XAAFADA SIIGAALE IYO JIDKA DEGMADA HODAN MOGDISHO SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2021

ความคิดเห็น • 77

  • @muniirshkh73
    @muniirshkh73 2 ปีที่แล้ว +8

    niinba meel qalbigiisu ku qaaliya ana muqdisha igu qaaliya muuqalkeeda markan arko idhahaygu way ilmeeyan... from hargaysa garxajis

    • @cgllgc462
      @cgllgc462 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah, waa wadaninimada aniga ba waan ku farxaa horumarka magaaloyinka Somaliyeed.

    • @muniirshkh73
      @muniirshkh73 2 ปีที่แล้ว +3

      walahi waxan idnku qiyaaso garanmayo sidan idin jecelay dhibkiinu waa idamqaa somaliwayne reer muqdishow dadka idin soo caaya nama matalan angu ixtiraam ayan idin hayna intan nooloy waligay laygu kiin dirimaayo waana idin jecelay wan idin soo duceeniya ilahay muqdisho dhibka ka dulqaado insha alh

    • @cgllgc462
      @cgllgc462 2 ปีที่แล้ว +2

      @@muniirshkh73 Masha allah, thanks walaal.

    • @yusufmuhammad283
      @yusufmuhammad283 2 ปีที่แล้ว

      markii hore qoraalkada waa aamini waaye oo kaftan baan uqaatey lkn hadda waan aaminey walal waad mahadsantahay annaga somali nooma kala saarna ama hakala go'do ama yeysan kala go'in lkn waxaan nahay dad walaalo ah oo muslimiin ah isku luqad ahoo isku heyb ah anigu waxaan aaminsanahay inaan xamar kaa xigin waligeeyna waan aaminsanaan insha allah dadkii wax yeelada ugeyste walaaleheen somaliland waa qaldameen badankoodna adduunka majoogaan marka jiilka cusub aan badbaadsanno oo aan wanaaga ka shaqeeno

  • @al-xabiibofficials9026
    @al-xabiibofficials9026 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah i remember my home at siigale degmada hodan, thank you wll ani hadi waaxan jooga kenya, waa imaan doona i.a 😢😭☝️

  • @jarulejaja6427
    @jarulejaja6427 ปีที่แล้ว

    Walahi 20 sano igudanbaysay halkaas waxii kadanbeyo lama❤mari jirin bustale wali waa kuyalaa wow iskulkii macalin Anwa Al Aqsa shenemadii xasuus Carwada wali maldaganyahay tallow dukankii kulmiye wow thanks abayao xasuus nagelisay walaahi

  • @mubarakhassan3883
    @mubarakhassan3883 ปีที่แล้ว

    Gurigii Reer Marsala Ciise baan u jeedaa, waa xaafadii fanaanada weyn Maryan Mursal

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ajir iyo xasanad aan dhamaan ilhay haku siyo macanto

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaafadaha ugu fiican ayeey aheed markuu wadanka nabada ahaa

  • @mohamudsheeq4058
    @mohamudsheeq4058 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ilaaliya nadaafada maamuladana haku dadaalaano agabka nadaafada inbeey meel walba dhigaan si shaacabka ugu rido wixi qashina qafka haduu waayo meel oo qashinka ku rido wadada ayuu iskaga tuuraya nadaafada waa iimaanka barki.

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah waad noodadashay dadka quustayad raja galisay ee guuleeyso

  • @mahdigeedi6719
    @mahdigeedi6719 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC sister Masha Allah Alle ha ku fudeediyo fadlan soo duub boondhere gaar ahan xaafada yuusuf alkowneyn
    mahadsanid sister

  • @abdallahassan3575
    @abdallahassan3575 2 ปีที่แล้ว

    my home siigaaale xaafada ugu shidan muqdisho waan u xiisay siigaale

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah keep going sister maanta gurigeeygaa igeysay

  • @mrnuux2298
    @mrnuux2298 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaafada godka ama barmuudo

