we know Djibouti 🇩🇯 are Somali we can do anything make happy

    • @kingkakx9
      @kingkakx9 4 ปีที่แล้ว +2

      That's really nice of you brother

    • @dryusufyamani3520
      @dryusufyamani3520 2 ปีที่แล้ว +3

      Somali mad ku hadashid

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 11 ปีที่แล้ว +87

    Mahadsanid Jabuuti walaalada Somaaliyeed ee JigJiga iyo Gaariso waa kula mid, oo ma seexdaan, Soomaaliya Awgeed.

  • @adoonkaalle
    @adoonkaalle 2 ปีที่แล้ว +34

    Marka aan heestaan maqlo xaadahaa ikacda wllhi💞💟❤💯 wllhi reer jabuti walalehena aadaa idin jeclahay🇩🇯from somalia🇸🇴

    • @wahibomarali9522
      @wahibomarali9522 ปีที่แล้ว +6

      Wakhtigi sobaxay ila iyo hadda wan dhagaysa kama dalo kawaran from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @adoonkaalle
      @adoonkaalle ปีที่แล้ว

      @@wahibomarali9522 aad iyo aad tlye

    • @abdiqadarweheliye565
      @abdiqadarweheliye565 ปีที่แล้ว +1

      ❤. Waa hees qiimo badan
      AUN Abdulahi Ciise sangub ayaa miriha lahaay. Waan ku soo xasuusan doonaa waligeen

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 7 ปีที่แล้ว +459

    Sukeeye ileen ma daalo wlhi Waan qiiroday markan heskan dhageyste 😥😍😘 like ii saara inta jabuti jecel

    • @bahjoismael3130
      @bahjoismael3130 5 ปีที่แล้ว +10

      faiza jaaheey wankula jeclhy wlhi jibuti hanolato 💪💪💪💪😫😫😫

    • @saliimayaanle5895
      @saliimayaanle5895 5 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq qofkii damirkiisu nolyahay wlhi uu oyayA

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 5 ปีที่แล้ว +3

      hees qiiro badan
      ilaahay ha u naxariisto abwaan sangub maxaa xikmad ku aasnayd
      siduu isugu keen tolay eega

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 5 ปีที่แล้ว +4

      abwaan sangub ereyadiisii
      allaha unaxariisto
      siduu soomaalida isu jeclaysiinay
      waxay wadaagaan
      sinjiga sumadada iyo luqada

    • @jakuliadam6500
      @jakuliadam6500 4 ปีที่แล้ว

      KOR DAHABA ---->Sheekado Jabuuti way ka weyn tahay hunnoo lakin waan ku saaray ahayd ,,,,Salaama

  • @MegaSoldierOfIslam
    @MegaSoldierOfIslam 9 ปีที่แล้ว +251

    "Ileen sinjiga ma maydhmo, Ileen sumada ma guurto, Afkaagu ileen ma suulo, Sokeeye ileen madaalo, Jabuuti kasidna salaan, Katimi sanbabada iyo wadnaha, Somaalay Naga Gudooma"

  • @ayaanhassan4010
    @ayaanhassan4010 4 ปีที่แล้ว +35

    😥😥😥 wlhi waiska ilmeyey wan jeclahy jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    From Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mahadmussa
      @mahadmussa ปีที่แล้ว +3

      Anakana sinjiga na midheyey we are brothers and sisters walashay

    • @gatihassan1371
      @gatihassan1371 3 หลายเดือนก่อน

      Sido klee wll qali ❤

    • @MahdiJamaac-l3o
      @MahdiJamaac-l3o 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤

  • @ibracastro9311
    @ibracastro9311 2 ปีที่แล้ว +13

    ineey dhalashaduu zad Thy dhibaato Markeey ku Sidatay Sidaa Tahay baa Noqdoo Walaal kaa Seexan Waayay. Walaal kaa Seexan Waayay. Dowladeena SOOMAALIA 🇸🇴 iyo Wallaalaheyna Dowlada Jabuuti 🇩🇯 Waxaan Leeyahay. ILOVE YOU Jabuuti 🇩🇯 Walaaltinimadu. Ha jirto Hawaarto. ilaa Abaddiya Ha jirto. Markale Waxaan Leeyahay. Wallaalaheyna Jabuuti 🇩🇯 Thank you.

