MAKU DHIB QABTAA GOGOSHA QAASATAN GALMADA? KAJAWAAB SU'AALAHAAN MARKA HORRE?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 40

  • @canabkhalif4785
    @canabkhalif4785 ปีที่แล้ว +14

    ASC Niciimo Abaayo macaan Ilaahay haku xafido umadii soomaaliyeed dhinac walba waad ka tiirisay Ilaahay miisaanka xasanaadka hakuu saaro, barnaamijkaan hada aad ka hadashayna aad iyo aad😂❤ayaa loogu baahan yahay, runtii anigu waan cusbahay waanan ku dhex dabaashay video yadaadii maba kala dhacaan Abaayo Ilaahay hanookaa xafido.

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 ปีที่แล้ว +1

    My dear sister Naciimo May Allah reward you for educating our Somali people, We really appreciate your efforts. Jazakaallah khair

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 ปีที่แล้ว +3

    mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo xabiibti aniga hadii aan figradeyda ka hadlo waxaasoo dhan waxaa ugu wacan inaanan leeysku qanacsaneeyn hadii labada qofood jaceeyl daacad ah uuwsan dhax oolin waay adag tahay in leeys fahmo waxaa dhaco buuq iyo is tares iyo xanuuno fara badan oo kale marka haleeys dejiyo labada dhinc ba haleeys qanciyo daacad ha leeysu nodo inshaa Allaah

  • @MohameddeeqJeelow
    @MohameddeeqJeelow ปีที่แล้ว +1

    Asc abaay ale haku barakeyo waligane kusoco walalka waxa anfaco waxa kahadleysaa wax qiiraleh iireb abay lambada xabiiti hore usco

  • @HusseinMohamed-z9t
    @HusseinMohamed-z9t 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walaahi si cajiib ah baad uga hadashay dhibka haysta lamaanaha is qaba

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 ปีที่แล้ว +3

    Mawduuc muhiim ah waaye oo guriga dhismahiisa qeyb weyn kuleh lkn somalida badanaa wey iska indha tiraan markasa lagu dhaha stress I haayo ama walee ileeystay dhibkana sarirto kajiraa

  • @abdiosmaanhassan1658
    @abdiosmaanhassan1658 ปีที่แล้ว +3

    Asc naciimo walaal allaha kubarakeeyo wallaahi anaaba iiga hadashay casharkaan waa ii muhiim teelkaagu walaal inaan helo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiawarsame815
    @safiawarsame815 ปีที่แล้ว +1

    WCS MASHALLAAH WAA WAX LOO BAHANYAHAY JAZAKALLAAHU KHAYR

  • @nasteehohaad6660
    @nasteehohaad6660 ปีที่แล้ว

    Labarkada

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +4

    Qofku hadaanu hamad hayn lama odhan karo wuu xanuunsan yahay waayo waxa dhici karta laba ruux ee is qabtaa in aanayba xidhiidh wanaagsan lahayn oo ay iskuba diiqadoonayaa laakiin dani isku hayso

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 หลายเดือนก่อน

    Asc wallo wad mahad santahay wanada walltnimo walley anigo maxa kena daren ka inu fogado ama ado xajadi ku jira maskax dadu iney melkale ka fikirto

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xabibti

  • @sharafxashi3354
    @sharafxashi3354 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo❤❤❤

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah, it’s very interesting 😂today’s program is on another level. Wax yaabo badan ku dhex Duugan 😂it is really needed it ! Most Somalis don’t talk about. It’s very important issue, it covers a lots of couple problems ! Well done dr -naima it’s very informative 😂🎉❤😂👍💐🌹💕🌷🌷🤜🏽👏🙏👏🌙👏

  • @sahraadam8287
    @sahraadam8287 ปีที่แล้ว

    Asc wlla waxaan is idhi waa cuntada aynu cuno kow. iyo habdhaqankeen.

