Ma caayaa dadka i caaya maalin walba? 🤭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @ahmedabdiyuusuf4764
    @ahmedabdiyuusuf4764 ปีที่แล้ว +7

    Alle ha ku barakeyo

  • @fadumomuuse6538
    @fadumomuuse6538 ปีที่แล้ว +2

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +4

    Maa sha Allah jasaaka Allah wll mcn thank you

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka Allah kheyr sheikh

  • @fayabdi1847
    @fayabdi1847 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka llaah skeikh

  • @tafsiirkaquraanka1838
    @tafsiirkaquraanka1838 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صلي على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @abdourahmanyoussouf4230
    @abdourahmanyoussouf4230 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah khayr ustaad

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa runtaa yaa shiikh Allah ha ku barakeeyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +6

    Xukunka Allaha Qof walba Waa inuu ku qancaa Alxamdullilaah Allaha Islam naga dhigay

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +3

    Jazak allah kher sheekh abdulziiza maxamed ogle

  • @ruweydaahmed9065
    @ruweydaahmed9065 ปีที่แล้ว +1

    allahu akbar❤❤

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fadumomuuse6538
    @fadumomuuse6538 ปีที่แล้ว +2

    wcs

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah kheyr sheikh

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 ปีที่แล้ว +6

    Markaan dadka cafiyey dadku iguma xadgudban teeda kale waxan farxad ahayn madareemo Mansha allaah alxamdullah

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah shiikh jazakalahu wajazaa

  • @hodoahmed691
    @hodoahmed691 ปีที่แล้ว

    Excellent topic
    Jaskallahu khyran
    Alle haku xafidoyo

  • @hassankimmy5005
    @hassankimmy5005 ปีที่แล้ว

    Jazakllaahu khayran sheekh A Ogle

  • @OGAAWDIINTA.1
    @OGAAWDIINTA.1 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا اخي العزيز

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +2

    اكرمك الله شيخنا الفاضل.

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilah

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha diinta Allah waa cadaalad waaya masha allaha

  • @Waris668
    @Waris668 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah

  • @OGAAWDIINTA.1
    @OGAAWDIINTA.1 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wall

  • @RoodoCadeey
    @RoodoCadeey หลายเดือนก่อน

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @MahathSiciith
    @MahathSiciith 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @abduqadirmohamed7662
    @abduqadirmohamed7662 ปีที่แล้ว +4

    Sheeqow muuqalka xiiga waxaad nuuga dhigtaa SOYAALKII CUMAR IBNU KHADAAB noo dhameystir waaynu kaa codsaneysaa muufti plz🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 ปีที่แล้ว +6

    Walal ilaahy dartiban kujeclahay jinba idhiba isooduce xasadkeayguna wuu badan yahay ehel igargarana ma lihi wll

  • @SuperMaxamuud
    @SuperMaxamuud ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah khayr

  • @dekafarah5809
    @dekafarah5809 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah shiq

  • @maxamuudcabdi3288
    @maxamuudcabdi3288 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxan rabna taariikhdii cusmaan binu ardogrol anad wax nooga sheeg tid

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad

  • @abukids2176
    @abukids2176 ปีที่แล้ว +5

    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبياء والمسلمين سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين.

  • @nn-xz5ik
    @nn-xz5ik ปีที่แล้ว +1

    Mashallah alxamdullillah

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq ปีที่แล้ว +1

    M.a jasakallah

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalah khayr

  • @eedeey1060
    @eedeey1060 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh illahy darts kuu jclhy
    Sheekh zeelici taarikhdiisa oo kooban noo soo gudbi shekh

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  ปีที่แล้ว

      احبك الله الذي احببتني فيه

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 ปีที่แล้ว +1

    Cafiska nabad galyo farxad qalbiga baa lagu dareemaa ana soo tijaabiyey

  • @OGAAWDIINTA.1
    @OGAAWDIINTA.1 ปีที่แล้ว +1

    Wall yal nagu soo biira mahadsanidiin

  • @Alon_404
    @Alon_404 ปีที่แล้ว +3

    waxaan lacajabay wlhi , inta oronaysa "intuu kugusameyay mid la'eg kusamee" fiiri xikmadaan ! mahadalkaanaa xikmadesan maa hadalkii ilaahey aheen subxanallah . waa hadalkii ilahey adkaa cazzaWajallah . xitaa hadaad madaxweyna noqoto hadhoowdi qofkaa tusale uu kugaracijiray , adiganae kaliya waxaa kuubanaan inaad karbashto , ma'ahan inaad qoorta kagooyso sida bini'aadamka kufkaro laakin diinta kuxakameeneso

  • @siman8711
    @siman8711 ปีที่แล้ว +2

    Sallalaahu caleeyhi wasalam

  • @cabdirisaq7824
    @cabdirisaq7824 ปีที่แล้ว +1

    Asallaamu callaykum
    Riyaday nagudhibeen
    Dadkaasokale

  • @najmaomarumuhaaani9616
    @najmaomarumuhaaani9616 ปีที่แล้ว +7

    Inanyaroo aan dhaley maalin wuxuu igu yiri hooyo ciyaalka dugsiga aan isla dhigano midka mida markaan is dagaalno adiga iyo aabe ayuu idin caayaa maanta waxaan rabaa inaan dagaal siiyo adinka dartiina markaasaan ku iri mama aniga darteyda dagaal ha u galin e ilaahey hasoo hadedyo midka na caayaya hadduu intaa ka badiya maclinka u sheeg marka waxaa wacan qofka inloo duceeyo ilaahey dartiina loo cafiyo

