Qissadi ninki Sucuudiga aha iyo ninki Soomaaliga aha 😂😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • • قصة راعي المرسدس و الص...

ความคิดเห็น • 271

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 ปีที่แล้ว +37

    Raga soomaaliyeed waa rag geesiyiin ah raalina kuma noqdaan dulmi iyo gardaro raga soomaaliyeed allaha xafido

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow xifdi ninkaas somaliyeed cashir fiican ayuu siiyay carabki ibliiska ahaa👏👏👍👍

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 3 ปีที่แล้ว +5

    Lkn ilma saxna Inuu intaasoo ilkood ka soo saaro waayo waa qof bini aadam ah wuu khaldamaa xataa Hal xabo wuu ka soo sari karay AMA wax kale wuu ku samayn karay sida inuu garaaco lin qof bini aadam ah in ilmaha hore loogu guro hal ul oo u ku dhuftay Subxanallah 😥😥😥😥😭

  • @axmedcabdidheremaxamud8735
    @axmedcabdidheremaxamud8735 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa soomaalidii hore oo geesi yaalka ahaa kuwa maanta jooga cidwalbaa caayrsta

  • @shugrikhalif3696
    @shugrikhalif3696 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk markaan daawadaba waan qoslaa ninkaa soomaaliga ah ayaa illahy usoo diray si sharkiisa umadu uga nasato isna u hadoobo

  • @abdisalamabdullahi4026
    @abdisalamabdullahi4026 3 ปีที่แล้ว +4

    You are doing a wonderful job. Masha Allah.

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 4 ปีที่แล้ว +73

    Illaahoow u denbi dhaaf oo hamigiisa u rumee YAA RABI qofkii SUBISCAREB iisaara 🤲🤲

    • @ااااا-ق4ظ
      @ااااا-ق4ظ 4 ปีที่แล้ว

      Teeeee33eeeeeeee3eeeeeeeaaeee Teeeee33eeeeeeee3eeeeeeeaaeee Teeeee33eeeeeeee3eeeeeeeaaeee and a couple couple who have eeeeeeqeeeee a lot in their lives every 3.30am weeks weeks w aaaaaaaeeqqq
      جح.

    • @halishaabdichannel
      @halishaabdichannel 4 ปีที่แล้ว +1

      waan kusaraya ee isoboqo adna qaali

    • @qadannuur1242
      @qadannuur1242 3 ปีที่แล้ว

      wan kusaräya lkn khayir sotapi

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      Wan ku saray wll

  • @deeqoxirsi3954
    @deeqoxirsi3954 3 ปีที่แล้ว +1

    Waay dhicikarta waana wax wiil somaliyed karti uleeyahay waan kufaraxsanahy

  • @ZaksVillage
    @ZaksVillage 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay waxaan waydiisanaynaa badbaado aduun iyo mid aakhiro. Ilahay hanasiiyo midnimo iyo dowlad adag si aan wadankayaga oogu noolaano oogana maarano wadan shisheeye.

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko raad reebtay. Soo raadi qisadii shaaric sabca oo ahayd nin Soomaali ah oo niman Sacuudiyiin gardaraysteen oo toddoba Sacuudi ah meesha ku dilay.

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Somalidii Hore ee qabka lahayd maa aha kuwaa aynuu maanta aragno🤔🤔

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu waa dad dhiigleh

  • @mohamedali7812
    @mohamedali7812 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku salaamay asalaamo calaykum hada ka hor waxaan maqlay oo run ah in Somali ah in uu maqaaxi soogalay isagoo donaya in u ka cunteeyo niman sacudiya ayaa ku yiri ka bax meesha ya cabiid. Waxaa dhacday in ninkii soomaliga ahaa bastoolad ayuu doontay waxuu dilay 5 nin oo ah sacuuday waqtigaa waxay aheed 40s ilaa 50s.hadaba sheekadan mid run ah macasalama ya fatim.

