Qisad dhab ah 😍 ma Rabta In Allah caruur ku siiyo 😍❤️ 🤱🏽

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2020
  • • 5 سنوات لم يرزقني الله...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 248

  • @idilahmed4449
    @idilahmed4449 3 ปีที่แล้ว +5

    Subhan'Allah ! Allahu akbar! Alhamdulillah! Astaghfirullah! Ilahay ha ku barakayo walaal muna. JazakAllahu khair ❤🤲🏾🤲🏾❤😍

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah sister ilaahay khayr hakugu badalo walalaha aan caruur haysana salixiin haku arsaqo inta haysatana haw barakeyo aamiin waxa ducadan ku ducaystay sheikh layidhaa sheikh Saalix maqmasi wuxuu yidhi markan guursaday ayey xaaskaygu uur yeelan wayday mudo dheer 40 times ayan sujuuda ku odhan jiray mudo yar kadib ayey xaskaygii uur yeelatay oo ay gabadh dhashay Mashallah TH-cam ku jirta qofkii raba qisada sheikha

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +35

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 anigaa ku ducaystay aayadaa ciyaal waan haystay laakiin wiil ayaan rabay in Rabbi iigu daro gabdhaha si cadiim ah ayaan ku helay ducadaydii midheheedii alhamdulillahi Rabbil Aalamin ❤️ Baraka’Allah Feek walaashay 🤲❤️🤲

    • @maryanabdow4328
      @maryanabdow4328 3 ปีที่แล้ว +3

      marwo abaayo wiilal mataana oocaafimaad qaba alaha kuugu deeqo si dagdaga aamiin yaarabi

    • @ikraangafut3166
      @ikraangafut3166 3 ปีที่แล้ว +1

      Marwo abayo qaabke u aqrisatay

    • @ubahabdirizak6038
      @ubahabdirizak6038 3 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah

    • @hoodoayaanstyle1421
      @hoodoayaanstyle1421 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa Allah

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +14

      ikraan gafut habibti makhrib ayaan ducaystay anoo akhrinaya aayadan si dhaba ilaahay waxaan ugu shugriyay in uu gabdho i siiyay waxaan iri ya Rabbi sowjkayga wiil masjidka u raaca na sii waad i siisay gabdho iga ag dhow bil may gaarin markaan yeeshay uurka wiilkayga waxaa loo baahan yahay in aan kalsooni ku qabno Rabbi geen ilaahay muraadyadiina ha idiin wada sahlo 🤲❤️

  • @zahramoallim3565
    @zahramoallim3565 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah allow ina sii awlaad saalixiin ah ani iyo inta muslin eh ee tabaaya Thnks sis❤️

    • @sahrashiq6225
      @sahrashiq6225 3 ปีที่แล้ว

      Yaa Allaah Anigana Ubad saalax isii Ducaddan dartef

    • @mustafemaxamed6877
      @mustafemaxamed6877 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin aamiin

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 3 ปีที่แล้ว +36

    Rabbi Laa Tatarni Fardan Wa Anta Khayrul Waarisiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah Tabarakallah waa duco wanaagsan dhamaan intii awlaad rabta Rabbi waxaan uga baryeya in uu ku arzaaqo ubad khayr qaba oo saalixiina oo barakaysan Alloow noo barakee ubaadkaad nagu arzaaqdey intaan haysana Alloow xisaab la’aan ku sii ada awood leh Allaahuma Aamiin ❤️❤️❤️

    • @mumtazamiira710
      @mumtazamiira710 3 ปีที่แล้ว

      Aamin yaa rabi

    • @kowsaralihassan7674
      @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin walalkey ajer ale ha kaa siiyo

    • @iimaanali1542
      @iimaanali1542 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin aamiin

    • @iissa7685
      @iissa7685 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah ..jizakumulaahu khayran..walaashay.

