Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ~ Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @alisharif310
    @alisharif310 7 ปีที่แล้ว +230

    Ilaahoow Cadaabta kakori, Allaahumma Aamiin, Ilaahoow Diintiisa Naafic kayeel,Ilaahoow Waalidkiisa Udambidhaaf,Ilaahoow Awlaaddiisa Baarriyaal ugadhig,Ilaahoow Dartaa ayaan ujeclahaye Jecloow,Ilaahoow Ciddii Necebna Nebcow,Ilaahoow waaducadii Nabigeennu S A W ugu Duceeyey Xassan & Xuseene Rabbiyow iga aqbal,Ilaahoow Jannatul Firdawza Gali isaga & Muslimiinta oo dhan,Aamiin,Wabillaahi Tawfiiq.

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 8 ปีที่แล้ว +709

    muxaadaradan kama xiiso dhaco dhagaysigeeda jazaakullaahu khayr sh mustafa janatul fardoows allaah ha Ku geeyo

  • @mohamedjamachannel5111
    @mohamedjamachannel5111 4 ปีที่แล้ว +22

    2 million ayaa daawatay, jasaakallaahu khayr, Sheekh mustafe ilaahay raali haka noqdo, war dhalin yarooy heesaha daawashadooda, iyo lahwiga aan iskadayno, oon Nafteena xisaabino suaasha qabriga ka hor.

  • @naimamakeupartsandvlogs8586
    @naimamakeupartsandvlogs8586 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayow nagayeel kuwa adiga kuraali galiya kaa farxiya dariiqii rasuulkana raaca aakhirana rafiiqiisii noqda janatul fardowsa kula caweeya kula jaar noqda janatul fardowsa aamiinnn yaaa rabi

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 5 ปีที่แล้ว +36

    منشأ الله تبارك الله، بارك الله فيك، اللهم إني أسألك العفو والعافية والمعافاة الدائمة

  • @babycartoonchannel531
    @babycartoonchannel531 7 ปีที่แล้ว +81

    Jazakallahu kheir sheikh mustafe Alle haku anfaco anigiyo inta dhageysatay janattul firdowsa Alle hanugu kulansiiyo 🕋

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 4 ปีที่แล้ว +38

    2.2 million viewers, waa sheekhi u horeeyay Somali ah ee halka gaadha.
    Alle ha barakeeyo sh.mustafe

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 6 ปีที่แล้ว +112

    Yaa rabi maalinta qiyaamaha carshiga nabiga scw na harsiii illahow naxariistada hanaga qadinin maalintaas yaa rabo waxa nahay bani.adan daciif ah yaa rabbi 😭

  • @Ahmed-q7p4q
    @Ahmed-q7p4q หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kaa ajarsiiyo sheekh mustafe iyo qofka soo galiyay wacdigan

  • @NoBody-vr6xc
    @NoBody-vr6xc 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka alaah khayru jazaa, shiikh Mustafe waa muxadarada keliya ee aan la ilmaynayay maalin iyo saacado ilaahayoow na badbaadi walaalayaaloow ha la is xisaabiyo

  • @ahmedbilal7100
    @ahmedbilal7100 8 ปีที่แล้ว +92

    JazakAllahu khyr sheekhuna Sh Mustafe Allah Swt miisaanka xasanaadka hakuusaaro ,Allow Nagu anfac Aamiin

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 6 ปีที่แล้ว +24

    Mnsha Allah kama daalo muxadiradan jazakallahu khayr Allah ha ku xifdiyo Sheekh Mustafa xaaji ismail haaruun 👍👍

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

  • @maxamedbarre450
    @maxamedbarre450 5 ปีที่แล้ว +58

    i was suffering from depression and Allah show me all video sh:mustafe haji ismacil and calmed my heart and sh:mustafe you change my life thank you so much wll(Allah ku xafido amiin yaa rabi)

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Barre masha allah walaal it’s true Walaahi I feel like enjoy and happy may Allah give him a highest level of jana allahuma amiiiiiin

    • @maxamedbarre450
      @maxamedbarre450 5 ปีที่แล้ว +2

      Alahayowarligeygukiiisraacauuahaado Sy amiiin yaa rabi

    • @janonour1204
      @janonour1204 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedbarre450 may Allah give you health and stay happy for the rest of your life inshallah and please whenever you feel depressed plz pray more salah and I hope you pray five daily prayers. I hope you don't see me harsh just adivice.

