MMUNIIRA OOYSAY VIDEO QAAWAN AYUU IGA DUUBAY BUSKUT DAHIR CALASOW U DACWOOTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 152

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Nin vide qaawan duuba waaka weeynahay like saar & subscribe thanka

    • @Shamis_shamis
      @Shamis_shamis 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Mohamed walal iska fahan tan kale Adiga Naagtaan warkeeda haba soo qaadan ignore garee hadii kale maalin walba social media ayaad taagnaaneysaan Shibta ugu dadaal

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naaktaas xanuusan weekugu waalatay ee iska so noqso niyow 😅

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alaabta hadaad rabto adiga social ka utag usheeg Muniira dhagahaaga iyo afkaaga ha.ismaqlaan 😂😂 uurka lashegayana aan aragno

    • @ifrahhussein1204
      @ifrahhussein1204 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Subxaan Allah

    • @ruuney7083
      @ruuney7083 23 นาทีที่ผ่านมา

      iillahy ku juf waxay ku hadlyese 😮😮😮

  • @Bee-bh8nk
    @Bee-bh8nk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    My brother you need to report her to the authorities because this women is going to bring harm to you

    • @TheGoldengal
      @TheGoldengal 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      She’s crazy

    • @SaynabYusuff
      @SaynabYusuff ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yup

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Vivaa Maxamed Buskud walahi legend aad tahay walaalkey ❤❤❤❤❤❤

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Walaal maad kala hartaan adi iyo gabadhaan umadii waa yaabtay😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 31 นาทีที่ผ่านมา +3

    Naagtaan waa wax loo soodhisey ooy rabto inay kudhibaateyso ilaahey sharteeda iyo dhagarteeda alaha kaxijaabo amen

  • @maslah345
    @maslah345 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waxaan ayaqrinayso waa huuhaa mayba tartiib ulahadasho wey jeceshahay waan aragnaaye facshir iyo foolxumo ayeyka dooratay inay baraha bulshada kaqayliso kacaytanto wadan sharci leh iyo kaladanbeyn kajirto waaye sweden wax tartiib lagu dhamayn waayey qararac iyo caay iyo handadaad ma dhamayso buskut intaan maqlaayey asagoo caynayo muniira mamaqal lkn iyada iyadoo caynaysa hooyadiis iyo walashiis iyo asaga waan maqlay waa ceeb qaf aad nolol qaysateen in aad ugaftaa waa qalad lkn waxay ku xerantahay qafka aragtidiisa

  • @Istarwarsame3535
    @Istarwarsame3535 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Maradaadu kaa hadashay habaar ma dhaafo

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Iyadoo laqabo bay lahayd waan iska ilaalinjiray ma markuu furay buu kaduubay video War naagta jilicsanaa

  • @saidahmed9581
    @saidahmed9581 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Subxana laah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Subxallah 😢😢😢😢😢

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi6847 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waxaa 👂👂'MaqliJiray Wax'Aadan 🥺'Huri'Karin Oo'Aadan 🫂'Hanan'Karin.
    Waxaa Kale Oo'👂👂'Maqli Jiray 🥩'CadkaaNow Ama Ku'😋🥩'Cun Ama Ku'🏜🪹'Ciiday.
    👵'Duq Filsan/Muniira 😖😠'MunaaFaq 😏Shartaa Ka'CUUDI'BILLAH.
    Waligeed Aa'Lakala'💔'Tagi'Jiray 🧔'Wiilka 🕊🏳'NABAD 🫡'Gali.
    😬🙄😳😖😠'YAHUU 👵'Duq Filsan/Muniira.

