DIIRADDA TV
DIIRADDA TV
  • 1 349
  • 6 645 705

วีดีโอ

Farxiyo Daahir oo afka furatay iyo arimo xasaasi ah oo ay ka hadashay.siyaasada Somalia
มุมมอง 170หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Al Fanaan Socdaal yare oo sir badan qarxiyay ,dumarka uu soo furay iyo waxybaha uu ku nacay iyo ,,
มุมมอง 140หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Muniiro oo karbaashtay Rasmi Rays iyo sababta loo furay oo ay ku sheegtay Nabsigeeda oo kasoo baxay
มุมมอง 616หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Abdirahman Haji Dabacaser oo karbaashay Xasan Sheikh iyo Xamse ,siro badana banaanka keenay !!!
มุมมอง 736หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Baabajeey oo sheegay meel aan Ragga laga marin inuu Maxamed ka maray Taliye dhuljabsade fadeexada !
มุมมอง 596หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Fanaanka Nimcaan Hilaac iyo Bilaal Bulshaawi Maxaa nakala qabsaday” Jowhar muxuu ku arkay Nimcaan?
มุมมอง 648หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Somaliya Qorshayaal halis ah oo Dowladda Xasan Sheikh umaleegeyso iyo Farxiyo oo sir badan kashiftay
มุมมอง 169หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Wariye Abdalla Muumin oo ka hadlay Xog Xasaasi ah Musuq Maasuq Gudoomiyaha Maxkamada G, Banaadir ,,
มุมมอง 10K2 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
DEG DEG :Oomaar oo ka soo Hadley Xaaladiisa iyo sir culus uu kashifay cida dhibaateysay,halku joogo
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Xaliye oo karbaashay Daaci Muno iyo Dumarkii Hargeysa Banaabaxa kadhigay ay ugasooo horjeedeeyn .!
มุมมอง 4832 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Madaxa Sirdoonka Ethiopia oo Xamar lagu dhex arkay iyo Ethiopia oo Somalia afsoomaali kusoo cayday.
มุมมอง 4662 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Somaliland Kaahin iyo Muuse oo dagaal siyaasadeed iskulajira iyo doorashada loolankeeda oo bilaabmay
มุมมอง 1.4K2 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Farmajo oo lasoo celinayo iyo Xasan Sh oo Xamiid karsaay loo malaynayo Yaa lacagta dhiibaya !!!!
มุมมอง 4432 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
Ciidanka Ethiopia oo gelbinaya Hub sharci darro oo ku qul qulaya badhtamaha gobollada dhexe dalka
มุมมอง 1302 หลายเดือนก่อน
#Subscribe Now#like#share
waa kuma wadaad Shiikh Cismaan xidig Gaal ku Tilmaamay iyo Xerta shiikha laga baqayo inay weeraran
มุมมอง 6782 หลายเดือนก่อน
waa kuma wadaad Shiikh Cismaan xidig Gaal ku Tilmaamay iyo Xerta shiikha laga baqayo inay weeraran
Galmudug Xildhibaannada Habargidir oo isku Qarxay iyo Damjadiid oo dagaal ka dhex dhacay iyo xog ,
มุมมอง 3972 หลายเดือนก่อน
Galmudug Xildhibaannada Habargidir oo isku Qarxay iyo Damjadiid oo dagaal ka dhex dhacay iyo xog ,
Maamo Aasiyo oo ka hadashay Hubkii Caabudwaaq iyo Cidii lahayd ,Xasan Sheikh oo ay difaacday !!
มุมมอง 4502 หลายเดือนก่อน
Maamo Aasiyo oo ka hadashay Hubkii Caabudwaaq iyo Cidii lahayd ,Xasan Sheikh oo ay difaacday !!
XOG ; Hub kale oo cusub Beelaha Xawaadle Habargidir Mareexaan iyo Ogaadeen oo Hubkaan cusub sugaya.
มุมมอง 6802 หลายเดือนก่อน
XOG ; Hub kale oo cusub Beelaha Xawaadle Habargidir Mareexaan iyo Ogaadeen oo Hubkaan cusub sugaya.
Sirta Hubka lagu dhacay Caabudwaaq oo la ogaadey cida soo iibisay,Meesha laga keenay Yaa shirqoolay.
มุมมอง 2592 หลายเดือนก่อน
Sirta Hubka lagu dhacay Caabudwaaq oo la ogaadey cida soo iibisay,Meesha laga keenay Yaa shirqoolay.
Xog Cusub ; Caabudwaaq iyo Kismaayo maxaa ka dhacay Hubka lagu qabtay Caabudwaaq, yaa loo waday ?
มุมมอง 7062 หลายเดือนก่อน
Xog Cusub ; Caabudwaaq iyo Kismaayo maxaa ka dhacay Hubka lagu qabtay Caabudwaaq, yaa loo waday ?
Habargidir iyo Mareexaan oo isku dilay Hubkii Ethiopia saraakiil Nabadsugid oo dhimatay iyo Fashilka
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
Habargidir iyo Mareexaan oo isku dilay Hubkii Ethiopia saraakiil Nabadsugid oo dhimatay iyo Fashilka
Catoosh yare ,Faadumo Kaftan iyo dhayladii oo hal qof isku ah oo xabsiga la dhigay.I
มุมมอง 1412 หลายเดือนก่อน
Catoosh yare ,Faadumo Kaftan iyo dhayladii oo hal qof isku ah oo xabsiga la dhigay.I
Farxiyo Dahir oo sir badan ka shiftay weerarki xabsiga dhexe&dhul boobka xasan sheikh iyo aromo kale
มุมมอง 3942 หลายเดือนก่อน
Farxiyo Dahir oo sir badan ka shiftay weerarki xabsiga dhexe&dhul boobka xasan sheikh iyo aromo kale
Weerarka Xabsiga maanta qaabkuu udhacay , cabsi iyo Xamar oo lacag lacago hor leh la kordhigay
มุมมอง 7832 หลายเดือนก่อน
Weerarka Xabsiga maanta qaabkuu udhacay , cabsi iyo Xamar oo lacag lacago hor leh la kordhigay
Habargidir Goof malahan hadu isleeyahay Usheega Madaxtooyada iyo Somalia oo dhan waa Goof Habargidir
มุมมอง 3892 หลายเดือนก่อน
Habargidir Goof malahan hadu isleeyahay Usheega Madaxtooyada iyo Somalia oo dhan waa Goof Habargidir
Puntland oo lacag la'aan musalaftay iyo Madaxdii oo gaadiidka dowladda xaraash ugu dhaqaaqay.
มุมมอง 1632 หลายเดือนก่อน
Puntland oo lacag la'aan musalaftay iyo Madaxdii oo gaadiidka dowladda xaraash ugu dhaqaaqay.
Magacaabista Diyaano oo la isku mariwaayey iyo Tababarka loo wado xasan sh Asmara
มุมมอง 5782 หลายเดือนก่อน
Magacaabista Diyaano oo la isku mariwaayey iyo Tababarka loo wado xasan sh Asmara
Dabdamiska oo la weeraray iyo Habargidir oo Kuweyt oo kale noqotay.
มุมมอง 1.5K2 หลายเดือนก่อน
Dabdamiska oo la weeraray iyo Habargidir oo Kuweyt oo kale noqotay.
Muniiro Xaaski Maxamed Buskud oo afka furatay sheegtana inuu fuaray iyo sababta khilaafkooda !
มุมมอง 5162 หลายเดือนก่อน
Muniiro Xaaski Maxamed Buskud oo afka furatay sheegtana inuu fuaray iyo sababta khilaafkooda !

