HOBOLLADA QARANKA WAABERI GEESIGA DHULKIISA XUSUUSTII TUBEEC IYO HIBO NUURA OFFICIAL MUSIC VIDEO 20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 286

  • @waberibouh3978
    @waberibouh3978 11 หลายเดือนก่อน +42

    1984 ayaan duubay hestaan jabuuti ayeey ahaayd

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 11 หลายเดือนก่อน +12

      Kkkk hastan waa 1960 kii

    • @abdinasirhusein
      @abdinasirhusein 11 หลายเดือนก่อน

      @@alibaax5346 maya wll 1960 gii wax tawrad layidhaa majirin, heesta waxaa kujira gudidii heshiisiyo gole tawradiisa leh markaa waa xoryntii smli galbeed 77

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน +8

      ​@alibaax5346 1977 ayey soo baxday heestaan waa erayadii Max, ud Cabdilaahi ciise (Singub) waxaana ku luqeeyey Tubeec aun & Hibo nuura

    • @ahmedjama-r1g
      @ahmedjama-r1g 10 หลายเดือนก่อน +2

      beenaale iidoora

    • @FerozAbdulrahman-l6l
      @FerozAbdulrahman-l6l 8 หลายเดือนก่อน +1

      thank you from Hargaisa

  • @mohamedigaal1711
    @mohamedigaal1711 ปีที่แล้ว +39

    Unity among Somalis is paramount more than ever. May Allah bring Somalis together.

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว +33

    Ilhay Somali midee cadaw Noma gabadeen wlhi hdan mid ahaan laheen😢❤🇸🇴

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amin ya rabul calam 😢😢

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 3 หลายเดือนก่อน

      Heesta waay kufsadeen

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@mohamedadem4731 anoo heesti somaliyey wa hoo dhagysan arky qoralkan ilhow nabad

  • @mohamedhassanjeilani2259
    @mohamedhassanjeilani2259 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi heestaan anoo yar ayaan maqli jiray radio muqdisho somalia wey soo laabatay wax laga qaban karo malahan lm so proud of that ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      Waxaad tahay qofkii ugu horeeyo een ka maqlo radio mugdisho baan aniguba heesaha wadaniga ka dhagaysan jiray sida soomaalia soomaali baa leh somaalia ha noolaato

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 ปีที่แล้ว +19

    Gobonimada waa loo goaa Halgan diyaar baan unahay naf iyo maal iyo muruqba Awdal bad iyo bari midna iib maaaha ❤❤ Me from Boorama
    Adal empire dhasheedii nahay anagu

    • @abiibrahim-bw5ei
      @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว +1

      bro ani reeeer djibouti ba ahay lkn shisheeye uma ogoli dhulkayga

    • @mukhtardualetv3153
      @mukhtardualetv3153 11 หลายเดือนก่อน +1

      Soomali odhan baa idin garab joogta ee iska dhiciiya muuse

  • @mohamedkhadar9632
    @mohamedkhadar9632 11 หลายเดือนก่อน +7

    Xassuusintiii Maxamed Suleyman Tubeec iyo Hibo Nuuro in kasto aannan so gaarin waqtigaan waxaan filayaaa in markeyga la taaganyahay❤

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 ปีที่แล้ว +22

    I’m
    Somali born in jijiga somalia 🇸🇴 ! We are Somali not xabahi!! Somalia waan wada difaacena ilaa hawaash inaga leh

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waa Sax Soomaali waa mid, mana rabno qabyaalad iyo qurun. Soomaaliya ha is raacdo

    • @hamzefaysal3221
      @hamzefaysal3221 6 หลายเดือนก่อน

      I'm also born jigjiga somalia 🇸🇴 y allah bring somalis together dufaca qarankena diyar ayan u nahay

  • @husseinahmed627
    @husseinahmed627 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waa wakhtigii ay ummadda Soomaaliyeed midawday ee ay dhinac u wada jeeday. Wakhti dahabi ah ayuu ahaa. Illaahoow noosoo celi. Walaahi waan ilmeeyey

