Hamster Kombat Review | App-kan Cusub Muxu Yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 My Website gellebashir.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

ความคิดเห็น • 337

  • @Hashimsaleeban
    @Hashimsaleeban 3 หลายเดือนก่อน +13

    Top teacher of all time 🫡🐐 ILAHY HAKU xifdiyo macalin

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน +3

      thanks wll

    • @MukulaalMadow
      @MukulaalMadow 21 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤​@@GelleBashir

  • @abdallehaaji9364
    @abdallehaaji9364 3 หลายเดือนก่อน +8

    dhalinyarada aan haaysan paspoort exchange yada eey isticmaali karaan oo dex ah nosoo gudbi ustaaad kuwa ugu fcn

  • @Moha-114
    @Moha-114 3 หลายเดือนก่อน +16

    coin kaan already waxaa lasoo dhigay exchange ga Bybit la dhaho oo ka mid ah exchange yada ugu xoogan wuxuuna marayaa marxalad loobyaqaan pre-market oo ah intuusan suuqa soo galin in lasii iibsado coin ka, kolay waxaan sugnaaba waa waqtiga saxda ah ee la trade gareen karo iyo qiimaha ay suuqa kusoo galin doonaan inay shaaciyaan.

  • @FardwsaM.S.Sonkor
    @FardwsaM.S.Sonkor 3 หลายเดือนก่อน +7

    Online business ayaan rabaa inaan bilaabo sidaa ugu fuduud igu caawi wll insh allh ilaahy haka ajaarsiiyo

    • @AbdilahiBoqore-mo8nd
      @AbdilahiBoqore-mo8nd หลายเดือนก่อน

      online business yaan rabaa inaan bilaabo 🎉sidaa ugu fuduud igo caawi wll insha Allh

  • @Apdirahman-u6i
    @Apdirahman-u6i 3 หลายเดือนก่อน +10

    Mahadsanid legend waan ciyaara hadana warbixintiisa waan waayay halkaa kusoco fidiyoo badan noogasoo samee zxb

    • @salmosagal
      @salmosagal 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo iga caawi talegaraam somaliya

  • @aqoonkorodhsi
    @aqoonkorodhsi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aniga ciyaar ee hadad xog badan uga bahayey isoo qabo
    Wax jira sida tapcoin iyo hamster iyo hamster sport kuwo sifudud coin loga sameyn Marka labedalo

    • @baalcadde
      @baalcadde 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb maa xog iga siisid anigabo waa ciyaar game ka

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 3 หลายเดือนก่อน

      Waka sxb hada gal

  • @saalimyareofficial10
    @saalimyareofficial10 3 หลายเดือนก่อน +3

    Macalin sidoo kale waxaa jiray mit kan ka horeeyay ee loo yaqaano notcoin sida kan oo kald ayaa lagu bilaBay markii hore ka dibna waa la soo shaaciyay markii dambe hada coin kaas qiimihiisu waxa uu maraa 0.016

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน

      Bro kan hdda la shegayo ma ifhsiin krta

  • @Salaadxasan1
    @Salaadxasan1 3 หลายเดือนก่อน +5

    ustaad waxaa kaa sugeyna qaabka binance lacag loola baxo adigoo mahadsn

  • @kawserabdi3704
    @kawserabdi3704 3 หลายเดือนก่อน +4

    When ever u see there TH-cam u will gain 100000 coin that is why every day we open and see there youtube.

  • @ismailzein8539
    @ismailzein8539 3 หลายเดือนก่อน +2

    War Airdrop kii notcoin kii kafaidaysty umpah granyah zhp notcoin hdana wa crypto currency pay noqoty zo dhalin yrtah usheeg inay kafaidayan bybit na hda way ku jirta wku zide

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      ok adaa mudan wll

  • @HagayeMaxamd
    @HagayeMaxamd 26 วันที่ผ่านมา +1

    Afka makala qadid hoyada wase

  • @AbdulahiEid-o1f
    @AbdulahiEid-o1f 3 หลายเดือนก่อน +4

    Meta wallet si fican uso sharax course ka waxba kamanan Fahmine wll

  • @AbdiazizAdan-cn3wl
    @AbdiazizAdan-cn3wl 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gelle hamster kombot wxuu dabasocdaa notcoin ao dadbadan e katajiren hamster not scam ani 1.5m profit per hour Lacag kagamabeheyso per hour is move profit