ความคิดเห็น

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 7 วันที่ผ่านมา

    Ayayh.dobiroy

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 11 วันที่ผ่านมา

    1991 kii ilmahiidhashay baa ka aqlibadan ku waas

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d 18 วันที่ผ่านมา

    Karbaash maha kan wa shuban

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d 18 วันที่ผ่านมา

    Runsheeg wa ceeb sheeg kusoco

  • @fatal2340
    @fatal2340 28 วันที่ผ่านมา

    War wax kale hadal oo wax khalad ma jiraan dumar waaweyn hadey rag ka yar guursadaan oo diinta ma mabnuucin oo dambi ma ha oo raga waaweyn ba dumar yar waa guursadaan. Kharaar ayaa ku haya ee taada toosiso

  • @asiatarabi3408
    @asiatarabi3408 29 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaadumoMaxamed-n6e
    @FaadumoMaxamed-n6e 29 วันที่ผ่านมา

    Maxaa akhiro war yaal

  • @MariaLee-o9k
    @MariaLee-o9k หลายเดือนก่อน

    Giovanny Fields

  • @adenhashi4027
    @adenhashi4027 หลายเดือนก่อน

    Duqbilow salansareeee

  • @NimcoDheeman-ot8so
    @NimcoDheeman-ot8so หลายเดือนก่อน

    Waa sax ❤❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน

    😁😁😁

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif หลายเดือนก่อน

    Hawiye dhaqanka jareerta ayeey leeyihiin wasaq dhiiqo iyo foolxumo inay Dhexfadhiyan. Darood waa Carabtii aay sheegteen dhaqankooda ayeey leyihiin.hawiye dawo madoobe Waa jareer walaahi siday ilatahay.😮...