  • @BarkhadBare-nh1rk
    @BarkhadBare-nh1rk ปีที่แล้ว +23

    Qabiil inaga dhaafa qaran ayaan rabnaaye dareenka kacay

  • @mohamedigaal1711
    @mohamedigaal1711 11 หลายเดือนก่อน +41

    Tears roll down..every time I listen to the song.If only we know the negativity of clanism.Become a patriot...enough is enough with civil wars..love and embrace each other.Ism a proud Somali and dislike practice of clanism

    • @hassaanaden4480
      @hassaanaden4480 11 หลายเดือนก่อน +2

      Our father fought for the land, differed their freedom! Some lost their lives others sustained injuries, but at long last the enemies got ruined! as long as NFD is out of hand and kenya controls,, as long as Galbeed is out of out territory and Ethiopia controls, we would fight and fight as soon as the current somali government improves INSHALLAAH

    • @mohamedigaal1711
      @mohamedigaal1711 11 หลายเดือนก่อน +1

      Expansionism isn't the answer. Nfd and ogadenia belong to the respective countries they lie in. We should clean our house first..discard clanism..corruption and continue to build Somalia

    • @hassaanaden4480
      @hassaanaden4480 11 หลายเดือนก่อน

      Is that what you believe? Hehhehhe so shame😅

    • @mohamedigaal1711
      @mohamedigaal1711 11 หลายเดือนก่อน

      Charity starts at home. We need to clean our politics our characters as when we debate and pray hard to Allah to unite us all. My thoughts and prayers are with all Somalis. May Allah continue to bless somalia coast to coast and its beautiful people

    • @mohammedhassan2370
      @mohammedhassan2370 10 หลายเดือนก่อน +1

      Afka hoyo wax ku sheeg basas miya tahay 👈

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 6 หลายเดือนก่อน +8

    Heestaan waxey kicisay oo ruxday dareenkeyga wadaniyadeed. Allow jabi cadowga midnimada, qaranimada iyo sharafta dalka iyo dadka Somaliyeed. Wax kasta ayan u hureynaa dalka iyo dadkka 🇸🇴❤️

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 6 หลายเดือนก่อน

      Abwaanka heesta sameeyey iyo caruurtiisuba way ka toobad keenen qadaad wayn

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 5 หลายเดือนก่อน

      @@nopenope2364 Magaca aad doontaan noogu yeera markasta waan idin jecelnahay, wax kastana wan u hureynaa difaaca qaranimada iyo midnimada dalka iyo dalka. Wadaninimada waa u dhalasho iyo asal raac🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @BilanMaxmed-p3f
    @BilanMaxmed-p3f ปีที่แล้ว +18

    Geesiga dhuulkisa guusha u horsedey guul Libax yada africa 🇸🇴💪

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 11 หลายเดือนก่อน +8

    ABSULETLY💯🇸🇴👌🏾IAM EMOTIONAL😭🇸🇴❤️XASUUS DHEER BAAD I GELISEEN WLHI & WAAGAAN YARAAY EE AAN AHAY DHASHII KACAANKA KU DHEX DHALATAY, WAXNA KU BARATAY. WALIBA AAN AHAY DHASHII SARAAKIISHII CIIDANKA BADDA SOOMAALIYEED “SOMALI🇸🇴⚓️⛴ NAVY CHILDREN” .
    WLHI WAXAAN NOQDAY EMOTIONAL 😭 WAAYO HEESTAAN WAA HEESAHII GOBONNIMADAYADA ILAALINTEEDA & CIIDAMADA QARANKABA QAYB WEYN KA AH OO AH HEESAHA AAN HEESAHA DHAXALKAYAGA AH EE AAN DUUGOOBIN MARNABA EE JIILASHA IS BEDELAYA LA RABO INAY ISU DHIIBAAN MUSTAQBALKA LA RABO SI LOOGA MIDAYSNAADO DIFAACA QARANNIMADA & XORRIYADDA UMMADDA & DHULKA SOOMAALIYEED CIR, BAD & CIIDDA SOOMAALIYEED BA GUUD AHAAN💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN DHAMMAAN DADKA KA QAYB QAATAY DIB U CUSBOONAYSIINTII HEESAHII HOBOLLADII WAABARI EE DIFAACA XORRIYADDA QARANKA & TAAGEERADA& DHIIRRA GELINTA CIIDAMADA & UMMADDA WADDANIYIINTAA BA, AHNA XARIG ISU DHIIB ILAALINTA & DIFAACA CIIDDA, BADDA & CIRKA QARANKA SOOMAALIYEED ☪️JISAAKALLAAH KHAYR “I CAN’T THANK ENOUGH 🙏🏾”❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚖️⚖️⚖️⚖️⚖️🔨❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 ปีที่แล้ว +8

