Maasha allah xbbti ana waan ku Salamayaa shukran xabbti scw Hhhhh wlhi wa fani qisada hore hhh edaa iska fogee nimaanka Wllo qof wliba Aqligisa ayuu ku soconayaa marka haw bixin waxaas ki kula so dontana wxd tidhaha naftada ada kamasula
Wlhi saan u qosley maanta weligey maqoslin ilaaahay kher haku siiya habo.Wiilkisa ayaa ba cashir u naqdoona iska ba daa dedkale oo aabihii saas lagaley يا ولد ضعنا بين حان ومان
Mssha alaah abaayo Inaba cadi ma aha weeye igu socotay masha Allah wax yaab leh weeye subxana Leah nimanka aaamin ma leh thanks for the sharing qaaliyeey.
Wll horta aqalka aan laga bedelen gabdhaha o ila 10 sano u o lanaya aniga Dhalisha gabadha saraya Walhi gaabdho badan o aan deris Nahay ba aqalki arooskoda u yaal o 6 carura Lagu dhalay dayac Mashalh ano 5 sano degena Aqalki 5aad ba maraya Marka dumarka qaar miiskin nimadoda Sida lo yela
Walaahi qisado yaable waaye Aniga odeygeyga anigaa naag ku daray Waliba ingris bu u dhashey muslim ah dadka isku mid maha Aniga hooyadey oo da ah baan haaya marka firiaaqo aad u heshid ban naag kale doono ku dhahay. Tii yareyd baa dhibadan keentey
Kkkkkk fatima abayo qisoyinkaga wan jeclahey mashalah lkn waxan ogadey islmaha carbaha in sy degan yihin meshey somalidu ninka biyo iyo salid u karkarsan lahayen kkkkk alloow hana tusin maser wa dhib kaliye
Wall sheekadu nuxur ayay leedahay wanay caday marka waxad samaysa dumarka iyagana kudar oo xaqa qaad hadaad ragi ka sheekaysay dumarkana dhankoooda kaso waran kuwa gurha rogay ee ka hayn kari wayay ama iyago la qabo nin kale ka raacay wararkoodu iyaba way badan yihiin xaqa nooqaad
fatima baryahan nin duamr guursado nagu dawakhisay maxa dhib ah aduunka ka dhacdaa ee arimiiha volg ee caanka ku ahyed soo update garee inadeer laakin warkani nagu ma baxayo wllo thanks
Kkkkk timo la aan ayaa laga dhigey miweynta kkk sey ugashey wey ku sugtey bidaar ayey u sameysey 😂😂😂 Waxaan maqli jirey nin durbaan qaatey ilaaq dalbey markaa ninkani isagaa timo la aan is dhigey
Jecliya saliga nabiga csw csw scw allahuma sali wasalim calaa nabiiyina muxamed csw
صلي الله عليه وسلم
صلی اللہ علیہ وسلم صلی اللہ علیہ وسلم
Mashaallah waxaasaa dumara maaha kuweena Soomaali ah ee seefta iyo qayladu kasoo horayso allah hanaga dhigo kuwaa soo kale Jzkllh khier Walaalo
😂😂😂 walaalo hablaheenu cad kooda ayeey dhacsan karaan wa nin nin qaba Soomaalidu lakiin dumarka carabtu wa masakiin
Shukran aad ban u qoslay. Walaal tukaankaaga magicii family gayga ha aka shopping gareeyaane ma suuqa waaheen baad ku leedahay mise meelkale
Walaal Gabadhaa aqli badan bay ahayd aad iyo aad Manshallah guriga wayka qaaday isaganaa way iska furnay
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْجَنَّةَ وَمَا قَرَّبَ إِلَيْهَا مِنْ قَوْلٍ أَوْ عَمَلٍ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ النَّارِ وَمَا قَرَّبَ إِلَيْهَا مِنْ قَوْلٍ أَوْ عَمَلٍ، وَأَسْأَلُكَ أَنْ تَجْعَلَ كُلَّ قَضَاءٍ قَضَيْتَهُ لِي خَيْرًا
Fatima Munaa,love you abaayo, waa ku mahadsantahay sida aad qisooyinka noola wadaagto,
Fatima xbbti qisoyinku waligaad ayay dhici jireen wanay dhici doonaan ee dadka dhibayso waxaba haka soo qaadin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Eedaanka aawadi ayaan like kuugu saaray
Faduma,mina,hamakhalina
Ninkah,hadalkedah,hajujin
Barnnamijkagah,ee,siwadah,
Xabibtih,waxay,didayaan,ineey
Makhalan, nogohodah,ee,kadansax
Warkodah,markah,wAxa,weyeh,
Iwadshekadah,nosobadih,
Shekoyinka,markah,alayah,cisag
Alahaah,kusharfa,aduun,iyo
Akhiroh(amiin)
Maasha allah xbbti ana waan ku Salamayaa shukran xabbti scw
Hhhhh wlhi wa fani qisada hore hhh edaa iska fogee nimaanka
Wllo qof wliba Aqligisa ayuu ku soconayaa marka haw bixin waxaas ki kula so dontana wxd tidhaha naftada ada kamasula
kkkkkk waxa iga qosliyay odayga danbeala dumarku dhibadanaa ilaahey kama adeejiyo hadeyba timaha kaliaya ka rifeen waabay u naxariisteen masha alaah faadumo qurux aad ayan u jecelahay qisaska aad noo so gudbiso mahadsanid abaayo jzkallhu qeyr
Wlhi saan u qosley maanta weligey maqoslin ilaaahay kher haku siiya habo.Wiilkisa ayaa ba cashir u naqdoona iska ba daa dedkale oo aabihii saas lagaley
يا ولد ضعنا بين حان ومان
Maashaa Allaah tabaarakallaah walaashey Ilaahey dartii baan kuu jeclahay
Maasha Allaah abayo si wanagsan ayaad usoo gudbisaa
Sideeda dumarkaad laguursaneyso haka qarin si’macquula ugu sheeeg
Great girl/women, you are a good narrator and wish you all the best
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ
As cl Faaduma xagee lagaala soo xiriira. Qisaan hayaaye.
