KOOXDA DEEGAAN HEESTA DUUFAANADA (OFFICIAL VIDEO)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 482

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +3

    Abwaan singub Allah u naxariisto wlhi wax kale iyada la gaarin xafladan inta hees u sameeyy aya Somali dhaxal u ah
    Heeski Salaan ka timid walalaha jabuti
    Heeski Kuftay kacday
    Iyo heeskan.
    Allah unaxariisto 😭😭

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 ปีที่แล้ว +13

    Hees itabatey allah nabadee somaliiya from Djibouti 🇸🇴👪🇩🇯 we are one family
    16-09-2019 Cairo,Egypt

  • @babafalastin9082
    @babafalastin9082 10 ปีที่แล้ว +12

    maasha Allaah walaalaha reer jabuuti waa mahad san tihiin xaqiiqdii kooxda deegaan waa kooxda aduunka ugu fiican hadaan ahaan lahaa nin dhaqaaale heesto wax alle waxaan haayo waa siin lahaa lkn qalbigeyga ayaan siiyay waana u duceynaaa jira oo waara weligiin

  • @AhmedDulmidiid
    @AhmedDulmidiid 6 ปีที่แล้ว +81

    Heestaan anigoon aqoon Waxaan Ka maqlay Queen Wariyo Sagal Mustafe Allah haku xafido Abaayo macaan 👉❤❤❤

    • @AhmedAhmed-ez6nz
      @AhmedAhmed-ez6nz 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi sxb ani ayaa kula mida sagal mustafe ayaan ka maqlay hada way aroostay ilaahay ha xafidee

    • @xarago1960
      @xarago1960 5 ปีที่แล้ว +2

      Jaale..heestan waa erayadii abwaan sangub.....

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 ปีที่แล้ว +26

    Heestan anoon garanayn ayaan wariye sagal mustafe ku arkay ayado qaadaysa markasan soiradiyey
    Intan kahelay inta ila midka ah☝☝

  • @mmss6906
    @mmss6906 6 ปีที่แล้ว +145

    Heesta markay marayso dhib aduunyo soo mara kuli waa dhahamiseen ilamada iska soo daadatay Wlh si dareen leh 😭😭
    Waan dhahaminay dhib walba waxba inooma hadhin aloow nabad waarta

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 7 ปีที่แล้ว +110

    Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub Allow Jano Kugu Abaal Mari Waa Abwaanka Kaliyee Da'dii 70 Wali Qaran Kudoonaya ee Diiday inuu Abwaan qabiil noqdo wlhi intuu xilkiisi gutay buu dheeraad noogu daray waa markuu nasan lahaa lkn nasiib xumo ciduu kaga nasto mahaysto qaranka wali isagaa utaagan😢😢😢😢😢

    • @mustedahir6070
      @mustedahir6070 7 ปีที่แล้ว +4

      Sayid Nuur walal aadbu iiso jiiday hadalkaaga walahi waa abwaan aan marnaba ka nasan siduu soomali idkugu keeni lahaa
      ereyada uu sameeyo waa wadaniyad aad u qiiro badan
      thnks bro

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 7 ปีที่แล้ว +1

      +M DT Adaa Mudan Walaal.

    • @cabdiraxiin5617
      @cabdiraxiin5617 6 ปีที่แล้ว

      Sayivd Nuur

    • @cabdiraxiin5617
      @cabdiraxiin5617 6 ปีที่แล้ว

      Sayid

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 5 ปีที่แล้ว +3

      ilaahay ha unaxariisto abwaan sangub waa hees qiiro badan oo kaa oohinaysa

  • @dhalole
    @dhalole 10 ปีที่แล้ว +29

    nimaan kula dhalan miyuu nabada kula ilaa shaa, dheeli kaa ilaahsaa, dhaxanta kaa dugsiiyaa, jabuuti ilaahow kuxifdi, waa soomaali, waana walaaleheen and sangub is my favourite abwaan,

  • @nuur1433
    @nuur1433 6 ปีที่แล้ว +30

    Hees wadni oo aad u mcn inta kaheshey like isaar

  • @abselma3330
    @abselma3330 5 ปีที่แล้ว +17

    Allaha janadii ku geeyo abwaan sangub, wlhi somali. Waa lahadashay meelabadan waa taabatay dhaxal waxaan aad ugu faraxsanahy inaad dhaxal aan lagugu iloobayn uga tagtay umadaad a somaliyeed 😍😍😭😭

  • @cabdirisaaqcabdi2434
    @cabdirisaaqcabdi2434 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdullahi maxmuud ciise Sangub Allaha u naxariisto.kooxdaan deegaan intuu gacanta ku hayey waxay ka ag dhawaadeen hoobaladii waaberi iyo beri samaadkii.