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaan somali sister majirto oo run waaye lama dhihi karo laakiin waxaa un laga qadanayaa ineeysan gardarada eheen wax fiican wavilaahi towfiq

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว +3

    Sister were i can contact you am asking you sam think inshallaah

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 ปีที่แล้ว +1

    War wilkas cadi MA ahene Allah xifdiya carabta nin an sas isaga celinin madenayan❤🙏

  • @hodanjelle7919
    @hodanjelle7919 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wllo fadima muna alle haku xiftiyo if iyo aakhiro adiga iyo caruurta soomaaliyeey gabadha waxay noso Tabisa waxyaabo wax tar leh hala dhiirigaliyo fadlan waa iga codsi wllo qaali alle Dartiis ayaan ku jecelah hara usoc♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋😍😍😍🙏🙏👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️😍😍💋💋🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @umamin5463
    @umamin5463 4 ปีที่แล้ว +3

    Laa ilaaha ila Allah Muxamad Rasuulu Allah salla Allahu calayhi wa salim

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +16

    Kkkkkk ciilkii aan u qabay carab waaban ilooway kkkk waayku fiicneyd carb asahil dheh

  • @hibaaqdaahir9996
    @hibaaqdaahir9996 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkk waxabuu ku dhigay horaa loo yidhi nin iswalab nin kabadiyaa hela .Alaylehee 🤣🤣🤣👏👏💪💪

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 23 วันที่ผ่านมา

    Ilàahey dalkeena ha noo dejiyo- meel jooga fiican malaha- aduunka nin soomaliyeed laga ma guuleysto- rag gedsiyaaal ah

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 4 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah gawadena somaliyed ..... Afka carabiga wad igudanta walai wankufana gabdaxa somaliyed melkasto oo ay jogan.... Quruxley qarqari ayatahay Allah hanawada hafido

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 4 ปีที่แล้ว

    Allhu Akbar maahmaah somaliyed ba tiraahda cagtii joogsan wayda mar bay ceeb la kulntaaa

  • @luungemahamed1403
    @luungemahamed1403 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alah

  • @cabdiraxmanmaxsmed2271
    @cabdiraxmanmaxsmed2271 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh wllo qali alle ha ku xafidò

  • @naagnool8566
    @naagnool8566 4 ปีที่แล้ว +1

    biinso aan xamar dhahnaa hhhh marka yara waxa maqli jiray biinso aan ilkaha kaga sibaya hhh ileen waba run hhhhh

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 4 ปีที่แล้ว +3

    Inkaartii dadka u gardareysanyey baa kuu dhacdey,ilkihii live laga soo guray
    Somaalidu ma qaatan dulmiga 💪💪

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 3 ปีที่แล้ว

    Somaligaasi hadu jiro rer burco weeyan ban dhihilahaa ama waa rer mudug kkk

  • @qadankaysa372
    @qadankaysa372 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha ku xifdiyo wllo

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 3 ปีที่แล้ว

    Si fiican ayuu u galay aqoon la aan baa heysa sacuidiyiinta somli Waa libaaxyo fariid ❤️❤️❤️

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الله أخنى برنامجك حلوه 😂😂😂 🥰🥰

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂 wllhi waan Suuxay Nin Rageed baa helay

  • @saynabmo2735
    @saynabmo2735 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay baa xaqilada og lakiin somalidu waa dad aad u dhii ran wanay dhici kartaa inay run tahay
    Anigu waxan u soo joogay indhahayga ku arkay dalka maraykanka anoo jooga laba wil oo walala ah ayaa ku ciyara yay meesha caruuru ku ciyaarto wilasha da doodu waa mid 10 mimka kale 13 melaha wunadhibay kawyni cayda qoxoonti baad tihiin ileen waa mina sooto oo madax wayihii maraykan baa carurtu maqlayaan somalida cayay gabadh yar ayaa bud ku eryatay wilkii kana saartay meeshii ciyaarta xataanigan wayn ayuu idhibay aad baan ugu frxay gesiyadaa kiyaraa bay gadhay budkii bay ku dhufay nasg cadaana baa aragtay booliiska wacday ouadoo yaaban gabadhan yartan yar ee wil cadaan ah etyanaysa boliskii baa caruutii goni goni uwaraystay isagaana gardarna nagtii cadaydna waxa lavu yidhi isdaji wilashan iyagaa gar daran hadaba somidu waa dad dhiiran icidna uma dahayaan waa wax dhici kara shekadan anigas u soo joogay

    • @muxamadiyuun892
      @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว

      Karti walpa oo nin somaliyed leeyahay wxa ka dambeeya adinka oo ah bar-baariyaha koowad ee ilmo kasta oo somali ah abaalkina ilahay ba gudi kara mahadsanidin.

