ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha Allah sheikh xasan daahir aweys Allha ku xifdiyo xaqiqda ka hadashey somalia dastuur uma baahne ee waxe u bahan tahey in kitabta sunada rasulka in lagu dhaqo 🇸🇴🏴☝🏽💪🏽🦁
sheekh allaah maalinta ale hortiisa haku ciseeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aamiin allow!!!
asc adeer hawiye waa dad wanaagsane waxaa kujira kuwo kansara oo somaliya cadaw gacanta ugaliya
Mamamunaafaqad@ kkk car sheeg 1 qof oo gaalo keenay somalia oo hawiye ah 😂😂😂😂
@@AR-cx5yf Cali Maxamed gedi, Salad cali jeele waa hawiye Abgaal ah . ETHIOPIA ayagaa keenay oo ku faanaayo.
@@AR-cx5yf Sheekh Shariif buu ahaa kii ogolaaday in Amisom lakeeno. Inta ay Sheekh Xassan Daahir Aweys حفظه الله ورعاه فك اسره iyo Shariifku isku maandhaafeenba waxay ahayd inuu Sh. Xassan Daahir diiday in Amisom lakeeno oo Dimuqraadiyad la isku xukumo, Shariif Sheydaana wuu aqbalay oo waa sababtuu madaxweyne unoqday, Sh. Xassan Daahirna uu xabsi ugu jiro. Daaroodna wadanka gaalo wuu keenay oo Cabdullaahi Yuusuf baa Ethiopia soo kaxeystay, walaalku markuu Ku yidhi Cali Maxamad Geedi weeyaan oo Cabdullaahi Yuusuf iyo isagaa dawlada watay markaas.
Sheikha aniga kuma raacsani in dastuur lagu dhaqmaa kufri yahay Sababtoo ah nabiga ayaaba yiri hadithka arbaciinka kujira inaan waxa xaramta iyo xalaasha aan la nimaanoWaxa uusan ilaahay noo cadeynina aysan aheen ilowsho balse tahay naxariis marka waxu nabigu yiri ha raacinina Sidaas darteed waxii xalaasha iyo xaraamta kasoo hara in dastuur laga sameeyo waa sax baan qabaBalse allahu aclam
Sheekhu wuxuu ka hadlaya xeer ciqaabeedka soomaaliya. Wa buuggaa guduudka agtiisa yaala. Dustuurkana khaladaad badan way ku jirtaa.
Waxaas waa gaalnimo cad adeer xadiiska waad dhinac rogtaye dib isugu laabo
Shiiqu waa libax alah dhowro
Waa diidnay shareeco iyo balaayadaas, hanagu qasbin, demoqradiyada barakeysan ha waarto
😢😢
Gaalnimadada shaki kuma jiro
Masha Allah sheikh xasan daahir aweys Allha ku xifdiyo xaqiqda ka hadashey somalia dastuur uma baahne ee waxe u bahan tahey in kitabta sunada rasulka in lagu dhaqo 🇸🇴🏴☝🏽💪🏽🦁
sheekh allaah maalinta ale hortiisa haku ciseeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aamiin allow!!!
asc adeer hawiye waa dad wanaagsane waxaa kujira kuwo kansara oo somaliya cadaw gacanta ugaliya
Mamamunaafaqad@ kkk car sheeg 1 qof oo gaalo keenay somalia oo hawiye ah 😂😂😂😂
@@AR-cx5yf
Cali Maxamed gedi, Salad cali jeele waa hawiye Abgaal ah . ETHIOPIA ayagaa keenay oo ku faanaayo.
@@AR-cx5yf Sheekh Shariif buu ahaa kii ogolaaday in Amisom lakeeno. Inta ay Sheekh Xassan Daahir Aweys حفظه الله ورعاه فك اسره iyo Shariifku isku maandhaafeenba waxay ahayd inuu Sh. Xassan Daahir diiday in Amisom lakeeno oo Dimuqraadiyad la isku xukumo, Shariif Sheydaana wuu aqbalay oo waa sababtuu madaxweyne unoqday, Sh. Xassan Daahirna uu xabsi ugu jiro. Daaroodna wadanka gaalo wuu keenay oo Cabdullaahi Yuusuf baa Ethiopia soo kaxeystay, walaalku markuu Ku yidhi Cali Maxamad Geedi weeyaan oo Cabdullaahi Yuusuf iyo isagaa dawlada watay markaas.
Sheikha aniga kuma raacsani in dastuur lagu dhaqmaa kufri yahay
Sababtoo ah nabiga ayaaba yiri hadithka arbaciinka kujira inaan waxa xaramta iyo xalaasha aan la nimaano
Waxa uusan ilaahay noo cadeynina aysan aheen ilowsho balse tahay naxariis marka waxu nabigu yiri ha raacinina
Sidaas darteed waxii xalaasha iyo xaraamta kasoo hara in dastuur laga sameeyo waa sax baan qaba
Balse allahu aclam