DAWA DHAMEYSTIRAN OO DHABARKA U FIICAN?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 ปีที่แล้ว +2

    MUNAWARA & MIRAJ CHANNELKOODA : th-cam.com/channels/FjtJrpjmafVAjyAGD_nKWw.html
    MAYMUUN CHANNELKEEDA: th-cam.com/channels/RFCa77YhmKHcl17sfhadow.html

  • @bruh-ux2xg
    @bruh-ux2xg 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah shukrn Ustad naciimo

  • @nadiifoaxmed1802
    @nadiifoaxmed1802 ปีที่แล้ว

    hbo walaashey hooyo seynab cumar m barre allaha unaxariisto janafardowsa allaha geeyo

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว

    MashaAllah jazakaAllah kheyr ukhtii

  • @umusalma9674
    @umusalma9674 11 หลายเดือนก่อน

    khayr ale haku siiyo anagana ale hanagu daaweeyo

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC waan ku salaamey abaayo naciima masha Allah jizakallaahu kheyer sida aad no caawiso Ajir Allah ha ka siiyo🤲🤲👏

  • @aaminoxasan2619
    @aaminoxasan2619 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ka ajir siiyo uqtii

  • @hiboelmi1306
    @hiboelmi1306 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah xigmada dhan waa diinta alle haydin barakeeyo ukhti

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin ale ha u naxariisto walidiinteena

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha Shukrn ustad naciimo

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah t waan dhawahay abaayo aad ayaan kuu tixraacay wax fiican ayaad ka hadashay oo aniga naf ahaantayda ii anfacay jisaakalaahu qayr waalaasheey Shukran alaahi cisag dhabar xanuun ayaa dhibay ra’yigadana wuu i anfacay

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 ปีที่แล้ว

    Masha allha ❤❤❤

  • @xaliimomohamed3677
    @xaliimomohamed3677 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran lambarkaga so qor insha allah0

  • @qalibby8427
    @qalibby8427 ปีที่แล้ว

    M. A keep going siz

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo xabiibti jisakalha qeer

  • @jamiloali7667
    @jamiloali7667 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allaaah alle haku xifdiyo wlshey muslimada ah

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaah.jazaaka.allaahu.kheer.waan.ubaah.NAA..CILLAAJKAAS

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍🤍🤍🤍❤💯💞💞💗❤💯 ماشاء الله بارك الله فيك

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC abaayo naciima waa runtaa daawada diintey ku jirtaa horey Hooyo Zeynab Allah ha u naxariisto aa noo sheegtey waana ku faaiidney Alxamduli llaah jizakallaahu kheyer jisadina janatul fardoos insha Allah🤲🙏 maryama waan salaamey mahadsanid habaryar kaamirada khuruxda badan aad dubato masha Allah Allah ha ku xafido 🤲🤲🙏👏🌹

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +1

    Jizakallahu khayr ❤️

  • @MohazkeyjrNeymar62-de6iw
    @MohazkeyjrNeymar62-de6iw ปีที่แล้ว

    Manshallah naima

  • @Mehmoodmuhammad-f9l
    @Mehmoodmuhammad-f9l ปีที่แล้ว

    Asc.
    Nacimo.wala.shay.waxad.
    Ii.shegta.dawo.dhaqamed.dawesa.biyaha.raga.

  • @fadhumoxusenfadhumoxusen8636
    @fadhumoxusenfadhumoxusen8636 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaha kubarakeyo

  • @habiboguled3060
    @habiboguled3060 2 ปีที่แล้ว

    Asc sabayon Maasha allaa hadaan halmarku akhriyo saliida oo dhan oo aan marwalbamarsado kawaran

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 ปีที่แล้ว

    Asc naciimo guuleyso horay usoco viva

  • @nadiifoaxmed1802
    @nadiifoaxmed1802 ปีที่แล้ว

    Asc hbo allaha kula garab qabto hawsha aad heysid waahbyarta nadiifo axmed daremanw

  • @Ismail-tg8yy
    @Ismail-tg8yy ปีที่แล้ว

    Nacimo wanku xanaqsa nahy su.aasheda iiga soo jwbin maxan ka haleyy wll

  • @fardowsamohamed2352
    @fardowsamohamed2352 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo,how are you. I need that machine for my mother.How can I get it please.