  • @mohamedshire6230
    @mohamedshire6230 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walal adigo raaliya sheekada intaad dhagaysato somali ku sheeg mida kale qisada bilowgeda ninka sacuudiga marki uu sobaxayey ayu somaliga candhuufo ku tufay

  • @ibraahimsheekhaden9762
    @ibraahimsheekhaden9762 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahay ba so hanuniye

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 3 ปีที่แล้ว

    Waaw .masha Allah waa qisa cajiib ah

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 ปีที่แล้ว

    Qisada soomaalida sucuudiga ugu wayn waxa iiga waramey nin soomaali sucuudya sheekada ABU SABCA

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 4 ปีที่แล้ว

    maa shaa allaah wllo walaahi aad ayaan uga helay qisooyinkaagan qaaliga ah illahay haku xifdiyo wll macaan inshaa allaah

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah nin baa helay ninkii soo joog laga waayo soo jiif baa laga helaa

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaasi waa run
    Aniga aabahay ayaa nin xoog weyn uu ka dafiray iyo ragbadan oo meel dhismaha ka shaqaysan jirey markaa rag xoog waaweyn oo adeerkay ka mid yahay alla haw naxariistee ayaa ninkii is yidhi iska celiya wey u taag waayeeyn aabahay alla haw naxariistee oo raga ugu gaabnaa oo lkn xoogweyn farsamooyin badana yaqaana ayaa yidhi aniga igu daaya labada gacmood intuu dhulka dhigtay ayuu labadiisii lugood qoorta kaga duubtay sidii qalama rogeka gacmaha lagu socon jirey halkii ayuu kaga yeedhsiiyey waan idin siinayaa lacagtiinii ee hay baqtiinin markaa kibirka ragaa waa lagu yaqaanaa xiligaasna waa 40 sano ka hor

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 3 ปีที่แล้ว

      Aabahay baa intu gacmaha ku istaagay buu ninkii xooga weyna lugaha qoorta kaga qabtay oo ku ceejiyaay Waan qoslay wallahi 😂😂😂😂😂😂

  • @AsmanAbdi
    @AsmanAbdi 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว

    Kashawiiito ayaa la dhahaaa

  • @ladancookingandbeauty7617
    @ladancookingandbeauty7617 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wan kugu cusubahay walashey AMIIN

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah abaayo wa marki igu horeysay chanalkaga wana kahelay qisadaan

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت 4 ปีที่แล้ว +3

    Macquul ilkaha markuukabixinaaaye muu iska qabto ax miskiin waxbaagaaaray waaqiso naxdinleh

  • @faadumo3718
    @faadumo3718 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Aamiin Aamiin walaalo

  • @foozia426
    @foozia426 4 ปีที่แล้ว

    Ninka sucudiga ahi maskaxdu wax kaqabay subxanalaah

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkii waalan waabiyaa hela

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      Nin waraabeyaba nin wabiyaa hela

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah anigaa ugusohoreyay 1

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaalo gacalooy ❤️

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  4 ปีที่แล้ว

      Shout out ki ka waran walaal ma lagu soo bookhday walaal?

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 4 ปีที่แล้ว +2

      Fatima Muna channel
      Haa qaali wan arkay gabdho ii imaday ilahay hakaa abaal mariyo Faduma qaaliyey

    • @susum9099
      @susum9099 4 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaIsmail Anaa waan ku saaray wĺlo

  • @MADINOMUXIDIIN
    @MADINOMUXIDIIN 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk alla ninku raksanaa

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 4 ปีที่แล้ว +1

    😹😹😹😹 waa sidii aan kusamen lahaa

  • @ashidabdalla8039
    @ashidabdalla8039 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin somali ah ayaa nin sacuudi ah biinso 8 ilig kaga saaray. Wxaa adag qof aan kabuubyo lasiin hal ilig laga saaro. Lkin somaligu 8 ayuu saaray. Waana darawal. Taasaa wx lagu qoslo ah.