    • @zuperrize6183
      @zuperrize6183 3 หลายเดือนก่อน +1

      2.4m pph haystaa Ani shpow ee wax wacan maku helanaa

    • @AbdiazizAdan-cn3wl
      @AbdiazizAdan-cn3wl 3 หลายเดือนก่อน

      Total point meqee heysata

    • @TheonlyLenged
      @TheonlyLenged 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdiazizAdan-cn3wlAniga Waxan hystaa 50,000k

    • @Hamdi12319
      @Hamdi12319 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@TheonlyLengedabowe side bu u shaqeya waku wareraye

    • @raafidabdi2233
      @raafidabdi2233 หลายเดือนก่อน

      Sxb profit per hour miyaa lagu qiimeeyaa marka uu soo boxo coinka

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 หลายเดือนก่อน +5

    Anigu 3m pph , coin balance 260m
    Dhamam cards wa ii furan yahay masha alah waqti ban galiyey

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน +2

      wan arkeyna wuxuu ku danbeeyo

    • @Somaliairdrop1
      @Somaliairdrop1 3 หลายเดือนก่อน

      @@GelleBashir insha alah

    • @abdikadar2480
      @abdikadar2480 3 หลายเดือนก่อน +1

      2.5Mpph and 200Mcoins waa arkeenaa insha Allah

    • @Hamdi12319
      @Hamdi12319 3 หลายเดือนก่อน

      Wll side wye bal ifahan si

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน

      Shb ma ifahnsiin krta ado mhdsan

  • @Abdisalem_ismail
    @Abdisalem_ismail 3 หลายเดือนก่อน +7

    Aqoon buuxda wan ulehay ee youtube iyo melan ku sharaxo ayan hayn cidi ubahan in lafansiyo ha iso qabato.

    • @SaaroZuhuur
      @SaaroZuhuur 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga ifahansii

    • @fatima66524
      @fatima66524 หลายเดือนก่อน

      ana ifahansii

    • @axmedanashde9194
      @axmedanashde9194 หลายเดือนก่อน

      xagee lagala so xariiraa wlle

    • @mahamudhassan9444
      @mahamudhassan9444 หลายเดือนก่อน

      Sxp I Sooqapso nh

    • @Mahrez47
      @Mahrez47 หลายเดือนก่อน

      Sxp lamparkaaga nosoqor

  • @AbdiazizAdan-cn3wl
    @AbdiazizAdan-cn3wl 3 หลายเดือนก่อน +5

    Qofkii ubaxan hamster kombat in lagacaweyo isoqabo

  • @بشارعبداللهبدل
    @بشارعبداللهبدل หลายเดือนก่อน

    ustad bashiir wlle waxan rabaa inan iibso kiribta marka lacagahee la iibsan karaa?

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waafi kasoo hadal iyo updatekisa ugu dhambeyey iyo waxtarkisa xaga suga wallet mastercard ka

  • @LakiPoy-ip9eo
    @LakiPoy-ip9eo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga isticmaalo 38,454 ayaa kasameeyi

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน

      Bro ina ifahnsiisa raba ee nmbrka isoqr

  • @SAQADHI1
    @SAQADHI1 หลายเดือนก่อน

    Which exchange work in somalia. Can I withdraw which bank supports. Can u make video u

  • @Jackcadnaan1
    @Jackcadnaan1 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asxbeey sual crypto currency ma xaraan baa mise xaran mahan

    • @flabflab8288
      @flabflab8288 2 หลายเดือนก่อน

      Labadaba way leedahay

  • @CabdiwahaabMaxamuud-vh3ii
    @CabdiwahaabMaxamuud-vh3ii 17 วันที่ผ่านมา

    Waad xayaysiise waxba noomaad sharixin

  • @AliInaliban
    @AliInaliban 27 วันที่ผ่านมา

    Lacagta hadii aad sameyasato intee ku so dhici isheg sxp

  • @kaabemedia
    @kaabemedia 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haku qiimayn dadka ku xidhan baraha bulshadooda sababtoo ah waxay ku bixiyaan dhibco qofku markuu soo booqdo ama follow gareeyo
    Marka waa followers ama views ay gateen/iibsadeen

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน

    Maskaxdaan ah Dhaqse Ku taajir Soomaalida wey ku waasheen?