  • @ugaaska9300
    @ugaaska9300 8 ปีที่แล้ว +3

    niman kula dhalan miyuu Nabada ku la dhisaya.. Niman kula dhalan miyuu Dheeli ka ilaasha... Niman kula dhalan miyuu Dhaxanta ka dugsiiya waa Maya ....
    masha Allah Abwankena sangub Ilaah Haku xafido

  • @ALTO780
    @ALTO780 3 ปีที่แล้ว +3

    walaahi aad ayey iga oohisay walalayal isu naxariista 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴 dhib kasta waan so aragnay waxkale inoo hadhay ma jirto, incha allah markale alle wu inoo so celin wadankeeni 😭😭😭😭 I can’t stop cry 😭

  • @abdikaniabdiabukar5195
    @abdikaniabdiabukar5195 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah yaaraxma Max'ud cabdullahi ciise sangub dhaxal wuu ureebay somali iyo dardaaran hadee wax ku fahmayaan sugaantiisa🇸🇴🇸🇴😥😭

  • @mankasharaf8857
    @mankasharaf8857 9 ปีที่แล้ว +5

    masha allah walalaha jabuuti wad mahadsantahiin ilahy wadankena nabad ha inoga dhigo

  • @fatimayusuf5195
    @fatimayusuf5195 5 ปีที่แล้ว +5

    🌹😍🇸🇴🇩🇯💝walalaha heena Djibouti waay mahadasanhi thanks somaila alle haqoweyo

  • @abdiqadiromar2722
    @abdiqadiromar2722 11 ปีที่แล้ว +7

    mashaa alah waalalhena rer jabuuti maraksta garabken aayey taganyihin ilah ha no dhaafo dhig iyo dhig iyo dhalasho ayaa wada mar un ayan u abal gudidona in shaalah somaleyey in ad qalibatan ayad ku dhawdihinee

  • @somalibaanahay3050
    @somalibaanahay3050 7 ปีที่แล้ว +31

    heestan imisa ayan magaceeda radinayay wan jeclhy wa hees wadani ah reer jabuti alow idiin xafid

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle how naxariisto abwaan sangub abwaan ka murti iyo wadaniayad badna Somaali masoo marin.

  • @sadetravelvlogs
    @sadetravelvlogs 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan sangub allaha ku daayo suganta somalida ninka halbow laha u ah

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestan saan u raadiyay markeygi igu horeysay ee an maqlo queen Sagal Mustafa Hassan Ka maqlay xafiduhulaaahi Aad ban halkan uga salaamaya wlashey Sagal thanks to show me this emotion song 💝💝

  • @abdirahmanabdi6126
    @abdirahmanabdi6126 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan singub allow ku naxariso wadani Dhab ah ayuu ahaa😢

  • @abdallaabdirahman2873
    @abdallaabdirahman2873 10 ปีที่แล้ว +7

    Hees macaan masha allah 💖💖💖💖 viva reer jabuuti ilaheey ha idin deeysto reer jabuuti masha allah 💖💖💖 somali weeyan ha noolaato meel kasto ee joogdo viva somali weyn💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @foosyahye9687
    @foosyahye9687 7 ปีที่แล้ว +16

    i swear i can't stop crying
    nimaan kula dhalan miyuu nabada kula dhisaaya
    that's right

  • @anzalmohamedbiglovemugdhis1197
    @anzalmohamedbiglovemugdhis1197 7 ปีที่แล้ว +12

    مشا الله d jabuuti abaal aad u ween alaha iidin daaayo madax iyo shacab انا احبك jabuuti

    • @abdimohamed9014
      @abdimohamed9014 2 ปีที่แล้ว

      Alah ha u naxariisto abwaan sangub

  • @ggaabka1047
    @ggaabka1047 6 ปีที่แล้ว +4

    Kooxda deegaan koox iga dheh tlhi aadn ugu qiiroody heestan xaqiiqdii waa hees dreen gaara wadata kna hadlysa waaqiciga dalku soo marey ilaa maanta aan joogno Abwaan sangub mabruuk mabruuk abwnka kgliya soomalinimdu agtiisa wali kudambyso abwaanda kle roo moodhal hakadhigtaaniin guul gobonimo intey mgca soomli kuweynthy
    Nimaan kula dhalan miyuu
    Nabada kula dhisaayaa
    Nimaan kula dhalan miyuu
    Dheeeli kaa ilaalshaa
    Nimaan kula dhalan miyuu
    Dhaxanta kaa dugsiiyaaaa
    Waaa mayaaa
    Waaa myaaaaaaaa
    Waaa myaaa
    Waaa myaaaaa