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Waryaa abgaal codysr kumahadasho

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Ok wasaq yaw abgaal aduu kugaraacaayaa doqon yahoow

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Waryaa ma saayroow baa tahaay riib baay samaaynaayaan

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Ok riwaayad ma galen xarna kuma dhalan ok jooskeeda waaye

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 Hadalkiisa ayeey Aamineen o ahaa mid daacad ah balse Halis ah waxay ilatahay inuu rabo rabo somaliya o nabad ah horumar xoogan gaartay balse Dhimashada sida hada tahay kasii darto cadow Argagaxiso dhan Si ween inuu u xasuuqo dadka waxay Aaminsanyihiin horumarka ayaa burburindoono Amni xumada balse Horumarka ayuu Dan ka dhex arkaa Dhibka ayuu horumarin rabaa si horumarka aduunka ulaqabsato waligeed Argagaxiso dumin waliba ayagoo kala nuuc imaado balse Casri lagadhigo una shaqeeyaan nidaam Cajiib ah o kudhisan isqarinta. Dadka hada rajo ayeey leeyihiin o ah dunida horumar ayaa kajiro Argagaxiso Maamul daacad ah hadii lahelo waa lajibinaa Dhibkeeda badan Balse dadki oo nabad iyo horumar heesto Hadii sidii hore si kadaran udhintaan Rajada taalo maxa waaye kaliya waxa yaalo nabad iyo horumar hadaa heesano Waqti ayaa lagadhintaa. Siyasiyiinta qaar ma fahansano dhagarta ah in Dhibka la horumariyo ama lacasriyeeyo si dunida casriga ulajaanqaado. Waligeed xasan shiiq maxamuud midaas amuu ku fikirin Dadka ayagoo dhargan libisan deegaan qurux badan kunool inladilo 😂. Adoo dhargan dhimo adoo Labisan dhimo adoo dhaqaalo heesto dhimo adoo Cabsi kuheynin dhimo. Waxa lagayaaba Argagaxiso inay is horumariso Qaraxyadaan waween wax badalo o ka qiimo iyo jaanisyo badan lahelo kadibna weerarka aay qaadayaan bato dalkana sidaas kudhismo madama Qaraxyadii duminta waday dhamadeen.hadalkii Shiiq cali dheere hadoo Runyahay Argagaxiso Dunida waay horumartee qaraxyadaan waaween dadka haka dhaafaano.😮...

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 หลายเดือนก่อน

    Iyaga Darood iyo Hawiye ineey musuqmasuuq ku jireen mooye ma joogi karaan

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 หลายเดือนก่อน

    Well done kkkkkkkkkkkk

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg หลายเดือนก่อน

    .ilahay.hakuqabto.amiinamiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg หลายเดือนก่อน

    Sifiican.abaayo❤❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน

    Furriin iyo isceebeyn labo ayay kala tahay dee, furiinku waa calaf laakiin iscebeynta ayaa ceeb ah

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 หลายเดือนก่อน

    Dadka ma sixrosa wan ka shakiye wa isku daba xiksanan maxa waye

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqnimo ayu masjidka u galay 🤮🤮🤮Farmaajo aya so noqon ader xoolaha dadka ma dhaco munafaqna maahan xabibul malayin❤❤❤back

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    U sheeg runta baaclayal ayuu lacag gashtey waxas uma jeedan yaab

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 หลายเดือนก่อน

    Cumar maxamuud maxaa ka qaldan Dani muxuu taraa askar Buu kadhigtay

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    war munafaq nimadah jojih xasan qabureh qoteh masajid wax bah kah mah ogeh tugah umadih dhacay xagu din kah yaqan waa xasan munafaq

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน

    Ilksyare qeyla ma daayo dabcasar waad waalantahay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl หลายเดือนก่อน

    Ilkayare iyo dhabayaco lagareysay ama caytama oo sidii naagihii u caytama ilkayare iyo dhabayaco walee xukun ugadhamaa 🤮🤮🤮😡😡😡

  • @Sukei-s3x
    @Sukei-s3x หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤xabibti haa sax 😢😢😢😢ale ka fogeyya been waxa tahy mamo wanasn ale ku xafido

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 หลายเดือนก่อน

    hadda hadal laguma haysane mawaxad kutagerysa inay isbalansadeen gabdhaha somalioyed iyagu isku hysta xamar anaka leh iyo malihidun war tag nio

