ZAKARIYE KOBCIYE 2021 | NAL BAAD USHIDAA QULUUBTA | HEES CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @maidamicraj900
    @maidamicraj900 2 ปีที่แล้ว +27

    Nal baad ushida quluubta love u my husband heestan maanta ayan sifiican u dhagystay ilahay dambigeda ha iga dhaafo lkin waxan dareemay in jacylku nolosheenna uu quruxiyey hadaan dhinto message kan waxan u dhaafay xaajigayga aan aduunka ugu jeclahay love u my husband idirs❤️😩

  • @rothamohamud3506
    @rothamohamud3506 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan❤😢hada jecladay inshalah ani sxbkey in midowno rajeenaa. Gabar sxbo nahay heestan ku bartay ijeclesisay😢❤

  • @HAANA7
    @HAANA7 ปีที่แล้ว +3

    Hanii dhan baa nasiib lagu heLaa😩❤️😂

    • @MohammedDayib
      @MohammedDayib 29 วันที่ผ่านมา

      Khadra Muse Mohammed Laguma Helo Xittaa Nasiib. Mohammed Dayib Uun Ba Qalbigeda Hanta💯💯💯💝💝

  • @amalali4761
    @amalali4761 3 ปีที่แล้ว +29

    Hadaanad ahayn nageeye
    Nus iga mida oon ku raystay
    Warkaaga ma naadiyeene
    Waxaad ii tahay nasteexo
    Nolosha adi kaama maarmo
    Qalbigu muu nasan hortaaye
    Adaa noqday daawadiisa
    Yaab qof kastaaba marka aynu jeclaano ayuu noqonayaa qofkaynu naqaanay mid aan ahayn si fudud ayay qalbigaaga u qaadanayaan intay ku dhaawacaana way kaa tagayaan heer bay ku gaadhsiinayaan aad jacaylkaba nacdo😥

    • @faysaladan503
      @faysaladan503 3 ปีที่แล้ว

      Wawa

    • @fartunmohamudnor6141
      @fartunmohamudnor6141 2 ปีที่แล้ว

      Xabiibtii ha jabin binadam xun oo dhawac geysto markasta

    • @MohamedIbrahim-os9xy
      @MohamedIbrahim-os9xy 2 ปีที่แล้ว

      Rag iyo dumarba sida ayey u cabanayan ya lajeclada o naxarista laga helaya marka wa yabe🤔

    • @cismanlaylo3188
      @cismanlaylo3188 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭XaQiiQ ilahow qalpiga iiig reeeb

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +1

      raga iyo dumarkaba mid xun iyo mid fcnba waa ku jiraan lkn qofkad xulanayso marka hore dhinac badan la eeg tijabo badan iska mari

  • @nasro__abdullahiofficial7724
    @nasro__abdullahiofficial7724 ปีที่แล้ว +3

    Qalpigu muunasan hortaye adaa noqday dawadisa nafteyda waxeey ku leday Qofbaa tahy aan unolahahy Qofbaa tahy biloow unolahay 😭❤️💍🅱️❤️

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 2 ปีที่แล้ว +5

    Woof waxaani hees lama odhan karo magac kale aan u raadino.🥺💝

  • @GarraadAbdurizak
    @GarraadAbdurizak 2 ปีที่แล้ว +3

    October/ 8 /2022 habeen Sabti saacduna tahay 12:35 habeenimo baan dhageysnayaa waliba firdous mohamed Ali darteeda😋✌🌹

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadaadan ahayn naruuro dhaman Naxriis igaadhay warkaga ma nadiyene nafta kugu laab qabowda ❤️🖇

  • @liibanhassan9339
    @liibanhassan9339 3 ปีที่แล้ว

    Wooow heestan inbadan ayaan sugaayey fanaanka fanaaniinta sakariye kobciye legend Cumaamadaada garabka kuma haysto walee 🙏🙏🙏✅✅

