Ictisaam Ma Mushrikin Baa Kujira ??? Sh Xassaan 2013 ila 2022 Howsha Ma sidii Ba Mase

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاه الله خير الجزاء وبارك الله في عمره وعمله وعلمه، ونفع الله به الأمة

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy haku barakeeyo sheekh Xassan Ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @cumarcabdigaas5931
    @cumarcabdigaas5931 2 ปีที่แล้ว +2

    Skeekh waxbadan ayaad ii iftiimisay ee cawa xaqa ku addin maanshaa allaah

  • @adonallah
    @adonallah 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah shekhul islam cilmigaada allaha umada allaha ku anfaco

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN 2 ปีที่แล้ว

    waa kutubtii sh xasaan an isku baranay. كتب الايمان.
    اسمع منا ولا تسمع عنا.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

    Clip qiimo badan ayaa kenteen reer Imam Shaafici Media, aad baa ummadsantiin qaabka nooga faa'ideysaan marwalba,
    Baaraka Allahu fiykum

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaad Wahaabiyada galaysid waan jeclahay sheekha.
    Lkn suufiyada iii dhaafa nooh sheekh

  • @sadiiqyare4424
    @sadiiqyare4424 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah
    Sheekhaygiii waa noo cadeesay xaqa illaa aan ka niri tooshaa😂🤣

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว

    Walee Indonesia sheekhow hadaad arki lahayd adigaaba yaabi lahaa,..

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 2 ปีที่แล้ว

    Isagu yuu ka tirsan yahay bal aan ogaanee?

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 ปีที่แล้ว

    Salma maxaad ku cadeeyn kartaa arintaas?? Ameey xujo kugu naqataa ilaaheey hortiisa qayaamaha

  • @Shafie211
    @Shafie211 2 ปีที่แล้ว

    Kaafir wxaa ladhahaa qofkii ilaahay diida ama ushariik yeela smase Nabi muxamed s.c.w dida rasuulnimadiisa .
    لا إله إلا الله محمد رسول الله
    Ayaa islaamka lugu soo gala loogana baxa hadad diidid
    Hadii uu qofku wx kaloo qalad ah layinaado wa Muslim caasi ah ma ahan gaal

  • @king...3695
    @king...3695 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio ictisaam waa dadka kaliyee xaqqa Ku taagan xasaan xuseen aadan sheikh Naga xishood

    • @mohamedabdullahi1012
      @mohamedabdullahi1012 2 ปีที่แล้ว

      Sax wayee wll

    • @wacaysjibril3595
      @wacaysjibril3595 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxay shalay ku gaaleyeen dadka yay ku jiraan maanta; miyayna marka mutaysan ina ictisaam la gaaleysiiyo.