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 ปีที่แล้ว +11

    mansha allah hees wadani qiimo badan iga dheh mahadnaq abwankena sangub iyo kooxda walalaha jabuuti ee degaan ee u taagan midnimada somaaliya. weey mahadsan yihiin👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 6 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah Guul Somaliweyn our brothers and sisters from Djabouti we love you

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi heesan aaad baan uugu qiroday allow dhulkena nabad noga dhiig allow asxpta soo duceya amiintu waa xasina🙏❤️🇸🇴🇩🇯😁

  • @mustedahir6070
    @mustedahir6070 7 ปีที่แล้ว +1

    ax ax ax somalinimo ilahaw dawlad iyo madax caadila nasii yaa rabi
    abwaan sangub and deegan group aad ayaad ugu mahadsan tihin
    nimaan kula dhalan miyuu
    nabada kula dhisaaya
    nimaan kula dhalan miyuu dheeli kaa ilaasha
    nimaan kula dhalan miyuu dhaxanta kaa ilaasha waa maya
    viva d.jabouti and thnks for your brotherhood

    • @Cabsal
      @Cabsal 6 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Sadrisharaf
    @Sadrisharaf 7 ปีที่แล้ว +8

    wlh can't stop crying heestan qiimaheeda waxaa garan karo qofkii qoxorinimo kukoray ooan arag wadankiisa waxan xusuustaa malinta qoxotiga marka adunka loo dabaldagayo ayaan radiyaha ka dhagesan jiray markas ayan ilmeyn jiray 😭😭😭😭 illahyow dowlad waarto ayan ka barinay🙌🙌🙌

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว

      sadri bashir. Inkasta oo anan ku korin xero qaxooti hadana dal aadan laheyni waa dareen ku joog.

    • @zihaamhassan2178
      @zihaamhassan2178 6 ปีที่แล้ว

      sadri bashir wlh same to u bro kama daalo dhageysiga heestaan anoo aqon na waxan ka maqlay wariye sagal mustafe

    • @majaweyneproduction2961
      @majaweyneproduction2961 6 ปีที่แล้ว

      sadri bashir whi really

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah walalaheen jabuti allow nii siyadi nabadiina

  • @yaasiiniligmadoobe2316
    @yaasiiniligmadoobe2316 7 ปีที่แล้ว +3

    Abwaanimadu waa hibo eebe maashaa allah waa nin ereyada uu isticmaalaayo aad u culus yihiin waxaan ilaah uga baryayaa caafimaad iyo cimri dheer...

  • @fartanor1
    @fartanor1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahen rer jabuuti sa no jeceshihin idin jclnhay🇸🇴❤🇩🇯

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 2 ปีที่แล้ว

      Walalo jirra🇸🇴🇩🇯❤️

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +46

    I can't stop crying walaahi 😢😢😢😢 waa heestii wadaniga aheyd ee abid iga ileymeysiisa waayo xaalka aan ku jirno bey ka hadle

    • @engreid8680
      @engreid8680 8 ปีที่แล้ว +2

      Boqorada mareexaan allaha kudhowro wlshy wan kici don naa insha allah wabalan

    • @bintyuu2576
      @bintyuu2576 7 ปีที่แล้ว +4

      Boqorada mareexaan farmaajo imaaday walaga baxayaa qaxooti iyo xanuunkan lakin abayo adigaa magacaga badal plz no more qabyalad waxa no dhashtay malmo qurux badan

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 7 ปีที่แล้ว +4

      nacnaciita warsame waakugu raacsanahay sami

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 7 ปีที่แล้ว +2

      Nimco Nalka haaa wlh abayo hees ka qiiro badan ima soo marin abid illahay uu naga saaraa xaaladaan i insha Allah

  • @abdirahmanabokor8782
    @abdirahmanabokor8782 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 ayaan sagal mustafe ka maqlay yaa igu raacsan like me 😀

  • @gentleman5049
    @gentleman5049 7 ปีที่แล้ว +4

    Heestan Waxa lo Qaday Central government somalia Hoganka nabada iyo horumarka Dowlada Barakesned Prof Hassan Sheikh ❤