    • @zulluufahimagabu6050
      @zulluufahimagabu6050 3 ปีที่แล้ว

      MASHAALLAH...ABDI WARSAME...SHUKRAN BRO...MAY ALLAH REWARD U

  • @musbahofficials1832
    @musbahofficials1832 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow igu deeq owlad wngsn o cafimad qabta isi ya allah 🤲🤲😰

  • @atuushbintladan83
    @atuushbintladan83 3 ปีที่แล้ว +7

    الحمد لله أن الله ربي هو ربي من اذا اراد شيا أن يقول له كن فيكون

  • @nadiayazim4120
    @nadiayazim4120 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha’Allah waa qiso aad u qurux badan Shukran habibty alle misanka xasanaadka ha kuu saaro walaalo qaali ❤️😍💯👑✅🌸🌹💎❤️💯

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 3 ปีที่แล้ว +4

    Qof iiman leh degan oo dhaqan leh ayaa tahay qaali
    Ilaahay haku barjeeyo xabibti❤

  • @suadahmed1290
    @suadahmed1290 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaahay alcaadiim ilaahay aniigu iguu siiyaay alxmdulilah ilaahay baa mahaadu u sugnaatay ku ceelceeliya walaaladeyo ducdaa.

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 ปีที่แล้ว +4

    Asalaam Aleikum walashey Fatima muna? MashaAllah walalo aad iyo aad ayad umahadsantahay sida wanagsanod qisoyinka nola wadagtid mar walbo iyo waqti wababa illahey ajar iyo hasanat fara badan hakasiyo Ameeeeeeeen!!!!

  • @salmaanlafoole6422
    @salmaanlafoole6422 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlh cadiim waa duco wangsn anana marwalba aqrisnjiry alx allh ayaa siiye anoo dhaqtr ka qusty ayado lay yiri tuba ku xirn qaliin aya thy alx alx ale aya mahd leh waan ku guulysty

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah mabruuk walaal hambalyo allxamdulilah
      Ma nala qaybsan karta qissadaada ku saabsan ducadan ?!

    • @salmaanlafoole6422
      @salmaanlafoole6422 3 ปีที่แล้ว +3

      @@FatimaMunachannel haa walashey grabr aya hory uhysty oo abahed kala tagn ninkale aya gursady 4 sano aya isqaby Waxna mana kala helin dhaqtr walba oo lay shego wan adi jiry waxaan lay dhahay tuba ku xirn oo waxa thy qalin aniga wan ku qancsana lkn zawkayga aya iga diiday anoo iska qusty aya aya saxibadayda ka dhagesaty sh markasee ii shegty alx ana wan ku dadaly ina aqriyo mar walba oo salad tukado mudo 2 bil kadib aya ogady ina uur leyahy alx gabar aya dhaly wayna kala wayn yihiin 7 sano

    • @faadumohassan2292
      @faadumohassan2292 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo labo tubo maku corned mise Hal aniga labada tuba kuxiran aya laydhahay iso duceyaa ana wan duceysanaa intii ilmo haysane allaha siyo inta haysatana allaha ubarakeyo

    • @suleeqoquruxwanaag5636
      @suleeqoquruxwanaag5636 3 ปีที่แล้ว

      Faadumo Hassan abayo mcnto illaahayow kaa farxi caruur saalix na kusii wan kusoo duceynaya abayo insha Allah

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว

      Faadumo Hassan abyo Allaha kuu furo awlaad saalixiin ahna Allaha kugu arsaaqo🤲

  • @ayaanayaan8045
    @ayaanayaan8045 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah waal sida aad qisooyinka aad u qiimaha badan noogu soo gudbisid

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ปีที่แล้ว +7

    Allaahuma Allahayow ku arzuq Awlad bari ah qofwalba oo Awlad doon ah Aamiin. Jzklh kheiran jaza Ukhtifillaah Fatima Baarakallaahu Fiikum ❤️🌸❤️

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 3 ปีที่แล้ว +4

    قصة عجيب ربي القادر على كل شيء إن الله يفعل ما يريد إن يفعل مايشاء إذا أراد شيء أن يكون كن فيكون ربي مالك الملوك الدنيا والأخر

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa qiso cajiib ah ilaahey ayaa mahad iska leh oo naxariis badan الحمد لله

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilahay ha siiyo inta haysan anagana hano barakeyo amiin iso duceeya xamila ahay inu raabi i fududeyo dhalmada ani iyo baby 👶 ka inchallah Alhamdoulilah mahadsanid fadumo

  • @mariamabdillahi4228
    @mariamabdillahi4228 3 ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllah Khair Sister Fatouma Muna