    • @maxamedbarre450
      @maxamedbarre450 5 ปีที่แล้ว +2

      Jano Nour insha Allah Brother

    • @belikebro.4846
      @belikebro.4846 5 ปีที่แล้ว +3

      Maxamed Barre #Merciful servant. Channelkas dawo sxb

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +103

    Maallmihii Carafada 2019 Ayaan Daawanayaa Maxadardan Alle ha xafithee Shiikh Mustafe Noolloow jizaaAkallaahu Kheeyran.

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah alle cimriga iyo caafimadka iyo cilmigaba haku barakeeyo sheekh mustafe x Ismacil Haaruun

  • @أمعبدالرحمن-ت9ك9م
    @أمعبدالرحمن-ت9ك9م 8 ปีที่แล้ว +39

    jazakalahu kheyr sheekh AllAh kusaaro miisaanka xasanatka walal muxaadarada oo full ah magaceed

    • @abdulhafidabdallah210
      @abdulhafidabdallah210 7 ปีที่แล้ว +2

      أم عبدالرحمن Doonista jannada iyo ka cararidda naarta..2013

  • @TheLibaax
    @TheLibaax 7 ปีที่แล้ว +94

    "سبحان الله وبحمده عدد خلقه،ورضا نفسه،وزنة عرشه،ومداد كلماته"‬
    ‫3مرات‬
    ‫اللهم من قالها ونشرها فاغفرذنبه واشرح صدره ويسّرأمره واسقه من حوض نبيك ﷺ

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 3 ปีที่แล้ว +3

    18-8-2021 maalin caashuura ayaan daawanayaa anigoo muuqaalkan daawaday in ka badan 10 mar waaanan xifdiyay erey kasta oo muxaadara ku jira kama daalo muuqaalkan .
    Allow qalbigeeena iimanta ku sug. runtii sheekha dareenkiisa ayaa badalmay marka uu cali binu abu daalib ka hadlayo.

    • @salmnali7355
      @salmnali7355 2 ปีที่แล้ว

      allow noo sug amiin waa run waa kula arkay m.a malin ramadaam dawanayaa anina 14 ramadaan 1443 kuna beegan 15..4..2022

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalaahu alfa khayran Sh.Mustafe. Wakhti iyo juhdi badan baad galisay sidii umada Soomaaliyeed diintooda loo bari lahaa. Maxaad wakhti falisay dacwada iyo diinta. Ilaahay hakaa abaal mariyo anaga Ilaahay hanagu anfaco aamiin. Shukran

  • @jecliyaalamanahaisjecel7867
    @jecliyaalamanahaisjecel7867 6 ปีที่แล้ว +35

    Ku Saliyaa nabi Maxamad naxariis iyo Nabad galyo Korkiisa ha ahaate Scw scw scw

  • @abdikhaliqawil
    @abdikhaliqawil 5 ปีที่แล้ว +33

    من أحسن المحاضرات لشيخنا الفاضل الشيخ مصطفى حاجي إسماعيل هارون.-حفظه الله ورعاه وجعل عمره جسرا موصلا إلى الجنة.