  • @abdifatah_bashir
    @abdifatah_bashir ปีที่แล้ว +1

    Haqiiq qaxoonti quudhsi intaba waynu ka dharagnay tahriib hadalkeda daa qolo ayaa xagaas inagala gaysaye ee Mabda’a Somalinimi aynu dhamaanteen aaminsanaano qabiilkana aynu ka fogowno 😢😢😢

  • @abwaanqanciye9469
    @abwaanqanciye9469 7 ปีที่แล้ว +13

    Abwaan sangub xaqiiq Abwaan wuu dhaafay nolow 100 sano😍😍😍😍😍

  • @hanadibrahim4510
    @hanadibrahim4510 6 ปีที่แล้ว +17

    Heestan ma aqaanin lkn
    Codka sagal mustafe ayaa igu soo qasbay inaa orginalkeda raadiyo
    Love u sagal💖💖😍😍

  • @lisandroperrotaz7370
    @lisandroperrotaz7370 11 ปีที่แล้ว +3

    Somaliweyn iyo Jabuti walalo is jeceyl Ins Sha Allah somaliweyn way dhismaan

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan anoon maqlin ayaa wariye sare Sagal mustafe XasaN Nuur kamaqlay Alle Habarakeyee suxufiyda 💕

    • @hawahawa1074
      @hawahawa1074 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ani ba iyada ayaan ka so maqlee

  • @yasminadj891
    @yasminadj891 9 ปีที่แล้ว +1

    illahay hanaga dhigo kuwo isu rayi ah wlh sidan anahay hada iyo inta qabiil xanbarsanahay qaran somaliyed madhismayo war dadka comment ga isugu jawaba qabildartis rabi kabaqa hadaad qero ledihiin waxa ay hesta kahadleyo firiya wale wa dul wa leynahay lkn dad banjerin qalbiyadina illah haka nadifiyo qabiyalada. djabuti wadad wadaniyal ah jecel somali o dhan tnx kooxda degaan

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 4 ปีที่แล้ว

    Ninaam kula dhalan miyuu nabada kula dhisayaa! Lagama yaabo in xabshi iyo kukunyo iyo gaalada diirka cad ay nabad nala dhisaan sidey sheegtaan waa kuwan dalkii buux dhaafiyey ee dhibaata sii hurinaya!

  • @mohamedhussein6589
    @mohamedhussein6589 8 ปีที่แล้ว +68

    masha allaah ish calaa abwaan wlahi abwan sangub waa wadani dhab ah waa hestakaliya aan la ilmeyay nolosheyda allow cfmd taam ah siii abwaankeena aan jecelnahay allow xafid aduun iyo akhiraba yaa rabi

    • @noaha5484
      @noaha5484 8 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Hussein amiiin

    • @ibrahimessa2412
      @ibrahimessa2412 8 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hussein
      allahuma aamiin

    • @ahmedruush9447
      @ahmedruush9447 8 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan subscribe i dheh channel kayga mhdst

    • @suxaayefaleey4263
      @suxaayefaleey4263 8 ปีที่แล้ว +6

      Mohamed Hussein masha Allah hesta surad murti wadato igadheh

    • @telesomtelesom841
      @telesomtelesom841 7 ปีที่แล้ว +3

      asc

  • @munasarhaaji4774
    @munasarhaaji4774 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah waa heeso qeero leh dhan ah wlhi Allow diindena dalken iyo dadkena noo xafid Amiin

  • @أخوكمأخوكم-ظ9خ
    @أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso kuma ilaawi doono aabo abwaan sangub nin gobanimada nala jeclaa waan ka xumahay inaad arki weydo dalkaagoo dastuur iyo kala dambeen leh ee aad isaga haajirtay isagoo wali kala daadsan wax badan waad lajecleyd lkn lguma fahmin allow kuu naxariiso dad sidaadoo kalana allaha noo soo badiyo dadkii bahallo ayey wada naqon rabaan wlh

  • @abzack181
    @abzack181 11 ปีที่แล้ว +5

    Markeey dhahaayeen,dhimashada iyo dhaawaca 1000000 dhaaftey tiradii. shacabka oo dhan wey farxeen weyna niikinayeen sey wax uu jiraan.