  • @m.ja.m.n9848
    @m.ja.m.n9848 4 ปีที่แล้ว

    Anugu waxan orankara arrinkaasi waa sax,
    Anigo sabab uga dhigaya,
    1:ninka somaaliga ahi ma qaato duliga,meel uu joogoba waa jar iska xoor.
    2:ninka sacuudigu waa noqon kara nin dadka maag haddana nabaradiisa qarsada,
    Usago uga jeeda yaan la odhan wiil afrikaan soomaali ah ayaa ilkaha ka riday

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks so much information our sister Somali

  • @aweyssheikh3672
    @aweyssheikh3672 4 ปีที่แล้ว

    Aniga Waxaan Daganahay Ama Aan Ku Noolahay U.k Sheekaba Sheekey Keentaa Somalida Waa Dad Ka Duwan Umadaha Kale Sababtoo Ah Malaga Yaabo Somali In Aad Gar Daro Ula Timaado Hadii Ay Dhacdana Waad Ka Shalaaneysaa Xoogaa Rabto Lahoo Ama Sidaad Doonto U Kibirsanoow Sheekada Aan Idiinkaga Dhaco Waxaan Dhacday Dukaan Somali Oo Lagu Iibiyo Raashinka Nolol Maal Meedka Ah Iyo Hilib Balse Waxaa Xaafadaasi Joogay Mid Gang Ah Oo Isla Weyn Kibir Badnaa Marka Wuxuu Sameeyaa Wuu Soo Galaa Dukaanka Cabitaan Iyo Wixii Fudud Ayuu Iska Qaataa Wuuna Iska Baxay Markaasaa dukaan Lihii Kadaba Qeylshay Oo Ku Dhahay Meeday Lacagtii Jawaabta Uu Siiyay Waxay Aheyd Ma I Taqaanaa Gangsterka Magaaladaan Waa Aniga Ee Caadi Iska Dhig Somaligii Wuu La Yaabay Waxa Ninkaan Weyn Uu Leeyahay caalaa Kuli Xaal Wuu Iska Tagay Kii Cadaanka Ahaaa Ee Gang Ahaa Balse Waa Doqonoo Sidii Ayuu Maalinkale Suubiyay Hadana Maalin Kale Kadib Police Ayuu Report Ku Sameeyay Somaligii Sidii Wax Dhaceyna U Sheegay Wuxuuna U Shiday CCTV Camirada Markuu Qadanaayay Balse Policeka Dhag Jalaq Uma Siinin Waxay Socotaba Maal Maalmaha Ka Mid Ah Ayuu Soo Galay Kii Gang Ahaa Sidii Ayuu Sameeyay Show Somaliga Bahal Toori Ah Oo Afeesan Ayuuba Sii Diyaarsaday Macalinka Sii Bax Markuu Is Lahaa Ayaa Gadaashiis Laga Imaaday Markaasaaa Surka Intuu KasooGaliyay Ayuu Dhuunta Kaga Bixiyay Gangsterkii Dooro La Gowracay Cml Ayuu Dhulka Ugu Raf Raftay Halkaasna Nafta Kaga Go'day Marka Sideedaba Dulmiga Ama Xoolo Rageyd Ha Isku Dayin In Aad Xoog Ku Cunto Ama Aad Ku Qaadato....
    Allaa Ka Magan Galay In Lay Dulmiyo Ama Aniga Aan Wax Dulmiyo Wabilaahi Towfiiq!!!!

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlaah jisaakalaah qayr abayo macan mahadsanid waqiso ad ufican somalida wadad dulmiga neceb

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 ปีที่แล้ว

    Koonfur biinso ayaa layidhaah.

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 4 ปีที่แล้ว

    Shirbir duldul badane god abeeso ayay kudhacdaa

  • @mohamedkhalif164
    @mohamedkhalif164 4 ปีที่แล้ว +1

    Next time waxaad isku daydaa in aad daqiiqadaha videoga in aad soo gabiso.
    Like this one muhiim ma'eheen in aad qeybta carabiga soogaliso.
    Shukran

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 ปีที่แล้ว

    waa dhici kartaa, waxaad ka garankartaa sidhu ula hadlay ee uu ugu yidhi candhuufta gadhkaaga ku tuf waana shaqadooda in ay dadka dhibaan.