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 7 ปีที่แล้ว +16

    mashaAllah Sheekh mustafa Xaaji barkallahu fikk ilaheey haa ku xifdiyo adiga iyo culimad somaliyed iyo kuwa
    muslminta

    • @siadcade5113
      @siadcade5113 6 ปีที่แล้ว

      Masha allah illahey ha ku xafidi anaga kuwii ku imri qaadka hana dhigo muxaadarada

  • @abdirahmanindho9434
    @abdirahmanindho9434 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah noolow inbdn sheekh mustafe xaji ismaacil haaruun alle kuwii kuwaano qaata dhaman teen ha inaga dhigo ameen ameen

  • @maxamedcabdikariim2383
    @maxamedcabdikariim2383 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa daawanaya muxaadardaa cajiibka ee sh mustafe soo jeedinayo alle jannada hageeye

  • @abdirahmandahiradan6193
    @abdirahmandahiradan6193 5 ปีที่แล้ว +8

    masha allah shiekh mustafa xaaji ismaaciil
    allha ku dhowro wlhi wxd tahy
    sheikh alle cilmi siiyey allha ku
    dhowro aaaqiro & aduun wxd tahy
    shiekh aan wligy hor istaagin lkn
    wax badn aan ka faaiidey

  • @mukhtarosman658
    @mukhtarosman658 5 ปีที่แล้ว +12

    Macha allah muxaadiradan way kaa oohinasaa allha dhowro sheekh mustafe xaaji ismaacil

  • @mahamedahmed2438
    @mahamedahmed2438 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allaah shekh mustafe ALLE cimrigaga hadhereryo jsnada aya ino balana insha Allaah

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf1224 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah sheekh mustafa ilahayow wadada toosan nagu hanuuni oo adun iyo aakhiro no danbi dhaaf janadana nagu irzaaq aameen yarabb

  • @mohamedcr7790
    @mohamedcr7790 7 ปีที่แล้ว +7

    jazakallah khayr yaa sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun allah hay noo naxariisto dhamaanteenba incha allah aamiin aamiin aamiin

  • @dagandeqo6867
    @dagandeqo6867 5 ปีที่แล้ว +17

    Asc sheikh Mustafa Xafidllh Ameen dambigaaga Allha dhaafo iyo kii waaridkaaga Ameen yaa Rabi Hoyo Somali oo jecel Muxaadarooyinkaa ga waaye ee Janadul Fardowso inuu Alle hanagu Arzaaqo

  • @jamaacjimcaale5510
    @jamaacjimcaale5510 7 ปีที่แล้ว +31

    allaahu akbar allow noodambi dhaaf allow kuwa cabsada nagayeel oo hadana kurajeeyo,
    walee waa nafta wax marwalba looshido muxaadaradan. allaahum magfirlii wali waalidayya walil mu,miniin

    • @omerabdi575
      @omerabdi575 7 ปีที่แล้ว +2

      جزاك الله خير جزاء

    • @xuseenjaamac3361
      @xuseenjaamac3361 7 ปีที่แล้ว

      jamaac jimcaale

    • @urejimohamud9864
      @urejimohamud9864 7 ปีที่แล้ว

      Allah ha noo xafido Culumada dhamaantood shiisheena mustafe Allah jannada guri ha uga dhiso aamiin

    • @rodahassan9663
      @rodahassan9663 7 ปีที่แล้ว

      xaadisa

    • @aaminaqurux5592
      @aaminaqurux5592 6 ปีที่แล้ว

      Ameeen ya Allah

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 4 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka ku ahaada kuwo jid goaynaya subhanallah Allow noo Naxaristo Amiin 2021 Walhi muxadiro Qalbiga taabayna

  • @khadarismaciil4186
    @khadarismaciil4186 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayaw kubadbaadey nagayeel aammmiiinnn yaa rabi

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +3

    Muxaadiradani qalbiga ayay ii qaboojisa allah ha ku xafido jazakalah sheekh 👑

  • @abdirahmanmohamud432
    @abdirahmanmohamud432 6 ปีที่แล้ว +17

    ShiiKH Mustafe Haarun ilahay Hakaa rali noqdo
    Allaha nagu anfaco
    Allaha noodanbi dhafo
    Allaha noo naxariisto
    Allaha nagu shubo khayrka
    Malin in waan kula kulmi doonaa Allaha iirumeyo riyadayda
    Shiiq mustafe Haaruun ❤