  • @abdimajidhassan-cm8se
    @abdimajidhassan-cm8se หลายเดือนก่อน

    Wamaxad santihiin walalahena reer jabuuti wll somaliyed nasab iyo gob ah wll jiro oo jooga waligina 🇩🇯Djibouti hanoolaato soomaaliya hanoolaato 🇸🇴shanta Soomaaliyed Allah mideyo🇩🇯D🫂s🇸🇴🫂❤️❤️❤️

  • @faysaljiite255
    @faysaljiite255 7 ปีที่แล้ว +7

    waa hees aad u qiiro leh o ka ilmeesisay wixi wadani ah allow dalka noo hagaaji amiin❤

  • @ahmedjabril1965
    @ahmedjabril1965 7 ปีที่แล้ว +39

    wariye sagal mustafa ayana ka maqlay marar badan hestan wllhi wa hees runta kaa hadleYSo

    • @salmamahamed6364
      @salmamahamed6364 7 ปีที่แล้ว +1

      aniga xataa

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 7 ปีที่แล้ว

      ahmed jabril haa ani xitaa jecliyaa sagal

    • @hawahawa1074
      @hawahawa1074 5 ปีที่แล้ว

      Ha wlhi

    • @omarsaidmohamud3399
      @omarsaidmohamud3399 4 ปีที่แล้ว

      mrkii igu horaysay sagal ban ka maqlay waxayse igu noqotay hees aad dareen i gelisay in badan wan dhegaystay.
      iyada iyo heesti rabbi ha u naxariisto saado cali warsame ee ahayd aan wada tashano

  • @shamsaqaali843
    @shamsaqaali843 10 ปีที่แล้ว +24

    hees wadani walalhen jaabuti nolaada waan indin abal gudi doona insha allaah

    • @alexlegrand6669
      @alexlegrand6669 7 ปีที่แล้ว +3

      Shamsa Qaali
      Walaal horay bay somalia nosogacan qabatay
      Oo xoriyada iyo calanka jabuuti qayb wayn bay ka qaadatay. Wali waxaan kujirna sidii somalia an ugu abaal gudi lahay

    • @sahroabdullahi8829
      @sahroabdullahi8829 7 ปีที่แล้ว

      Alex Le Grand lll0

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 ปีที่แล้ว +1

      Alex Le Grand waa runta oo dawladi maxamed siyad bare aya ka dulqaday oo garab gashay marku gumaysigi faransiisku haystay oo calanka la tagtay waa abalki ad horay nogu gashen wanan isku lenahay abal inta ka badan ba illahayow ida dalkayga Djibouti jano iyo keyga labad ba somalia nolol wacan ka yeel

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 ปีที่แล้ว +1

      abal ayad horay nogu gashen manu ilobin wlhi qof bila damir ah un ba ilobi kara abalka ay somalia no gashay allow dhowr somalia and Djibouti jano hooygayga dhabta een ku lado iyo walala hay somalia

    • @abdimohamed9014
      @abdimohamed9014 2 ปีที่แล้ว

      Alah ha u naxariisto abwaan sangub

  • @hirseymania7321
    @hirseymania7321 9 ปีที่แล้ว

    soomali baa leh jabuutina waa uun dad soomaliyeed jecliyaa alow noodaa reer jabuuti waa uun sidaan ugu hiilin lahayn viva somali jabuuti somali itobiya somali nfd somali oo dhan

  • @garasfilmsvlogs2136
    @garasfilmsvlogs2136 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajana Wuu xumeeye jabuuti Allaahayoow... Walaalnimadaan eeg 😢😢😢😭

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 ปีที่แล้ว +1

      Ma xumeyn farmaajo, Djibouti 🇩🇯 aad baa looga jecel yahay waayo waa nin dadkiisa u damqaday

    • @AyoucheAwaleh
      @AyoucheAwaleh 5 หลายเดือนก่อน

      Wll jabuuti mu xumeynine dhigisa Ismaciil ayu xumeeyey waana political u dhaxeeya labadooda ee majiro wax so dhex gali kara laba bulso ee 🇩🇯 iyo 🇸🇴

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyoucheAwaleh ismail miyanu ahynkii dhulka kasoo qaaday somaliyo xita kursigiyo calankedii laga laabay qaramada midoobay aabahana ka ahaa nabada mnta aad hysiyo dib u dhalashadadi

  • @nimcoism
    @nimcoism 7 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan waa dhaafay ninkii heestaan qoray wlh, super

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 4 ปีที่แล้ว

    Alah u naxaristo sangub axsan wadani dhirteni qirxoneyd dhuxul.bad ka shidaten qaxoti wad ka dharagten qursi wad ka dharagten bad wad ku dhimaten dhib adunka so mara kuli wa kadharagten

  • @jomana314
    @jomana314 11 ปีที่แล้ว

    mashalaha walalahena djabuuti aad baan ujecelanahay wana so dhaweyne doona taqirdana wey xuusi doonta djabuuti and ismacil cumar geele farax afrax cadow !!!