@@FatimaMunachannel
ماشآءالله بارك الله فيكم انت واهلك وحفظكم الله من كل سوء في الدارين.
So badi qisoyinkan khiyamada raga hala barte mida kale nin damac kama dhamado waligin dumarow sikasta hadu ku dhaho nin wanku jecelahay ha Aaminina
Mssha alaah abaayo Inaba cadi ma aha weeye igu socotay masha Allah wax yaab leh weeye subxana Leah nimanka aaamin ma leh thanks for the sharing qaaliyeey.
Naagaha Somaliyeed Aqli malahan waa inaan cilmi iyo Aqli kabaranaa Dumarka Aduunka sida Raga isaga celiyaan ama xaqooda meel oga saartaan
Aamiin xabiibtii jzklq thanks for sharing.
Asalamu Caleykum
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Ducadaa aad inoo duceysey
Aad baad ugu farxey Odeyadaa Jacda ku dhacdey 😂😂😂😂
Waan ku jecelahey illhey dartis ♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 hbo
Qosoyinka oo kale noo soo badi
Gabadh caruurtedu waaweynad haduu gursado waxaba kadaran adigoo yar oo caruur yaryr u haya inuu kula guursdo wali mid caruur leh yana taas yaa kaciilbadan😭 ama gabadh gaajo ugusoosamirtey oo malintuu wax hley midklw guursdey asago ku eedeynaya in caruurta iyl gurugu nidaamsanen asgoo 10 sano ayguriga lahayen kabadalin waxyalo ka xun ayaa dhaca adunka
Bisinka walahi wa wax laga xumaado
Caruurtisi intu ka cararay inu naag kalo
Caruur wadata inu guursado
😭
Wll horta aqalka aan laga bedelen gabdhaha o ila 10 sano u o lanaya aniga
Dhalisha gabadha saraya
Walhi gaabdho badan o aan deris
Nahay ba aqalki arooskoda u yaal o 6 carura
Lagu dhalay dayac
Mashalh ano 5 sano degena
Aqalki 5aad ba maraya
Marka dumarka qaar miiskin nimadoda
Sida lo yela
Muna wan jeclahay qisoyinkaga barakalahu fikum
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ،
Subxanallah allahu akbar wlhi si dambiya ayaan uqoslay jasakallahu khayr
Asc faduma gabdhan hada danbi Wayn bay samaysay xoola xaraaan bay khiyaano ku xalaashatay
Abayo wajiga maxaad marsataa wuu dhalaalayaa masha Allah
Absolutely amazing story ❤
Keep going walashey macan guleso weligaa Isoo boqo abaayo 💞💞💞💞
Lol aniguu waxan kahelay ka timaha laga riifay😂😂
Walaahi qisado yaable waaye Aniga odeygeyga anigaa naag ku daray Waliba ingris bu u dhashey muslim ah dadka isku mid maha Aniga hooyadey oo da ah baan haaya marka firiaaqo aad u heshid ban naag kale doono ku dhahay. Tii yareyd baa dhibadan keentey
Anigana sidaas naagti kale ayaaba dagaal iga deyan waysay anigana dhexdooda waan iskaga baxay alxmadulilaah
Kkkkkk fatima abayo qisoyinkaga wan jeclahey mashalah lkn waxan ogadey islmaha carbaha in sy degan yihin meshey somalidu ninka biyo iyo salid u karkarsan lahayen kkkkk alloow hana tusin maser wa dhib kaliye
manshallah walshy faatuma nuna ilahy hayka barkeyo
Wallahi naag baa heshey ninkaas wey ku sugtay
😂😂😂😂😂 wlee waay rifeen hhhhh
Kheer Ilaahay haku siiya
Wall sheekadu nuxur ayay leedahay wanay caday marka waxad samaysa dumarka iyagana kudar oo xaqa qaad hadaad ragi ka sheekaysay dumarkana dhankoooda kaso waran kuwa gurha rogay ee ka hayn kari wayay ama iyago la qabo nin kale ka raacay wararkoodu iyaba way badan yihiin xaqa nooqaad
alla beer ka macbay ku tahay sidaas inay u galaan
fatima baryahan nin duamr guursado nagu dawakhisay maxa dhib ah aduunka ka dhacdaa ee arimiiha volg ee caanka ku ahyed soo update garee inadeer laakin warkani nagu ma baxayo wllo thanks
Faduma muna mahadsanid aad baan uga helaa brogaramada noo keentid 😍😍😍❤️❤️❤️👍Horumar wanaagsan💯
Hhhhh astaqfirullah odayga timaha laga rifay wax wangsan ayey samaysay min wayntu hhhhh
habo nimanka dhufays ayba naga galayaan haday shekadan maqlaam
Labada fallaas baa wax qarxiyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkk taariikh timo la’aaneed ayaa ka raacday 😂😂😂😂
Wll miyaa lagula guursaday
Fariid iyagaa Meereysiga bilaabay waa in laga dabameereystaa..