  • @guleidartan5999
    @guleidartan5999 4 ปีที่แล้ว +5

    Muxaadaradii iigu saamaynta badnayd 😥
    Sh mustafe H Ismael Alle ha barakeeyo

  • @ifrahsaid7793
    @ifrahsaid7793 4 ปีที่แล้ว +9

    24/4/2020 ramadaan bilawgeed weeye ilaahy khayrkeeda hayna siiyo Aamiin yaa Rabbi 😢♥️🙏🥀

  • @AyaanAli-bm2mg
    @AyaanAli-bm2mg 5 ปีที่แล้ว +25

    26/3/2019 ayn markale dawanaya wayo wan jeclahay maxadiradan Allah ha ka rali ahado sh mostafa

  • @samirmohamed9529
    @samirmohamed9529 5 ปีที่แล้ว +18

    Ilahayow na dil adoo naga raali ah😢

  • @khadramohamoud8511
    @khadramohamoud8511 7 ปีที่แล้ว +26

    alle hakaa jazaa i siiyo sheekh aakhirona ilaahay janao haynagu sooro aamiin

  • @drahmedmahamudomer1375
    @drahmedmahamudomer1375 7 ปีที่แล้ว +24

    Maansha allaah, allaah ha kaa abaal mariyo khudbada macaan ee aad noo diyarisay

    • @safiyadhaqane8601
      @safiyadhaqane8601 6 ปีที่แล้ว

      Masha allah allaah ha kaa abaal mariyo khudbyada macaan ee aad noo diyrisasy

    • @maayaguuleed46
      @maayaguuleed46 6 ปีที่แล้ว

      s

  • @cabdullali2107
    @cabdullali2107 5 ปีที่แล้ว

    masha allah runtiii waxan orankarnaaa waa muxaadaro muslimiinta wax tar u leh oo kahadlaysa taarikhu saxaabah qayr iyo ajar farabadan ilahay ha kasiiyo shiikh mustafe

  • @saxaneofficial2546
    @saxaneofficial2546 5 ปีที่แล้ว +1

    iLaahayoow barakee sheekh mustafe iyo tafiirtiisa iLaahayoow nagadhig kuwa ilmeeya kaligood Aamiin aamiin

  • @riyaknour7750
    @riyaknour7750 5 ปีที่แล้ว +24

    Sheekh Mustafe dar illahay udhagaysta ♥️❤️♥️

  • @haifaaideed3095
    @haifaaideed3095 8 ปีที่แล้ว +88

    ALLah AkBar ..
    Jazaka ALLah KhaiR Sheikh
    ALLow KhatumaDa KhaiR NooGu Khatim ...... Amen ....

  • @cabdirizakaxmed7622
    @cabdirizakaxmed7622 8 ปีที่แล้ว +145

    Masha allah jazakalah khayr sheekh mustafe illahay haa Ku xifdiyo anaga illahay anagu anfaaco amiin yaraabi

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 5 ปีที่แล้ว

    Subhanallah
    Ilahayow naxaristada Janadada nagu sii anagana naga dhig kuwii ka cabsada layimada imaan saalixa. Ameen
    Hasbuk Barakallahu Fik Jazakallahu khayr Sheikh Mustafe Xaaji Ismail

  • @Cc-cs9zz
    @Cc-cs9zz 5 ปีที่แล้ว +195

    Manshalh 1.1millon veiw
    Ilaahow dhalanteena soo hadee
    Guurkana u sahal

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +51

    jazakalaah Sheikh Mustafe xaji ismail Haaruun Allow Cimriga&cfmdka kukordhi

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah kheer sheekh mustafe alla haku xifdiyo aamiiiiin yarabi

  • @iqrahassan7709
    @iqrahassan7709 7 ปีที่แล้ว +54

    sh.mustafa masha.allh adigo kle umadda allha ku badiyo وجزاك الله خيرا

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 2 ปีที่แล้ว

    Muxadaradan dhageysigeyda kama dhargo ilahay anaga iyo walidkeyna iyo dhaman umada Muslim ka ha u naxaristo koorkeyna cadabta allah ka dhowro 🤲🏼😭 sheekh mustafa asne ajar iyo xasanad allah kasiyo

