DEG DEG itoobiya O Sheegtay in Shirqool iyo Bad Seejin Ahaa hadalkii jabuuti E Anaaga Badsiin itoobi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @farhanahmed4242
    @farhanahmed4242 9 วันที่ผ่านมา +5

    Guul Somalia and Djibouti

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 8 วันที่ผ่านมา

    Badda iyo berigaba waa laga kiraynayaa si dawlada somaliland uga faaiidaysato dadkeeda iyo dalkoodana horumar dhaqaale u gaadhaan maasha-allaah maasha-allaah

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland iyo Ethiopia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAbdi-cw3mp
    @AliAbdi-cw3mp 9 วันที่ผ่านมา +2

    Nin raba nagtada gabarteyda ayan kusinaya ma yeelo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 9 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne xasan Sheekh wuu kumadasan yahey😮 hadiido duliga bye😮

  • @AyaanSiyaadmuhmd
    @AyaanSiyaadmuhmd 9 วันที่ผ่านมา

    Guuuul djibouti iyo somlali💪💪💪

  • @rahmo3653
    @rahmo3653 9 วันที่ผ่านมา

    Jabuti iyo soomaliya guuuuuuuul iyo gowanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 8 วันที่ผ่านมา

    waxaa wax lala yaabo ah in somalida Ethiopia iyo somalida Kenya ku mashquulaan arimaha somalia iyo somaliland oo ku midoobay wadankii somali republic la odhan jiray ,oo hadana ah somaliland iyo somalia ,lana yaqaan xuduudahooda caalamiga ah ,

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 9 วันที่ผ่านมา

    Ma ahayn in Soomaalidu bedbedalaan mawqifkooda ku saaban inaan lala kulmin Etoobiya ilaa ay joojiso damaceeda waalan ee Soomaaliya k saabsan

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 9 วันที่ผ่านมา

    Wa inoo dagaal ....xabashi ....
    ..taakbiir Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤

  • @maryami2299
    @maryami2299 9 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya dakad ma rabto ee saldhig bay rabtaa oo oo saylac qaadato

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 8 วันที่ผ่านมา

    Badda Somaliya waxaa leh Somaliya Ethiopia xaq kuma laha

  • @mahdidjama9211
    @mahdidjama9211 9 วันที่ผ่านมา +2

    Guuul djibouti iyo somalia

  • @TheDayib
    @TheDayib 9 วันที่ผ่านมา

    UMADA SOMALIYEED HA OGAADAN INAYSAN ETHIOPIA RABIN DAKAD EE AYRABAAN SALDHIG CIIDAN

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t 9 วันที่ผ่านมา

    Bada somalia ayuu kuqashay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 9 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya 5 markab oo qoryo dhashiike sh saaranyihiin ayey lawareertay hayimaadeen Badda Somaliya,Turki iyo Masar hanasiiyeen 20 Bayrskhdar TB2 ah iyo 300 Taangi annagaa meel saaraynee.

  • @Sarta100
    @Sarta100 8 วันที่ผ่านมา +1

    Abiye rag dhali karuu rabaa inuu siyaasadeeyo oo uu dhul iyo bad ka qaado ka dibna qabsado abiye waa nin dab ku ciyaaraya oo goor dhow gubi doona geele iyo xasan qaxa uu rabaa sitaasad un uu dhul iyo bad ugu qaado kadibna marka ka dhigo saldhig militeri maraakiibta dagaalka ee jooga fransa iyo cumasn keeno garoon ciudamada militariga keeno iyo shacab malaayiin ah si ay ula wareegaan waqooyiga soomaaliya ka dhigo kilinka 6aad taasna waa la arkaa abiye cidna ma siin karto saldhig ciidan , waa doqon waalan fano iyo tbplf ayaa geli doonta adis asna maxkamadeyn doona dhiig yacab abiyeme.laayay kumanaan qowmiyadaha tigre amhara orromo .raba inuu kaayo uu ku shaqaysto doqonka cag jar ee dulloobay markuu la saftay gaalka madow waa in kasoo qabtaa marka uu jabo abiye maxkamad ka geeyaa doqonka caglar inkiray halgamadii 1964 iyo 1977 waa dulli uu haysto abiye oo gumaysto.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 9 วันที่ผ่านมา

    OROMO QASHIN AH INEY MAANTA NOO HANJABTO WAA CEEB WEYN OO SOMAALI JAB KU AH LAAKIIN WAXAAN OGNAHAY OO XAQIIQ AH INAAN KA GUULEYSANEYNO. DADKEENU WAA DAD GEESIYAAL AH.