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว

    Hodan wa meshi aan ku soo koray laakiin way isbadashay khayr allaha ku siiyo

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Siigaale waabo garan waayay aniga gurigeyga waxoo ku yaala Cali Mahdi Hotel iyo Xaaji Macoow ey gadaal aga dheggan yihiin. JizzakAllah mcnto qof qalbi wanaagsan aa tahay cimri dheer caafimaad iyo cibaadho suuban Allah ha ku siiyo adiga iyo reerkaada Ameen yaa Rabb 💞 😍 😘 ❤ 💙 👍

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 2 ปีที่แล้ว +1

    Walashey waxa ka mid ahay asxabta kugu xeran marwalba waxa ka rawa in aa iso dobto madina gar ahay wada cakaro ama jidka cakaro alaa ku fududeyo abayo🏆👈

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +1

    We love Siigaale

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walashay ani waxaan aad u jeclaan lahaa inaad soo duubto degmada xamar jajab qayb aadan soo duubin oo ka bilaabata iskoolka xamar jajab iyo buurta fardooleey meel la dhihi jiray iyo xerooyinkii ciidanka ee ku ag ooli jiray

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️❤️👍

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว

    masha alh hore usoco

  • @muktarfarah1524
    @muktarfarah1524 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay wadanka hanoo hagaajiyo Aamiin ya allh. masha allh qurux ee soo noqonoosaa Mogadishu🎄 cadeey 😍

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว

    masha alh hore sidan kuma ogeyn wax badan aya iska badalay masha alh sidan iyo si ka ficn wuu noqonaya insha alh hadu ale yirahdo

  • @haajihussein1097
    @haajihussein1097 2 ปีที่แล้ว

    wad mahadsnthy abyo ajir iyo xasanad alle hakaa siiyo aad Ayan kugu xeranhy

  • @SahraAli-qf5te
    @SahraAli-qf5te 10 หลายเดือนก่อน

    Xoolaha markey bacda cunaan xilibkeeda iyo caanaheeda selo isticmaalaa 🥹

  • @abdilahiis6192
    @abdilahiis6192 2 ปีที่แล้ว

    shukran

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 ปีที่แล้ว +1

    Siigaale waxaa la dhihi jiray illaa 1960s waa magacyadii qadiimiga ahaa ee muqdisho siigaale iyo Ansalooto waa suuqyadii xilliyadii la qaatay xurriyadda waa qadiimi

  • @hodanhussein4228
    @hodanhussein4228 2 ปีที่แล้ว

    Asaalamacalaykum, Abaayo waad mahadsantahay Jzaakumulaah xafada magaceeda Waa xafada Hodan Suiqa ku yaalo ayaa layiraahdaa Siigaale maanshalaah Waa xafada aan kudhashy Waa mahadsantahay walaashiis jzakumulaah

  • @nasrakeef3255
    @nasrakeef3255 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah waa Fikrad wanagsan hamikada ilahay haku rumeyo abaayo macanto

  • @zaami4221
    @zaami4221 2 ปีที่แล้ว

    m.a. channel kaaga wax badan ka faa iidey runtii from hargeisa

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 2 ปีที่แล้ว

    🤔👍🏼🌹 waxan horay logu fikirin howshiisa ayad wadaa aad ayaan ugu farxay hodan iyo dagaale waa xafadayda 💥🌹💘

  • @user-yw9fq4wj9p
    @user-yw9fq4wj9p ปีที่แล้ว

    Asc mashaa allaah waa xaafada siigaale ee degmada Hondan 'haday suurtagal tahay soo duub degmada daayniile inshaa allaah , kheyr ayaan idinrajeynaa

  • @MUSTAFADAMABDI
    @MUSTAFADAMABDI 2 ปีที่แล้ว

    meeqo maalina sugayay video gaan siigaale where i was born masha allah aday isku badashay

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว

    Sacdiyo wadani 🙏👉❤️

  • @abdulazizabukar5111
    @abdulazizabukar5111 2 ปีที่แล้ว +1

    Good work, sis xafada cusub e waaberi/xamar jajab noso duub. Mahadsanid

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wadanka waa uu isbadalay lkn walashy waxaan ka sugna taleex hodan ❤️

  • @siadyasin5773
    @siadyasin5773 ปีที่แล้ว

    siigaala waa suuq kuyalo degmada hodan

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

    Hospital kaa Ana la 'igu qalay alxmd

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 ปีที่แล้ว +1

    Sigale waye magaceda.