  • @Billowyare
    @Billowyare 4 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH haku xafido Sheikh Mustafa, ALLAH haku danbi dhaafo, Qalbigaaga ALLAH ka hu nuuriyo

    • @Billowyare
      @Billowyare 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

  • @Ahmedhansan
    @Ahmedhansan 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah videoga Somalida ugu daawashada badan waa muxaadaro. Waxay ku tusaysa siday khayrka u jecelyihiin umada soomaliyeed. Ilaahow jidka toosan nagu hadee iyo muslimiinta oo dhan.

  • @marwamaxamed8487
    @marwamaxamed8487 7 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah Waxa laga sheekeynaayo Iyo sida aduun aaan ugu mashquul Sanyahay ilaaahaw adaa an ku barinay eee na cafi yaaa rabi oo janadaaada na siii yaaa rabi sheikh mustafa xaji ismaaaciil Allaha ku xafdiyo aduun Iyo aakharaba

  • @afra3xd775
    @afra3xd775 6 ปีที่แล้ว +86

    781k veiws waa wacdiga ugu veiwska badan masha allah sheq mustafa wxn dhihi kara waa ninka kaliya ee somalida ugu jclyihin 😍

    • @somaliathlet1906
      @somaliathlet1906 6 ปีที่แล้ว +1

      Lkn hadda 1m wali ayuu haystaa recordkaas

    • @afra3xd775
      @afra3xd775 6 ปีที่แล้ว +3

      Alla habarakeyo muxadaroyinkisa wa mid qulubta tawanaysa

    • @khadrxasan661
      @khadrxasan661 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdullahi Cmc ývqxkpmqyucokp

    • @ahmedabdikalik7690
      @ahmedabdikalik7690 5 ปีที่แล้ว +3

      1.2 million

    • @abshirlaaly1678
      @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว +2

      16/7/2019
      Wuxuu marayaa 1.5M views

  • @abdurahmanhadowchannel7797
    @abdurahmanhadowchannel7797 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo Shekh Mustafe Ismaaciil, ilaahey dambigaaga iyo dambiga waalidkaaba Allaha dhaafo. Ilaahey Khaatimada ha noo hgaajiyo. Ilaahey Dartii ayaan kuu jecelahay

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq jizakAllah yaa sheykhanaa wllhi Waa xaqiiq Alle kheyrka ha wanafaajiyo yaa Rabbi 😊🙏

  • @ahmedbilal7100
    @ahmedbilal7100 8 ปีที่แล้ว +155

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 8 ปีที่แล้ว +45

    جزاك الله خيرا و بارك الله فيك شيخنا .

  • @aswanmohamed5549
    @aswanmohamed5549 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah jasakalah sheikh mustafe ilahy ha ku barakeeyo

  • @bofedtreasury4337
    @bofedtreasury4337 5 ปีที่แล้ว

    mnshaa alah shikh mustafe ismaaciil alaha janatul fardowso hakaawaraabiyo jazaakalahu qayr

  • @libanmohamed8708
    @libanmohamed8708 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 bisha Todobadaad 29 keeda ayaan daawanaayaa M.a ilaahey Kheyr hasiiyo Sheekh Mustafe. Waa Wacdi kaa oohinsiinaayo.

  • @deqosamadoon2502
    @deqosamadoon2502 7 ปีที่แล้ว +50

    Masha allah ilahey haku xafido sheikh mustafe

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk 8 ปีที่แล้ว +4

    Allaahu Akbar
    allaaw qalbigeena kusug diinta kana dhig kuwa adiga kuu adeega qaata mar walba allaah ku xafido Sheekhanaa Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Adiga reerkaagi allaah ha idin dhawro

    • @abdieid7844
      @abdieid7844 7 ปีที่แล้ว

      allahu akbar yarabi anago muslim ah na ofso

    • @nabadooncagaweyne1121
      @nabadooncagaweyne1121 6 ปีที่แล้ว

      Alahu akbar ilahow nartadan ka baqaya i dambi dhaf janadadan raba i kass.