  • @دارنيتو
    @دارنيتو 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naagta hadey ninka rabto wa saas wa naag saqajamad oo Ben badan hadaladeeda aya isdhaafayan 😂😂😂😂😂

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Everyday New musalsal muniira wey kugu waalatay

  • @maslah345
    @maslah345 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ALLAHA NA ASTURO

  • @ima6291
    @ima6291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Oo markey wiilka qaadaneysay haday alaabi ka tilay Maxay u qaadan

  • @Muna-717
    @Muna-717 56 นาทีที่ผ่านมา +3

    Whalahay gabadhan waan la yaabay. Iyada uunbaa hadal wada way jeceshahay

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Yaa subxanalah, waa maxay sidaan, walalow maxamadow hala tirsan qoftan ee afaarahedi iska xir oo nin rag ayaa ilah kadhigay ee warkedi joogi

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ayada nin aan qabin mexeey isugu qawisaay sax😊

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa sax dharka adiga ma geeni kartid haddii kale social ka dambi kaaga imaanaya.

  • @Umo580
    @Umo580 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Acuudu bilaahi ma quusato miya Indha adaga tani maxay ahanjirte yaahuu😂😂😂

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nagtaan yab ay ee gu dameysay

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nin habaar qabaa tahay maxaad codka oga duubtey habaryarteed Ayan ma waadan il ka baqeyn subxaanallaah waa qof weyn xataa hadeey ku ceydo sharaf ta inaad ka xigtey aheyd waan kula xanuunsan jirey laakiin Maya hada

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ascwrwb subxanalaah cajib gabadhaaan amusnaanta dahab ee mey ka dhamaaato buskut malin walbo qil bey uradineysaaa

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Illahayow dumarka soo hadde waan is qaawiyey ayay ku ledahay 45 jir is qaawinaysa waa aduunyo dhamatay

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Subhan Allah bal maqo dad aa maqlayso marka ay dahayso wa is qaawiye yab oo ceeb

  • @ElhaanYousef
    @ElhaanYousef ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subhan Allah. This woman is unhinged.

  • @suheibaismail7661
    @suheibaismail7661 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    My advice is hadi at gabar kala gursatit social media ha kenin plz 🙏🙏🙏

    • @Mumino-s9l
      @Mumino-s9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I agree

  • @aslikeyse3877
    @aslikeyse3877 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waxan Arma lacag ka sameneysan wlow Wan idinka shakiye

    • @deqawarsame9018
      @deqawarsame9018 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ani xataa waa shakisanahey in ey ku soo heshiiyeen. Irsaaqadaa meel xun ka geshey

    • @aslikeyse3877
      @aslikeyse3877 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@deqawarsame9018 Haa dadkan wax kasta ku hadlaya hadana dib kawada hadalya video Yada iska qabanaya naga xishoda hoy

    • @Mumino-s9l
      @Mumino-s9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aniga Uma maleynaayi

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Muniiro cunug marabou ee Maxamed Buskudow adigay ku rabtaa iska soo cesho

    • @ubahsiyad6810
      @ubahsiyad6810 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dalaqadii baaa kadhamatay

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sc maxamed walaal waligay comment kuuma so qorin walaal waa iga talo gabadha waxay umuqata qof wax kaqaldan yihiin fadlan Allah s.w. dartisa iyo wilkaaga yar ku xaqdhowr oo karoonow sidan waa ceeb!

  • @LuulLuula-wb3qm
    @LuulLuula-wb3qm 57 นาทีที่ผ่านมา +1

    Maxamed Buskud Naag waalan Carbwayan

  • @FarhiyoSuudi
    @FarhiyoSuudi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walalo dhegahay ka xiro ayadaa iska aamuseyse maxamdow walalkey ilaheey dartiis naagtaan balayo yeey qoorta kuu gelin

  • @NimcoAbdi-ez5rq
    @NimcoAbdi-ez5rq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illahayaw balaayo qoorta hanoo galinbaa lagu ducaystaaa

  • @saynab2031
    @saynab2031 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Buskodow gabadhan samri waysee guurso wall illeen dalqadii way idinka dhamataye say uquusato

  • @two-faced6562
    @two-faced6562 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc buskut gabadhan wax baa ka qaldan ee dharka boliska ha u qaadaan ,iyadana ka aamus

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ascwb m Buskud adiga wali ma jeceshahay hadii kale mardambe hadalkeeda iska dhaaf waa nag Adiguna nin ayaa tahay wali aabaha cunuga yar ku ixtiraam bay Biga ay ku dhashay xishoo wax Runta ku sheego ma wayday m buskud ka aamus ayada ayaa daalayso aamus yaab iyo amankaag Subxaanaka yaa Al casiis

