ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Daawo Rw Xassan Cali kheyre Dowladdan Waa inaan Tuurnaa Because Waxay hallaysay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k หลายเดือนก่อน +2

    Waraabe cali khayre nin xishoonba ma ahan, adiga iyo farmaajo taariikh madoow ayaa buuga idiinku qoran, ilaahay naguma kiin sooceliyo..aamiin ya rabbi

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Dhis like horay u qata

  • @abdimuhudin5690
    @abdimuhudin5690 หลายเดือนก่อน +1

    Beenboode madaxweyne uma qalantid runtii ???

  • @Barad-zo7ek
    @Barad-zo7ek หลายเดือนก่อน

    Gurran rabin marabo waji xumo ankula kulmena

  • @siidosman3516
    @siidosman3516 หลายเดือนก่อน

    Hadii 7 daqiiqo lagugu turay, ha U maleyn in DALXUREYE loo dhawan karo. Kursiga madaxweyne iska ilow. 4 sano ayan qarax iyo meyd dugis ku jirnay, hadana ilahey aa noo nimceeyey.

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad run sheegaysid orod adeerkaa shiikh cali dheere khawaariijta kasoo bixi nac nac looma baahnee! Nabadeey

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 หลายเดือนก่อน

    walaal keey hadamiyu dhashay sadax sano iyo lexbilood waxan ukahad laayo bilcagsi ahayuu kuhayay dalka dadkan reeraqirad miyuu uhaysya saqeer siya sadeed waaye koobi abaama waaye lakin waxqabad iskaga midmaha

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 หลายเดือนก่อน

    Waa salaaman tihiin dhamaan Somali Weeynta iskugu timid madasha iyo soo dhaweeynta reeysal wasaarihii hore soomaaliya xasan cali qeeyre halkaa markeey joogto waxaan is weey diinaa goor kasta iyo gole kasta aan iskugu imaano maxaan abni iyo amaano ugu weeynay dal keena maxaase doowlad wacan oo loo dhan yahay tayo leh dadk iyo dalka eey ku taba qaadaan kuna hagta tubta lagu helo wadajir cadaalad iskaashi wada shaqeeyn u yagleeli la dahay soomaali maxeey tahay sababtu wa suaal soo noqnoqotay oo aan is weey diino
    waatanaa cilada na heeysato aan kuu sheego waa qabyaalad musuq maasuq amaano xumo iyo jahli laga dhigtay dhaqan ruwanda iyo soomali isku mid ma aheeyn mar keey colaada gashay hadana isku mid manaqa naayaan nabada iyo horumarka doowlad nimo ruwnda waxaa ka dhacday colaad isir sifeeyn ah waana ka shalaa yeen mashaqadii ka dhex dhacday waana is cafiyeen madax iyo majo dadka reer ruwanda laakiin soomaali waa fasahaadul arli waxa eey wadaan col iyo nabad midna ma aha hadii aan ka tagno waxyaaba xunxun waa ka baxeey naa tiiha na heeysta qabyaalada cadaalad xumada musuqa aaamin xumada aan ku dhaqano dadka isma necba ee waxaa ma heeysata aqool xumo abaar ka daran

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Khare wa nin khain ah wana nin isla wayn so ki Qalbi dhagax dhibay ma aha tug khain ah weye

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 หลายเดือนก่อน

    Cilbur xoree ad hadashide

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 หลายเดือนก่อน

    Ninki qomlodka ansixiyay weye

  • @fe8445
    @fe8445 หลายเดือนก่อน

    Miyir aan kursi ahayn ma lahan. Walaahi waa waasheen. Dawlada aan tuurno! Haye foowdo ha dhacdo. Qaxooti aan ku noqono ilaa adiga kursiga ku fariisato. Sidii caruur bay noola dhaqmayaan.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk itobiya so ki isaga iyo Farmajo u daba dhaqayen e ay Qalbi dhagax u dhiben ma aha

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 หลายเดือนก่อน

    Khayrow waa lagu yaqaanaa waxaad u qabatay sheeg waa waxba farmaajihii aad iska xayeesiin jirtay wuxuu kugu sameeyay waad ogtahay