Daawo Warkii Udanbeeyey Somalia iyo itoobiya Waxba isu Reeban Cay iyo Dagaal Gafwayn O itoobiya kudh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @AliHahe-q1u
    @AliHahe-q1u 4 วันที่ผ่านมา +3

    DOWLADA ITOOBIYA INTEEY XUKUNTAA AYAGU ADIS XATAA MA XUKUMAAN EE ARIMIHIISA DIB HA RAARAACO

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 วันที่ผ่านมา +3

    Nabiyo tesla wa cunug xun oo aan siyaasad waxba ka aqoonin. Wa nin iska caytama waxuu u egyahay xabashi la haysto. Hadal badan haan ma buuxshee waa inoo tahay desembar.

  • @MawlidabdiOwliye
    @MawlidabdiOwliye 4 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia must ween inshlh

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 4 วันที่ผ่านมา +3

    Dhul ninkisa aya uharayo

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 4 วันที่ผ่านมา +2

    Injir low oroma 😂😂😂 somaliland iyo somaliya guul inshaalaah ❤❤❤

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 4 วันที่ผ่านมา +3

      Yaa kugu shubtay...Somaliland ma tihide magaca noo dhig abti

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 3 วันที่ผ่านมา

    Waa run dowlad kajirta Somalia oo tamar leh majirto lkn Somalia runta majecla

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waxeey noo tahay 31 desembar haddeey daciif tahay. Iyo haddii kale waa la arki doonaa

  • @MohamudOsman-vh6mh
    @MohamudOsman-vh6mh 4 วันที่ผ่านมา +3

    Asc

  • @YusufHassan-hf6jw
    @YusufHassan-hf6jw 4 วันที่ผ่านมา +1

    Qaraar inta la eg anaga wa is naqana itopia somalia ha noolaato

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 4 วันที่ผ่านมา +2

    Oromo wey ahaden wax eey naqadayan meleh dad wan u heynaa

  • @MohamudOsman-vh6mh
    @MohamudOsman-vh6mh 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cabsi aakakeeneeso hadallaas iyo nabarka laga taab tay oo jabhadaha

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 3 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia iyadaa adisa albaabkeeda fanno u fadhidaa. Somalia way guuleysan doontaa curyaamiinta itoobiyana way hoos imaan doonaan. Ummadda soomaaliyeed oo aan wax kala qeybiya laheyna waa middoobeysaa insha allaah. Dhuuniqaatoyaashana waa laga adkaan doonaa.

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 4 วันที่ผ่านมา

    Mareykan dhibta isagoo u aabo ah xasaradan

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 4 วันที่ผ่านมา

    120 milyan oo itoobiyaan ah 70% waa ..muslimiin eey gaalo afduubteen

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 3 วันที่ผ่านมา

    Dalka soomaaliya madaxwayne male waa xasan hunguri dibbuu uceliyay dalkii soo korayay allaha ka qabto iimaanka beelaha nacaska a

  • @MohamudOsman-vh6mh
    @MohamudOsman-vh6mh 4 วันที่ผ่านมา +1

    Marhore aalagarabay hadalkaas oo ah in lala macaamilo jabhadaha

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa laiska dhicinaya itopiyanka
    Hadaan nahay somali tii 1977 jano ayeey u noqoneysaa markan

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 3 วันที่ผ่านมา

      Haday ku haystaan.Goormaad iska celin

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 4 วันที่ผ่านมา +3

    Viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia maasha-allaah maasha-allaah

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 4 วันที่ผ่านมา

    Hadalka fiqi ee ah in mucaradka itoobiya xidhiidh la samaynayo ma ahayn mid diplomaasiyadeed,waxay ahayd in ay u qarsoonaato kuna dhaqaaqdo mar hore

  • @MahadCabdulle-u2s
    @MahadCabdulle-u2s 3 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 hadey somali soo hamto o kala Hari meyno hadaan nahy somali

  • @AxmedIidan
    @AxmedIidan 3 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho.madoonayno.unuku.malihin.

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 4 วันที่ผ่านมา +3

    Waa run alshabab & mamulkaa somalia waa iskuu milmeen

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 4 วันที่ผ่านมา

    Itobiya koox somali oo xil in ay Somaliya qabtan ka dheeryahay aya dona aya donayo qaranka itobiya ku dumiyan wayo hadalda itobiya u fiirsada wa hadaladi ccb hawiye dowladnimo maya qano wa shabb waxas oo dhan wa hadaladi kooxdi farmajo

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 4 วันที่ผ่านมา

    REER KOONFUREEDOW UGU YARAAN DHOWR OYO TOBAN KUN OO CARUUR AFRICAN AH AYAA 20 KII SANADOOD ASKSRTA AFRICAN KA AHI XAMAR IYO KOONFUR HABLIHIINA KA DHASHAY!!!!!.SHEEKH IYO SHARIIF MA HADAL HAYSAAN!!!!!.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 3 วันที่ผ่านมา

    Abiy wuxuu iska dhaadhiciyay maanta inuu haysto fursad fiicaan oo uu ku qabsan karo Soomaaliya. Lkn waxaan rajaynaa inay sidii Hitler ku dhacday ay qabsato in Shaka Allaah

  • @Mohamud710
    @Mohamud710 3 วันที่ผ่านมา

    Oromo miyan laxifaltamayna adun

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda soomaalidu.way ka baqayaan.itooniya

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 4 วันที่ผ่านมา

    Dee waa run dawlada Somalia waa argagixisadi geeska afrika

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 4 วันที่ผ่านมา +1

    Itobiya iyo somaliland guul

    • @SomaliLand-p7t
      @SomaliLand-p7t 4 วันที่ผ่านมา +1

      Injir low 😂😂😂😂 somaliland iyo somaliya guul inshaalaah ❤❤❤

  • @XasanNuur-e9i
    @XasanNuur-e9i 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 วันที่ผ่านมา

    Dawlada fashilantay ee xasan sheekh waa laqabsanayaa waana laga guulaysanayaa waxaad Arki doontaan xamar oo itoobiyaan haysto

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 4 วันที่ผ่านมา

    Kharaar baa ka keenay ,hadalka .Balse Somalia waxay sameyneysaa
    Sida ay sameysay Ethiopia

  • @AhmedCumarSamatar
    @AhmedCumarSamatar 4 วันที่ผ่านมา

    Somali ee aad shegasa xagay jogta dad aafak kanol madawladba😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @OmarMohamed-b4b
    @OmarMohamed-b4b 4 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii xamar meel ka baxsan ma xukunto waa wax magac dowladod oo beena sidata waxay wakiil utihiin Alshabab
    Markaasay dal iyo dadaadan shaqo ku laheyn oo layidhaa somaliland daba socdaan badu ma xamar baay ku taala waa waxan xishoonayn

    • @AhmedCumarSamatar
      @AhmedCumarSamatar 4 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runtii xama meel ka baxsan ma xunto wa wax dowlada oobeena😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 4 วันที่ผ่านมา

    Hadal jilicsan weye