  • @KAAFIYE399
    @KAAFIYE399 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad geele Bashiir waayahaan Crypto Ayaan u batay wixii update ah noosoo gudbi
    10 coin oo la maal gashan karo bishaan

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 หลายเดือนก่อน +1

      Top 10 ugu fcn waqtigan wa
      Eth
      Eth classic
      Avax
      Dot
      Bitcoin cash
      Near
      Litecoin
      Filecoin
      Icp
      Crust network
      Waan hubaa in aad ku faaidi doontid

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 2 หลายเดือนก่อน

    Teacher Crypto carruence rabaa inaa coin iibsado binance wa samestay side lcgta ugu shubaaa

  • @dhalintatv1812
    @dhalintatv1812 2 หลายเดือนก่อน

    Informetion cusub ayaan kasugaynaa wll hamester kombat

  • @hamzamoussadirieh3419
    @hamzamoussadirieh3419 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb waa kasoo hadasha crypto (pi network) midkaas kasoo hadal waayo waa mustaqbalka dhow 2025 ayu noqon doona international

  • @TaxanahaFilimada
    @TaxanahaFilimada 3 หลายเดือนก่อน +19

    Saaxiib geelow appka waafi Muuqaal ka sameey

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน +6

      Ok wll

    • @KaadheriTv
      @KaadheriTv 3 หลายเดือนก่อน +4

      ​@GelleBashir bro bobsi

  • @MaxamedXasan-c6r
    @MaxamedXasan-c6r 2 หลายเดือนก่อน

    Wa scan wax jira ma aha hamester inay lacag ka sameyan ayay raban

  • @KalidAbdillahi
    @KalidAbdillahi 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll sida wanagsan eed noga shiki bixiso hadan nahey dhalinyarada Ku xidhan channel kaga

  • @ismaciilcabdullahishiikh6423
    @ismaciilcabdullahishiikh6423 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadow wad mahad san tahay waxan rabay inan ku weydiyo hamster kombat wan rabay lkn wan fahmi wayay telagaram kanga wan wayay lnk giisa soo dhig TH-cam ka si an halkaa ugu soogalo ustad nagana caawi aniga iyo inta ila mid ah hamster kombat

  • @ADNNANABDI-h2z
    @ADNNANABDI-h2z 3 หลายเดือนก่อน

    Pro Notcoin Horay Ma adan U arag Miya Sido kunilawday Iyo mesho mara

  • @subeermohamet8913
    @subeermohamet8913 3 หลายเดือนก่อน

    eng gelle bashir adbad umahadsantahy wll sidad bulshada uga wacyi gelinayso wxi hantidooda baabiinaya wixi macluumad kaso kordha hamster wanu kasugayna

  • @mahadibraahin3325
    @mahadibraahin3325 3 หลายเดือนก่อน

    Waankuugu raacsanahay Kuli way wada xidhmi Doonan kana bal waynu arki Doona

  • @My.abdirehman
    @My.abdirehman 2 หลายเดือนก่อน

    Coin ka waba lasameyey suqana way so gashay ee comunity distributionki un hadhay wll

  • @xuliyxiizofficil3866
    @xuliyxiizofficil3866 2 หลายเดือนก่อน

    Gelle walal bal companyga teins muqal kaso samee wll dhawr jeer kuwaydiye

  • @hihello3337
    @hihello3337 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad 50 dollar malagu bilaawi karaa

    • @shactaroofficial
      @shactaroofficial 3 หลายเดือนก่อน

      Lacag la aan waye sxb waxad ciyareysa game sidas lacag ku hele

  • @walalzaki6768
    @walalzaki6768 2 หลายเดือนก่อน

    Coins ka aan shaqeeyey goormee la bixi karaa? Withdraw

  • @MohamedOmary-s9n
    @MohamedOmary-s9n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Have 3milions profits per hour, level grandmaster

    • @oamzrawes7043
      @oamzrawes7043 2 หลายเดือนก่อน

      How can I make withdrawal 😅

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 3 หลายเดือนก่อน

    Cryptoguru kasoo hadal Appka lacagta ma feka mise run hadii urum yahay halke lagal baxa