    • @calicdcdauud3444
      @calicdcdauud3444 6 ปีที่แล้ว

      Alleh ah Ku xifdiyo

    • @calicdcdauud3444
      @calicdcdauud3444 6 ปีที่แล้ว

      Alleh haku xifdiyo

  • @abdirahmanyasin8136
    @abdirahmanyasin8136 5 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi ha inagu hanuuniyo jidka saxda ah dhamaanteen AAMIIN AAMIIN

  • @fahmoabdihassan1345
    @fahmoabdihassan1345 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheekh mustafe allaha ku barakeyo waxa IgA dadaga muxadaroyinkaga iyo kuwa sheekh cabdarashiid sheekh cali suufi ilaaheydartiis ayan idiin jeclahay

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah SWT hanoo xifdiyo sheikh mustafe indhaha Dhalinyarada tahey rabbi cimriga iyo caafimadka haku barakeeyo sheikh ❤

  • @mazoudnour9896
    @mazoudnour9896 6 ปีที่แล้ว +17

    Waxn arkaa 574 oo unlike ah
    Ma aqaan dadkaasi wxn ku tilmaamo waxn is leeyahy waa dad iiman koodu daciif yahay ama diintoda inu shaki ku jiro
    Allah inooka xafido shiiqeyna musta💜

    • @Maaman86
      @Maaman86 5 ปีที่แล้ว

      Wlahi marar badan ayan is waydiyay dadkas ? Ma somali baa tolow ? Allow so hanuuni kuwa iuo kuwa la midka ah

    • @abdifatahabdullahi3902
      @abdifatahabdullahi3902 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc wll dadka somalida ah makalayaqanaan like iyo unlike suul ba haday arkaan like bay umaleeyan makalayaqaanan suulka kor ujeeda inu like yahay suulkan hoos ujeedana inuu unlike yahay ee maaha inay ukas katahy makalagaranayan wll marka aqoon laan bay katahaye hafhibsanin walal

  • @xaamidcabdi4488
    @xaamidcabdi4488 5 ปีที่แล้ว +4

    Qof walba o qoralkeyga arka waxan kacodsanaya inu isoduco plz walal murug aya iheysato😭😭😭

  • @ashamohamed1377
    @ashamohamed1377 7 ปีที่แล้ว +118

    351unlike dadkii meel khatar ah baa lamiri heer diintiiadiido dhageysigeedii ladiido yadoo lasheeganayo waa calaamdaha aakhurusamanka allaha ku xifdiyo sheikh allaha naga badbaadiyo naarta

    • @cabdirahmaankhaliil2869
      @cabdirahmaankhaliil2869 7 ปีที่แล้ว +6

      Asho Mohamed alle dariiqa xaqaa ha, waa fajiyo

    • @jaamacjiiqleey4939
      @jaamacjiiqleey4939 6 ปีที่แล้ว +10

      Waxaa macquul ah in aay kala aqoonin like iyo unlike
      Marka haloo cudur daaro

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 6 ปีที่แล้ว +3

      Asho mohamed abayo hasa 704 beyba si mareysaa ALLOW qalbigena qatumo noogu hag

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 6 ปีที่แล้ว +4

      746

    • @mohamedcamber2754
      @mohamedcamber2754 6 ปีที่แล้ว +4

      @@jaamacjiiqleey4939 ....
      .
      .

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyoow naarta naga bad baadi oo Rabiyoow Janadaada na gee Amiin ya Rahman

  • @zafiajoome7607
    @zafiajoome7607 5 ปีที่แล้ว +2

    Illlhayoow Noodanbi Dhaaaf Ilhyoow Naxariiataada Noogu Deeq Alllahumaqfirliii Allah Haxifdiyo Sheikh mustafe

  • @fartunmuhammad7550
    @fartunmuhammad7550 5 ปีที่แล้ว +24

    Sh ILaheeey hanugu kulmiyo janatu Fardaawz

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      Fartuun wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