  • @fardowsodegan9840
    @fardowsodegan9840 3 ปีที่แล้ว +5

    Wada Noolada inta Nolol jirto wl Kobciye io Xaskisa Hani 🤲💞

  • @sahrayusuf8137
    @sahrayusuf8137 7 หลายเดือนก่อน +1

    ilove qof aan ogahay 😂ilahowe asago nabada ah ikeen inshallah 😂

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +14

    Allow idil calaf iga dhig yaa rabbi 😥

  • @warfaaabdikadir2834
    @warfaaabdikadir2834 3 ปีที่แล้ว +14

    Inta daacad isku jacel like saara

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 2 ปีที่แล้ว +4

    Wax idhaha erayadas maheysti single 😢

  • @cabdirahman5305
    @cabdirahman5305 6 หลายเดือนก่อน +1

    June /8/2024 habeen sabti ah sacaduna tahay (1:12)habeenimo ayaan dhagysanya insha allah waxan filaya inan dib ugu so labto marka kale areyada mcn dib 🔥🥹

  • @Rittwan
    @Rittwan 2 ปีที่แล้ว +6

    My favourite song🥺🖤

  • @ismaciilizze9994
    @ismaciilizze9994 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaadan ahayn nageeya nolosha qofkan raadinayey niyadda kuma raaciyeene nasiibka iso tilmaamay inaad nasab tahan ogaadey haddadan ahyn naruuro dhmn naxaris i gaadhay inta ma nuglaan lahayne nafta kugu laab qabawda wixi naxdin ii ahiyo dhibba ila neceb tahoo nalbaad u shida quluubta naxdinta ka ilaalinaya 2

  • @IfraaHUk-jv7nn
    @IfraaHUk-jv7nn ปีที่แล้ว

    From tik tok❤

  • @MohammedDayib
    @MohammedDayib 29 วันที่ผ่านมา

    Nal Bad U Shiday Naftayda My Wife Marna Inadertay Rumaad Khadra Muse Mohammed.
    Maalintan Ku Bartay 18/05/2023 Wa Maalintii Nasiibku Iso Tilmamay Oo Inad Nasab Tahay Ban Ogaday.
    Waxan Leyahay Boqoradeyda Mustalifa Mohammed Dayib Aabo Ilahay Addunkan Hoyo Khadra Iyo Aabo Mohammed Ku Jecel Kuso Dhawoow Nabad Iyo Caafimaad Alle Ha Iskugu Keeno Aabo Mcn❤❤Inshallah 14/04/2025 Waa Maalintada Aabo😘😘😘

  • @najibbalaala614
    @najibbalaala614 2 ปีที่แล้ว +4

    Nal baad ushida qulubta😫

  • @Hibaaqdeeqa
    @Hibaaqdeeqa 21 วันที่ผ่านมา

    Qalbigu muu nasaan hortaaye adaa noqday daawadiisa deeqsi Ilahay nabad haynagu kulmiyo ma aqaan wxnku qeexo qiimaha aad agtayda ku leedahay iyo wanaaga aad I muujisayba 21/11/2024 xasuus ahaan Ayaan ugu soo laaban doona heestan i’a😢❤🫂

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kobciye🔥🔥🔥

  • @zuuzunanasahmed465
    @zuuzunanasahmed465 2 ปีที่แล้ว

    Another hit wooooow kobciye wax kale bro

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 ปีที่แล้ว +1

    Heestan toosbey qalbiga u taabaneysa 😢

  • @abdirahmanmahamed6879
    @abdirahmanmahamed6879 ปีที่แล้ว +2

    hees wa dhaaftay heestaaan

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 หลายเดือนก่อน

    Best song zakariye kobciye big legend

  • @hibaaqmaxamed9036
    @hibaaqmaxamed9036 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a haworo jacaylku🥰❤💘💞🙏🥰🥰💫💞

  • @maymunfarah6817
    @maymunfarah6817 2 ปีที่แล้ว

    Hadadan ahayn nageeya nolasha qofkan raadinayay niyada kuma raciyene nasibkaa iso tilmaamay inad nasab thy ogady 😰😰😰😰😰😨😥

