Episode 16: Postpartum Depression - Depressionka Dhalmada dibadeed| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2022
  • Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Waa maxay Postpartum Depression' ama Dhibaatada laxaweed ee hooyooyinka lasoo derista dhalmada kadib? sidee ayaynu ula dhaqmi karnaa, maxaase hooyooyinka Ła gudboon.

ความคิดเห็น • 41

  • @naimaahmed1517
    @naimaahmed1517 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abayo hamda
    Ciwaan muhiim ah ayaad ka hadashay
    Illhey ha kaa ajar siiyo 🥰💜👏

  • @hafa5ahmed
    @hafa5ahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal Hamdaay jazakallah ❤️🥺🙏

  • @maxamudsaleban7826
    @maxamudsaleban7826 5 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jasaka allahu qera illaah hanaxefdiyo dhamanten

  • @oumoommar8973
    @oumoommar8973 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu khayr xbbti qaali

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 2 ปีที่แล้ว +1

    It was very needed issue, As A women we are from community That aren't knowing many important topics like postpartum depression we didn't beleive as any other party of body's sicknesss our mental ist too.
    Thank you so much❤🌹

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Fariid maasha allaah Ilaahay ku xafid ❤️❤️

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haku barakeeyo wll mcn hamda ilahy cumriga iyo caafimadka hakuu siyaadiyo

  • @samera6518
    @samera6518 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kaa raali noqdo xapipti hamda ♥️

  • @amalmusa4330
    @amalmusa4330 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah walal❤️👏

  • @Adelina24244
    @Adelina24244 2 ปีที่แล้ว +6

    This is so life changing Ma Sha Allah, I know in the Somali community this is something that isn’t spoken about. Good job

  • @maryanabuukarali5323
    @maryanabuukarali5323 2 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsnid hamda jasakaLaaah qery happtiyee🥰

  • @dauncivilised1694
    @dauncivilised1694 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wax badan baan ka faaiday mustaqbalka insha allah i anfacaya thank you hamda jasakallah

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Alah tabarakalah wll hamda malintan kubartay ilaahada aad ayaan kuujeclahy ilahy haku jeclaado abyo adigoo kle ayaan ubaahanahy inay noobataan 🥰😘♥️waan ubaahnaa casharkaan Jazakalah

  • @nicmahomar6749
    @nicmahomar6749 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustada🤍

  • @ahlam7108
    @ahlam7108 ปีที่แล้ว +3

    Thanks xaaladan imika Ayan Ku Jira waxan ahay umul 7 days ah iguma cusba oo mar hore ayuu igu dhacay lakin caruurta waan Kala korsaday Masha Allah imika 11 sano ka dib ayuu igu soo noqday ma ihi sidi hore waan ka hortagay oo qof aqoon uu leh Ayan noqday

    • @NastehaHussein-yi1xw
      @NastehaHussein-yi1xw 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo inteen kala soo xiirira wan laa dibanahay

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abaayo aad umahdsanthy qalbi uroon walashey ayeey ku dhacday markaaas ayaaa ladahay weey waalaty am weey ku dhuftay markaad dalka hooyo joogto baraaaruga aad ayuu uyaryahay aad umahdsanthy mcnbdn jasadaada janada fardooso allllah kaaga dhigo

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran hamda wll ilahy amuurahaga oo macsi lahyn haku sahlo saad noogu hagarbaxysi si ka fiican ilahy hkugu hagarbaxo.