    Tubec iyo hibo lama gaaree ilaahaw dalkeena cadwga nooga qabo inshalh from galkacyo Somalia guul

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 6 หลายเดือนก่อน +7

    Inuu daren somalinimo iyo wadanimo igu jirto ayey I darensisey heestan wale.
    Somali ha guleysato ma warbo i.a

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waa heesta aan ugu jecelahay heesaha wadinagaa waxan is waydiiya khabiirka erayada sameeyay heesta sida farshaxanimada leh ee udhigay ee guubabada taabanaysa qofkasta badalaysana dareenkiisa iyo shacuurtiisa cajiib!

    • @mohamedhassanbarre252
      @mohamedhassanbarre252 11 หลายเดือนก่อน +1

      Miraha heesta waxaa sameeyey xuseen aw faarax dubad laxankana maxamed suleymaan waxaana horey u qaadey Maxamed suleymaan iyo hibo nuura intii dhimatey allaha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo farxad aamiin

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 ปีที่แล้ว +8

    Ereyadiii alle haunaxriste abwankii weyn xuseen Ow faarax Dubbed laxankii musica waxa sarey maxamed s tubeec alle haunaxristo
    Cododkiii maxamed s. Tubec io hibo maxamed cudan
    ( hibo nura))
    Waxaa hda so cusbeysiiyey hobolada waabari 2024
    Wan ka heynaa kaalindoda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯💯

    • @abdulahiabdulahi3686
      @abdulahiabdulahi3686 8 หลายเดือนก่อน

      Ninkaasaa gartay xuseen awfaarax inuu sameeyay heestan aan ku daree waxaybsoo baxday markuu militrygu inqilaabay dawladii rayidka safaaradaha ajanibuga sida haad baalasha laga guray dawlada ka dhigeen

  • @warsameedow3760
    @warsameedow3760 ปีที่แล้ว +50

    70 ji r baan ahay, illin ayaad iga keenteen. waxaan nin yar ahaa waagii somalidu danqan jirtay.

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว +3

      Adeer alle haku xifdiyo erayada hees taas qofkasta oo soomaali xalaal ah shuruuctiisa wa xaqiiq in ay badalayso inshallah guuul iyo gobanimo ❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว +2

      @warsame, Adeer caafimaad iyo cimri dhere ku waar.❤

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว

      Sido kale adeer ❤​@@faizam523

    • @bilkisamohamed2787
      @bilkisamohamed2787 ปีที่แล้ว

      Ax ax kudarmeya baba😢

    • @zamara609
      @zamara609 8 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢angu wxa ka mid ahay jiilka waqtiga xun kuso aday somali wati hore

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 9 หลายเดือนก่อน +6

    Booskeeda ay dhigeen walaahi viva Somalia 🇸🇴❤🇸🇴🙏

  • @mohamedigaal1711
    @mohamedigaal1711 11 หลายเดือนก่อน +7

    MashaAllah. Cannot have enough of this song. One Somali

  • @abdigedi4408
    @abdigedi4408 ปีที่แล้ว +8

    1000% guul somaliya fanaan la aan alle inama dhigo iyo guubaabo la aan KICIYA SHACABKA GARAB GALA XOOGA DALKA INTA CAQLIGA LEH IYO INTA KALEBA WE PROUD PPL ONLY SOMALINIMO ♥️ 👏 ❤️

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad heesaha Wadaniga dhiiga ayey kiciyaan

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AzhrafDaahir
    @AzhrafDaahir 6 หลายเดือนก่อน +5

    Geesiga dhulkisa guusha waa u horseeda ma noqona dhalinyaro qabiilkan nalo tuuray allaha naga gudbiyo🤲🇸🇴

  • @ahmedaliabdi6028
    @ahmedaliabdi6028 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah axsan fanaaniin halkay laheyd ay dhigeen heesta say eheed ay qaadeen. Xataa toonki

