DAAWO; Xasan Sheekh Bajaajleyda Anaga Kahor Waala Dili Jiray iyo Hadalo Jees Jees ku ah Shacabka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @umarbarre9566
    @umarbarre9566 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi Geesi dhalay hore u socoda waan ku garabtaagannahay

  • @anfac10ali
    @anfac10ali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan baahane xasan tuug Xasan dhiiqo Xasan munaafaq

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂SHACIROOLE XASSAN SH PLEASE 🙏 UMADA BEENTA KA DAA ITAQILAAAH QABURIHII AA FAKAN WAYAY MA BAD IY BARI AYAA KAA FAKANAYO IMARAD IYO YAHUUD ETHOPIA XASAN SH WAA SHURAAKO WAA IIB SADEEN BADA SOMALIA 🇸🇴

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 หลายเดือนก่อน +1

    GUUL MAXKAMADA PUNDLAND , , DULI MAXKAMADA MUQDISHO XUKUNKODA AAN FULIN LAHEYN.

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 2 หลายเดือนก่อน +1

    Canshuurtaas malaga qaadaa Dadka Soomaaliyeed ee kunool Garoowe, Hargeysa, Beydhabo, Kismaayo…..!?
    Mahadsanidiin

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 2 หลายเดือนก่อน

      Canshurta meel aan laga qaadi ma jirto ee xamar canshur hada laga qaadey ayaa askari kale ku imaan lacagti keen ee hadaan soo dhiibey maya taas Ma aha ee wa maliyad wa kida wa kada

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Imaan92546 yacni canshuurta laga qaado Dadka Soomaaliyeed ee kunool Garoowe, Hargeysa, Beydhabo, Kismaayo Xasan Shiikh iyo Nidaamka Xamar ka jiro
      Ma maamulaan!?
      Mahadsanid

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdisalanmohamed4678 Wa runta ee askarta in ay shaqo ku yeshaan maba aheyn canshurta dad u qabilsan ba jira kuwaas in loo daayo bey aheyd lakiin askar u soo shaqo tagayaga inuu lacag ka arursado

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan xarash tuug ha dhaco taarikh da lama arag madaxweyne shacabkisa caayo oo ku jees jeeso caqli xuma

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne ciidama masaarida goormey imanayaan si ay inoogala qaybgalaan difaaca dalka

  • @IssackGudow
    @IssackGudow 2 หลายเดือนก่อน

    Wa bintada

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif 2 หลายเดือนก่อน

    Nin naataada. Raba gabadhaada Laguna Karo

    • @maxamedomar7056
      @maxamedomar7056 2 หลายเดือนก่อน

      Mudane madaxweyne guuleyso waari meyside wax fiican hakaaheraan dulqaado doqon hadal keeda haka xanaaqin Guul IN SHA ALLAAH