Depression midka qarsoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @CoachYaz
    @CoachYaz 4 ปีที่แล้ว +4

    This is an important talk that needs to be addressed.. Mashallah you did a good job sis keep it up xxx

  • @qaali1236
    @qaali1236 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah qaaali. Keep shawing up. I’m so excited to hear, I love it 🥰

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallah sister Safiyo. Much love 💓

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 4 ปีที่แล้ว +2

    1. Cuqdad ma qabo 2. I have plans 3. Opportunity ma qasaariyo 4. I'm really frustrated 5. Aad u daalanahy so more than 12hr sexdaa 6. I over eat. 7. Mood changes said leeyahy lkn I was thinking it's my PCOS n my hormonal imbalance, but I couldn't manage my depression n my anxiety If u can help I really appreciate

    • @jeylaanijimcaale4840
      @jeylaanijimcaale4840 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr Sadia Ahmed asc does she helped u because I also need help thanks

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaalo kula mid ayan ahry pcos ayan qaba maxad cunta ee ku caawiyey

    • @fadumonor868
      @fadumonor868 2 ปีที่แล้ว +1

      Dr.Sadia, My advice to you is just change your diet,exercise,read the Quran And know that your thoughts are not your thoughts all the time We have the whispers of the devil. Don’t have a high expectations of yourself just have small changes and each day

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa cashir cajiib ah jazaka allah walashey

  • @mucaadmohamedafrahbaale7912
    @mucaadmohamedafrahbaale7912 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad safiya alle haku xafido

  • @najaahibarhiim5123
    @najaahibarhiim5123 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashakah ilaahay cimriga hakuu dheereeyo 💟💟💟

  • @najmaahmed2281
    @najmaahmed2281 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha abayo ilaahay ha ku xifdiyo mcnt
    Jazakalaah kheyran

  • @ramlazaki6614
    @ramlazaki6614 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo thanks

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว

    Maasha'allah jazaakillaahu kheyr walaashay mcn

  • @saabiriina04
    @saabiriina04 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah abayo wad mahadsan tahay side aan kuulaso xiriiri kara wanku bahanahay

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 4 ปีที่แล้ว

    Jizaakallah kheyr wll waad mahadsantahey

  • @karsoonidanafta7169
    @karsoonidanafta7169 4 ปีที่แล้ว

    Abayo qeer allah ku siiuo masha allah

  • @itsmezaraa
    @itsmezaraa 4 ปีที่แล้ว +11

    Intaasba waan leeyahay marka laga reebo cunada badan lkn 9ka kale waan leeyahay waxaa ii sii dheer inan rabo inan iska ooyo ayaan doonayaa waxaan kaloo doonayaa inan dadka ka dheeraado oo aan kalideey meel cidla ah aan doonayo sidoo kale hurdada way igu yartahay 24hrs waxaan ka seexday 6hrs .iso duceeya wlalayal

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว +3

      Walal inshallah isku day meesha aad joogto in aad hesho caawin inshallah

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว

      Waana Kusoo ducaynayaa

    • @abdiqanicarab8790
      @abdiqanicarab8790 4 ปีที่แล้ว

      Walaal aniga ma is caawinkaraa yani dawada maxay tahay anigoo dhaqtar aadin

    • @FartunHussein1
      @FartunHussein1 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahay SXW haku siiyo caafimaad please caawinaad raadso sida ugu dhaqsi ah much love 💓

    • @FartunHussein1
      @FartunHussein1 4 ปีที่แล้ว

      Abdiqani Carab Waxaa sameysaa exercise cunto caafimaad ah cun Laakiin way fiicantahay in aad professional help aad raadsato. Much love

  • @Hanan-oi9ej
    @Hanan-oi9ej 4 ปีที่แล้ว +2

    Abayo astamahas wan leyahay ee maxan isku daweya

  • @IbtisamBashir-k2d
    @IbtisamBashir-k2d 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo icawi plezzzz

  • @IndhauronInadahir
    @IndhauronInadahir 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo haben dhoweyto xita isk a iqyli ban is dhay wallhi mar mar ban garan waayaa wax ahy Ani 😢😢😢

  • @fatimahassanbashle2168
    @fatimahassanbashle2168 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 ปีที่แล้ว

    Shukran abyo

  • @waroodsaid
    @waroodsaid 10 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo xalad daran oo depression ayaa ku jiraa xagee kala soo xiriraa hadaad talo igu caawin karid