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh alle ha kaa abaal mariyee ka waran qofka caya ama ka been abuurta xaaskayga isaga sidee ka yeelayaa miyan cayayaa xaaskiisa hadaanu xaas lahayna maxan ka yeelayaa

  • @najmiina3845
    @najmiina3845 ปีที่แล้ว +4

    M.allah een sheikhow aniga hal shakhsi kaliya baan leeyahay oo ah cafiska waayo maba awoodo in aan ka aargosto insaanimadaydaba iima ogola runtii mararka qaar waan xanaaqaa mooye lkn waan iska cafiyaa oo waan ilaawaa wixii laigu sameeyo
    Runtii aduunyadaan waa imtixaan intaad joogto sabar iyo dulqaad bay nooga baahan yihiin ama waa lagu dhax lumi lahaa hadii aan lahaan laheyn sabarka iyo dulqaadka micnaha waxaan ka mid noqon lahaa dadka la dhulmiyo oo ka aargosto lkn alhamdulillah ilahay igama dhigo

    • @vcfhggg8453
      @vcfhggg8453 ปีที่แล้ว

      سلام عليكم ورحمه

  • @rayyarayyi3105
    @rayyarayyi3105 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheikh raga nagaha iska dhiga sonka iyo salada malaga aqbalaya
    Hadiba laga aqbalayo salada qaybte bey ku tukanayan ma qaybta dumarka mese qaybta raga? Thanks

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  ปีที่แล้ว +1

      Nacuudu bilaah, salaada waa laga aqbalaya waayo waa ku waajib. Asalkiisuna waa nin, nimanka ayuu la tukanayaa hadii aanu fitno keenayn ilaa inta laga jarayo wuxuu samaystay

    • @rayyarayyi3105
      @rayyarayyi3105 ปีที่แล้ว

      @@abdulazizoogle sheikh thanks lk isaga o ah khans ah o walibana ku qanacsan inu si ahado lkn ku dhahaya wan somnahy saladana tukanaya ma aqbalba saladasu hada wa qof Tawbad kenayn inu tawbad kenona an rabin lkn ku dhahaya islam bn ahay nin ayan ahay nin kala iqaba wanan soma wana salada kawaran arinkas xita Europe waxa jira kuwa khanisin ah lkn raga u eg on iyadu wax camaliyad galin lkn isago nin cadi ah ku dhahaya wala iqaba nin kala iqaba kuwas iyo kuwan jidhka badala salad iyo son Ma u ansaxaysa

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 ปีที่แล้ว +1

      @@rayyarayyi3105 wuu kuu sheegay sheikha haduu qofku weli muslim yahay oo aanu ku dhawaqin inuu diinta ka baxay waa ku waajib soonka iyo salaadu qaniisnimaduna waa denbi weyn oo uu galay illahey gaar ayaa loogu xisaabinaya lkn haduuba muslim weli yahay macnahedu maha wuu danbabay oo soon iyo Salaad waajib kuma haa

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 ปีที่แล้ว +1

    Qof icaayey maku booda mayska daaya maburburiyaa hhhhhhh

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 ปีที่แล้ว +2

    Dulwaad wa samir

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 ปีที่แล้ว +1

    Xitaa alxamdullah dadka xaasid kuma noqonosid haday wax kasta helaan awal hore markaana dadka cafiyin xaasidad ban ahaa

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan Ma Xiiseyo Cayda .
    Waxan Raba Inaan Inoo Sharaxdo
    Maxay Tawasulka Awliyada Suufiyada sheegan?
    Maxay tahay Kitaabka u Qoray
    Sheekha Masriga layirahdo ( Buusuri)
    Kitaabka Masiibada ka buuxda
    Ka Waran Hadaad Dadka u sharaxdo?

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว +1

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
    Sheekh cabdicasiis Waxaa jiro kuwo kugu been abuurto ayaga sidee looga aarsana ileen adigana kuma been abuuran kartide ?

  • @LIBAAXKABEEYEE
    @LIBAAXKABEEYEE ปีที่แล้ว +3

    Asc wll
    Waxaan ku weydiinayaa wacal baa tahay marka uu qof ku dhahaayo soo kama dhigna hooyadaa baa sineysatay
    Marka qof kale ma lagu dhihi karaa adigana wacal baa tahay

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  ปีที่แล้ว +4

      Taasi cay maaha waa qadfi , qofka sidaa ku dhaha waa faasiq. Waxa la jeedaala 80 jeedal. Maxkamada ayaad ashkataynaysa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +2

    Nabi Mohamed NNKH wuxuu cafiyay ninkii dilay nabiga NNKH adeerkii uu Aad u jeclaay Xamza RC Oo la oran jiray Waxshi Ibn Xarb Oo markii danbe Islaamay

  • @bobbybrown1726
    @bobbybrown1726 ปีที่แล้ว +1

    Shukri dheere bay ku socotaa

  • @bobbybrown1726
    @bobbybrown1726 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii cayay gabadhaas