  • @sasuke-rg2gh
    @sasuke-rg2gh ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wlc Abaayo ❤

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 ปีที่แล้ว

    Asc xabbti Hadii daremnin kawaran ina jismi kale ku tabanayo

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 ปีที่แล้ว

    Asc masha alh naciimo👌

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo please boytiga abar mafahmo hadalkaga iga ralinaqo hadan kuku gafay

  • @fartuunsiidcali-ks2qh
    @fartuunsiidcali-ks2qh ปีที่แล้ว

    Waan ku jeclahay wll mcn

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 ปีที่แล้ว +2

    Warkaas ayaa igusocoda 😊

  • @Cadnan-wt9ms
    @Cadnan-wt9ms ปีที่แล้ว

    Asc sextahy Naima cadey maxa uron abayo

  • @fartuunsiidcali-ks2qh
    @fartuunsiidcali-ks2qh ปีที่แล้ว

    Abaayo naciimo wllhi xaqaa ka halosaa

  • @umurayaan2774
    @umurayaan2774 ปีที่แล้ว +1

    Asc suaal
    Walaal niciima waxaan qaadan jiray kaabayaasha faytamiin dhii faytamiin sii ,b12 uur baan yeeshay ma joojiyaa

    • @maryamamohamed1495
      @maryamamohamed1495 ปีที่แล้ว +2

      walal Dhaqtar weydii waxaadan ubaahneey wey ku dhibtenayaan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

      Niciimo goorma ayay dhakhar noqotay

  • @BarliinSalax
    @BarliinSalax 5 หลายเดือนก่อน

    lugha xidida urka kuso baxan ayanqawa xanun ayan kuqwa ee mxa dwo u ah

  • @safiawarsame815
    @safiawarsame815 ปีที่แล้ว

    NACAAMA XABIIBTI WALI TELKAAGA WAAN SOGAYAA KHAYR HESHO

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 ปีที่แล้ว

    Aning ayaa saanaha

  • @fartuunsiidcali-ks2qh
    @fartuunsiidcali-ks2qh ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +3

    Xasbunalaah Wanicmal wakiil waxaa halkaan iiga muuqata inta kula joogta ineey yihiin dad yar yar oo waxaan ka xishoon.Subxaanalaah walaaleey illaaheey ka baq waa bil Ramadaan..Yaa kuu baneeyay inaad lasoo fadhiisatid .Wallaal wax walba illaaheey wuxuu u asturuu qabaa .Adigu ma dhaqtarad maa tahay.Walaahi waa aduun Aakhiro sabaan ah illaahoow irsaaqada meel xun haynaga galin..

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed ปีที่แล้ว

      Subaxanalhi walal sax waye waa rabadan allha xaqa kamaxishodo waa waxa jiro waxa bataye cuduraka marka waa mahima alx abayo naciimo waa qof waxa bartaye ku sobir bir marka

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 ปีที่แล้ว +5

      Walaal hadey kudhibeyso hadaawan ee iska daa Cid kugu qasabtay majirto waxa ey kahadleyso waa wax jiro oo umadu u baahantahay naciimo Kariya kama hadasho waxey uga hadleysaa si edeb ah kafaaiideyso hadii kalena iskadaa

    • @nuraahmed2401
      @nuraahmed2401 ปีที่แล้ว +2

      Somalida waxaa Lagu yaqaanaa markay arkaan qof umada nacfi uleh inay isku dayaan inay dib U celiyaan,afka kaga istaagaan, ceebeeyaan oo shaqada uu umada U haynaa burburiyaan, marka dhankaas xaasidnimada Iyo aragti xumadu ka muuqato ka waantooba. Walaasheen nacima waxay ka hadashay wax sax ah.

    • @nafisomumin8146
      @nafisomumin8146 ปีที่แล้ว +1

      Hadeeyna maanta sheegin badaan oo eey kala kala xishooto ama eey naga xaadsinimeeyso waxuu rabi famsiiyay yaa inoo hadlaaa hadaadan ku qanacsaneyn kasiitak naciimo horay usoco