  • @garadaxmef5518
    @garadaxmef5518 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan waa hore ayeyba aheyde see camal

  • @dalxaxasannuur7375
    @dalxaxasannuur7375 3 ปีที่แล้ว +1

    Mattan pro saxib heesta daryeel ee ay wada qaadeen abdinuur jazz iyo deeqo Ahmed lyrics ahaan noogu soo geli pro

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb heesta mar hore ayana soo galiyay marki ay so baxday

  • @ilyaashassan1419
    @ilyaashassan1419 3 ปีที่แล้ว +2

    Skariye kobciye ninkas wa fanan buuxa

  • @khadijajamamohamed5516
    @khadijajamamohamed5516 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadimaahn jcyl jcyl dareemooyaa😂

  • @fartunmohamudnor6141
    @fartunmohamudnor6141 ปีที่แล้ว

    My dear friend deeq cade walow anan waxba kuu quurin lkn wadnaha guntiisaa saldhigatey really

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 3 ปีที่แล้ว +1

    MATAN PRO SAXIIBKA BULSHADA 💕

  • @laylakahin6736
    @laylakahin6736 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani wuxuu ahaa nin degan oo xishooda
    Sowtan dacawo sumeysan gacanta u galey waa laguu yaabaa wiilkan yarow
    Waan sugeynaa dhamaadka filim ka

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimaka markay sidhaba qof ujeclaadaan waa iska saas marka kalana labakaro ilaahow noo cabiidi ragu danaysta yaal waaali

    • @mustafexasan3011
      @mustafexasan3011 ปีที่แล้ว

      Alle ha isku daayo imiyaad kariwaydeen hablahayagii sharfanidiin

  • @drsamaalomar
    @drsamaalomar 2 ปีที่แล้ว

    Jah feeling ❤️ 😍 💖 ❣️

  • @abdirizackmohamud3885
    @abdirizackmohamud3885 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰💯💯💯legent 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fantasticboyofficial1833
    @fantasticboyofficial1833 3 ปีที่แล้ว +1

    Hello 👋

  • @FANS_TEAM27
    @FANS_TEAM27 3 ปีที่แล้ว +4

    pls inta iga danbesa waxaan ka si sharafleh uga codsanayaa 1k subscribers inay igaarsiyan. Mahadsanid hadaad igu sharaftay thanks 🙏 kun iyo kow jeet...

  • @naasirapthrahmaan5317
    @naasirapthrahmaan5317 3 ปีที่แล้ว +1

    heesta waa markii labadee soo geliso youtubeka

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว

      isku dhageeyso labada hees is ku mid maaha

  • @moustaphadjamafarah9945
    @moustaphadjamafarah9945 3 ปีที่แล้ว +4

    I love you forever ma reine.

    • @NomcoMaxamed
      @NomcoMaxamed ปีที่แล้ว

      Qalbigu muunasan hortaage adaa noqday dawadiisa naftaydu waxayku ledahay qofbaatahay aan unolahay wan radinayaaa hestan qofkii uqalma wali

  • @ahmedyaasin1492
    @ahmedyaasin1492 ปีที่แล้ว +1

    Nolosha safiyo kaama maarmo

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 3 ปีที่แล้ว +2

    nio ninkan yari baryi ogaa Naagaha cawdubilaah waar caadi isla dhig dumarka naxariista wayku waashaane dacarta usooqosh shulkaad najiidjiidee

    • @munishmunishaa3098
      @munishmunishaa3098 3 ปีที่แล้ว +2

      Hush adi cml baaa Farxdodha kudhibtaa😏😏😏

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว

    💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💗💗💗💗💗💗💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @ahmedcescosollar6637
    @ahmedcescosollar6637 ปีที่แล้ว

    G E🦍

  • @liibanhassan9339
    @liibanhassan9339 3 ปีที่แล้ว +7

    Wooow heestan inbadan ayaan sugaayey fanaanka fanaaniinta sakariye kobciye legend Cumaamadaada garabka kuma haysto walee 🙏🙏🙏✅✅