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 4 ปีที่แล้ว +49

    Heestan yaaa Dawanayo 3/7/2020
    From Djabuti Aad Ayaa u Jecelahay Walalahay Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🌍

    • @Whocares114
      @Whocares114 2 ปีที่แล้ว +7

      Mhdsanid aboweyal iyo abayo yaal.waan idin jecelnhay noolaada oo guuleysta rer jabuti 🇩🇯from Mogadishu somalia🇸🇴👏🤗❤

    • @maamefaarax3601
      @maamefaarax3601 ปีที่แล้ว +2

      I love Djibouti because it is my home land

    • @MuqtaarLion
      @MuqtaarLion 4 หลายเดือนก่อน +1

      2024 im hare

    • @FaisalHassan-s5x
      @FaisalHassan-s5x หลายเดือนก่อน +1

      2024 la daawana

  • @sabanuura817
    @sabanuura817 6 ปีที่แล้ว +72

    Ilaahey qabrigiisa ha u nuuriyo ninka ugu danbeeyay ee heesta qaadaayay mustafa Ahmed

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +2

      Amiin inshaAllah huno. Wuxu aha fanaanki ugu horeeyay Een live arkay ano yar. 2001di Arooski Walaashay ayu ka heesayay. Heeskan dhexdiisana wuxu leeyahay ereyo qaali ah:
      "Dhiigeena marki la saray dhakhtarku kala saari wayay "

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว

      Moustapha deegan Allah u naxaristo

    • @mohamedabdirizakabdisalam9938
      @mohamedabdirizakabdisalam9938 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ya allah

    • @omarahmed-jl4hz
      @omarahmed-jl4hz 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah u naxaristo. Amin

    • @jiijacrxmn5649
      @jiijacrxmn5649 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sultanhufane1051 oh alla yaa raxma cabaryihisa baan firinayay inu nol yahay baan modaye

  • @WalaalComando
    @WalaalComando ปีที่แล้ว +9

    From Djibouti 🇩🇯 love Somalia 🇸🇴😢

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 6 ปีที่แล้ว +51

    Heestan kama daalo runti am from diridhaba jabuti my dal all Somali waa my dad love buuran❤️somali weyn

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 6 ปีที่แล้ว +1

      Kaaha Nuura ❤️🙏😍

    • @xogsadeabdi5422
      @xogsadeabdi5422 4 ปีที่แล้ว

      Ana iisku dhula hno dhulkan ku dhay dire dhaba lkn caadi ah ree jabouti baan ah 🇩🇯❤️🙏🇸🇴

    • @bilanitafarah5108
      @bilanitafarah5108 4 ปีที่แล้ว

      Wa Idin jclnhy dire dawa my dhulkyga jclhy skle Somalia wa hoyada somalida from Djibouti 🇩🇯

    • @Yh-qk5qn
      @Yh-qk5qn 4 ปีที่แล้ว

      Magaalo aanan weligay arag haddana aan jeclahy diridhaba♥️♥️♥️♥️

  • @salifesalah5807
    @salifesalah5807 10 ปีที่แล้ว +91

    we are the people of DJIBOUTI I Will Always Love You SOMALIA its part of DJIBOUTI thank you so much for helping us to get our independent fro the french we are one PEOPLE one family we are all MUSLIM BROTHERS AND SISTER VIVA SOMALIA ,VIVA DJIBOUTI for

    • @zahrayusuf684
      @zahrayusuf684 10 ปีที่แล้ว +2

      marka xooga iyo dawlada aheen ayad na jeclaydeen lakin hada waad na nacdeen reer Jabutow lol, Somalia will rise again and shine like bright star Inshallah very soon.

    • @LibeoMeyomanGaming
      @LibeoMeyomanGaming 10 ปีที่แล้ว +4

      zahra, jabuuti marna ma nicin soomaaliya. ha noolaadaan jaabuuti iyo soomaaliya

    • @zahrayusuf684
      @zahrayusuf684 10 ปีที่แล้ว +2

      Meyoman™ | Minecraft - Let's Play - Pokémon waa runtaa , wadama fara badan oo Africa iyo Yuruba leh ayan tegay waxanan soo ogaday in Djibout tahay wadanka keliya ee nala jecel in Somalia dawlad ka dhalato aad waan ugu faraxsanahy taas, dadka wan isaga dhownahay walal in badan mahadsanid Jabuuti ,

    • @xabsobast4178
      @xabsobast4178 7 ปีที่แล้ว +1

      Salife Salah

    • @samatarkhalif4727
      @samatarkhalif4727 5 ปีที่แล้ว

      And we are all somali

  • @abdiiahmed1684
    @abdiiahmed1684 7 ปีที่แล้ว +48

    dhiigeeyna markii la saray dhaqtarku kala saari wayey😢😢😢😢 walalaha Djabuuti waa idin jecalahy❤❤

    • @djiboutiangirl4636
      @djiboutiangirl4636 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdii Ahmed dadka reer djibouti wa ini jecelnahay huno

    • @bilanitafarah5108
      @bilanitafarah5108 4 ปีที่แล้ว

      Skle Idin jclnhy hdn nhy reer 🇩🇯
      Somalinimo ñago wayn

    • @mahadmussa
      @mahadmussa ปีที่แล้ว

      Welcome brother from somalia

  • @alibaashi3956
    @alibaashi3956 9 ปีที่แล้ว +74

    waaaaan idin jacelnahay walalahen reeer jabuuti❤❤💪☝.