  • @istahil1790
    @istahil1790 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw waxa jiray nin Somali ah oo nin sudi ah grdaraystay oo ay sudiyin badani isu hilisay wuxu dilay 7 nin oo sucdi ah waaxa loo bixiyay abu sabca ninkii 7 nin dilay waxay dhacday shakadani 60 sano kahora asagana wuu is dhibay oo qorta laga goyay

  • @gr1285
    @gr1285 4 ปีที่แล้ว

    Birta lahu furo lugaha ayuu usoo Qaatey mudo sanad ayaa laga joogaa

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 4 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣😂🤣😂😂🤣😂😂🤣😂

  • @hodanabdirahman9389
    @hodanabdirahman9389 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah wallaalo fatumo hore usocod wanaagsan

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso qosal badan ilkaha ka siib waa xoolo

  • @DJEYWAABERI
    @DJEYWAABERI 4 ปีที่แล้ว +2

    waa qiso fiican thank you

  • @yaskaabdi3495
    @yaskaabdi3495 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso yaab leh

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilma adeerayaalow dadka noocaas ah anago ah side awoowayaashen lo gumaysan jiray iyago aan filayo inay naga xiniiyo waynaayen?
    Somali kaliya mhn wlhi African fulay ah waligay ma arkin hdana dhamaanten wa nala gumystay SABABTU wa maxay?

    • @yqueen6787
      @yqueen6787 4 ปีที่แล้ว +1

      waa geesiyaal balse hunguri iyo siyaasad baa ilaa iyo hada na haysto

    • @muxamadiyuun892
      @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว

      Siyaasad wxay saamaysa inta siyasada ku lug leh oo hunguri ka hela lkn mxa shacabka ku dhacay siyaasi waligiis wadan uu dhisay laguma harsan!!

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 4 ปีที่แล้ว +1

      African ka meesha ay xooga istimaalaan aduunka kale caqli ay isticmaalaan.

    • @muxamadiyuun892
      @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasraqaali7050 lkn iyagaba maskax inay isticmalan wakhti dhaw bay bilaben bayo inti ka horraysay musiiboyinki iyaga dhexdoda ka dhacay ilaa maanta dugsiyadena lagu dhiga intay weynaan le'ekayen musiiboyinkas dartod!!!!!

    • @blueline502
      @blueline502 4 ปีที่แล้ว

      Kun iyo 1901 tirada Europe waxey ahed 290 million. Africana 120 million. Europe waa wadajireen hubna waa wateen. Africana goo goni

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali waa geesi sheekadan waxay u dhowdahay inay run tahay

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 4 ปีที่แล้ว

    sheekada inta hore man fahmin ma ninkuu candhuufta ku soo tufayba mise waa la kulmay un takale inu uu candhuuf qof ku soo tufay muxu ku ogaday sidad sheekda u wadid mha ninka u candhuufta ku soo tufay

    • @fursohussein2421
      @fursohussein2421 3 ปีที่แล้ว

      Waxa u yiri candhuf qof danbe aad ku tufto garkaga ku tuf waayo qofku marku ilka la yahay u candhuf tufayo candhufadisu Mel ma gareyo garkisa dhafi mayso

  • @mcrmcr2335
    @mcrmcr2335 4 ปีที่แล้ว

    Way dhici kartaa carabta wax kasta kafilo somaligana wax fcn ayu sameyey

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 4 ปีที่แล้ว

    ALLAAH MEXEY IGU FIICNAAN LAHAYD INAAN HALKAAS JOOGO OO ARKI LAHA JAAHILKAAS SUCUUDIGA AH WAXA KU DHACAY JAAHIL MUTA KA BIR AH AYAA KA BUUXA WADANKA AS BALSE SIWANAAGSAN AYAA LAYEELAY TOOBADA AYAA LA HALEELSIIYEY

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 4 ปีที่แล้ว +2

    Kolay 95•/• waa nin reer Somaliland ah, waayo iyagaa xiligaa joogi jiray in ta badan, ku dhacaana way leeyihiin.💚🤍⚪️🔴

    • @gr1285
      @gr1285 4 ปีที่แล้ว

      Anaga ayaaba goob joog nahay. Waa mareyxaan lana iraahdo jaamac waa degaan ahaan reer Awdheegl ah

    • @khalilfootballchannel.2873
      @khalilfootballchannel.2873 4 ปีที่แล้ว

      Wa somali hadii lagu yiri mxa somaliland iyo qashin ka shegeysid duliyahow

    • @NazuBbe
      @NazuBbe 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh isma oran

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 ปีที่แล้ว

    Somali buu ahaa ninkii 7 toda bad Saudiga malinta qudha ku dilay hal meel markuu King Faysal haystay.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    AMiiN