  • @user-cl5jd2hq6z
    @user-cl5jd2hq6z 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow qaar saalixiina iisoo dedeji oo iigu deeq anigiyo muslimiinta awlaada la ba yaa rabbi

  • @simwaansiman3356
    @simwaansiman3356 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Abaayo jazakallah ❤️

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا ألف مرة وربي يبارك فيك وإلهي يحفظك ياخالي إن شاء الله☝بإذن ربي البارئ الكريم القادر

  • @sucaadali8171
    @sucaadali8171 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah jasaakallah yaa ukhtii💕

  • @AG-rp6xq
    @AG-rp6xq 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah tabarkallah,Allahu Akbar jazaakallahu khayran walaashay qaali intaad nala soo wadaagto qisooyinka qiimah badan guulayso aduun iyo aahkiraba 🥰🥰😊😊🌷👍

  • @nurasambile7280
    @nurasambile7280 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allaaah Tabarakallaaaah

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar thanks hbo mcn please bring more

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaakillaahu khayran maamo

  • @faadumohassan2292
    @faadumohassan2292 3 ปีที่แล้ว +11

    Asxby iso duceyaa tuboyinka ixiran inu alle owlaad isiyo aniga iyo intan heysan🤲🤲

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo caruur saalixiin ah oo caafimaad qaba bilaa xisaab ALLE haku siiyo adiga Iyo intii Muslim ah. Aamiin Yaa ALLAAH.

    • @sxya4166
      @sxya4166 3 ปีที่แล้ว

      Walaal dhaqtar ma u tagte

    • @iimaanali1542
      @iimaanali1542 3 ปีที่แล้ว

      Walalo allah ku furo tubiyin awlaad salax allah ku siyo

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ku cafiyo lkn abayo wala furaa wana fududahay furista lkn alle haku tosiyo Dr ki kugu habana gacntisana haku barakeey
      Kamil specialist hospital muqdisho
      Ayaa Dr fcn jogaaa

    • @khadraelmi5303
      @khadraelmi5303 3 ปีที่แล้ว

      Allah subxanahu wa tacaalaa awlaad Kheyr badan ha ku siiyo iyo intii lake en heysanba
      Allahumma Amiin

  • @ubahabdirizak6038
    @ubahabdirizak6038 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah habo qaaliyeey muna Allah yaxfidak ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋

  • @mustafedahir4741
    @mustafedahir4741 3 ปีที่แล้ว

    Wall asc ilahey haku barakiyo walahi waad duceysantahey walashey guuleyso maanshallah waxad tahey qsfwanagsan ciisi ku nolow somalilader💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم امين يارب العالمين

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalaah kheyr ukhtii

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma amiin Ya Rahman walalo qaaliya

  • @faysaahmed6370
    @faysaahmed6370 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaaah khayr xbbt😍

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 3 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH HABIBTY MAY ALLAH REWARD U....AMEEN ALLAHUMMA AMEEN

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 3 ปีที่แล้ว +6

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @stylishgirl5935
    @stylishgirl5935 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ya cizak ukgti filah

  • @farhiacilmi8653
    @farhiacilmi8653 3 ปีที่แล้ว +4

    Maash Allah. Abaayo icafi markaad tiri salaad subax baan soo dukanay waxaan ku iri qof sexday uma e ka.

  • @faakhirabdirahman5650
    @faakhirabdirahman5650 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wll jasaka Allah kheyr😍😍

  • @umutyu694
    @umutyu694 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku xidhnahy qisoiyinkaaga jazakllahu kHyran

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah asxbey noo duceeya inta caruur dhalin iyo xaga cfimaadka qeer insha allah

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallaahu qeyran qeyral jazaaa

  • @fardusyussuf3700
    @fardusyussuf3700 3 ปีที่แล้ว

    مانشاءالله تبارك الله اختي انها قصه قيمة بارك الله فيك وانا من متابعكي واحبك لله ❤️❤️💚

  • @fatmashuayb121
    @fatmashuayb121 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr ukhti

  • @lifestyle6688
    @lifestyle6688 3 ปีที่แล้ว

    maansha allaah axsan qisa

  • @faisahassan2662
    @faisahassan2662 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaaha maasha alaaha walasha jzk🤲🤲🤲❤❤❤