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 2 ปีที่แล้ว

    Xayaakallah walaalo

  • @Naj201
    @Naj201 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alllah Walaal Hamda Allaha ku xafido, si gaar ah ayaan u rabay Inaad kasoo hadashid depression kan, xitaa msg ayaan kuugu soo diray Messenger kaaga wuxuu i tusayaa inaadan furin walin laga yaabe inaadan heysan App kaas, waad mahadsantahay inaad kasoo hadashay, jazakallah khayr aljazaa’
    Sida aad ugu taagantahay dadkaaga Illaahay wajigiisa adigoon shilin nagaga rabin 🙏🙏🙏 Shukran

  • @ishaliban4204
    @ishaliban4204 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu alaykum hamda ramadan mubarak , seitahay abayo i hope inaa fiicantahay .waxan raba inaa ka soo hadasho hadaa awoodid depressive disorder calamadihiisa iyo sida looga daawoobo mahadsanid .waa ku sugaya maxaa yelay xanuunkaasi anigu i haaya siduu doctor ku ii sheegay

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 2 ปีที่แล้ว +4

    Hamda abayo wa mahadsantahay wlh marar badana kuduceyay waa ifacday wlh shalay xili afurki ano duceysanayo ayan kugu daray ducada silsilada kabasho way isocota waxan maraya sidkananta wlshey sidaan ugu faaiday.... aqbalaada..... inta makuso kobikaro markaan aqbalay waxwalbo nolosheydi aha wixi horey iyo wixi hada ah si dagan xita waxa ifududaatay inan siwanagsan udhaqmo o walwal stres isdhafno waxan noqday qoflabad si durba ah sidakle nafhagarsho sidaso kalan uga faidey... wlshey mcn wankuguso xasusandona tas illahay wafajintiisa kasokow adigu sabab iga kaso dhigay wankuso duceyndona inbadan inshallah in amuurahaga illahay kusaqiro o.xuman laheyn waxan ka codsana ina barnamijkas kabasho aad nowaado kaso hadal sida lojojiyo waxay dadka kale ka aminsanyihin

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Aad ayaan ugu faraxsanahay kabashadaad gacalo, Kor ahoow oo kaalin gal if iyo aakhiraba 🙏♥️

    • @cqanicali4941
      @cqanicali4941 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamdahussein.kabashomacalimuu❤

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga wa idhibay iktiaabka wa wax dhib badan subxanallah aniga qaliinka keena is dhahaa quraan aad u dhagaysta alx xasilooni ka helaa

  • @fardawssahal6984
    @fardawssahal6984 ปีที่แล้ว

    Sanadkasta xanuunkan markaan dhalo waan la kulmaa wllhy😢😢

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 2 ปีที่แล้ว

    2019 babygii koowaad markaan dhalay ayuu igu dhacay dhowr blood Ayaan an seexan walahay walahay marar badan Ayaan is dhihi jiray tolow miyaad waalan rabtaa aniga oo aan aqoon depression wuxuu yahay alx Hada waan ka fiicnaaday inkastoo markaan uur yeesho uu igu Yara kaco alx laakiin Hada waan fahmay xoogaa ku mahadsanid gacalo sida tifatiran ee aad uga zoo hadashay

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @somaliking838
    @somaliking838 ปีที่แล้ว

    Omg 😳 walahi aniga marka dhalay my first born ma ogen depression inu ihayo lkn sixun aya ugu xanunsaday lkn my 3th child aya ogaday depression inu ihayo o dawo aya dontay

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 5 หลายเดือนก่อน

    m.a

  • @umuibtisaam7501
    @umuibtisaam7501 2 ปีที่แล้ว +3

    Iso duceya ina uur qaado

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว

      Alle ubada baari ah oo badan hakugu arsaaqo

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay uur khayr qaba oo qaadistiisa iyo dhigistiisa midna aanad ku dhibtoon hakuugu deeqo yaa Rab🤲

    • @yaya-yu9ni
      @yaya-yu9ni ปีที่แล้ว

      Alle ubad baariya hakuugu deeqo wll

  • @Abdilahi-Hayle
    @Abdilahi-Hayle 2 ปีที่แล้ว +1

    Niyadjab/Warwar/Walbahaar instead of Depression.
    Thnk u madam

  • @nabilkrouk8737
    @nabilkrouk8737 ปีที่แล้ว

    نتابىثص