    • @abdidaher2714
      @abdidaher2714 5 ปีที่แล้ว +3

      Anaguna sido kale ☺️☺️🇸🇴💗🇩🇯

    • @IkraanXasan-el8hu
      @IkraanXasan-el8hu 6 หลายเดือนก่อน

      Manoshahy wll 😢❤

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa kee dalka kale oo inoo dhaw ama inala dhiiga aan ahayn Djibouti 🇩🇯
    Respect walaloyaal
    We love you

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +43

    Reer jabuuti heeso aan caadi eheen ayee nagu sharfeeen walee wllaheena madaxa ayaa noo saaran tihiin sidookale
    8 April 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 🙏🙏🙏😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +9

    Dhiigeeni markeeni lasaray dhaqtarku kala saari wayay😢😭🇸🇴✊ Tolow halkeban jiray kolkay hestan so baxysay✊❤ thanks wallalhaen Djibouti aad ban inaguba idin jecelnhy wllhi😢🇸🇴❤

    • @hanaduk-ec5dy
      @hanaduk-ec5dy 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @hanaduk-ec5dy
      @hanaduk-ec5dy 2 ปีที่แล้ว +2

      San io hilpo ayeynu nahay
      Sido io wadno baynu nahay
      Dhiigeena mrkii la sarey
      Dhakhtrku kala saari waa ileen wllo mahe 😢
      Wlhi waan ilmeyey mrkan inta dhagaystey

  • @selenajama4927
    @selenajama4927 8 ปีที่แล้ว +46

    Sokeeyee illen madaaalo
    One love my pple dj nd som

  • @mustaqali8267
    @mustaqali8267 5 ปีที่แล้ว +28

    Kama daalo heestaan dhageysigeeda waliba marka ay leeyihiin ((iney dhalashadu sad tahay dhibaato markeey ku sidatay sidaad tahay baan noqdoo walaalkaa seexan waayay walkaa seexan waayay))😭😭 galab talaado 21/01/ 2020 muqdisho Thnks wlaala reer jabuuti🇩🇯❤🇸🇴

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว +17

    Sookeeyo madaalo waa run reer jabuuti ayaa sokeeyo ii ah cid kale ma rabo alle ha idin sharfo dhamaantiin gabar hadii aa guursanayo alle calaf ha iigu daro gabar reer jabuuti ah🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯✌👌😍

  • @aaminocali4939
    @aaminocali4939 2 ปีที่แล้ว +4

    Kama Dalo.hestan in aan dhageysto galb Axad ah 11 /9 2022 muqdisho Somalia Thnks wlla Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 ปีที่แล้ว +7

    Aaway abwaanadi iyo fananinti weynaa ee muqdisho mala waaye dad salntan gudooma oo uga fal celiya hees aan abid la’arag abid la maqal,
    Djibouti-yey waan idin jecelnahy ❤️

    • @AhmedYoussoufSouleiman
      @AhmedYoussoufSouleiman ปีที่แล้ว +1

      Sidokale wa idin jecelnahay walalahayaga somaliyeed. From Jabuuti ❤❤❤

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 4 ปีที่แล้ว +45

    Lyrics....
    * Ileen sinjigaa ma mayrmo/ maydhmo
    Ileen sumaddaa ma guurto
    Afkaagu ileen ma suulo
    Sokeeye ileen ma daallo
    Jabuutaan ka sidnaa salaan
    Ka timid sambabkiyo wadnaha
    Soomaalaay naga gudooma.2
    * inay dhalashadu sad tahay
    Dhibaato markay ku sidatay
    Sidaad tahay baan noqdoo
    Walaalkaa seexan waayay.2
    * waxaan waligay sugaayay
    Amaan saadaalinaayay
    Iimaankaygii sugnaa
    Inuu nabad saadinaayo.2
    * Saan iyo hilbahaynu nahay
    Sidiyo wadnahaynu nahay
    Dhiiggeena markii la saray
    Dhakhtarku kala saari waayay.2