  • @SaifSaif-v3s
    @SaifSaif-v3s 7 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅💀💀💀💀💀💀

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 9 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia waa piece of cake, 1977 soomaalidu way jebisay Ethiopia, maantana haday usoo dhawaato somalia waynu iska celin

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 9 วันที่ผ่านมา

    hadaba hadi ay diday ethopia badi jabuti sisay umada somaliyed dhamanba kaca han uqusgoyno axmarka

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 9 วันที่ผ่านมา

    Gen.Siisii maahan qof la,aaminikaro waa baabuur iskaroga ah waxaa xukuma maraykan iyo Sraa44l.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 9 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya hubka ay keentay dhulka Somalida lagahaysto waxay kalasoo carartay Amxaarada iyo Oromada OLA.

    • @mohamedhussein8443
      @mohamedhussein8443 8 วันที่ผ่านมา

      Marka somalidu dad ha noqdaan oo ha la wareegaan hubka.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 9 วันที่ผ่านมา +1

    HADAAN SOOMAALI NAHAY WAX CABSI AAN KA QABNO XABASHI MAJIRAAN HADAY DAGAAL SOMALI KU SOO QADAAN WE SOMALI LION OF AFRICA . DAD KA ETHIOPIA LA JIRA SOOMAALIDA AH WAA IN LA SOO XIRAA HADAY MAR DANBE SUPPORT U MUUJIYAAN ETHIOPIA

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa 9 วันที่ผ่านมา

    nacal baa ku taal muse bixii Ismail cumar iyo Hasan sheikh waa cadow somalia anka shacab ahaan itopia ankaa xamar ka soo erinay 2006 hadane anka iska celineena.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 9 วันที่ผ่านมา

    Wlee qacbaa kayedhy maamulkii jabuuti wx labaryey dee😂

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 9 วันที่ผ่านมา

    Maanshalla ethobiya guul guul
    Somaliland guul
    Soo dhawaada etobiya walaalo dhaba noolaada

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 9 วันที่ผ่านมา

    Aaway siyaasiyiintii iyo wax garadkii somaliland maxay uga hadli waayeen khaladka taariikhiga ah ee uu gelaayo musse biixi.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 9 วันที่ผ่านมา

    Oromo Af somaliya bartay baadtahay waad ka shalaayi haddii aad somali faraha laga shid ee beerahaagii wood yaa ku dhaho

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 9 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk Jabuuti iyadaa iska fikiraysa Somalia dan iyo muraad ka lahayn😂😂😂😂Gaajo iyo dabo kawarwar ayaa haya

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 9 วันที่ผ่านมา

    Benaleh

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 9 วันที่ผ่านมา

    Gull somaliland iyo ethiopie

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 9 วันที่ผ่านมา

    Somaliland iyo ethiopie

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 9 วันที่ผ่านมา

    Hhh waaanu garanay ina geele somaliland aqoonsigeeda iyo horumarkeeda ayuu neceb yahay waaana cadawga somaliland

    • @abbdll
      @abbdll 9 วันที่ผ่านมา +2

      Aqoonsigee wll. Hadii ay itoobiya ku aqoonsano ma aqoonsi ayay kuu noqoneysaa. Taiwan mareykanka ayaa aqoonsan iyo wadamo fara badan waxbana uma aysan tarin.

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 9 วันที่ผ่านมา

    Yaa fakhrisan Jabuuti iyo Ethiopia 😂😂😂 of course Djibouti ayaa fakhrigu futada ka galay afkana kasoo baxay