Kaftanka Siyaasada 524 oo aad u xiisa badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • Kaftanka Siyaasada 524 oo aad u xiisa badan

ความคิดเห็น • 74

  • @haania2495
    @haania2495 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ameen Yaa rabi

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali American TV waan ku xiidhnahay ilaa bilowgii kama xiiso dhaco inadeerkay Cali Xaraare horay u soco runsheeg rugcada ah dariiskayga xalasha ah From Minnesota❤😂😂

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 39 นาทีที่ผ่านมา

    Allaahu akbar, ma libaaxii Africaa mooryaan lalasimay, maxamed siyaad dhimay somaaliyina ladhimatay ee salaama!!

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aliyow libaxi Africa AUN Mohamed siyaad bare mamul goboledyo tusale ha ugu soo qaadan fadlan

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Like waxaan boqday qofkii 114 aad commissie ka qofkii 10 aad 😂😂 I love Somali America TV ❤from Michigan State

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Best Somali Show

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caliyoow yaasiin yare wuxuu yidhaahdaa ([BISINKA IYO BURDAHA])
    waana khalade fadlan usheeg

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Burdaha maxaa waaye sxb if u dnt mind..

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ali iyo Yasin aadban idin salamaya wan sugaynay barnamijka

  • @anabali5298
    @anabali5298 18 นาทีที่ผ่านมา

    cali iyo yaasin waa idin salaamay🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq ali haraari hore usoc waligaa shacab ka samalia af kooda aad tahay ❤❤❤❤❤

  • @babuabu9026
    @babuabu9026 44 นาทีที่ผ่านมา

    Masaaridu haddii ay waxtar leedahay Ciidankeedi Ameerikan ma biileen, oo falastiin korkeeda Laguna dubteen oof xuduuda kama xirateen.
    Allahayow soomaalidu ugargaar oo dalkeena madax cadaalad ah Şii.
    Gaaladu wey ogyihiin si soomaalidu ay u xuroobin oo horomarna ugaarin.
    Waa dhiil xasan sheekh.

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc ali xaraarow waad mahadsantahay marwalbana baraarujinta iyo wax tarkaagaba laakiin maadaama aynu nahay dad muslim ah waxaa wanaagsan in wax kasta oo labilaabayo in lagu bilaabo bisinka markaa waxan kugula talin lahaa arinkaas

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siyaasiga somaaliyeed ee maanta jira waa nacas naaguhu dhaamaan al xaqiiqa weeye midaas

  • @WARDOONTV24
    @WARDOONTV24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    524 midna ima dhafin 🎉

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 37 นาทีที่ผ่านมา

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hambalyo hambalyo xidigaha runtu waa xaq

  • @abobasement346
    @abobasement346 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa horgaladih waxaa mesha fadhiyay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh haduu xaraashayaa

  • @anabali5298
    @anabali5298 19 นาทีที่ผ่านมา

    ❤Asc

  • @AbdirisakMouse
    @AbdirisakMouse 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa qaldan caawa cali ilaa uu Hadley waxaan mooayey shine culay

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 44 นาทีที่ผ่านมา

    Barmaamujkan waxa la dhahaa xan live ah

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ali welcome

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 18 นาทีที่ผ่านมา

    Tiyaatarkeeu Aheeyd
    Xafladdii Maalinta war faafinta loo sameeyay

  • @sulaimanmedia8694
    @sulaimanmedia8694 36 นาทีที่ผ่านมา

    Cali Neef ber yahan Somaliland baad ku socoto

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DJ ISMAIL OMAR GEELE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 QOSOL IGUMA HARIN

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow caruurtaas dhibta ka qaad.war aynu gargaarno caruurteena yeynan dad kale wax ka sugin

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TIYAATARKA BEY KA QAADEY WAA XUSKII WARFAAFINTA WAA HEESKII NINKOOW SOO BARI GALEY AROORTII WAXAA AGAASIMIHII GUUD EE WASAARADA WARFAAFINTA SHADII LAGA QAADEY WAA XASAN CALI HENERI AUN

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALI HARARE MIYUU MASHXARADAY INTA MAQASHAY FARTA TAAAGA PLEASE PLZ PLEASE 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 36 นาทีที่ผ่านมา

    Ali haraare waxd tidhi m.bile sxb ayan ahan jirney an kugu daro dadki ay sxb ahan jiren o qaar hargeisa jogan,hadda sxb maaha, sidey wax u jiran?