  • @talisoabdi2564
    @talisoabdi2564 4 ปีที่แล้ว

    Wcs Abaayo sodhawoow safiyo bande maal mahaan kaa yara mashquulay

  • @hassanabdulle6942
    @hassanabdulle6942 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaalayaal inti muslin ah oo aragto fariinteyda waxan raba in aad iso duceysan alle dartiis iigu so duceeya murug ayan darema

  • @hafsaomar6585
    @hafsaomar6585 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @hibosaid3066
    @hibosaid3066 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah

  • @ronnyzeder
    @ronnyzeder 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ya icawinayo wll calamadaha qayb waniskuarkay yurub na wanjogaa xage kabilabaa wll

    • @sabriinaabdirashiid1517
      @sabriinaabdirashiid1517 2 ปีที่แล้ว

      Tasbiixda io al baqara aqri maalin wlpo

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo qaali alle dartii ayaan xal kugu siin karaa ila soo xiriir aniga dhibkaasi soo arkey alx.. aad baan ka fiicnaadey nolosheyda hada waa farxad murugo iyo welwel badan waan ka gudbey alhamdulilaah🤲❤

    • @ZeynabAbukar-to5fw
      @ZeynabAbukar-to5fw 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamzaaliaxmed9917wll Aniga mad I cawisid Ana la dhiban hda

  • @abdisalaamahmed4391
    @abdisalaamahmed4391 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo hadii an darmor xunukas maxan ku dawiina kara

  • @fm-kt5tl
    @fm-kt5tl 4 ปีที่แล้ว

    Channelkan magaciisa afsomali maxaa ugu dhigiweyde

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @MamaZara
    @MamaZara 4 ปีที่แล้ว +1

    Xanunkan dawadisa isheek walaal

  • @ashiayusuf6671
    @ashiayusuf6671 3 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo waxan rabay Mel ankalaso xariiro

  • @NazihaAdawe
    @NazihaAdawe ปีที่แล้ว

    Wall dawada depression hoyada sandkasto dhasho wax ma udhiba plz 🙏 esojawab waxa leydhahy hada dawada qadayo dhalmo madhaleysid😢

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo anoo dhaqtar tagin kaniinka depression ma isticmalikaraa hada isticmalikaro xagee kahelaa😢😢

  • @abdirashidmusecade4449
    @abdirashidmusecade4449 2 ปีที่แล้ว

    Ita badal waa keena isha wllo

  • @ahmed19198
    @ahmed19198 4 ปีที่แล้ว

    Thanks sister

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 4 ปีที่แล้ว +2

    Intaas oo calamed ehba wan qabaa muqdishan jogan dhaqtar waxan lagu daweyana mala helayo qof ushegtid wuxu ku dhaha shayadiin aa qabtaa ilahey hana cawiyo

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว

      May shaydanku waa waxey wadadu ku shaqeystaan adunyada laga ma aqonsana shaydaan

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 3 ปีที่แล้ว

      Allaah ha ku caafiyo walaal,Quran ka akhriso maalin kasta si aanu xanuunku kuugu weynaan Alena bari in uu kaa qaado xanuunkan.Doctor Xabeeb baa ku takhasusa xanuunada maskaxda.

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo qaali xal fiican waakanaa qur,aan aqriska badso wlh bilahi qur,aanka waa daawo istiqfaarta iyo saliga nabiga badso

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 4 ปีที่แล้ว

    Abayo safiyo adi dawadisa mano shegi kartid miyaa

  • @sacdiyohassan5107
    @sacdiyohassan5107 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo aniga ma hurdo mudo labo sano ah mar kasto sarirta tago waxan darema cabsi wel wel maxa igu tali lahed

  • @ayaanali3611
    @ayaanali3611 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ma sis go forward

  • @feisal-pb4mq
    @feisal-pb4mq ปีที่แล้ว

    Sawa

  • @jazminmohamed7163
    @jazminmohamed7163 2 ปีที่แล้ว +1

    5 kamida isku arky😥😲😥😥

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      Abayo qaali xal ayaan kuu haaya facebooga igala soo xiriir hadaad awoodin insha alah

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi bilhi talhi ben maad shegeen abaayo 20jiran ahay qof kaas wax boow bartaay adi maxaad barataaa maxaad taqaan ayaan isdhaha ani wax aqaaano ayan hadaneh inaan wax aqoniin isku hestaaa wlhi maqan mesha idanbeyn dontoo ani allahu akbar

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      Abayo qaali hada see tahay ila soo xiriir facebooga anaa xal kuu haayo

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 2 ปีที่แล้ว

      @@hamzaaliaxmed9917 xal o depression mahaysa abowe 😭

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      @@onlyqueen7405 Abayo haa waan haayaa hadaad ila soo xiriiri kartid abayo qaali👍👍