    • @xanaanapdirahman6842
      @xanaanapdirahman6842 4 ปีที่แล้ว

      𝐀𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐛𝐚🤲🥰

  • @jihansharif5708
    @jihansharif5708 6 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah sheq mustafa aduun iyo aaqiraba Allah ku liibaano

  • @irtaaxchannel5031
    @irtaaxchannel5031 6 ปีที่แล้ว +18

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيك جزاكم الله الف خير شيخ مصطفى ربي يحفظك و يحميك اللهم امين يا رب العالمين

  • @ilkacasechannel5322
    @ilkacasechannel5322 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow nga dhig kuwi darikha nabiga(scw) io saxabadiisa mara aamin ya rbi

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +1

    S c s r sheikh mustafe jisaakalah qayr fil dunyaa wal aaqira amiin yarabi raxman Ilaahow culimada somsliyed cimriga u barake kuligood amiin yarabi raxman raxiin Ilaahow Amin

  • @hamdamohamoud6202
    @hamdamohamoud6202 7 ปีที่แล้ว +4

    subxanallh illaahayow,khaatimada khyr noogu khatin.sh mustafe x ismail,xafidakallah

  • @SamiirBest
    @SamiirBest 7 ปีที่แล้ว +26

    mashaaa a allah alle caqliga haku bareekeey sh

    • @safiyadhaqane8601
      @safiyadhaqane8601 6 ปีที่แล้ว

      Masha a allah alle caqliga haku breakaway sh

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 7 ปีที่แล้ว +29

    Allaah haku dhowro sheikh mustafe

  • @saciidoshaalaco7966
    @saciidoshaalaco7966 6 ปีที่แล้ว

    Masha sheekh mustafa khusuuc ayaa ka muuuqdo ilaahay iimaanka iyo camalka ha u siyaadiyo ajarna alla kasiiyo wacigaaan, iyo waanadaan

  • @abdillahiabdiqadir363
    @abdillahiabdiqadir363 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle cilmiga iyo caqliba haku barakeeyo yaa sheekhanaH

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 5 ปีที่แล้ว +8

    Jazakallahu kheir sheikh mustafe Alle haku anfaco anigiyo inta dhageysatay janattul firdowsa Alle hanugu kulansiiyo

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 5 ปีที่แล้ว +11

    This ain't first time I listen but
    50 time to increase My Imàan

  • @AbdallaIbrahim-
    @AbdallaIbrahim- 3 หลายเดือนก่อน +14

    16 october 2024 ❤

  • @juweriyaabdi2979
    @juweriyaabdi2979 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allaah shiikh mustafa janatul firdoowz aclaa allah haku geeyo

  • @mustaferaabi9814
    @mustaferaabi9814 4 ปีที่แล้ว

    29 kii Ramadan 2013 ayay ahayd muxadiradani, goobtu waa masjidka calimataan ee hargaysa. Maalinkaas oo Aan ictikaafsanaa dhagaystayna muxaadaradan quluubaha saamaynta KU reebtay illaa maanta oo ah 2021 kama xiiso go'o inan ku celceshado.
    Khayr Alle ha siiyo Sheikh Mustafa 🙏

  • @tomchalato1363
    @tomchalato1363 5 ปีที่แล้ว +5

    Arbaca 11/ 9/ 2019 ayn daawday wlhii wn ilmeeyey
    Allw khyrkga noogu wad
    Sheekh mustafe Ad bad u mahasan tahy Alle h ka abaal mariyo Ameeen Ameeen

    • @abdirahmannur4193
      @abdirahmannur4193 5 ปีที่แล้ว

      Hada aniga oo Airport ka usii socda ayn daawanayaa wlhi 🖤 alle swtc ha inoo naxariisto

  • @lulaahmed6937
    @lulaahmed6937 8 ปีที่แล้ว +23

    Maansha allah sheekh allah ha ku barakeeyo

  • @sahrohildiid5638
    @sahrohildiid5638 7 ปีที่แล้ว +39

    masha allah sheikh mustafe ilahey. haku xifdiyo anagana kuwii kucamal fala allaha naga dhigo