  • @khadramahamud5634
    @khadramahamud5634 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah kheyr

  • @hodanhassan4451
    @hodanhassan4451 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakilaah khayraa wll macaan

  • @ninmcomohamed9072
    @ninmcomohamed9072 ปีที่แล้ว

    Mansha allha abyo

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa walaashey

  • @huddamaxamedcali7827
    @huddamaxamedcali7827 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka laah

  • @maxamedamin3784
    @maxamedamin3784 ปีที่แล้ว

    Jawaab aan kaa hello

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 2 ปีที่แล้ว

    masha allh jklhaa wallo

  • @saynabhassan5194
    @saynabhassan5194 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah Mashalaah abaayo jazakalaahu khyer alxamdulilaah

  • @sidraqurux1877
    @sidraqurux1877 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walashey aad baan kuu jeclahay oo wan ku daawadaa lkn comenti qorista aan dhif iyo naadir ku ahay barnaamijyadaadana aad baan ujeclahay data ayan isticmaalaa markaan maalmo qadka ka maqnaado waan daawadaa brnaamijyadi i dhaafey intii an maqnaay mahadsanid walaashey wallaahi waxan aad kuu sii jeclahay marka aad qur,aanka kariimka codkaaga quruxda iyo mcnka badan ku akhrineysid masha allah allaha kuu ziyaadiyo kheyrka iyo wanaaga aac xbibti

  • @sahrahirabe3585
    @sahrahirabe3585 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid abaayo jzki Laahu qeyran

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Allaha nookiin xafido yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @warfajey6442
    @warfajey6442 ปีที่แล้ว

    Ajar Allah kaa siiyo❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Aniga aya cida igu dhacadaye waxan sameye xijamo ama topid

  • @CayniiShahmed
    @CayniiShahmed ปีที่แล้ว

    Masha allh wllshey naciimo wllshey nambarkaga whtaspka an ubahna wll adomahadsan insha allh

  • @ahmedcadde1435
    @ahmedcadde1435 ปีที่แล้ว

    Abayo

  • @abdillahmoussa2234
    @abdillahmoussa2234 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 ปีที่แล้ว

    asc waan ku salaamey abaayo adiga xajigad suaal ku sabsan jilba xanuunka ku wayadina hada aqoon u leedahay

  • @ahmednuurhassan8898
    @ahmednuurhassan8898 9 หลายเดือนก่อน

    Wlalal taleepponekaga whats upka

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah ♥️ ♥ ❤

  • @ifrahmohamed8030
    @ifrahmohamed8030 2 ปีที่แล้ว

    Naimo jazaakallahu khairan waku maxadsan taxay jawabtaa 😘🥰😍

    • @ifrahmohamed8030
      @ifrahmohamed8030 2 ปีที่แล้ว

      Sucashan anaa rabee walahi waku maxad santaxay 😘

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 ปีที่แล้ว

    Man sha Allaah 🎉

  • @malyunabdi2744
    @malyunabdi2744 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤

  • @ashaahmed1207
    @ashaahmed1207 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleykum wasalaam waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Baarakallah walaashey qaali ah Baarakallah 😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umuanas250
    @umuanas250 2 ปีที่แล้ว

    Ala xbbti hada ayeyba ixanunayan wlh khyr ale hakusiyo utqii qiimabadaneey

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 2 ปีที่แล้ว

    Asc walashay qeyr kadhaman adiga iyo Familie inshalah ❤ ♥️

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 ปีที่แล้ว

    nacimo abaayo waa ku salamya aniga waxaa raba ina taleefonkad i siiso dadka ku fiirsado kugu xiran ahaya

  • @suleekhamoha9060
    @suleekhamoha9060 2 ปีที่แล้ว

    Number aaway abyo wxban kuwediin rabayee

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 ปีที่แล้ว

    ty abaayo

  • @HibaaqmaxamudHibaaq-gb4lm
    @HibaaqmaxamudHibaaq-gb4lm ปีที่แล้ว

    Dhagayare malooisticmaala. Beer subuga

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว

    Asc naciima abaayo waan ku salaamay masha allh si aad u caawisid dadkagaaga ku nool daafaha aduunka aniga waxan aad u daawadaa adiga is ahow maanta ayaan ku soo biiray kan waana mashuuq badanahay oo waxan ahay hooyo ciyaal korisa oo qurba jooga waad ogtahy dhibteeda illaahay ha nala garab galee marka anugu waxan jeclaa in aan kula hadlo laakin nasiib uma helin in aan lambarkaaga helo aniga baadhitanka ayaanba jaanis u waayey laga yaaba in ay jiraan dad vadano ila midi marka wallo hadaad awoode ku dedaal sidaan ku arko dad badan oo isticmaalo aaladzn lambarkoodu mar walba kor ayuu u saaran yahay adigana waa ku dhib yaraan oo malagu weydiinayo marka hady suurta gal tahay bal isku day insha allh guul iyo gobanimo ❤ from Canada 🇨🇦 sidaas ayad igu garan doontaa