Waa mahadsantahay yaa kuu sheegey iney sheekada shaah u soo qaadano macaan keeda iyo codkaaga degan
Fatima Muna
adaa beeray jacaylka hadana baabi\'inaayee adaa beerka ii xaad hayhadana beyd ku shubaayee adaa been iga dhaanshey hadana i bedalaaya baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii
waabar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar
adaa caashaqa la booyey hadana beyris isu yeelayee adaa qooyay bogayga hadana hoos ka baloobayee adaa buuqa samaysta hadana diida bulaanka baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii
waabar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar
adaa booday cayaarta batarkii ka tumaayee adaa saantii ka baydhey tii kalena bowsanaayee
ereyga kaa soo baxaaya ruux ka dhego la baan ahee baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii
waabar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar.
I love you Fatima Muna maashaa AALAH
WAXBADAN BAAN KAA FAA IDEYSTAY, THSNKS
IN AAD QURXOON TAHAY MIYAAD OGTAHAY MASHAA ALLAH
😅😅😅Odaygii timihiiba laga mari.teel teel iyo timo LA ;aan baa ka raacday
Hhhh waaiga qoslisay habo ninka tinta lagaguray
ma aha nika inuu xaaskiisa ka qariyo gurkiisa hadaanu maaraynkarayn labadooda waa inuu mid qudha haysto
Fatima muuna alle hagu xafido ❤️❤️
Kkkk odayaasha waxbaa ku dhacay
Wiilasha carabta waaba wiilal fiican hooyoyinkood la jiro wiil soomali maa kuu sheegaayo woo qarinaa odayga
masha allah
Asc
Maa shaa allaah quruxleey
hhhhh wxa iga qosliyay odaygii timaha laga rifay ضعنا بين حال و مال
Habo anagaa rabnee noosoobadi
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Maseyr ha nooga sheekayn
Asc hbo mcn wan sedaa yeelilah Wlhi wana xaqiiq
kkkkkk waxa maqlijirraa timihi baakadhamaday
waad mahadsantahay fatima.
dumarku way ximad badan yihiin hadana iswalin
Kkkk odaga tariqbay ku dhigan laba xasle war ba u yal
Hool hool timaha 😂😂😂😂
Mashallah mashallah guleso wacn xabibiti
Wlhi waa wada qosal miran qisayinka
Fatima good waa runtaa ✅
Faadumo noso badi qisoyinka walahi gabadh aad u masayr badan ba aha
Lkn hada waba iga guray
qisoyinkaga faradod
Wooow nice story abaayo inoo wad
Waa naaka gob ah oo aqli badan shaqo fiican ayeey sameysa👌
Amiiiiiin Amiiiiiiiin
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waad naga qoslisay fatimaay
Masha Allah
Yaaa allah waxbaa ka dhacay
Odayga timahala garifay hhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkk timo la aan ayaa laga dhigey miweynta kkk sey ugashey wey ku sugtey bidaar ayey u sameysey 😂😂😂
Waxaan maqli jirey nin durbaan qaatey ilaaq dalbey markaa ninkani isagaa timo la aan is dhigey
😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Masha Allah wllo keep it up ❤️❤️❤️
Barakallahu fiikii
Asw walaal mashallaah
Wuxu dhihi laha tinta madaxa idhaf oo timayawga kale xabso 😅
Machaallah walachey
Kkkk carabiga ayd cajib ugu hadleysa wan ka heley wll qli thnks
Odayga timaha laga rifay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkk this stories made my day
😱😱😱
Asc
😆😆😆😆😆
👍
Waxa ugu qosal badan kan timaha laga guray 🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂
Thanks
timihi mad iska xiirtey 🤣🤣🤣🤣🤣
Maaxayekuudhadaye
Amin ya rabil calamin
Hhhh maana Iyo xaala 😂😂😂😂
Ninmaka somalida waba shadaamo habaaran
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Kkkkkk allow ha na fashilin cajiiiib .