  • @xawoadanmuse1140
    @xawoadanmuse1140 ปีที่แล้ว +1

    hestan aad ayey qalbiga ii xanujisay somaliyey runtaa wataa hadad qiro aduun idin ku danbeso 😢😢😢😢

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda deegan love ayaa idinka ahay
    From balad weyne

  • @andurahmaaanosmaanahmed2877
    @andurahmaaanosmaanahmed2877 3 ปีที่แล้ว

    Dhalaankeene caanaha dhiishu wey ka ma ran tahay dhadigeeni xoolaha waad dhoofineysaan dhirteenee qurxooneyd dhuxul baad ka shidateen dhulku yuu nabaad guurin ❤❤🥰🥰Abwaan sangub he is a legend 🙌 ❤ 💖

  • @maxamedjamac6156
    @maxamedjamac6156 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan mohamud abdilaahi ciise singuub ilaahay how naxaristo

  • @mariasaffa2881
    @mariasaffa2881 11 ปีที่แล้ว +1

    big love walahen reer jabuuti walal kula dhashtay ayaa ka naxa

  • @ilyasmuse4669
    @ilyasmuse4669 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal wllhi waan qiirooday 22 sano ayan jiraa waligey nabad ma arag haddane waan dareemikaraa nabada mcnkeeda wadankeena waxan maqanhy muddo 2 sano iyo 5 bilood waxad iigu soo duceysaan inuu ilaahay inabad keeno dalkeenoo nabada😭😭😭😭😭😭😭😭
    Dal Aadan lahayn waa dreen ku joog

  • @jamaosman9328
    @jamaosman9328 7 ปีที่แล้ว +1

    mashlallaah, aad ayan heeskan uga helay wlhi qiiro ayey i gelisay ilaahow dawlad buuxda nasib

  • @abwaanarmaajodariqtosane1685
    @abwaanarmaajodariqtosane1685 7 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah hestani wlhy warunba waxasba hees lagadhaha wana wadani abwan sangub illahow caafi abwanka

  • @ismahannor8249
    @ismahannor8249 2 ปีที่แล้ว

    Walalaha kaliyaa runtaa noo sheegaa reeer jabuuti we love

  • @hodanisaacabdulle1299
    @hodanisaacabdulle1299 8 ปีที่แล้ว +40

    wad mahad santihin dhamaan waayo qofki somalimada ku dambeyso aya garan sugaanta

  • @bileduuble167
    @bileduuble167 7 ปีที่แล้ว +1

    runtiii waa hees wadaniya asxan abwaan sangub iyo walaalo qaaliya hiil walaal

  • @nafisyusuuf155
    @nafisyusuuf155 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhahaba magaranayo wlhi aniga dhan jirka sikale inoqday 2021 ayaan dib udawanayaa Allow somaali mid kadhig🇸🇴💪💪❤❤💋💋💋

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed cabdilahi ciise sangup Aabihii Afka soomaliya iyo suugaanta😭😭😭😭😭😭😭😭😭rabi qabrigii kuu nuuri😭😭😭😭

  • @dahirsabriye2708
    @dahirsabriye2708 4 ปีที่แล้ว

    inta aan hees maqalayay tan mid ka wacan ii dhiman wili runti waa dhiirigalin dardaaran iyo wadaniyad (abawaan sengub alla ya rahma wa abwaanka kaliya aan heesahiisa jecelahay

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaansangub waa abwaankii kasoo haray abwaaniintii waa waynayd oo wali wadaniyada iyo dib udhiska wadanka doorwayn galiyay
    Ilaahay janadiisa hageeyo

  • @abdullahim9503
    @abdullahim9503 7 ปีที่แล้ว +2

    Ilove djibuti👍👍👍 👍👍👊👊👊👏👏👏👏💘❤❤Cadawgiin ha jabo waala jiro ayaa tihiin runtii

  • @simanaliomar4438
    @simanaliomar4438 8 ปีที่แล้ว +1

    ax ax ax ax ax ax yaa abwaan sangub somali dhaba wadani dad ku waxay fiiriyaa heesta iyo cida qaadaysa war fiiriya waxan yaa sameeyay waakuma abwaabka wadanigaa ah ee waxan curiyay shit aqoon gaabnimadu ma fiicna u duceeye abwaan sangub inta caafimadka qabtay pls inuu alle caafiyo wuuxanuunsanyahaye