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 7 ปีที่แล้ว +80

    Masha Allah somalida marwalba waa wlaaalo
    “”Ileen sinji ma Mayrmo
    Ileeeen sumadaa ma guurto
    Afkadu ileen ma suulo
    Ileeen so keeyo ma daaalo “”
    🇸🇴💕🇸🇴❤️🇸🇴💕🇸🇴🌹💋🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴💕💋🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💕💕💕🌹🌹🌹💕💕💋💋💋💋

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 7 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah reer Djibouti waan idin jclnahay Hadan nahay shacabka somaliyed melkastooo eynu dunida ka joogno viva reer Djibouti from muqdisha

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 10 ปีที่แล้ว +42

    Thank you my brothers and sisters from Djibouti...ONE LOVE FOR EVER

  • @gabadhamadaxwaynaha6847
    @gabadhamadaxwaynaha6847 9 ปีที่แล้ว +95

    Ax Ax dhiigayga markii la saray dhakhtarku kala saari waa jabuuti alle hanoo kiin daayo maalin ayaanu cagaha isku taagaynaa qabiilayste yaashana la xukumayaa insha allah

    • @aishaabull7654
      @aishaabull7654 6 ปีที่แล้ว +1

      Ilintaan ceshan wayay wlh

    • @abdisalanmataan9679
      @abdisalanmataan9679 5 ปีที่แล้ว +1

      Sharafey Xurmad kunoolow

    • @abdisalanmataan9679
      @abdisalanmataan9679 5 ปีที่แล้ว

      Walalahay Reer Jabuuti wax idin dhiba Ilaahay idiinma soo dhoweeyo

    • @alicegolaniisha1540
      @alicegolaniisha1540 4 ปีที่แล้ว

      xax dad qalbiga kwda jiro😢

    • @faysaliman3064
      @faysaliman3064 4 ปีที่แล้ว +1

      gabadha madaxwaynaha WALAAL QABIILAYAASHA MA ISAAQ. AYAAD U JEDAA AMA SOMALILAND. OGOW KUWAN HEESAYA QAARBAA ISAAQA XITAA ABWAAN SANGUB ISAAQ AYAA DHALAY. DJABOUTI DADKA UGU BADAN WAA ISAAQ WAA DAD AAN SOMALIA AAN NECBAYN LKN SIDANI WAA XAL SI ANUU HORUMAR U GAADHNO

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali3878 6 ปีที่แล้ว +11

    Ilove rer jbuti. Magac Somalia iyaga ugu jclahay thnks🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @bachiremahamoudsurur4569
    @bachiremahamoudsurur4569 8 ปีที่แล้ว +350

    walalahen Somali weyn nolada we love u hada nahy rer Djibouti k dieu vs protege illahey xumanta rer cuqdadland ha idin garab mariyo I mean somaliland lolllll vive somalia vive djibouti for ever

    • @fmuse3835
      @fmuse3835 8 ปีที่แล้ว +1

      bachire mahamoud surur horta somaliga sax gurigii dukhsiga lahayed ka timid iyo inantiinaba kude

    • @girlbubu5513
      @girlbubu5513 7 ปีที่แล้ว +3

      bachire mahamoud surur from somalia to my best friend from djibouti 😍😍😍

    • @40156
      @40156 7 ปีที่แล้ว +3

      bachire mohammoud nacas baad tahay ee dadka walaalaha ee jaarkaaga ah daa

    • @farxaanmohamed2389
      @farxaanmohamed2389 6 ปีที่แล้ว +4

      bachire mahamoud surur viva also walaleheen Djabuti we love you alot wlhi

    • @abdifatahali3878
      @abdifatahali3878 6 ปีที่แล้ว +2

      bachire mahamoud surur ilove u to sis

  • @nouradinemed8458
    @nouradinemed8458 4 ปีที่แล้ว +15

    Machallah très belle chanson très émouvant Wlh je le larme au yeux From Djibouti Huno somaliasomalia cimri dheer

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +20

    Peace and love my brother's and sister's Djibouti from Somalia ♥

  • @khadara8172
    @khadara8172 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxaan dhageeysta malinkas walahi waan iska waan iska ooya I love somaliweyn ciil badanaa ILLAHEYOW SOMALI OO MIT AH ITUS

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 8 ปีที่แล้ว +110

    allow jabuuti daay waxey natuseen walaaltinimada waxey tahay wax idin dhibo alle idinma tuso my walaalaheen
    ineey dhalashadu sad tahay
    dhibaato markey ku sidatay
    sidaad tahay baan noqdoo
    walaalkaa seexan waaye😙