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 2 ปีที่แล้ว

      @@hamzaaliaxmed9917 xge kala soxidhiidha abowe

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +1

      @@onlyqueen7405 Bayo qaali facebooga iga soo qabo Hamza Ali Ahmed sawirkaan ayaa iisaaran

  • @jawahirabdulkadir10jawahir51
    @jawahirabdulkadir10jawahir51 2 ปีที่แล้ว

    Numberkada ma helikaraa

  • @mohamedosman670
    @mohamedosman670 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll mudo labo sano ah ayan arinmaskaxdyda keligay kuhaystay inatsax tahay iyo inkalana maogi lkn sanugufekerayay hada hurdadi wayigagurtay wanan sobodaya hadansexo damco arinta ihysatana cidlamawadagikaro waxansameyo ma aqan waxana dremaya inn kasodarayo oomadaxa buq iagagafuranyahay talo isii wll ama ilsixirir

  • @abdisalaamahmed4391
    @abdisalaamahmed4391 2 ปีที่แล้ว

    Waxan rabaa Inan kula hadlo hadii an heli Karo labarkaga

  • @maariyaahmed1809
    @maariyaahmed1809 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallahu khayr wllshy aniga calaamado badan Ayaan ka haystay ama weli ka haystaa qaarkod ee se loga bixi karaa

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      Abayo ila soo xiriir anaa xal fiican kuu haayo❤❤❤

    • @cayuunimohamed5973
      @cayuunimohamed5973 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaaliaxmed9917 abowe ma I caawin kartaa ana u baahan cawinaad said ah 😣 inte kala so xiriira calamadahaas dhan wan isku arkay mar mar waan iska ooya oo hadana rabaa inan markasto ooyo 🥹😭😭😭😭

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      @@cayuunimohamed5973 Haa abayo qaali si fiican facebooga ila soo xiriir abayo

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      @@cayuunimohamed5973 Hamza Ali Ahmed waa kaas cinwaankeyga

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      @@cayuunimohamed5973 Hakee ka baxdey abayo ma nooshahay ne 😓

  • @umuamiircade2048
    @umuamiircade2048 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi abyo gabar aan saxibo nahay baa qato xitaa wey oysaa sida qof ciil hayo.hadaneh waxa ay u oyneydo markey iisheegto wan yaba waa waxa easy doctor baa banku geynaa marka dhoho neh waxa ledahay caruurta leyga qadanaa

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      Abayo qaali gabadhaa ila soo xiriiri anaa xal fiican u haayo waa wax laga fiicnaado alx..

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 2 ปีที่แล้ว

    Codkaga gabana

  • @sahrasalaax6115
    @sahrasalaax6115 2 ปีที่แล้ว

    Gabadh baan garanaya qabta calaamadahan lkn ayaamay fiicnaanay sideedii kusoonoqotaa sidii qof aan waxba qabin marna saasaay noqonay 5 sano bay saa ahayd muxuuyahy dawadiisana managu caawin kartaa

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 ปีที่แล้ว

      Abayo hada see ka tahay alle haku caafiyo 🤲🤲

  • @idontneedthislife9106
    @idontneedthislife9106 3 ปีที่แล้ว +1

    MAALINWALPO WAAN daaLaNaHaY 💔Depression kaaN 5 biL aYaa kujiRaa CaawoNaad Rawaa Lknz MaRabo iNaa dhiBaatatadeYdaH sheYGto soomaali jooGaane🦋💔16 saNo jiRaa iNaa dhiNto isTaaHiLaa WaxaaRbaa iNaa Hurdo Hurdo aaNa LaGasooKaceYN HabeYN waLbo waa OoYaa MaLiNtiiNeH waa huRdaa😴😴

    • @sofiamohamud1385
      @sofiamohamud1385 3 ปีที่แล้ว

      Waa fiicnaane insha alh dhaqtarka nafsiga raadso

    • @sundussharaf2941
      @sundussharaf2941 3 ปีที่แล้ว

      Abayo saas ha oran aniga kula mid baan ahay waana isaga qanacsanhy nolosha haka quusan please 😭

    • @rashkaomar6656
      @rashkaomar6656 3 ปีที่แล้ว

      Wlh iso qabta an idin CAwiyo

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

      Setihin hada aniga sasa ahy

    • @carafathyet1542
      @carafathyet1542 2 ปีที่แล้ว

      @@dhameysdumar9172 dhakhtarada xanuunada nafsiga mala xidhiidhay

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye ปีที่แล้ว

    Sax

  • @mahamed.mahamud
    @mahamed.mahamud 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll