Daawo Hadalka Maanta wasiir Fiqi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow หลายเดือนก่อน +3

    Fiqi somaliya 🇸🇴 hasiiyeen Bilad geesi
    Waa wadani dhab ah
    Walaahi somali asoo kale wuu ka dhamaaday
    Wz Ax m Fiqi aanu ilaashano
    Allah ha inoo daayee.🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👍👍👍👏👏👏👏👏👏👍

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤MASHALAAH GUUL SOMALIA 🇸🇴 ILAHAY QERKA IYO BARWAAQADA ALAHA KUSOO DAJIYO SOMALIA 🇸🇴 INSHALAAH DOWLADEENA ALAHA GARABKIINA HAGALO ❤❤❤

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah, very, serious diplomat

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 หลายเดือนก่อน +2

    Doofaar fiqi Faqash argagixiso weeyaan😢😢waalayaabay

    • @Michealfot
      @Michealfot หลายเดือนก่อน

      Ooy caac

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

      Naa cayda jooji makhnuudad yahay mise magacaaga oo sadexan baan sheegaa iyo address kaaga jooji niicda

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 หลายเดือนก่อน

      @@hassanhussein272 kkkkkkk ceeb ayaad aduunka uga baxdeen.. amaankiinii ayaad aduunka ka tuugsanaysaan in la idiin sugo.. magaca Somali noo dhiga. Ceeb ayaad aduunka uga baxdeen.

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 หลายเดือนก่อน

      @@hassanhussein272 doofaar argagixiso ah ayaad wasiir ku sheegaysaan

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

      @@Baaruuda2024 naa isla yaab doqon yahay candhada weyni

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir fiqi munaafaq maaha ee ninka bada itoobiya doonaya inuu siiyo ayaa khaain ah

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib หลายเดือนก่อน

      SOOMALIA ITALIYA AND BRITISH SOOMALILAND LABA WADAN MEEDAY SOOMALIA 0NLY 3KM

  • @NuuradiinMohamed-g1h
    @NuuradiinMohamed-g1h หลายเดือนก่อน

    Anfac media waad maxadsantahay

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate หลายเดือนก่อน

    Hadalkaan liita iyo dowlad liidata madax misaan iyo mabda midna lahayn
    Caapamkan waxba kama aha lamana qadariyo,
    Ee somali madaxdey ka dhimatee alkah madax mabda aqoon amaano kartipeh oo wadankaan iyo dadkaan dib usoo celiya allah ha keno .

  • @QabilaMoussa
    @QabilaMoussa หลายเดือนก่อน +2

    ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BashiYusuf
    @BashiYusuf หลายเดือนก่อน

    Dabcada lacagta Somalia aya kalinta mudnata leh sida kubaca dhaqalha hormar ku garno

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z หลายเดือนก่อน +1

    Waa mooryaan markaan hadaladiisii soo xasuusto.qabqable dagaal baan u aqaanaa

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 หลายเดือนก่อน

    dhaqaalaha buluuga ah...waa badda oo la xaraashayo

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 หลายเดือนก่อน

    Fiqi noloow suntacadowgaka ilmeysiisa

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z หลายเดือนก่อน

    Dowlad iyo arimo dibadeed waxba kama oga he is empty shell

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 หลายเดือนก่อน

    qalinkooda fur ma leh..warqad kasta waa saxiixayaan..belaayo

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si หลายเดือนก่อน

    🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹. shati EiG ku qarabanayan waxas leydinkayelin ❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiirku waa Munaafaq Alshabaab ah Somaliland inay ka go'do Somalia isaga iyo Xasan sheekh ayaa ka shaqeeyay ee dadka ayay maaweelinayaan waxaanay kala goeen Oo ay wasiirkan iyo xasan sh. Cadeeyeen inay Somaliland dawlad ahayd xoriyadana ka qaateen Britishka anaguna ka qaadanay talyaani ahayna laba dawladood oo isku yimid qolo walibana ciday doonto ayay heshiis la gali kartaa waxaana la hayaa isagoo qiraaya saxeexii labada wasiir ee arimaha gudaha ee labada dawladood iyo labadii madaxweyne ee Somaliland iyo somalia markaa yaanay umada wareerin dadku ha fahmaan markuu kolba siduu doono u hadlayo ninkan waalani mar Ethiopia waa walaalahay buu leeyahay marna waa cadaw doonaya inay dhulkayaga qaataan runtii cilaaj buu u baahan yahay hhhhhhhhhh