    • @xayaattv1368
      @xayaattv1368 6 ปีที่แล้ว

      galad Abdi waw beyn mhn

    • @hiboabdulrahman5324
      @hiboabdulrahman5324 6 ปีที่แล้ว

      galad Abdi aaamiiin wa walaalo ad u qalbi fiicn jecelna wanagena

    • @sabrinamahad9692
      @sabrinamahad9692 5 ปีที่แล้ว

      eeiweybxg

    • @yaasinabdi6079
      @yaasinabdi6079 4 ปีที่แล้ว

      kasexan wayay ax walalnimadu Inu dhalasha du sad tahy dhibata du marki kusidatay sidaa tahy ba noqdo
      Walal kasexan wayay ma goado abidkeed

    • @alicegolaniisha1540
      @alicegolaniisha1540 4 ปีที่แล้ว

      😭😰😭😰

  • @remnantsoul5038
    @remnantsoul5038 4 ปีที่แล้ว +26

    As long as Somalia exists, Djibouti will have an eternal brother. I love you Djibouti. Noolaada and thank you for all you have done for us.

  • @hawaabdisalamjama7722
    @hawaabdisalamjama7722 6 ปีที่แล้ว +6

    Waan inika gudoonay walaalahayo Djabouti Allah haydin ilaasho reer Djabouti One Love And Respect💪❤💙💚

  • @somalibaanahay3050
    @somalibaanahay3050 7 ปีที่แล้ว +3

    somali aduunka ma jirto meel ay jabouti ku doorsaneyso hadi an nahay somalia ad baan idin
    jecel nahay jexeyga midig
    jabuutay madax kasta e so marta jabuuti wa dad wadaniyal ah
    muadane guleyd Aun asigana wuxu la so shaqeyay mudane siyaad bare garabkiisa ayu taagna
    aad baan idinku riyaaqna
    dadkeyga jabuuti allah cafimad iyi farxad ha idinku waaariyo
    hadana farmaajo iyo mudane ismaciil cumar geeele wey wada shaqeynayan wa farxad farxad ku dar jecliyaa jirka jabuuti
    we love you all reer jabuuti from xamar cade

    • @Rossanita_134
      @Rossanita_134 7 หลายเดือนก่อน

      Love ❤ you from Djibouti jano

  • @raliamusa9101
    @raliamusa9101 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi Hestan markan maqlay wan qiroday ileeen sinjiga ma maydhmo❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍Somali jeclahy borame

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 6 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢wlhi wani jacelahey somalia , somali odhan Allah xani xifdiyio dhibkaste inolada from Djibouti 🇩🇯 ❤😊

    • @baladweynfans5229
      @baladweynfans5229 5 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale wallakey Reer jabuuti
      nabada iyo Hormarka Allah idin siyaadiyo

  • @ramlanuur3548
    @ramlanuur3548 7 ปีที่แล้ว +48

    heeestan markaaa dhageesto wxaa iku soo dhaca jaceelka soomalida isku qabto xitaa hadii ee kala fogtahay allow dib inoo midee

    • @razak1350
      @razak1350 4 ปีที่แล้ว

      Ana waxaq igu soo dhaco jacaylkaan adiga kuu qabo markaan heestaan dhagaysto allow na midee aniga iyo adiga

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 6 ปีที่แล้ว +29

    🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯
    We Love Djabuuti ❤

    • @ghalebamiin1899
      @ghalebamiin1899 3 ปีที่แล้ว +2

      We love somalie too sister 🇩🇯🇸🇴

  • @fatimaguilford2509
    @fatimaguilford2509 6 ปีที่แล้ว +7

    Walaalaheen reer djabouti waan nii jecelnahay. Allah ha noo keen daayo ❤❤❤❤. walalahayo runta ah, weligiin baan na garab taagneydiin. ❤❤❤

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 6 ปีที่แล้ว +18

    We love jabuuti people ❤👏
    My second country
    Hormar wcn wlalaYaal❤

  • @cabdimohamed4310
    @cabdimohamed4310 6 ปีที่แล้ว +29

    Wlhi fanaaniinta midba ooynaya oo illinta 2bada sacab iskiiga tiraya walaaladeen Djibouti sida aad noo jeceshihiin si kadaran baan idiin jecelnahay

  • @deeqadahir5783
    @deeqadahir5783 2 ปีที่แล้ว +3

    Intay jabuuti jirto somaliya way jiree somaliya inaty jirtana jabuuti way jiree 🇸🇴🇩🇯❣️❤️💯