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa ku saxan tahay dharka dowlada hauso donto iney ku shirqosho ayey rabta naagtan

  • @fardosoxasan9845
    @fardosoxasan9845 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nagatan afaka ween maxishoto waye wallahi uf

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 15 นาทีที่ผ่านมา

    ceebtada ale ma asturo waxan wa ceeb walaahi 😢😢😢😢

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ooo hada doolada maxaaa ka qarsooon inaaad habeen iyo maalin is ceysiiin weee ogyihiiin

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 35 นาทีที่ผ่านมา

    Subxaaanalllaaah waxan wey faafeysaa wallhi dad an aqoonin video iska duub aya hada baranaya rag iyo dumarow alle dartiis ukala xishooda iskuna dhowra waxaaas waa fuxshi iyo Cara alle😢😢😢😢😢😢jazakallaaah

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin aan ku qawin maxaa iskugu qaawise 😂😂😂😂

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Buskut maxaa ku helay ahlul diin iyo ahlu dikri matihid miyaa why ilaa iyo intan ey kaa laadlaadaa naagtan xun boqol toban iyo afar faataxo intad akhrisatid ilaahay kudacwee sallaatu leyl kuxabaar ilaahay wuu kaaga filnaanaya sharteeda 😢

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adiga hadaaba so qaadaan muqaladeda maxa kaaa ba ayo walal❤

    • @Hothan_Abdullahi
      @Hothan_Abdullahi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Fiyuus AA larabaa labaduba wey qaldan yihiin

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 50 นาทีที่ผ่านมา

    WAR SOMALIYEEY GABADHAN IDINKAA WAALAYA MAXAAD UWARAYSANAYSAAN WAA YAAB

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abowe naagtan waa ku jeceshahay

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muniiro run marabtaa "Guska "Maxamed Buskut koley video waad ka duubataye kaas iska fiir fiirso oo ku siigeyso

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 23 นาทีที่ผ่านมา

    Dahir Calasow uuuf markaad sheegtay Hanna reera dumis war ka fogow ee sumcadaada dhowro. Munira waa narcissistic Dahirow is ilaali yeey maskaxda kaa qabsanin.😢😢😢

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkk surweel inan xirto ima ogalen maxa weye

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwb waa ceeb nag coradeeda in la duubo xasuuso hooyadaa iyo hadii aad dhashay gabar waa ceeb ina laga duubo Alaah ka cabsada aakhiro in ay xisaab jirto waa aakhiro saman Subxaanaka yaa waduud

  • @MaxamedXasan-m8j
    @MaxamedXasan-m8j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin naavtiisa veiwska ka raadiya maalinkasto subxaanalaah

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa laga raadin aydu sharafteeda hadaysan illaashan oo muuqaalo duubdo maxaa diidaya in lasoogasho awalba ticktock buuyalaa codku intaas oo kuna lafbay udaawanaysay maxaa u qarsoon gabarta

    • @Mumino-s9l
      @Mumino-s9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@suusaanclcasiissax ayadaa social media ineey kaqeyliso bilowday hadane wado ceebteeda ayada umbaa iscaayeysa.
      Waxeytiri Mohamed Buskud geed buu ilafuulay waxeeytiri canugeeyga waa wecel hada waxeey leedahay Anigoo uu Mohamed iqabin ban iskuqaawiyay oo video anigoo qaawan ah buu igaduubay
      Bal waxaas oo ceeb ah bal fiiri 😅😅😅😅

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Mumino-s9l allaha soo hanuuniyo abayo

  • @shamsobare2939
    @shamsobare2939 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sidani ceeb weye dad owlad ka dhaheso baa tihiin subxallah

  • @SumayaMohammed5
    @SumayaMohammed5 34 นาทีที่ผ่านมา

    Ragoow arsi haween u adkesta markiina ey eheed😅😅😅😅

  • @maashaallah4965
    @maashaallah4965 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahamed wiil kaaga hooydiis cafimaad allaha siiyo waa u jeeda in eey wax qaldan yihiin please ceebteeda astur for the sake of your child ceebta allaha asturo 🥹