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน

      Kan bada siiyey waaba Muuse biixi kaas aya kasii daran walba munafaq ah ictiraaf bad uka badashanayo lasso munaafaq ah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน +1

    Fiqi Taariikhdiiisu ma Qurux badana marka Indhaha Hogaamineed lagu Eeeego.

    • @Michealfot
      @Michealfot หลายเดือนก่อน

      Oromo ma ayaa aragti fiican leh

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Fiqi Waa Is Ceebeyey Ma Dhaqaalaha Badeena Miyey Dhaqaalaha ka heleyno ayaa Nala Qeebsanaayan Blue economy igaadh Wadamada la isku dhaho Cajiib

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p หลายเดือนก่อน

    Ninkaan wasiir uma qalmo qof walba walaalehen maxaytahay
    Ninka yiri jamhanan hubaynayna
    Ayadoo baydhabo Ethiopian fadhiyo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 หลายเดือนก่อน +2

    DAD REER. REER. LAYSUGUDIRAY. DALKOODIINA. COLAAD UJEEDO GAARA. XAMBAARSAL. LAGALIYAY MAXAY. IGAD. KA. HELI. KARAAN SOO MAAHA IN KHAYRAADKOODII. LARABO. INTAY ISLAYNAYAAN. LABOOBO

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 หลายเดือนก่อน

    Maxaý. Laga. Faa iidaysto. Biyaha. Egad. Waa sheeko. Kale

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 หลายเดือนก่อน +1

    First comment

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 หลายเดือนก่อน

    Abi ayaa dhinac kale kaga yimi

  • @mohamedyusuf9806
    @mohamedyusuf9806 หลายเดือนก่อน

    Kulba gidaar madax ku dhufo wllhi xal kama heshid inta aad somaliland is leedahay xaasid waxba kuma hagaagayan qabiil qaran ma difaaco
    Inta meela kale ku meereesanaysid adigo somaliland kala hadla waxad ka arimaha bada waayo itobiya anaka bada siinaya waxad anaka itobiya difaacaya inta dhulka somaliland joogan

  • @Hciid
    @Hciid หลายเดือนก่อน

    Mudane wasiir noo cadeeya siyaasada aad waqooyiga kula dhaqmaysaan hada kadib matii beesha dhexe mise qabaalilka wada dagan

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e หลายเดือนก่อน

    Wali somalia waxay raadineysa iney yadu bad siiso laakiin mid u suuro galeya maaha itoobiya iyo somaliland igad waa ogsoontahay inaan cidi hor istaagi karin heshiiska mou waa mid hirgalaya

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib หลายเดือนก่อน

    Failed soomalia italiya only 3km

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 wakiilka ka tahey aaa Wasiir Fiqi Arimaha dibada kuma Habooneyn Runtiiii?

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf หลายเดือนก่อน

      Orom

    • @jimaleahmed1444
      @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

      @@FuadAbdi-qu7vf Ninkani waaa damiim Siyaasadeeed Dhanka Arrimaha Dibada AQoon umaleh Beesha Caalamka balse Qoysaska iyo Banadir waaannin AQoon badannuleh

  • @aliibrahim1725
    @aliibrahim1725 หลายเดือนก่อน

    Fiqi hasiiyo IGD bada? Dhagihiisa iyo hadalkiisa isma malaanmiyaa sotuu lahaa Eitopia waa cadawgeena gorma ayay shacabka Eitopia walaaladeen noqdeen?😂😂😂😂😂😂😂

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o หลายเดือนก่อน

    Waar yaad u qudbadani waa alshabaab