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    D.j cumar gelle 😂 urur samalle isku jabaa 😂

  • @amalaare6840
    @amalaare6840 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan soo jeedin lahaa in aad Facebook aad ku soo dirtaan macal tiktok dadku marka ugu horaysa waxay eegaan Facebook

  • @ElmiAhmed-n6d
    @ElmiAhmed-n6d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliyow manta wiil ku waa
    Muda harad lacagta kuso gasha xaqiisa ka sii manta
    Wejigisa ayay noga muqataye iyo is qad qad kada koley wax
    Kaa khaldane

  • @hamseabdi7764
    @hamseabdi7764 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa kaftanka siyaasada caadi ayuu u weeraray kuwa afka carabiga ku hadla ee tuugsada 😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calow 8 nin waa 8 maxbuus free baan leeyahey 😂😂

  • @hassanfarah-s6w
    @hassanfarah-s6w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidii yaasiin uqosli jiray waa inaad u qososho

  • @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
    @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee caliyow inanta soo duubtay lafteeduna waa inagee sodonka dolar mawga badisay hhhhh

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia baribay dowlad ahayd laakiin hada waa mooryaan iyo Argagixiso musuq maasuq qabyaalad waa Haitida Africa

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa adi lee dubo adi lee daangayso

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GABADH MACALIN QUWAAXA MUUSE AH BAAN BAXSAN GURIGII BAA WAXAA UGU TEGEY DUMAR LA REERA AAD BEY UGARAACEEN

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wallacii wuu kugu sii batay. maxaad sidaa ma wiil mise gabadh. wallacaagu dheera

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Herstan waa tiiqarniga

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sabaroon rer wax bartey
    Xarigii M.Abib odeygii muuse juudan wxey uguso jawaaben hees Naar Naar ah 😂

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Joh maxa ladhaha noshega

  • @abdirahmanosman7671
    @abdirahmanosman7671 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliyoow cid walba ha dhihin allaha u naxariista ka joog

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga ilahay haku naxariisto

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ruux islaama cidan ahayn miyuu naxariis ala uwaydiiyey

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ali. waay kaa dhamatay naf malaha sheekada waayo. Somalia sharci aduunka haya weli askar shisheeya ayey somalida u bahan tahay weli. sharciga aduunka waaye parlaman ka ma quseeso! dib ugu labo arintaas. Hubka soo degay waa hubka Askarta Masarida isticmaali doonto. murcarad looma bahna. Somalia way dhaqday !

  • @HindiHussein-s8n
    @HindiHussein-s8n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Whaxan idinweydiiyey muuse bixi muxuu orodka libaax fuulida owrka u hoggamineyo waxas oo than ka wadaa

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 51 นาทีที่ผ่านมา

    Run sheeg Waa Qaraar laa kiin SATV Wuu Idin Laqsiinayaa Si’yaasiyinta Somalieedow !!

  • @abdullahiismail7644
    @abdullahiismail7644 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂saln Sare

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk Cali var socda weeye

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse ku daayay 7 sano muxuu qabtay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cbb cay iyo been waa lahuyaqaanay ee waxkale keen caloow waxaani waa cadadiiniiye.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 24 นาทีที่ผ่านมา

      kkkkkkkk dharkaagaad ka cararaaysaa dameet kanimaha qoladaa

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    8 reer malin quwax qosal aad igu dishay ali haraari wlh

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂 Cali ku garac muuse juudaan

  • @anabali5298
    @anabali5298 9 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beeneey waa run ayaa layiri muxuu dulmi iyo naxli qofkaan shubayaa.
    Laangaab waxaa layiri waa ahlu ......

  • @abdirahmaan5664
    @abdirahmaan5664 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ali beenale

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale kaadib ah afkaa laga kabeeyaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 51 นาทีที่ผ่านมา

    Cali xadhaadhoow wadanka cadaw Ethiopia baa ku soo duulay oo badii xoog ku raba, markaa ma inaan la iska celin baad rabtaa oo la daawado, faransiiska baa Ethiopia ciidan badeed u taba baroo ku leh badda soomaali xoog ku qaata, markaa madaxweyne xasan wuu ku saxsan yahay inuu masar u yeedho si uu cadawga Ethiopia u karbaasho kkkkk

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Failed state of somalia charter 7 ayaa lagu celinayaa failed state of somalia soon

  • @Omar-e7b
    @Omar-e7b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umada iyo dowlada soomaaliyeed ka Xishoo

  • @liibaancabdi3309
    @liibaancabdi3309 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benaale ayaa tahay

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto ee Give him praise😮