  • @malmo4235
    @malmo4235 11 ปีที่แล้ว

    Aahaay aaaah alla tani hees waa dhaafteey allow abwaankeena qaaliga ah ee sangub noo daa iyo kooxda heegan ee aad ka u fir fircoon masha allah walah waan qiiroodeey heesahooda dhan awaan daawadeey waba iska ooyeey allowsoomali ciilka ka bixi weey ku ciishooteeey aduunkee

  • @abdihasan6844
    @abdihasan6844 8 ปีที่แล้ว +45

    fananiinta ree jabuuti hees loo dhiibay bay qaadeen don't forget this from sangub the father of waaberi

    • @najibyusuf5650
      @najibyusuf5650 8 ปีที่แล้ว +16

      nimaa kula dhalan miyuu dhaxan kaa ilaashaa waa maya so please reer jabuuti waa ay nala dhasheen ee heesta uun looma dhiibin, taasna la soco.

    • @MrTapha10
      @MrTapha10 7 ปีที่แล้ว +10

      cabdi xasan
      Reer Jabuuti heesti ugu horeysay ee walalohod Somalia u qadan mahin ee yaa kuwi hore u so qoray amba kuwaa dambee ee hada Madaxweyne Farmajo lo so qaday ??? Hadu abwan reer Somalia u so qoro iyo hadu abwan reer Jabuuti ah so qoro labadubaa waa somali wana walalo ee tasna laa soco koley meel ayad kaa socotaa waa lagu so dirsaday ee ogow inay somali tostay isna jaceshahay adeer. Hurdada kaa kac oo dadkaga wax laa qabso.

    • @yaxyoowhee7016
      @yaxyoowhee7016 7 ปีที่แล้ว +1

      cabdi xasan ree jabuuti waa walaalha kaliya een adyunka kuleenahay wllo ha inaga fogayne inoo soo dhaweee Alla ha xafidee

    • @ramlaabdijamac1239
      @ramlaabdijamac1239 7 ปีที่แล้ว +1

      cabdi xasan waxan huba heestan fananin rer muqdisho hadi u sangub u dhibi laha sida quruxda badan umay qaden gabigedaba dhuulkay la dhici lahayen wu ku saxsana inu rer jabuti u dhibo

    • @moemuuse513
      @moemuuse513 4 ปีที่แล้ว +2

      War naag yahaw sangubka aad sheegaysid yaa karaameeyey oo maamus iyo sharafba siiyey saw reer jabouti maaha markii ay dowladu burburtay ilaa marka uu dhintay waxa uu ku nooluahay dalka jabouti oo ismaaciil cumar geela ayaa guri iyo gaadhiba siiyey markaasa daroodimo aad ugu faanaysaa adigoo masaxaya dawlada reer jabouti dadaalkooda
      Shame on you

  • @shamsaqaali843
    @shamsaqaali843 11 ปีที่แล้ว

    masha allaah walalhen jabuuti wale waa no gurmaden allow no dey viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva jaabuti and somalia dad wadashay

  • @faafintakheerka9311
    @faafintakheerka9311 10 ปีที่แล้ว +1

    walaal jabuutaay waxaad ku uursamaataa nin kastoo kufaa mar uun buukici

  • @maxamedcabdullaahi7407
    @maxamedcabdullaahi7407 5 ปีที่แล้ว

    Hees macquul ah masha allaah waa inaa garab istaagnaa walaalayaal nimaan kuladhalan miyuu dhaxanta kaa dugsiiyaa soomaliya hanoolaato

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 5 ปีที่แล้ว +3

    18june 2019 ayu geeriyoday abwaan sangub alle ha u naxariisto💔

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiin 🙏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhib aduunyo soo mara kuli waad dhadhamiseen🇸🇴😭😭💔💔💔

  • @yaasiinhusein5284
    @yaasiinhusein5284 7 ปีที่แล้ว

    20 iyo dhowrsano wey kal dhinneyde ahhh wadnaha wa murti dhaqdhaqaajinaya dhamaan xubnaha jirkaaga allah caafiyo abwaaan sangub

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah walalhen reer jabuti ma ilwidoon