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heesihii waddaniga ahaa ee hore dib ha loo diyaariyo kuwaasaa qalbbiyada shacabka somaliyeed gilgila oo waddaninimada jeclaysiiya. Wiil Ciise from jabuuti

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 ปีที่แล้ว +16

    Gobonimadu ooydey
    Ilmo gabac ka siisey
    Hubka soo gurteen

    • @xasumocumar5339
      @xasumocumar5339 ปีที่แล้ว

      Ilmo gabac❌️ilmo gabax ka siisey🇸🇴😰

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilma igu soo istaagtay walhy ilaahow dalkeena noo hagaaji🇸🇴😓

  • @FahadShegow
    @FahadShegow ปีที่แล้ว +7

    Gurxankii shabeelkiyo
    Gaadmadii libaaxiyo
    Gacan maroodi yeesheen
    Wadanka rag baa soo maray hadana wiilal yar baa usoo kacaya
    Soomali soomali galbeed idinka soo salaamaya ✋️✋️

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 ปีที่แล้ว +4

    Maaasha alaaaaah xusuusteena xaadeenaaa kiciseen difaaca dhulkiina sooomaalaay sxb ku jcl

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh ปีที่แล้ว +16

    Guul wll somalia 🇸🇴♥️🇩🇯 midinimo🎉

  • @Mohamed-Jama12
    @Mohamed-Jama12 ปีที่แล้ว +2

    OMG xaada aya i dhaqaaqday wlh
    Caadi ayaan u ilmeeyay
    Alla gobanimadu macaanaa

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 ปีที่แล้ว +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯 Waxaa balan igu ah inaan wadankeyga amxaro ka difaaco sidii hore aan cashir ugu dhignay 2006 ilaa 2009

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 11 หลายเดือนก่อน +2

      Insha Allah aboowe 😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
      Xeebta la leeyahay Ethiopia la siiyey ayaa joogaa 😢😢

    • @HanadyareOfficiall
      @HanadyareOfficiall 5 หลายเดือนก่อน +2

      I.a pro keep going kuu leyahay dhaman dhalinyarada somaliyeed Aan difacano dhulkena iyo diintena 🫡🤞👏

  • @deeqaliban7674
    @deeqaliban7674 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢❤

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 ปีที่แล้ว +8

    Ya Allah bring Somalia 🇸🇴 Together

    • @ajwehliye
      @ajwehliye 7 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Rabbi...😢😢

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤guull hobaladeena guuleysta ❤ wajibkiinii wadka soo baxdeen❤❤

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 11 หลายเดือนก่อน +6

    ax yaa hees wa ilmeeyay walhi sln sare from djibouti soomalinimadu wa dareen nagu jiro ilmada iga timid aya cadaynaysa alow soomali midee

  • @mohamedabdirahman3591
    @mohamedabdirahman3591 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidan inan nooqdaa an nooqda mx igulatalineysay somaliyey nin jamacii oo kenya jamacad kadhameyay an ahy eee taladada wa imuhiiim somalinimo❤😢

    • @fartunomar2762
      @fartunomar2762 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdirahman3591 wax kale iska noqo oo cawinkaro 🇸🇴

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 ปีที่แล้ว +4

    Inaba cadi mahan 🙏💯💫👏👏👏🎵❤️ horey u socd hobalada waaber well done

  • @burhaanali8604
    @burhaanali8604 ปีที่แล้ว +3

    Somalia allow Guuley Cadowaga allow ka qabo

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 ปีที่แล้ว +3

    Geesiga Dhulkiiisa Ax hees way Dhaafty😢❤

  • @JimcaaleSaleebaan-k1f
    @JimcaaleSaleebaan-k1f 7 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa Allah ilaahoow naga qabo cadawga

  • @garaadabdisalan2135
    @garaadabdisalan2135 6 หลายเดือนก่อน +2

    illaaah janadii ha geeyo geesiyaashii wacdaraha u dhigay cadawga injirleeyda ee taariikhda baalka dahabka ka galay waad u halganteen dhulkiina waxaadna noo hurteen naftiina, intaa noolnahay waa idiin soo duceenaynaa waxaana idiin balan qaadeenaa cadawga sidaa uga difaacdeen dhulka ayaa anagana uga sii diifaaci doonaa jiilba ba kasii jiil si walba oo aan u taakdaranahay itoobiya intaa xortaana sooma istaagi doonto inta ay heestaana waan ka saari doonaa markaa awood u yeelano.