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว

    Insha Allah walalo Muxtarama jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira insha Allah

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah

  • @subxanalaahwalxamdulilaah8750
    @subxanalaahwalxamdulilaah8750 3 ปีที่แล้ว +4

    ilaahayoow nagu irsaaq owlaad cafimaad qabto oo barakeysan aniga iyo inta ila misa oo sanado ilmaha sugayey idinkana nosoo duceeya walaalahayoow

    • @marwo_8031
      @marwo_8031 3 ปีที่แล้ว

      astaghfirullah wa atubu ilaih , malinti ugu
      yaran boqol jeer akhriso wad helaysa sis
      lakiin wa inad amintid inad helayso walaca maskaxdada ka sar
      wayo ale adigo dhan ayuba ku aburay maha?
      so wax kaste wu awooda , tas waxad racisa vitamino
      cun stresskana yare

    • @subxanalaahwalxamdulilaah8750
      @subxanalaahwalxamdulilaah8750 3 ปีที่แล้ว

      Nuraquen waa mahadsan thy taladada quruxeey

    • @fowsiyosiciid6468
      @fowsiyosiciid6468 3 ปีที่แล้ว

      Aaaamiin yaa rabi

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว

      aamiin yaa Rabi illahow nagu arsuq arsaaqadada waasaca ah rabiyow awlaad wanaagsan oo diintada u adeegto nasii🤲

    • @qadrocaabi9229
      @qadrocaabi9229 3 ปีที่แล้ว

      Aamn aaamn yaarabbii

  • @fatmaikran2879
    @fatmaikran2879 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah qofkii Alla Ku xeran wax uu weynayo ma jirto Abyo qeer Alla haku siiyo nasoo gaarsii qisoyinka oo qeer ah aan ka fa,iideysano shukran❤️❤️❤️

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 3 ปีที่แล้ว +2

    الحمد كله لله الحمد لله رب العالمين الحمد دائما وأبدا الله كريم الله كريم الله كريم وصلى الله على حبيبي وعبدك محمد صلى الله عليه وسلم رب لا تذرني فردا وأنت خير الوارثين اللهم أمين يارب العالمين💚❤💖

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabarak thank you so much for the story Mashallah😍

  • @sahrasuge4788
    @sahrasuge4788 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilahay mahad u sugnatay Axlamduliilaa

  • @safiyaali3332
    @safiyaali3332 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sister

  • @asli1087
    @asli1087 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maryanruun9554
    @maryanruun9554 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @fathiaali927
    @fathiaali927 3 ปีที่แล้ว

    Asc jazaakallah kheir hourtie mashaallah

  • @barwaagosujaac3690
    @barwaagosujaac3690 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah abaayo mcn jisakallah khayr allaha ku xafido ♥️♥️♥️❤💞💕💖💝💘

  • @zarasuhayb5284
    @zarasuhayb5284 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @bahjoamiin6226
    @bahjoamiin6226 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hoodoayaanstyle1421
    @hoodoayaanstyle1421 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah wll jasaa akallahu khayr

  • @Khayra933
    @Khayra933 3 ปีที่แล้ว +1

    Jizallaah. Kheyr.

  • @caashojimcale924
    @caashojimcale924 3 ปีที่แล้ว

    Jasakaallah khayr sister. May allah reward you.

  • @nurasambile7280
    @nurasambile7280 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa qiso cajiiba, Wll Adna Allé mizanka xasanaadka ha ku Saaro

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 ปีที่แล้ว +41

    Walayaal Dar illaahay iigu saara subscribe

    • @csamadsaalim9175
      @csamadsaalim9175 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe siden kugu saraa magac in bad Soo dhigte me channelling

    • @sahraaishachannel9297
      @sahraaishachannel9297 3 ปีที่แล้ว

      @@csamadsaalim9175 maxan soo dhigay wall ma fahmin

    • @gkoleey3592
      @gkoleey3592 3 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Aisha channel waan kuu saaray subscribe