  • @suhaybkhadar4129
    @suhaybkhadar4129 2 หลายเดือนก่อน

    Waxlacga galinmeyno ila intu warkiisu meel ku cadaanyo

  • @kaafiyajaamac
    @kaafiyajaamac 2 หลายเดือนก่อน

    Qaabkee business online loo sameeyaa

  • @My.abdirehman
    @My.abdirehman 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp projectigan wuxu ka weyn yahy coin nanka ad shegto😅

  • @RaeesJoseph-u2886
    @RaeesJoseph-u2886 หลายเดือนก่อน

    Gelle Bashir, Wllo Hamestar kombat withdraw side ku heli kara

  • @mahyeofficial6206
    @mahyeofficial6206 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hada maba shaqaynaayo homaster kii

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 หลายเดือนก่อน

      Dadkaa ad ugu badan oo wa jaam dhib kale ma jiro qadkaaga ama Ram mobilekaga hadii uu liito wa dhibaato kale

  • @dinisnob21dini72
    @dinisnob21dini72 3 หลายเดือนก่อน +3

    That's zhp ❤lakin video oo sharaad ah soo mayee waa iga codsi🎉🎉

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน +2

      ok adaa mudan wll

    • @FADXlCALI
      @FADXlCALI 2 หลายเดือนก่อน

      Mnsha allha

  • @ahmednor4700
    @ahmednor4700 3 หลายเดือนก่อน

    Red packet ka binance kaso hadal ustadow gift yadas wax jiro miya

  • @waaberionline
    @waaberionline 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad geelle baryahan dhanka crypto ayaa ubadatay waxa kaloo update ah nala wadaag mahadsanid 👍

  • @FaaraxAbuukar-i8l
    @FaaraxAbuukar-i8l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllo kaarark somalia paypal malu xidhi kara sida premier bank aniga wu iga diide

  • @mohamudyussuf6625
    @mohamudyussuf6625 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb waxan kacodsanahaya Ina ino sameso video kahadlaya sida cryptocurrency loo malgashta mahadsanid

  • @raaxoAbdilaahi
    @raaxoAbdilaahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan wa beenti o qofa. Yaan lacag laydin ku dhicin

  • @aliyaanoofficial6400
    @aliyaanoofficial6400 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin bal kaso hadal tradeka la dhaho AGIQT ayaanta midkas lagu kacsan yahay inuu scam yahay iyo in kale naka so hubi yanan ku dag daginenee

    • @husseinmohamedabdulle-zy7ll
      @husseinmohamedabdulle-zy7ll 3 หลายเดือนก่อน

      Scam ma ahn sxb hadii lacag aad hesato isoqabo aniga ka cawinaya wlh blh tlh ka faideyso wll

  • @dualemedia1512
    @dualemedia1512 3 หลายเดือนก่อน

    Geele bashir macalin waxyabo badan ka fa,iday ba tahay coin ka Hamster ka ninka u badan somali in aahay ayan manta filaya ila hadanaH airdrop kayguna wa binance sidi lola baxaya ina igah cawisan raba teacher thanks

    • @dualemedia1512
      @dualemedia1512 3 หลายเดือนก่อน

      630 Million ayan haya

    • @mii_mi21
      @mii_mi21 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@dualemedia1512 profit per hourka la xisaabinaa ma ahan meesha kale

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@dualemedia1512profit per hour aya la xisabiya ee Coin lama xisabiyo

  • @SaynabSaynab-y8w
    @SaynabSaynab-y8w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad blum isgna bal eeg

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน +1

      ok adaa mudan wll

  • @AbdulahiEid-o1f
    @AbdulahiEid-o1f 3 หลายเดือนก่อน

    Wafi sida Lacag Binance lagaga shubto video complate ah so duub wll

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq maanta wqxaad taabtay meel.lo bahanaa mhdsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      ok adaa mudan wll

  • @OzmaN-Ozzey
    @OzmaN-Ozzey 2 หลายเดือนก่อน

    Qov lacag ka sameyy ma jiiro o repply igu soo galayo

  • @hibomaxamed5997
    @hibomaxamed5997 3 หลายเดือนก่อน

    Adoo raliya walal no so sheeg hadu ficanyey

  • @BuraleAxmed
    @BuraleAxmed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ina bashirow whealthy affilait ka so hadal