  • @Updi44
    @Updi44 2 หลายเดือนก่อน

    Geesiga dhulkiisa 🇸🇴 💪🏽❤

  • @QadarcaliQadarcali
    @QadarcaliQadarcali 11 หลายเดือนก่อน +3

    guuleysta somaliweyn wa hees daren leh

  • @nimamohamud7687
    @nimamohamud7687 4 หลายเดือนก่อน

    Gurxankii shabeelkiyo,gaadmadii Libaaxiyo, Gacan Maroodi yeesheen Wuxi u geeyay gabanayohow bal noo sheega 💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏🙏💯🇸🇴inba caadi mahan horey u socda hobalada waaberi❤

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta aabe siyaad bare haduu joogi lahaa badeena lama qaateen😢😢😢😢😢😢

    • @nuurcabdiciise
      @nuurcabdiciise 9 หลายเดือนก่อน +1

      badaeeno marnabo cid maqaadankarto intii mid somli naga noolyahay taas kuseexo 🦁

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurcabdiciise thank you abowe❤️❤️❤️❤️

    • @nuurcabdiciise
      @nuurcabdiciise 9 หลายเดือนก่อน

      @@muneiraguzel7212 👍

  • @jamacxusen3240
    @jamacxusen3240 11 หลายเดือนก่อน +4

    somaaliya hanolaato❤

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 9 หลายเดือนก่อน +3

    This song sung by legendary Hobolada Waaberi reminds me the Hey day ,the Military revolution that pointed out clearly the Hyenas of the Nation and how they protected the Nation from these Hyenas,

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 10 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaxalka som yaan lalumin midnimada kataliya ✍️🇸🇴

  • @libanahmed2269
    @libanahmed2269 11 หลายเดือนก่อน +2

    Saas waaye love somalia 🎉❤❤❤

  • @AniisaAliAbdi
    @AniisaAliAbdi ปีที่แล้ว +2

    Dalkoo burburan dhashay 30 jir waligeed dowlad arag 😢😢😢😢😢😢😢
    Tarikhdii hore marka layga sheekeyo wan ooyaaa
    Walima marajo dhigin waxaan ahay riyo kunool sugaysa inan arko dadka iyo dalkeyho midoo barwaqaqoobey

    • @zamara609
      @zamara609 8 หลายเดือนก่อน

      Ana kula mida wlhi😢😢

  • @Uus998
    @Uus998 ปีที่แล้ว +7

    77 froodom of western somalia

  • @DrfatimaZahra
    @DrfatimaZahra 20 วันที่ผ่านมา

    Ama geeri aakhiro ama gusha nololeeed😢💔🇸🇴

  • @MahamedahmedArtan
    @MahamedahmedArtan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow unaxariiso dagaalkii 1977 intii kushagiiday

  • @NourjaamacNour
    @NourjaamacNour ปีที่แล้ว +3

    Qabiil hala aasso❤qaranimo dhalinyaro

  • @UnitednationfrombritianEng-l5u
    @UnitednationfrombritianEng-l5u 4 หลายเดือนก่อน

    Masfil aqzaa and Somalia will win soon
    Nice meet you
    See soon and view you
    What energy
    God save Somalia and Masdidul AQZA and And Makkah and Madinah
    Amiin and Ameeen

  • @barafkashiilan3096
    @barafkashiilan3096 ปีที่แล้ว +4

    Boqortooyadeenna kor ahaada waligiin❤❤❤❤❤

  • @HanadyareOfficiall
    @HanadyareOfficiall 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow dalkena cadowga kaa qabo 😢 oo somalia hormar garte itus Ilahow adoonkaga ahaay noo Ruume 😢😮‍💨🥹🤞

  • @IbraahimCali-e5h
    @IbraahimCali-e5h 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul guul guul guul ❤❤❤

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan waxay soo baxday kacaanka oo laba maalin oo qura waddanka xukumayey 1969 goob joog ayaan u ahaa

  • @ibraahingaashaan-ve1pc
    @ibraahingaashaan-ve1pc ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto maxamed saleebaan tubeec Hibo nuura alaha camalka uhagaajiyo