  • @ibraahimabaar7431
    @ibraahimabaar7431 หลายเดือนก่อน

    Adiga hadda ka hor maxa laguugu x-ray nin wax Bartay waa tahee

  • @AbdiAde-k5z
    @AbdiAde-k5z หลายเดือนก่อน

    Kaasi mar hore ayaan ka shakiyey gudoomiuahaasi waa tuug tuug dhalay

  • @abdikarinmohamed8175
    @abdikarinmohamed8175 2 หลายเดือนก่อน

    Leego orod aad

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 2 หลายเดือนก่อน

    iminka ayaad tahay denbii ma adiga ayaa cadayn kara inuu gudoomiyaha saani yahay waad tihiin kuwa xuduudihii aadaminamada shaafay una gudbay waxaan la aqoon

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 2 หลายเดือนก่อน

    Ala kani waa kii shabab u shaqayn jiray ee shaadhka saxaafada ku qarin jiray wan garanaynaa tuug

  • @abdinaserMohamedosman
    @abdinaserMohamedosman 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka ufiirso qofka markuu helo shaqo uusan fileyn oo uusan aqoonteda laheyn qaladkiisu aad ayuu u badan yahay sida ninkan waxay la tahay in aan lasoo xiri karin saxaafada ama suxufiga ayuu qalad ka fahmay waxusan ogeyn in saxaafada ay leedahay awood xadidan

  • @kabtankaxafads5995
    @kabtankaxafads5995 2 หลายเดือนก่อน

    Ada mudan in lake xakumo xabsigane lakuku jirdilo

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน

    War ninkaan waa jirean yahay waxaan fila inuu yahay narsiste .ama dad aan la aqoon ayuu u shaqeeyaa,xagguu jiray waqtigii farmaajo oo dulmi badan jiray. Waxbaa qalddan

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 2 หลายเดือนก่อน

    Saxibow....Fasahaadka ninka wadanka sheegaya inuu xakumo dhaqmayo waxii kahooseeyana seey noqonaan..wadan dsbo iyo dacal dhiiqo dhex jiifa wax leeyska weeydiinayo malahan...Ummadda somaliyeed waa la heeystayaal.

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 หลายเดือนก่อน

    Markad cararatsy wayad caytameysaa oo ad dabiyo badan wanka kagashay sheem on you

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaas sare waaa runtaaaa madaxweyne qafre faage.isagaaaa uga horeeeya qabyaaladda iyo Kala qeybinta umadda soomaalida

  • @omarhussein1946
    @omarhussein1946 2 หลายเดือนก่อน

    Naagahaas fidnada iyo fawdada qabiil kicinayey in la yiraa dulmi ayaa lagu xiray iyadaaba dulmi kale ah. Naagahaas qariban ha la xukumo shaqooyinka kale ee yaalana ha laqabto oo arimaha ha lakala Saaro. Dadka wasaqda ka dhex faafinaya Tiktok yaan loo doodin ee talaabo ha laga qaado.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii cid lagu maxkameydanayo kicin Bulsho,kicin abaabul qabiil, Maxaa Maxkamad loo keeni waayey Xasan Sheikh,iyo kooxda Xaraash Qaran markii ay jidadka Xamar Geela Dusha uga qoreen 1991 baa loo noqonayaa , markii Xasan Sheikh lahaa General Odeywaayoow wiilkeygiiyoow Ciidamada Ka soo bax,markii C C Warsame lahaa Ra'isulwasaare Rooble, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle xaggee aadeen! Dhammaantood waxaay ku heleen Abaal marin, xilal sare weliba heer Qaran ilaa Madaxweyne, Xildhibaan,Wasiir, Agaasimeyaal >> kuwaas ma ka sareeyaan sharciga? Ma aysan gelin Dambiyo abaabul,kicin Bulsho qaab Qabiil, weliba soo hubeeyey Maleesiyo Beeleedyo Hubeysan jidadka Xamar.

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 2 หลายเดือนก่อน

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 หลายเดือนก่อน

    Kaas miyaan moogeeyn in uu meesha qabiil kufadhiyo duli waaye dhamaantood

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Sulub iyo kan gobolka banaadir imisa u dhaxaysa Ninka gobolka sulub isumaba tegi karaan Hugaan oo dhan ayaa u dhaxaysa

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Qodobkee loo cuskaday Dadkas Kolay arimo.qabyaaadeed ayey ku hadlayeen iyo kicin Sharci ahaan waa kiis culus karka la eego binaalaha