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      ok adaa mudan wll

  • @foudahir2585
    @foudahir2585 3 หลายเดือนก่อน

    Ma isticmalikara bitcoin address Ka trust wallet Ka dhexdiisa walal ifahansii

  • @adammohamedibrahim2395
    @adammohamedibrahim2395 2 หลายเดือนก่อน

    Waafi master card malagu isticmaali karaa

  • @najmidiin5842
    @najmidiin5842 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb blum ka kasoo hadal adoo mahadsan

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad gorma laso list garenayaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      wn kaso hadli dona insha allah

  • @apdizalamhero8901
    @apdizalamhero8901 3 หลายเดือนก่อน +1

    coin badana Haysta sayid xalka nagala soco nala so wadag

    • @caskaztyle-vk5sq
      @caskaztyle-vk5sq 3 หลายเดือนก่อน

      Shp appkan iyo waxyaabahan oodhan ma ifahansiinaysa

  • @الحلبىأبوالمدنى
    @الحلبىأبوالمدنى 3 หลายเดือนก่อน

    Gelle waxn rabaa inan kuweydiyo gmail ka binace ii sodir

  • @HusseinAli-b7p
    @HusseinAli-b7p 3 หลายเดือนก่อน

    Hamster kombat muuqaal muuqaaladiisa soobadi goormee uu sobixi doona

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 3 หลายเดือนก่อน

      Waka link ga hada gal kana faideyso

  • @zikoincrypto
    @zikoincrypto 2 หลายเดือนก่อน

    Ku coin aad ka trade gareekartaa

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad no so badi plz🙏🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      ok adaa mudan wll

  • @Shaakirapdikreem
    @Shaakirapdikreem 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waayo arag ayaa tahy ustaad waann ku kalsoony❤

  • @mukhtarhussain516
    @mukhtarhussain516 2 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd Sxb Walahii Warbaxiin Somali Ah Ayaan La Aha Wxn hysta 148m profet iyo 250mcoin

  • @MascuudYare-t8k
    @MascuudYare-t8k 3 หลายเดือนก่อน

    Geelow zxp waxaan copyright muqaal kazoo zame

  • @drbaarimoalim8164
    @drbaarimoalim8164 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ecos mining kawaran information makahaysaaa

  • @AbdicazizWali
    @AbdicazizWali 2 หลายเดือนก่อน

    zxp blum cashar kasoo samee

  • @Cuzayro_pro
    @Cuzayro_pro 3 หลายเดือนก่อน +1

    70,000,000 ayaan gaadhay caawa Halka 1 saac isoo dhacayso 1M coins

    • @FarhioShafat
      @FarhioShafat 3 หลายเดือนก่อน

      Walal midkee fican and gashte.

    • @AlLa-re7ie
      @AlLa-re7ie 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@FarhioShafat wll anaa 20 bari ku jiroo 2.2m baan marayaa

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 3 หลายเดือนก่อน

      Link ga waka

    • @Cazmi.Cudoon
      @Cazmi.Cudoon หลายเดือนก่อน

      Aniga xly leen furtat 😢😂​@@AlLa-re7ie

  • @AxmedDayibkajaahee
    @AxmedDayibkajaahee 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sideen kuula soo xidhiidhaa mcln

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb app waafi bal noo faah faah consi malagu iib sankaa qof soomaaliya jooga sxb

  • @Mohameddeqb3245
    @Mohameddeqb3245 3 หลายเดือนก่อน

    Coins ka aniga waxan ku jira bill iyo xoga wana fudud yahay kaliya wa kararka aya iska bixinasa waxa la iska rabo wa profit per hours iyo 20M coins ah

  • @TheonlyLenged
    @TheonlyLenged 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Free Baan ku qaadanaynaye sidee Xaaraan unoqdaaa

  • @MomDad-ps8st
    @MomDad-ps8st 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mudane Ka soo hadal habka tiktok work whit artists Lacag looga sameeyo fadlan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 หลายเดือนก่อน

      ok adaa mudan wll

  • @DR_OMAR_DENTISTRY
    @DR_OMAR_DENTISTRY 3 หลายเดือนก่อน

    Ani waxn heystaa , 55,000,000
    million
    Hamster combat

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline 3 หลายเดือนก่อน +1

    Blum kasoo kasoo hadal

  • @Abdisalem_ismail
    @Abdisalem_ismail 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cidi ubahan linkigisa wakaza dhalinyaro

  • @TheMost705
    @TheMost705 2 หลายเดือนก่อน

    Taliye blum isoo sharax

  • @AlvarezBoy-k8z
    @AlvarezBoy-k8z 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp aplicationka vab
    Ka soo hadal pls

  • @sisi_mohamed
    @sisi_mohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee lacagta u soo saaran kara?