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 ปีที่แล้ว +1

    Gobanimada wa lo go'a godka aakhiriyo iilka lo gala 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iftinmohamed512
    @iftinmohamed512 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah❤

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii Husein Aw Farah AHUN 1977
    Laxankii Mohamed S Tubeec AHUN
    Luuqdii Tubeec AHUN Iyo Hibo Nuura

  • @osmanwarsame5078
    @osmanwarsame5078 ปีที่แล้ว +2

    Guul waabbari guul Somalia ❤

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +1

    Waa erayadii Abwaankii waddaniga ahaa ee weynaa aun Ali Sugulle, codki iyo mussigii Boqorkii codka ee Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Hibo Mohamed

    • @Awlio1
      @Awlio1 ปีที่แล้ว +1

      Xuseen aw faarax

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 ปีที่แล้ว

      @@Awlio1 maya maya waan hubaa adeer

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว +1

      Xuseen aw faarax ayaa leh sxb

    • @musaismail2087
      @musaismail2087 6 หลายเดือนก่อน

      Beentii iyo faankii daarood ka bilaabmey ma adaa siiyey zangub heestan xuseen aw faarax dubad ayaa iska le

  • @XalimoGaras
    @XalimoGaras ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah guul somaliya ❤🇸🇴

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarku qurxoona, ma make up kaa mise waa indhahayga ❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xaawo taako waxay haweenay soomaali ah.aawaye haweenkii geesiyaalka ee dahabkoodee iibayey naftooda u huray.diinta.dadka iyo dalka.

  • @shaakapoi259
    @shaakapoi259 6 วันที่ผ่านมา

    Heestan markaan dhageysto waxaan isdhahaa maxaa xiligaa ujoogi wesey wadan hadoo wax ahaa dadkasa kuraaxeysty ✅

  • @sayadcali1810
    @sayadcali1810 ปีที่แล้ว +1

    Qiiro waa dhaftay m.a❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว

    ALLAHAYOOW GACANTA ISO GELI MUUSE JUDAAN ABI AL SHABAAB YAHUUD MADOOW DHAGAX AYAAN KU DILI LAHA

  • @ahmedmirreh2854
    @ahmedmirreh2854 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haydin guuleeyo

  • @khadroisse7440
    @khadroisse7440 ปีที่แล้ว +3

    Somaliya somali baaleh

  • @abdikadirissack5486
    @abdikadirissack5486 3 หลายเดือนก่อน

    Xasuus waayo waayo iyo kacaankii waagii Somali awooda lahayd

  • @MaandeeqMaanka-v8j
    @MaandeeqMaanka-v8j 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahow soomali is raaci wllhi wa wax quruxbadan dadlkaga marka nabad kuu yahay 😢

  • @Zakariyegurey58
    @Zakariyegurey58 11 หลายเดือนก่อน

    Gobanimadaa waa loo go,aa godka aakhiriyo Iilka loo gaala❤

  • @intisaarhaji3578
    @intisaarhaji3578 ปีที่แล้ว +3

    Waad KuFSaTeeN HeesTa😂
    ISUMA dhawa Heeso waa Kuwii Hore Qabrika Yanleydinka Soo Hapaarina😢

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 11 หลายเดือนก่อน

      Intisaar adiguna qoraalkii Af Soomaaliga ayaad kufsatey sidaad wax u qortey dib u eeg ...😂😂😂 " Hapaarine waaxay" waa Habaarine...

  • @abukids2176
    @abukids2176 10 หลายเดือนก่อน

    ❤ محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبأ والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤️

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 6 หลายเดือนก่อน

    Eraydii abwaan xuseen aw faarax dubad Laxankii maxamed s tubeec

  • @CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx
    @CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx 9 หลายเดือนก่อน

    Ereyada dahabiga ah aan duugoobin heestan waxey ka soo burqatay maskaxdii AU abwaankii tiirarka suugaanta soomaalida ka mid ahaa Xuseen Aw Faarax Dubad,originalka laxanka waa boqorka codka AU maxamed suleymaan Tubeec,luuqdii maxamed suleyman iyo mid ka mid ah hablihii mar la arag ah codkaada Hibo Nuura.sanadka heesta soo shaac baxday waa 1970 kii.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Carosan dhul, Qiimobadan murwodumaroo liinaliina Y layga ya jecelyahayba Qadarinaya Qadarinaya boholyaw badanbadan iQababa buseel tantan tan hee Nicmaturabi Nicmaturabi saan iyo iyo YariisEey lagufarxeeeey

  • @adowsheikhcumar1480
    @adowsheikhcumar1480 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hees Qiire leh

  • @mohamedigaal1711
    @mohamedigaal1711 ปีที่แล้ว

    MashaAllah. One somali.