    • @sahraaishachannel9297
      @sahraaishachannel9297 3 ปีที่แล้ว

      @@gkoleey3592 mahadsan wall qaali farxad ku nooloow

    • @hodanhashi2790
      @hodanhashi2790 3 ปีที่แล้ว +1

      Shukran ukhtii jasaa akaa laah

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sister jisaka Al khehr

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alahaa abaayo alahakuxafido adiga reerkada

  • @samiiyare1945
    @samiiyare1945 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha ku dhawro

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا جزا ياماما ياأختي في الله☝

  • @kowsarbeauty209
    @kowsarbeauty209 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @safiyaahmed3058
    @safiyaahmed3058 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah hunno. Walaalo wan kusalamey

  • @umamin5463
    @umamin5463 3 ปีที่แล้ว

    Rabi laa tadarnii fardan wa anta qeyro alwaarithiin

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah wll

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waa gabar wanaagsan

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigan soo qoraya comentiga waan ku ducaystay Ducadan ilaahayna waan isku xidhay walhi ilaahay wuu iga aqbalay Alxamdulilaah

    • @fadumomuuse4703
      @fadumomuuse4703 3 ปีที่แล้ว

      Alxmdullillaah ilaa intee bd Zowjkaaga wda joogteen Qaali

    • @qadrocaabi9229
      @qadrocaabi9229 3 ปีที่แล้ว

      M.a tabarakarraxmaan isku xirka alle laguma qasaro wlhi

  • @ceyniomar290
    @ceyniomar290 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo mcn Qeer allaah ku xafiido

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abaayo thanks

  • @sakiyoysin5196
    @sakiyoysin5196 3 ปีที่แล้ว

    MAnshA allah allah hakubarekeyo walashay

  • @matanmuuse9715
    @matanmuuse9715 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah ilahaya hakubarako

  • @khadijaahmed683
    @khadijaahmed683 3 ปีที่แล้ว +1

    SHUKRAN

  • @qadiijaabdi5676
    @qadiijaabdi5676 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaha baaraka laaha Allaha hakuufududeyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you

  • @deeqaarush9107
    @deeqaarush9107 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah

  • @abdihassan9703
    @abdihassan9703 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah👍👍👍❤️

  • @zainababdi4068
    @zainababdi4068 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu kheyr

  • @aliburunti5949
    @aliburunti5949 3 ปีที่แล้ว +1

    Jzkumu allahu kheyr

  • @maryanqalanjo7306
    @maryanqalanjo7306 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah jasakalaahu khayr wllshay qali mahad sanid

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 3 ปีที่แล้ว +2

    sax nosobadi abaayo qisaska jzkalahu kheyran

  • @shukrimohamud5354
    @shukrimohamud5354 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @hamdihussein8794
    @hamdihussein8794 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @rodaroda9849
    @rodaroda9849 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @ahmedkulmiye964
    @ahmedkulmiye964 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbaar

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +1

    Fatma muna jazakaalah qaar wallo qali aadban ujecelahay qisoyinka nosobadi wallo😍❤💔

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah waan jecelahay inan Awlaad Bariya Oo zalixiina illahay isiiyo Hada wiilba ii jooga Gabdho Iyo wiilal Badan Dhalo Rabi waan ka Baryaa

  • @hiboosman6400
    @hiboosman6400 3 ปีที่แล้ว

    MachaAllah

  • @ummuabdirahmannur3019
    @ummuabdirahmannur3019 3 ปีที่แล้ว

    masha Allaaaaaaaah😍😘😍😍😘

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal annaga waan ku qanacsan nahay in aad qisada noo soo gudbiso adigoon isku dhibin in aad qofka hadlaaya soo gudbiso ka dibna aad fasirto, marka adiga uun noo soo gudbi si wakhtigu noogu filnaado

    • @batulamursal4069
      @batulamursal4069 3 ปีที่แล้ว

      @feysal fahad haa waa sidaas, waxaan dareemayaa shaqada ayaa ku cusub walaasheen, talooyin wanaagsan iyo dhiirri gelin in la siiyo baa loo baahan yahay

  • @hamdifarah9900
    @hamdifarah9900 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @umamin5463
    @umamin5463 3 ปีที่แล้ว

    Laa ilaaha ila Allah Muxamad Rasuulu Allah salla Allahu calayhi wa salim

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah noosoo badi wll