  • @kaisefarah6089
    @kaisefarah6089 4 ปีที่แล้ว

    Slm clykm. Qisadani waa qisa dhaba. Qofki sameyey waa lagu yaqana

  • @khalilfootballchannel.2873
    @khalilfootballchannel.2873 4 ปีที่แล้ว

    Ninkas ilkaha binsada logasaray xanun badan ayuu arkay wale

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂abaalkiisa ayuu helay

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey 4 ปีที่แล้ว

    ANIGA WAXAAN MARQAATI KA AHAAY SOUTH AFRICANKA INEEY DUKAANADA SOMALIDA KACABSADAN, OO LAFAHOODA UGABAQAAN

  • @umyasmin7607
    @umyasmin7607 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah wallo jasakalaahu khayr sheekadan Wanaagsan

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 ปีที่แล้ว

    30 sano kahor qofka Somaliga ahi wuxuu lahaa sharaf iyo karaamo wadan kasta aynu tagnana calankeena ayaa ka babanayay safaarad ayaynu ku lahayn lkn hada inkastoo qof somali ah uusan dulinimo qaadanayn rag iyo dumar kuu doono ha ahaado aynu dhimasho ka xigno hadana waxaynu tabaynaa oo inaga maqan Dowlad Qaran Somaliyeed oo awood badan

  • @aniisaahmed4082
    @aniisaahmed4082 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂yastaahil

    • @aniisaahmed4082
      @aniisaahmed4082 2 ปีที่แล้ว

      Illaahow raga soomaaliyeed xafid

  • @munira005
    @munira005 4 ปีที่แล้ว +1

    الحكاية دى انا مش اصدق

  • @barwaagosujaac3690
    @barwaagosujaac3690 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣👌 jisakallah khayr habiibti ❤💞💕

  • @hayatsaid6064
    @hayatsaid6064 3 ปีที่แล้ว

    Somali caalamkoodan waa laga baqa xataa wadaad reer galbeed ku had al adab qaytood kula ma dacaan soomaalida

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 4 ปีที่แล้ว +9

    Geesi Somali ah darteed armay u dafirayaan

  • @faakhirabdirahman5650
    @faakhirabdirahman5650 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah xapiipti jasaka Allah kheyr😍😍

  • @hersimoallin6546
    @hersimoallin6546 4 ปีที่แล้ว

    Nasiib daro hadda madaxdeena ayaa u rukuuca carabta oo shilinka caabuda.

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walalo Allah hakobara Kay yo adrga iyo family ga alaha ajar an dhaman ala hakodeya Amin yarabe we love you ❤️❤️❤️

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว +1

    Kalbad wa afcarabi.
    Afsomaligu wa yaxaas lugdheer

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁

    • @nasraissa4982
      @nasraissa4982 4 ปีที่แล้ว

      Astaqfirullah 😂😂😂😂💪

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 4 ปีที่แล้ว

    Hade ninkaan wayn armuu views raadinayaa sida Shiina Culay oo kale ilayn isba sheeko aab jirin buuu noo keenaa si uu views u helo sheekhaan waa Shina tooo😀😀😀😀 haduub ama english ama somali ku hadlilahaa dad badan oo somali ah baa soo booqanlahaa

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 ปีที่แล้ว

    كنت أعيش في المملكة العربية السعودية وشهدت أن السعوديين على وجه الخصوص أعطوا الكثير احتراما من الورياء أو الرجال من الصومال ، ونتيجة لذلك كانت الموجات الأولى من العمالة الصومالية تعمل بجد ورجال شجعان للغاية عندما يتعلق الأمر بكرامتهم. يصفون الرجال الذين لا يسرقون و لكن يقتلون بالقوة.
    Ninku wuxu yiri markii Somaligu gacanta igu dhigay ama qabashada u i qabtay ma arag qabasho ka culus cimraygay. Si xoog ah ayuu i qabtay. Mahadsanid tarjumada walaal.

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว

    Qisadan ben manoqan karta haiska ogaladan waxa dhacay hana ogadana somaligu inusan sacudiyanku kalidane uiskalasareyo

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaamin yaa allh

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa binso ayan u a qana

  • @caydaroos
    @caydaroos 4 ปีที่แล้ว

    Kalbad waa eeyga naagta ah
    Biinso dheh

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha wlala fatimo muna alle haku garakeeyo hore usoco

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah abaayo ilaahay haku xafdiyo

  • @sistersofstars6714
    @sistersofstars6714 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin walaal faduma

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk yaa yidhi somali isku doon doono kkkkkk