  • @maanka52
    @maanka52 5 ปีที่แล้ว +9

    Djibouti Walaalaheena Sharafta leh Abaalkiina waa idiin xasuusandonaa Waligeena.. We Love you guys so much 🙏🙏

  • @kaifhassan9230
    @kaifhassan9230 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalaheena djibouti wa idin jecelnhy from Somalia 🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @mbashiir938
    @mbashiir938 8 ปีที่แล้ว +33

    Walaalaha isjecel...I love Jabuuti....my walaalahay

    • @umudeeqa399
      @umudeeqa399 8 ปีที่แล้ว +4

      waaw vive reer jabuti

  • @rodabanday7627
    @rodabanday7627 ปีที่แล้ว +2

    Jawaabtii way bixsay soomaliya and again aaad Ayaan uggu faraxay❤❤❤❤❤

  • @idilmuhumed5115
    @idilmuhumed5115 7 ปีที่แล้ว +3

    ax ax ax walaaladen thanks alot rer jabuti viiivaa ilen sumadaa maguurto insha allaaah waan guleysan dona ALLE ha inoxifdiyo farmajo iyo kheyre waa wadaniyaal

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 7 ปีที่แล้ว +7

    reer Djibouti thank you so much ❤. Much Respect.

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 9 ปีที่แล้ว +5

    woow wlh wan qirode markan maqle heestan dadka wada dhashe marna kalama haraan viva walalaha jabuuti we always love you

  • @mahamedhassanallaleh3379
    @mahamedhassanallaleh3379 8 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah allow umada reer somalia nabad iyo dad is jecel ka yel

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan wey iga oohisay walhi allaah idin xafido my dhiiga Djibouti

  • @ismaelsagaar3019
    @ismaelsagaar3019 6 ปีที่แล้ว +11

    Waa idin jeclhy wllheyga reer jabuti nabad iyo barwaqo kuwaara all umada somaliyed viva somalia ♥ ♥ ♥

  • @sharkosd
    @sharkosd 12 ปีที่แล้ว +43

    Im proud of my country djibouti, the way we stand up to help our brother Somalia
    Somalia re the best people and the greatest country in tha world

    • @sugaantaaxmedshaaruu1386
      @sugaantaaxmedshaaruu1386 3 ปีที่แล้ว

      We love you 💖 always and we thank you and wallahi we respect you and 1 day all Somalia will be 1 Insha Allah

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariisto abwan singub heeskan asiga aya leh laxan iyo erayada
    Sido kale musiga wa siidi Ali winkey

  • @caddecade2667
    @caddecade2667 6 ปีที่แล้ว +24

    Same blood same peoble and same languege and same everything love them all 🍒

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 2 ปีที่แล้ว +1

    Dear brothers and sister in djibouti we always love u greeting from somalia.

  • @AbdullAbdi-ys3qc
    @AbdullAbdi-ys3qc ปีที่แล้ว +3

    This song will neverget old🔥. Who is with here in 2023.

  • @suadbarkhad9173
    @suadbarkhad9173 7 ปีที่แล้ว +36

    "Dhigayga marki la saaray Dhakhtarku kala garan wayay"
    Somali DNA is all the same wherever they are... we are all the descendant of the same father

    • @kadijomuse6253
      @kadijomuse6253 4 ปีที่แล้ว

      OpzzzzzzzzZZzZzzzAzzzzZZzzzzzZZ0

    • @box5319
      @box5319 2 ปีที่แล้ว

      Fake Yemeni refugees are loitering around

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +5

    " dhiigeena marki la saray
    Dhakhtarku kala saari wayay."
    Ya Allah adi darta baan u jeclahay walalahayga Somaliyeed. Ee Allow nabad galyo taam ah iyo awoododi dawlad nimo u buuxda uso celi.
    Allahuma amiin ya rabi

  • @aishahappy7873
    @aishahappy7873 8 ปีที่แล้ว +13

    tariiqda aa idin xusi doonto walaheen cadawga allha niiga qabto anakana nabad aan rajeyneynaa ineey imaato we love u guys 😭💋❤❤💋❤💋❤💋❤💋💚💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💙❤💘👄❤💘

  • @aishacute3158
    @aishacute3158 ปีที่แล้ว +4

    Heestan markan degestey waxan ogadey inan nahay hilbo wada dhashey reer Jabuti wa gob reerka uquqdadeysan matihin ❤

  • @deeqomnuur1619
    @deeqomnuur1619 9 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah we Love you walalaheyna Reer Djibouti cadawgiin ha jaabo Somalia na ha nolato