  • @MohamedDanlaan-p5e
    @MohamedDanlaan-p5e 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan ahay muwadin reer puntland🇸🇱 hadana marka arko calankeyga cawale iyo somalia wan jiriricoda

    • @musaismail2087
      @musaismail2087 6 หลายเดือนก่อน

      Calanka un ta laheyd been ayaa laga dhargiye

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 หลายเดือนก่อน

    Inta ay gurguurtiyo garaad laawe yaashu gaashaanka haayaan gobonimadu way dhiman
    Gafanaha cayilay iyo garan goori baahani inta uu garwade yahay gobonimadu way dhiman

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 ปีที่แล้ว

    Waa Ereyadii Aun Abwaan maxamuud cabdullaahi Sangub

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว +1

      Malahan sangub sxb ee waxaa leh abwaan xuseen aw faarax

  • @ajqammariye5081
    @ajqammariye5081 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Waxa Leh Gobolada Waqooyi 1977

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 11 หลายเดือนก่อน

      Noooooo…. Somali Galbeed Xoreynteedii baa loogu tala galey, OO Waqooyi Galbeed Xor bay AHAAYEEN OO Soomaali 🇸🇴7-ka Ayay ka mid ahaayeen walina & Abid ka mid 🇸🇴ahaanayaan🇸🇴💯💯💯💯💯👌🏾✅✅✅✅⚔️⚖️🔫✅✅✅

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Hasaan gurguurte is diyaari Nijaastoo dhan waan iska dhQaynaa adiga iyo shababkaaga iyo dir cuno ilaahayiimanka idinkuma soo celiyo waabuu idinka qaaday

  • @zamara609
    @zamara609 8 หลายเดือนก่อน

    Hestan wlhi wa jclahay qof kasto wadani ah si qasay u tabanaysa😢😢

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 ปีที่แล้ว

    Woooow wsbarida cusub nolada

  • @NuurAbdi-ck9uh
    @NuurAbdi-ck9uh หลายเดือนก่อน

    asc runtii waan qiiroday markaan maqlay heestan laakii ma aha kuwan manta jooga kuwa mudan in looqado heestan waa durwayo ka helay Mel cidla neef xolo aha o Uma naxayan dalka iyo dadka iyo diin tong ii daya heestan fadan

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m ปีที่แล้ว

    Geedkaa haba'O, guul CXDS..

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 ปีที่แล้ว +1

    Xasus aad u weyn hoboladi qaranka

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia ปีที่แล้ว +1

    Heesta waad Ku Cidheen😂 AUN Fanaan M Tubeec Ka raali noqo Feegaarka Caruurtaada

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว

      Hhhhh hhhhh Original iyo copy ayaa same noqonaayaan yaa ku dhahay sxb

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan wakhtigeeda waa hadda run shaantii. Ereyada iyo laxankuba caadi ma ahan.

  • @cabdilaahisalaad2241
    @cabdilaahisalaad2241 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga..🖤💪

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 9 หลายเดือนก่อน

    Heesaha wadaniga ah waxaan xusuustaa oo ilmo indhahayga soo dhaaftaa aabahay oo ahaa captain daraawiishtii police oo ciidan watay anagoo yaryar buu nasii wada dhunkaday kadibna dagaalkii 1977 aaday wuuna ku dhintay ilaahay soomali qabyaalada iyo dawlad xumada haka saaro aabahay iyo intii halyay u dhintay ha u naxariisto

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤somali❤weyn❤gulesta❤abid❤dadkegow❤ilove❤somalia❤❤❤abid❤guul somalia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yuussufmahmmud5964
    @yuussufmahmmud5964 27 วันที่ผ่านมา

    Heestan Hababaladii Waaberi Hargaysa ayaa caan ku ahaa lkn Somaaliya way kala go,day