    • @NimcoAdan-kl9ku
      @NimcoAdan-kl9ku 2 หลายเดือนก่อน

      Anba waa yabanahy lacag baa igu jirta😂

  • @isbeddeldoon
    @isbeddeldoon 2 หลายเดือนก่อน

    Mashruuxa way sii dheereyen games in lasoo dejiyo ku dareen

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 3 หลายเดือนก่อน

    Wa mahadsnatha bro 2139 ayan mal gashte inkasto qasare iga so garin haadana ayantaan oo crpto aad u baro waxan ogade inu scam yaha marka hore kuma amin oo aqon uma lahen sory wax ka fcn ma jiro inaa wax adigu barato oo barto
    Anago aqon leh ban mar mar si easy ah wax aminena

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 3 หลายเดือนก่อน

    anigu wan wadaa iminkah iyadoo luuqada englishka ku baxaaya

  • @O-wg1fj
    @O-wg1fj 2 หลายเดือนก่อน

    Shb 2 ciwaan ayaan isku wada kawaran saas shb

  • @foudahir2585
    @foudahir2585 3 หลายเดือนก่อน

    Walal waxan kacodsanayaa inad ifahansiisid website Ayan lacag kasameeyay lacagta waxaad kulabixikartaa bitcoin hadaba waxan leyahay trust wallet gudaheeda waxan Ka arkay bitcoin m

    • @flabflab8288
      @flabflab8288 2 หลายเดือนก่อน

      Zxp qoraalka dheer ayaad lacagta ku dirsanaysaaa

  • @shimysadaq1283
    @shimysadaq1283 2 หลายเดือนก่อน

    Masxbaa ama wa qalad

  • @drahmedlucky4025
    @drahmedlucky4025 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adiga io kuwa kle an ogahy wad nawareerisen been dhagaha Noga tumten cml na dhafa plz😢😂

    • @FatimaAhmedcumar
      @FatimaAhmedcumar 3 หลายเดือนก่อน

      Ma aragtey😂😂

    • @drahmedlucky4025
      @drahmedlucky4025 3 หลายเดือนก่อน

      @@FatimaAhmedcumar hhhh wlhi wanla yabay bentoda anaga stress nahaya iyagana been ayey raban iney nogu daraan 🥹🤣

    • @FatimaAhmedcumar
      @FatimaAhmedcumar 2 หลายเดือนก่อน

      @@drahmedlucky4025 haa wlhi ani hada forex ka rabaa inaan tijaabiyo

    • @drahmedlucky4025
      @drahmedlucky4025 2 หลายเดือนก่อน

      @@FatimaAhmedcumar forex wax caadi oo la yaqanoh lcg laga samen karo wad bilabi karta

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan niga baryaya somaliyey inad isoboqatan wayo lacag mahesto inan yutubka kashaqesto raba😢😢😢😢

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan talo kusiin laha bal sida ugu haboon ee loo ciyaari laha na ka soo hadal soo badh mcnha

  • @Abdisalem_ismail
    @Abdisalem_ismail 3 หลายเดือนก่อน

    Mar hore ayan Facebook kaga so qoray kaso hadal wan wadna anagu

  • @riito9394
    @riito9394 3 หลายเดือนก่อน

    Copy trading binance kwrn bro xog iga sii

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp aniga waxn hysta 3M

    • @AhmedAbdurasak-u9s
      @AhmedAbdurasak-u9s หลายเดือนก่อน

      Zxb weli waan fahmi la,ahay ee xog ma iga siin kartaa

    • @mukhtarali8641
      @mukhtarali8641 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedAbdurasak-u9s dhawan ayuu lacag noq donaa waxd badisa profit per hourkaga Ku dadal ugu yaran 2m am 4m

  • @muxtadmj1877
    @muxtadmj1877 หลายเดือนก่อน

    Somalia ma ka shaqeeyA?