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 6 ปีที่แล้ว +3

    Markan rer Djibouti arko ayaan ogada in ay wali jiran dad somalinimada ku weynthy 🇩🇯💕🇸🇴

  • @yahyeboss2068
    @yahyeboss2068 ปีที่แล้ว +1

    From somalia we love you so much reer Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤❤❤❤

  • @sscnaima
    @sscnaima 6 ปีที่แล้ว +20

    Sending love to all of you from Lasanod 🙏🏾😘❤️

    • @SamiaAhmed-q2e
      @SamiaAhmed-q2e 3 ปีที่แล้ว

      Who is from lascaanod

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      @@SamiaAhmed-q2e mxa kagalY adu🥰🥰

    • @maryamomar2309
      @maryamomar2309 ปีที่แล้ว

      @Naima M How are you now my precious sis Guul inshAllah hore u socda ssc

  • @Invincibles49
    @Invincibles49 6 ปีที่แล้ว +2

    Shacabka Ree jabuuti Markasta Quluubteena bay Kujiraan, jacayl aan dhamaan baan u haynaa ❤❤❤❤.

  • @umumahdiyaamira5810
    @umumahdiyaamira5810 7 ปีที่แล้ว +70

    i love you somalia iyo djibouti

  • @nimcohariiza1776
    @nimcohariiza1776 7 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanidin
    Walalayal
    Marwalba idinma ilowno
    Japuti 💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 8 ปีที่แล้ว +284

    Walahi wan ooyay sababto Ah Damiir ban leyahay Ya kale potty 😁😁😁

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 ปีที่แล้ว +2

      ooyay 😁😁😁

    • @thegreatlegend720
      @thegreatlegend720 8 ปีที่แล้ว

      Ra h
      ashidiin Abduhllahi y

    • @ahzaabdiirie9591
      @ahzaabdiirie9591 7 ปีที่แล้ว

      waankula ooyay

    • @fmuse3835
      @fmuse3835 7 ปีที่แล้ว +3

      Raashidiin Abdullahi hhhhhhhhhh sidaaad isku camiraysaan ka helay lagu lahaa sababto ah damiirban leeyay 😂😂😂😂eeesh cala damiiir

    • @anushka123mohamed4
      @anushka123mohamed4 7 ปีที่แล้ว +13

      walal waan ilmeyay anigaba wayo waa eraya cajib ah dhigena marki lasaray taqtarki kala sariwayay ilahey ha ujeclado sida ay ino jecel yihin rer jabuti walalaheen

  • @nafisyusuuf155
    @nafisyusuuf155 3 ปีที่แล้ว +2

    Ileen sinjigaa mamaydhmo wlhi been maha ree jabuuti dad aan jecel nahay xaada i istagtay Alla somalinimada iyo islanimada macana Allow mid naga dhig🇸🇴halkas calana Allow kor kayeel🇸🇴🙏🙏💪💪💪❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪🇸🇴🙏❤💋

  • @ayuubxagafeey4184
    @ayuubxagafeey4184 5 ปีที่แล้ว +24

    Hees kan kam daalo runtii dhageysigeeda inta ila daawaday 2019 like ha iloobina

  • @ibrahimhusseinfarah7961
    @ibrahimhusseinfarah7961 6 ปีที่แล้ว +1

    2018 kama daalo inaan dawado walalhy oo Saan noo jecel noona shegayo siday noogu damqanayaan Salaan qaali ah na walalheen reer jabuuti nooga keenay 😍😍😍😍 Jabuutay jir oo joog 😍😍😍

  • @CoachOmaar
    @CoachOmaar ปีที่แล้ว +3

    I will see this song 7 years after inshaa Allah. At that time hope I have my wife ,my red flower 🌹 I.a

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 4 ปีที่แล้ว

    Jabuuti Waa qabiil Soomaaliyeed Waanu Idin ilaashanaa Lasocda We love you Jabuuti Allaaha Nookiindaayo Wallaalaheena qaaliga Nagu Ah Cadowgiin Hajabo Guuleeysata Weligiin From Sool

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 8 ปีที่แล้ว +23

    ileen sinjigaa ma meeydhmo... ileen sumadaa guurto... afkaagu ileen ma suulo... sokeeye ileen ma daalo.. djubutaan ka sidnaa salaan ka timid sambabka iyo wadnaha somalaay naga gudooma

  • @asadsalaad4583
    @asadsalaad4583 11 ปีที่แล้ว +1

    thnkzz Djibouti waan idiinka gudoonay salaantan
    anagana mid la mida ah ayaan idiin salaameynaaaa