  • @shukriahmedomar6119
    @shukriahmedomar6119 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buskut inkaartaan xageey kaa heeysataa walaalow

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gaajaa idishay hadana dahab baa guriga iga iyaala wa yaab

  • @ima6291
    @ima6291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    So so waa Sax Ma furmayso ilaa ay ka dhasho diiniya qabto ee haku dambabina

    • @bushraachanal6182
      @bushraachanal6182 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wau furmaysaan ee cudo bay ku jirta somalidu diinta xage kala so baxdaa

  • @Kassim-e4p
    @Kassim-e4p 17 นาทีที่ผ่านมา

    Walee wax waad aragtay ilaahoow kaaqabo sharteeda SILAANTAAN

  • @Ismacil-b1l
    @Ismacil-b1l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed wllow naagtan dhibkeeda iska daa,afaraheeda ka bax bro,qof wareersan waaye haku danbaabin.

  • @ayaanyusuf9725
    @ayaanyusuf9725 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax wiillkan waa ruuntis

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 58 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa beenley been been badan mahamwd buskut naagta wey kugu waa layey ee iska dhaaf waa doqon amaana siinaa ayey hadan weli wey kahadal ma aamuseeso naagtaan wey waalatey mahamed ka aamus waa dabaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KifaaxDagan-u8q
    @KifaaxDagan-u8q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamadow gabadhan wey kugu qafiiftay haku dayan sida raga qaar sameeyan wana wiilkaga hoyadii xuman iyo samaan haso qaadan waayo cunug mustaqbalkiisaa isku dey inad wanaajiso

  • @zamzamadan7528
    @zamzamadan7528 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllo kahad gabadhan hadlkeeda biliis biliis dad muslinha ayay nunahay ilaay kabaq

  • @Dontworryy619
    @Dontworryy619 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 33 นาทีที่ผ่านมา

    Labadiinaba labo allaah aqoon aysa tihiin maxaa idinkoo is qabin vidio iskaaga duubteen sino caadiyaa tihiin

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sowtey tiri Baahi uu igu dili jiray oo lacag aan ku goysto train mahaysto hadana $4.000 bey iileedahay

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Bal is qaabsi labadaa

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed buskudow adi maxaad gasho lagaagoynaa

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskaso cesho gabadaan brother hadiiba dakaqda wax kadimantahay

  • @MaryamHussein-d3m
    @MaryamHussein-d3m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed maga tan iska day wey walnatahay Qoftan Weyna ku jeceshahay

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 นาทีที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 buskud Naag kale guurso qoftan markas quusanesaa Ka haresaa

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waad law saxan tahay Mohahmed buksut

  • @HaytiNura
    @HaytiNura ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligay ma arkin qof sidan cml 😂

  • @safiadan5956
    @safiadan5956 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee buskut wala imtixaanay iska samir

  • @saidahmed9581
    @saidahmed9581 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga gawadha ayaa isxignaa
    Lakin she's talking nonsense 😢

  • @khadroqali984
    @khadroqali984 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bisnka war walawo Quran ka aqrso tan

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma xishoode nacas ah Waa naga xishood

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This is embarrassing. Stop sharing her on your chanel. She's looking for attention.

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I think this woman does not know the meaning and value of marriage and family ties.

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maradadu kahadashay wa inkar ilahow na astur

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahay afka kaama gooyo Maxamed Buskud walahi runtaad usheegtay aaway dahabkii soo sad la yiri hadey guriga dahab iyo $4.000 dollar soo xad 😂😂😂😂😂😂😂😂 Muniiro Gurigaaga waxaa ka yaalo Maxamed Buskud "Sugiisa" 😂😂😂😂😂😂

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskadaa gabadh waxay doonto ha tidhaajdee alle ka baqee

  • @AniisaIbrahim
    @AniisaIbrahim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qasab igu qaab