  • @DadaMohammed-y4x
    @DadaMohammed-y4x 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @aslimahammed5911
    @aslimahammed5911 2 ปีที่แล้ว

    Naciima macanto reaction ka iskayereya please

  • @ishabare3307
    @ishabare3307 2 ปีที่แล้ว

    asc wallaal ejar iyo xasanaat allahakaasiiyo tallooyinka wanaagsan waankugu faanaa masha allah horay usoco

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 2 ปีที่แล้ว

    Wcs naciima

  • @xuriyosharaf7227
    @xuriyosharaf7227 2 ปีที่แล้ว

    thanks hbo wax faido leh ayaa so godbisaa markstna wn ku dawdaa lkn comnka so maqoro anoo hool haayo aan dawda telka meel saarta hiwsheydna waan see wataaa 🥰

  • @thefirst5020
    @thefirst5020 ปีที่แล้ว

    سلام عليكم خاله نعيمه عساك بخير حببت أسالك على الة التدليك هذي ايش اسمها؟؟؟ ماما تبيها

  • @fartuunxasan2514
    @fartuunxasan2514 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo

  • @nimcamohamed1757
    @nimcamohamed1757 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo naciimo nabarkagi halkan isodhig

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 ปีที่แล้ว

    Lower back pain sciatica aan qabay mudo mri waxey dhahen herniated disc waye

  • @omarmudey4064
    @omarmudey4064 ปีที่แล้ว

    Sanka dhaxdiisa hilbaha kuyaala naqaskana xiraaya maxaa uroon qayr qabto naciima.

  • @Lamibanani_emilyfanCR7
    @Lamibanani_emilyfanCR7 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah wllshay waan ku tabaca adan si khaasa kugu Bahanay WhatsApp kaga i soo qor

  • @saynabgahnug8876
    @saynabgahnug8876 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sainabmohamed9371
    @sainabmohamed9371 ปีที่แล้ว

    Basically maxa lagdaweya

  • @aizhaiman8985
    @aizhaiman8985 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤😂😅

  • @fartuunxasan2514
    @fartuunxasan2514 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @maxamedamin3784
    @maxamedamin3784 ปีที่แล้ว

    Abaayo malagu qabaa

  • @FaadumaMaxamed-pu5ss
    @FaadumaMaxamed-pu5ss ปีที่แล้ว

    A s c

  • @maxamedamin3784
    @maxamedamin3784 ปีที่แล้ว

    Acw

  • @khadijaqurux660
    @khadijaqurux660 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal lambakaga nosodhig si aan kala xiriirno mahad sanid

  • @FaadumaMaxamed-pu5ss
    @FaadumaMaxamed-pu5ss ปีที่แล้ว

    A s c a b a a y o

  • @lajaanqadnolashaofficial8132
    @lajaanqadnolashaofficial8132 2 ปีที่แล้ว

    Muruuqa sidee loosara abaayo

  • @fowsiyoahmed
    @fowsiyoahmed ปีที่แล้ว

    A

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 ปีที่แล้ว

    S.c
    W.w
    Maansha Allah
    Ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo famligaba.
    Dar Ilaahay baan kuu jecelahay wll.

  • @cabaasmaxamed6778
    @cabaasmaxamed6778 2 ปีที่แล้ว

    Waxkale

  • @rahmoibrahim5793
    @rahmoibrahim5793 2 ปีที่แล้ว

    Sfj

  • @RaaxoCabdiraxman
    @RaaxoCabdiraxman ปีที่แล้ว

    M.a

  • @samsammaxamad5127
    @samsammaxamad5127 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @yasminismail5270
    @yasminismail5270 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @ahmedcadde1435
    @ahmedcadde1435 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sahlanmohamed9419
    @sahlanmohamed9419 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @yasminismail5270
    @yasminismail5270 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @yasminismail5270
    @yasminismail5270 2 ปีที่แล้ว

    asc