OSTEOARTHRITIS, ISGOOSYADA XANUUNADA KU DHACA MAXAA U SABAB AH IYO CALAAMADAHA LAGU GARAN KARO?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 31

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 ปีที่แล้ว +8

    Wcs jimco wanaagsan masha Allah jizakallah qeer, ajir iyo xasanaad Allah ha kaa siiyo wanaaga aad noo haysid mahadsanid xabibti qaali!

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu qeyran quruxleey jilbaha noogu daran

  • @mikaiilmahdiofficial39
    @mikaiilmahdiofficial39 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha nuur calaanuur my sister

  • @deqa868
    @deqa868 ปีที่แล้ว +1

    Mashalahaaa. Abaayoj jzlqeer

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 ปีที่แล้ว +1

    masha allaha sharaxada waa muhim waana nosharaxda waxkato qeer allaha kusiyo xabibti

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaah beri aan sifiican udhageysanaa insha allaah hada waa siiseexanaa. Tusbixiin calaa kheyr.

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xabibti qaaali

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Jizakumullahu kheyr
    Walaasheey
    Cmriga caafimaad allaha kuugudaro
    Waxbadan baan ka baranay casharkaan
    Ruumatisimada ama tuftaba
    Ay somaalidu tiraahdaa
    Qof lafihii bololeen oo dhuuxii ka dhamaaday iyo cajawdii
    Beey soomalidu riix riixaan
    Dabcan adoo caafimaad qaba hadii lagu riix riixo caajiskii waa kaa tagayaa
    Taa macnaheedu ma, ahan
    Inaad tiraahdo waa ku cafimaaday
    Waa inaad takhtarka lafaha la xiriirtaa si aad u ogaato
    Xanuunkaan maalin ba maalinta ka danbeeysa soo kor dhayo
    Adoo hubinayo
    Talooyinka ay ku siisay ((NACIIMA KAABO))sida cayilka I, W M.

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah qeer allaha kusiiyo maal mahaan aaba jili ixanuunaayay iyo labada dhinac simaha ka kor dhaqtarna wax makuuqanaayaan.
    Waa iskaadaba wareejinaayaan laakin waan iskuda daalidoonaa. Shaqadeydaa badan nasiinadeydana waa yartahay marka taas ayaan ka keenay iyo waalidkeyga oo ayagana qaba.

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay ha ubarakeeyo walaashay waxaa tahaya qof wanaagsan oo lakaa faaido wax wanaagsan.

  • @rahmayarow3592
    @rahmayarow3592 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ilaahey khayr badan haku siiyo ❤ xanuunkaan waan u baahanaa aad buu aniga ii haayaa xataa faraha gacmaha ayaa i qalqaloocdey bal wixii u daawo Ah waan kaa faaidi doonaa jazaakillaahu khayr

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalah shugran ❤

  • @saxarlaismacil780
    @saxarlaismacil780 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti shukarn maxaa ladhahaa xanuunka maxaase daawe u ah aadn waad u madasan tahy

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว

    Mabruuk habo naciima

  • @fufnfjdjfurhf7746
    @fufnfjdjfurhf7746 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Wllo wadmahadsantahy

  • @shawraahmed1336
    @shawraahmed1336 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal ilaahay haku barakeeyo runtii wax badan baan kaa bartay mashaa allaah tabaarakallaah allaahuma baarik walalo qaali
    Adoo mahadsan Waxaan kaa codsanayaa inaad noosoo galiso wax Qanjidhada cunaha u fiican wiil yar oo aan dhalay 3sano jira ayaa la xanuunsan naqaska ayaaba ku dhaga marmarka qaar markuu hargab qabto ama qabow dareemo hada hospital ka ayuu balan ku leeyahay waxay leeyihiin waala qali oo waa laga jari Qanjidhada markaa walal fadlan hadii Aad aqoon u leedahay wax u roon noosoo gali adoo raali ah mahadsanid walal🥰

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 ปีที่แล้ว +1

    Masha all

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 ปีที่แล้ว

    Wcswrb abayo masha allah jizakumulah khayran abayo 👍🏼 🥰 🙏 💖 ❤️ ❤️ ❤️

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @NadarDahir
    @NadarDahir ปีที่แล้ว

    Mahdsanid habo terminology ahaa arthritis miyaa mise Waa eray kle ani muda 4bilood dareemaya xanuunkan

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah abaayo 30 kun kabadan ayaad uqalantaa hambalyo

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaashy qaali niciima wall ilaahy hakaa abaalmariyo sisaad noogodadalayso niciima aabahay isgaysyadaa xanuunaya khaasatan lug ayaadhinac uweecatay waayo intabadan wuukufadhiista quranbuu akhrista wuukicikarilaayahay ilaahy waalidka haynoo ilaaliyo wall

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 ปีที่แล้ว

    Ukhtiyey is goys ma ahee waa kala goys yacni meesha labada laf laga kala goyn karo is goys waa jidka camal

    • @husseinmohamed6468
      @husseinmohamed6468 ปีที่แล้ว

      Al muhiim in la fahmo ayaa muhiim ah jizakumullahu kheyr

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 ปีที่แล้ว

      @@husseinmohamed6468 sax lkn xuseen hadii xasan loogu yeero fahamkaas ka waran

  • @khansageele3410
    @khansageele3410 ปีที่แล้ว

    ASC WALAAL WAXAAN AHAY GABAR BARNAAMIJYADAADA FIIRSATA OO KUGU XIRAN MARKA ABAAYO ARIN AAN MEESHAAN LAGU SHEEGI KARIN AYAAN RABAY INAAN KAALA HADLO EE FADLAN TALEEFANKAAGA II SOO DIR ADIGOO RAALI IGA AH WLL

  • @sacdiyomacalin1754
    @sacdiyomacalin1754 ปีที่แล้ว

    Dhacanka hato dhada maxa lasubiya

  • @hawahassan9864
    @hawahassan9864 ปีที่แล้ว +1

    Asc intas kabadan ayaad uqalanta

  • @cumaryare6408
    @cumaryare6408 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wallow maxa lagudaweya