    • @abdimohamed9014
      @abdimohamed9014 2 ปีที่แล้ว

      hees loo dhiibay bay qaadeen alah ha u naxariisto abwaan sangub

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 6 ปีที่แล้ว +3

    Hestan sagal mustafe ka so maqlay saa uraadin jiray 😘😘😘😘😘

  • @sugaallaki6447
    @sugaallaki6447 7 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan sangub wlhi waa big abwaan masha allah

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 7 ปีที่แล้ว +109

    Heestan anoo aqaanin wariye sagal mustafe ayankamaqlay marar badan kujecliyaa sagal waafarid yar

    • @bilaltohow2877
      @bilaltohow2877 7 ปีที่แล้ว +1

      Zamzam Abdi s kle aniga xita gabadha wariyada sagal ayn ku arkay

    • @hassangudaal9627
      @hassangudaal9627 7 ปีที่แล้ว +2

      zamzam Abdi abaayo anigu abwaan mxmuud sangunb markuu samaynayay ayaan lajoogay heesta

    • @princessiqrogacal6358
      @princessiqrogacal6358 7 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa maan aqoonin heestaan sagal mustaf ee qaaday ayaan raadis ku bilaaw

    • @caliwasaaye.5728
      @caliwasaaye.5728 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Mustafe waa dhilo yar

    • @najaxinajiinow5390
      @najaxinajiinow5390 6 ปีที่แล้ว

      Queen zamu s

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 9 หลายเดือนก่อน

    Sangub allaha unaxariisto muxuu xikmad iyo waano uga tagay umada soomaaliyeed

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwanakii heestaan sameeyay
    Abwàan sangub illahay ha u naxiiirsto
    18/6/2019 geeriyooday
    Wuxuu ahaa nin si kasta somali ula hadlay
    Markii aan geeridiisa maqlay
    Heestaan Ayaan soo xusuustay
    Somali illahay ha daba qabto sida aan ku socono

  • @ahmedjemale3370
    @ahmedjemale3370 2 ปีที่แล้ว

    Nimaan kuladhalan miyuu nabada kula dhisaayaa nimaan kula dhalan miyuu dheeli kaa ilaalshaa nimaan kula dhalan miyuu dhaxanta kaa dugsiiyaa

  • @hariyoisse8471
    @hariyoisse8471 5 ปีที่แล้ว

    Dhallaankeeni caanaha
    Dhiishu way kamarantahay
    Dhedigeenni xoolaha
    Waad dhoofineeysaan
    Dhirta tii qurxooneey
    Dhuxul baad kashidateen
    Dhulka yuu nabaad guurin!

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan sangub alle hau naxriisto.

  • @ninismood123
    @ninismood123 6 ปีที่แล้ว +2

    Illahayow dadkayga soomaliyeed uu gargar xaqana tus qabiilka iyo dulmiga iyo siyaasad xumada ka saar qalbiyadoodana isu soo dhawee 😭😢

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Mar walipa ee aan dhageesto ilmada ma ceshan karo
    Qaxooti waa ka dharagteen markee marayaan wlh waxaan soo xasuusanaa ayadoo qaboow daran jiro anigoo file ku jiro oo sugaayo warqad xun ee aan magaalada ku joogo
    Dhib aduunka soo Mara kulli waad dhadhamiseen inta ila aragtay like ta iisaara

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 5 ปีที่แล้ว

    As long we have Djibouti waxaan haysana garab buuxo hiil walaal Abalkiina ma iloowi doono lkn Reerka hargeysa Waa cadowgeena koowaad Somaliyeey

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 5 ปีที่แล้ว

    Ciilbadanaa wan iska oyayaa ciil awgeed reer jabouti waa iidin jeclhy wlhii allow marun nanad naasii hadaan nahay somali waxa ino maqan waa allh iyo walaalehen jabuuti
    Waxan inka fadhiinaa waa garaab

  • @suxaayefaleey4263
    @suxaayefaleey4263 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah hesta murti leh wlhi wan oyaaa markan dhegesto

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 7 ปีที่แล้ว

    Fananiita jabuti kal ilab ayan idin jacalnahay walalahena an kufano allaha idin dhoro

  • @mohamedqadar2444
    @mohamedqadar2444 7 ปีที่แล้ว +1

    abwaan sangub waxad tahay wadani dhab ah rabbi haku xafido

  • @ironmansolariofficial
    @ironmansolariofficial 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haw naxariisto abwaan sangub. Wuxuu ahaa abwaan qaaliya. 6/18/2019

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxan ku maqlay ayadoo qadaysa wariye sagal mustafe wan jeclaatay wan soo radiyey
    Yaa ila mida☝☝