  • @cqaadirmaxamed8635
    @cqaadirmaxamed8635 6 ปีที่แล้ว

    masha allh sh mustafe xaji ismacil ilaahay hakaa abaal mariyo muxadarada macanka badan ee quluubta dagaysa ilahay cimriga hakuu dheereeyo sh

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaarakalah sheikh Mustafa jisaakalah qayr rabi hakaa ajarsiiyo anagana kuwii wax wayn ka qaata allaha naga dhigo janatu firdowsana rabi haku kulmiyo kuli Muslim amin yaarabil caalamiin Amin yarabi

  • @مصعبمحمد-ت1ع
    @مصعبمحمد-ت1ع 4 ปีที่แล้ว +3

    2.1m veiw❤️Masha allah ❤️alle ku dhawro sheekh mustafa 🙏janada alle nugu wada kulmiyo 🤲🏼Inta xun alle soo hanuuniyo ❤️alle ino dambo dhaaf Inta dhimaty alle u naxariisto Inta hanuunsan alle cafiyo Inta murugeysan alle KA qaado Inta faraxsan alle u siyaadiyo❤️🥰😭

  • @kingaburow3086
    @kingaburow3086 6 ปีที่แล้ว +76

    500 unlike kuwa sarey wa kuwa cadow ku ah diinta islamka o bilaa iimaan ah 🤐

    • @ismailcoffeeinterprener2334
      @ismailcoffeeinterprener2334 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlal waa dad aan garanayn gacanta kaga dhacday

    • @abdifatahabdullahi3902
      @abdifatahabdullahi3902 5 ปีที่แล้ว +3

      Wll dadkena somalida makalayaqanan like iyo dislike suul haday arkaanba like bay umalynayan marka halayaabin wll

    • @nimoabdifarah862
      @nimoabdifarah862 5 ปีที่แล้ว +1

      Maasha,allh

    • @ALMUXSINIIN
      @ALMUXSINIIN 5 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/_krS4iNJ4Sk/w-d-xo.html

    • @rashkagaboobe7029
      @rashkagaboobe7029 4 ปีที่แล้ว

      Garasho la an Aya ugaynaysa haday garanayan mabay saren

  • @علىعيد-ط9و
    @علىعيد-ط9و 6 ปีที่แล้ว +15

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
    الله يحفظك ويطول عمرك

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah Sheekh musdafa Xaaji alaha kubarakeeyo adiga iyo dhamaan culumada somaliyeed

  • @daahirmacalin1111
    @daahirmacalin1111 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah shekh mustafa kheer allaha kasiyo wa muxadaro aad iyo aad u qiimo badan

  • @samiiryare53
    @samiiryare53 6 ปีที่แล้ว +18

    Eber wlhi ilaah umbaa inala leh
    Naxriista eebe ayaan hoos fadhinaa

  • @fairousshah5589
    @fairousshah5589 7 ปีที่แล้ว +194

    28 unlike maxa kawadan ma qoolka allah &nabigisa didanyihin

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 7 ปีที่แล้ว +4

      fairous shah wlhi ani xitaa waa weeydiiyay waxaan umaleenaa mafahamsana

    • @fairousshah5589
      @fairousshah5589 7 ปีที่แล้ว +2

      Ali Mohamed. Waxan layabanen 28 waxay kudarsaden 37dan
      mala waxay kala saren like & unlike

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 7 ปีที่แล้ว +1

      fairous shah subxaana laah 102 unlike ayeey marayaaan with in 3weeks aragnaa halkee gaaraan

    • @zainabosman6075
      @zainabosman6075 7 ปีที่แล้ว +3

      dadkani makala yaqaanan like iyo unlike ta subxanalah mise waa waa dad gaalo ag

    • @sunnyrose6601
      @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว

      fairous shah Ilaahay ha soo hadeeyo Walal. Waa haday jaahil nimo ka tahay, hadey ugu tala galeena Ilaahay ha ka abaal mariyo