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 49 นาทีที่ผ่านมา

    Qalbaddaa jabtay gabadha😂

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwb gabadha may iska shaafto amaan Siiyo oo iska xirto hadalka badan ilmaha saqiir ka ah Erayga uma FIIcno yaab iyo yaab waa la kala dhamaadaa misal salka dhamaad inoo Yeesho wanaagsan Sunxaanaka yaa Rarmaan

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtaan Waxeey Rabtaa In Xaran Lagu Waso😅

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkk kute anigow qaawaan maxaa ku qaawaiyaay ma xaga masakaxada tahaay mid kasatow bilaa akhalaaq ah inaatay qudhun so walaaqato ayee waliba umaada la so hore fadhiisanayasa 🎥 ayaa laga duubay anigow qaawaan horata habarahan maxaay isaga duubaan 🎥 iyaagow qaawaan waayo xiligaas isaqaawinayso masakadan joogin haw kale ayeey ku jiraan ilaan qof masakadu Kamil tahay Hoyo ah waxaas kuma kacoow waxaba joraaha 🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️🫣🫣

  • @RayaanMohamed-oi7nb
    @RayaanMohamed-oi7nb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adi haka dalin wiilkas hadal ku sabsan duubo marku weynado buu arkaya lkn waa ayan daro sidan in wiilkas lo galo saqirka

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh 21 นาทีที่ผ่านมา

    Adi maxaa ku qaawiyey 😂😂

  • @Sabriina7
    @Sabriina7 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mohmadoow maa nabsi aad gashay laga jarayaa waa la yabayee

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walhi walagugu washay

  • @FartunabdirahmanAbdirahman
    @FartunabdirahmanAbdirahman 45 นาทีที่ผ่านมา

    Cidada damaaneysoy ey shegeyso wamaxay ila ay dasho soma eheyn

  • @canabcabdulahi4446
    @canabcabdulahi4446 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wax la sixray malahan sixir ayadas udhow waayo ayadaa ku waalatay

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dulmiga ma jecli gabdhaana ma aqaano ninkana sidoo kale balse arintaan layaabanahay waxeey tahay soo ayadi hada ka hor laheed wax lacag ma heesto uu daahir u aruuninayay hadana 4000 guriga ii taalo maxaa qaldan.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka waa La sixraa maqli jirey? Tan waa lagugu sixrey kkk?

  • @yumna4675
    @yumna4675 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nagtan ilahey kacabsi mataqanto shaley waxa arkey ano uur 1bilod leh uimade kulah hadan she say she is pregnant with twins been badan nagtan

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ORta adoontan miyanay cid lahayn maxaa ninka loogaqaban waayay

  • @NimcoAbdi-ez5rq
    @NimcoAbdi-ez5rq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtan way xanuunsanaysaaye video hasoo qadan Hana ka hadlin amaansii bas markay daasho ee aad ka hadli Waydo way iska amusaysaaaa

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thankale so tan tiri baahi buu igu dilay anoo umul ah maxeyesan u cunin 4000 kun waa benley halkaa bey ka cadahay

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adaa kawalaya gabadhan iska nabad gali haso qaadan maxa ubun buninaysaa qoftan waa dumar kadhac nin raga ahaw yaab

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diinta been haka sheegin naag uur leh waala furi karaa lkn cudada ayeey tirsaneysaa ilaa inta ay ka dhaleyso

  • @falisa576
    @falisa576 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagta noocan ah wa naag waalin
    Masuuliyada cunuga maba qaadi
    Karto stress ba ku dhacay malaha
    In lafurana may filaynin bal ma iska
    Aamusto cunugeda korsoto maxay
    La ooyeysaa meelaha

  • @canab-t8j
    @canab-t8j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    gabdhan ninbaa hore u qabey waxna way udhashay waanay ka dhamaatay laakiin buskut waxay u dhashay wiil wiilkiina iyadaa qaatatay ilaa hadana waa kalaalaadaa markaa gabadhan wiilkan wayjjeceshahay qof xun waa laga fogoodaa lamana dabasocdo jacayl baa haya gadhan. garana mayso siday usoo ceshan lahayd