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 6 ปีที่แล้ว +6

    waa run wlh ilen sinjigen mamarmo
    ilen sumadena ma guurto
    afkeena Eilen masuulo
    sokeeye ilen madaalo
    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✋
    💖💖💖💖💖💖💖💖
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋

  • @JimcaaleSaleebaan-k1f
    @JimcaaleSaleebaan-k1f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii iyo laxankii abwaankii waynaa maxamuud c/laahi ciise singub allow kuu naxariiso 😢😢

  • @sportsclubsandgames
    @sportsclubsandgames 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 long life somali and djoubti we love you from 🇸🇴🇸🇴

  • @YoMleek
    @YoMleek 6 ปีที่แล้ว +5

    Viva reer jabuuti walalahena saxda ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👏👏👏🤩🤩🤩💪💪💪💪

  • @known483
    @known483 11 ปีที่แล้ว +1

    wow Thnx walaaleheen reer DJIBOUTI iyo Abwaanka ween SANGUB. SOMAALI WEYN ALLOO DAA. LOVE SOMALIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @qadarcabdulaahi3543
    @qadarcabdulaahi3543 10 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walalaha yaga Djibouti nolaada oo nabad ku waara wiligin dadku kala damiir badan walaalka ga saxda ah waa midka ku so gurmado markii eey dhibatadu ku heysato Thank you very much all my brothers and sisters djoutians I love

  • @ahmeddayib8121
    @ahmeddayib8121 7 ปีที่แล้ว +23

    Djabouti Abaalki Somalia gudeysaa jirro wllyaal idinka dad nogu dhow

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว

    Love you wllaheen Djabuuti from Somalia Somalia 😍 💗 💓 💛 ♥️ 😘 😍

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees qiiro le waan idinka gudooney Salaanta walaalaha reer Jabuuti❤❤❤❤

  • @ruqiyashariff2905
    @ruqiyashariff2905 12 ปีที่แล้ว +1

    woow reer Djibouti waan idin salaan ney salaan ka qaalisan walalaheen waan idin jecelnahey saad no jeceshihin thnx guys for nice song.
    ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @shukribicir8564
    @shukribicir8564 5 ปีที่แล้ว +8

    Bahwadagtena jabuuti🇸🇴😍🇩🇯 daren wllnimo aye na tusen
    Sido kle angu jacel dadnimo aynu idin jeclnahy
    Jira walign😍🇩🇯

  • @madinaabdi5962
    @madinaabdi5962 5 หลายเดือนก่อน

    Ciidankeenaa waan jecelahay noolaada reer Djabouti hadaan nahay waan qalbi wngsnahay soomalinimadanaa waan jecelnahay mashaa allaah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadarduuroow6527
    @khadarduuroow6527 6 ปีที่แล้ว +3

    ilahaow noo dhoowr walalahan reer jabuti markan wadama calamka nimaano waan ku faanaa hadaan nahay somali

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaan u soo aaday inaa dhageesto maantay markaan dowlad Somaliyed ka maqlay Jabuuti waa CDDOW 😭😭😭😭😭😭.
    Reeli noqda wllaheen reer jabuuti inta halkaan igu arki doonto. 12 bari baa u dhiman kuwa kala geenaayo ummadda somaliyed oo awalba kala maqnaay.

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 ปีที่แล้ว +6

    Soomliyaa guul iyo gobnimo 💪💪calankygoow cawale kugu fanaa ❤❤😢wllheen jabuuti alh haydin xafido😢inay dhalshdu sad tahay dhibato markay ku sida tahay sida tahay ban noqdoo walalkaa sexan wayay 😢ax wan la ilmeyay xaqiiiq

  • @salemanabdullahi3333
    @salemanabdullahi3333 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow ano djabouti tagain ha idilan from xamar

  • @aminadjibouti9209
    @aminadjibouti9209 9 ปีที่แล้ว +81

    djibouti ♥♡somali♥♡

  • @fardowsayusuf2976
    @fardowsayusuf2976 4 ปีที่แล้ว +1

    I’m here 1luuliyo mshallh somalia hanolato Djibouti 🇩🇯 love from somalia 🇸🇴 🌹❤️🤝

  • @falastindalmar8900
    @falastindalmar8900 9 ปีที่แล้ว +4

    masha allah walaalaheyna reeer Djibouti ❤ ii noolada somaliyana ❤ ha noolato aamin

  • @NastehaAli-hz4xs
    @NastehaAli-hz4xs 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan wxn dhageesanayaa 2024 waxaana rajeena 5ta soomaali inee midoowdo maalin un❤