Sheikh xasan dahir aweys oo ujawabay Sheikh Abdi Hersy kana hadlay khudbadii sheikh Umul ujeediyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 3 ปีที่แล้ว +5

    SH. Xasan daahir aweys wuxuu isu haystaa inuu keligii saxanyahay

    • @jerbeee
      @jerbeee 2 ปีที่แล้ว

      Warka soo qortay inow qalad yahay ma laga yaaba

  • @ibrahimelmi1933
    @ibrahimelmi1933 2 ปีที่แล้ว +1

    maan shaa,allah

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanalaah cimriga uuqabyalad uhadlayo ina daahir aweys uu tagerayasha xukumada Ku shegayo kuwo aan saxnayn ama dambi Ku dhacay malaa waa asaasaq anigu nin caadiya uma arko kuluu maseyr hayo uuka xunyahay infarmajo daarod yahay

    • @nadifaali9973
      @nadifaali9973 2 ปีที่แล้ว

      0

    • @kartida
      @kartida 2 ปีที่แล้ว

      Maxay tahay qabyaalada uu sheeku ka hadlay ?????

    • @libanhagi3503
      @libanhagi3503 2 ปีที่แล้ว

      @@kartida bal adba? Shalay dadkaan laynaayay, welina kama tanaasulin, ?????????

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 3 ปีที่แล้ว +3

    Odaygan dhiig yacabka ah oo dhiiga Muslimka xalashaday ma ifka laga qariyo

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 3 ปีที่แล้ว +2

    Da,dan ayu Qabyalad iyo reer hebel kashekenaya

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 9 หลายเดือนก่อน

    Marexaan hadii afweyne xumaantida lasoo hadal qaado ma barooranaysan😂😂😂😂

  • @mahamedibrahim5509
    @mahamedibrahim5509 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh dahir aweys

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 2 ปีที่แล้ว

    hadey kadhamaatay oouusan madax aheyn sheekhow yaa madax dalka ka ah , mise halakala tago miyaad leedahay ,mise xeerka lambar 30 ooay ayagu dhigteen iney kusii wada joogaan ilaa doorasho dhacdo ayaa sax ah, bal taana kahadal

  • @tawanehassan6618
    @tawanehassan6618 2 ปีที่แล้ว

    Ninka la yiraahdo ama sheeganayo sheekh Abdi hersi waa nin dayuus ah oo beenla ah oo naago ku kufsada naago amerka.oo la yaqaano ee yuuna been

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdi Hersy iyo Ali wajiis waa laba mufsid oo faasiqiin ah

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว

    Kani been badanaa ma ninbaa sodogii ku oranaayo waa kudilayaa hadaad hadasho kani sheikh ma ah ee waa wax kale qabiileysta iyo diin ku kabada iyo munaafiq nimo dhiig yacab

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 ปีที่แล้ว +1

    Midka Shekh Abdi hersy la dhaho ee koofiyada dheer sheikh maahan waa shaydaan munaafiq ah oo diinlaawe ah, wuxuu ku caan baxay nacayb ka beelaha soomaaliyeed qaar waana sababta uu u taageero ini Farmaajaha faasidka ka. Koofiyadaha waa layska wada qaatay ee yaan lagu qaldamin isaga iyo Sufyaan Taakeeye waa isku mid.

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว

      Beeshii khariban waala nacaa sida taada oo kale

    • @ShaxdaiyoShaax
      @ShaxdaiyoShaax 2 ปีที่แล้ว

      Doqonka waxaa lagu yaqaana sidii nagaha ayuu caytamaa

    • @said1498ify
      @said1498ify 2 ปีที่แล้ว

      Waliba Islaan buu faraxumeeyay kaasi baa sheekh sheeganaayo maraykan waxa uu uga cararay waa sidaa.

  • @farahmohamed3432
    @farahmohamed3432 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeqow ninkan canada jooga ee sheeqa sheegta waa nin danbile ah oo caruur soo kufsaday markii uu mareykanka deganaa kadibna canada ayuu iska dhiibay waa qabyalideste munafaq ah waa layaqanaa

    • @qaalisharaf9441
      @qaalisharaf9441 3 ปีที่แล้ว +2

      Oday oday aa loo helay kkkkkk

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 3 ปีที่แล้ว +4

      Su'aal: Nin dambiga aad sheegtay ee noocas ah, Maraykan ka soo galay next door Canada ma ku badbaadi karaa?
      Qabyaliiste maxaad u taqaanaa adigu shaqsiyan?

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว

      Sxb nin kufsi sameyay waqoyiga amerika kumajogen nabad iyo xoriyad adookalaa daba wada qurunkaas shekhu waa wadani xalaal ah somalida Canada ayaa jecladay nocagana uma baahna walaa dhiig cabkan adrabtee INA aweys