  • @saidsalad2063
    @saidsalad2063 2 ปีที่แล้ว

    Suuqa siigaale

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah muqdisha waqti dheer ayaa iigu dambeysey inkastoo markaan daawado sidii aan ku aqaaney aysan u ekeyn hadana hada wado fiican ayey kusocotaa aniga waxaan jeclaan lahaa school ladii dowlada ay lahan jirtey inaad noo soo duubto sida hada ay isku badalen qof walba si uu u arko schoolkuu kasoo baxey

  • @maxamedyuusuf653
    @maxamedyuusuf653 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanit

  • @somalitrending9195
    @somalitrending9195 2 ปีที่แล้ว

    Misajidka ramadan ee taleex mar

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +1

    Siigaale waxey katirsan tahay Degmada Hodan.

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo Mcn waan kugu Xiranahay Waxan su aali lahaa haday suurta gal kuu tahay inaad Isoo sheegtid Meelaha hada dhulalku raqiiska ka yihiin ee Mustaqbal ka dhaw inay dhismaan ama qaaliyooban la rajeeynayo oo hada loogu jecel yahay. Mahadsanid 💖

  • @maslahnasiib7604
    @maslahnasiib7604 ปีที่แล้ว

    Abaayo aad ayaad umahahadsantahay waa runtaa waxaad mooda in aad qalbigeyga kujirtit sidaa aad usharaxeeyso waan heer sare😂

  • @momo1646
    @momo1646 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr an, sister noo soo duub wadada ka soo baxda isgoyska boondheere ilaa wadada nasii-buundo

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว

    Siigaale biya daveenka
    Weligeed ayee aheed
    Aniga 50 jir ayaan ahay
    Waxaan ku dhashay xaafada
    Siigaali isbitaal cariif
    Sigaale xaafada hodan
    Waaye waxaa ku ooli jirtey
    Ibaratooriy cariif ama isbtaal cariif

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 4 หลายเดือนก่อน

    Magaceda waa sigale suqana waa kuyalay suqa sigaale

  • @abdullahiahmed2880
    @abdullahiahmed2880 2 ปีที่แล้ว

    Xamar Jadiid - Suuqa & Shaneemo Xamar jadiid noo gu soo toor IA

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 ปีที่แล้ว

    QofKaan hortiisa nadiifin halaganaaxo

  • @omarzakeriya3910
    @omarzakeriya3910 2 ปีที่แล้ว

    Tabakayow madow masjidka tabakayow madow

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว

    aniga horta waqti dhow kugu so biray wll marka sedax biri ka hor ku dhahay xafada waberi no so duub

  • @mohameddukow2983
    @mohameddukow2983 2 ปีที่แล้ว

    Sigaale sow ansalooti waberi sow ma’aheyn wllshey

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 7 หลายเดือนก่อน

      Siigaale hodan waaye ma shsn waabari

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว

    Siigaale lee la dhahaa

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 ปีที่แล้ว

    🥱Maansha alaah ss jzkq🙏☑️

  • @h71497
    @h71497 10 หลายเดือนก่อน

    asc wll xafada siigaale guriyo kiro ma laga hela xafada siigaale waa xafad igu weyn wlhi

    • @abkisse8438
      @abkisse8438 7 หลายเดือนก่อน

      Haa buux waaye dhanke ka rabta siigaale kiro

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 ปีที่แล้ว

    Makiinada cali wasaqan aaway baar raaxo enow school

    • @abkisse8438
      @abkisse8438 7 หลายเดือนก่อน

      Cali wasqaan aa😂😂😂😂😂

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka4935 2 ปีที่แล้ว

    Xaafada weedoow ee degmada garasbaaley noo soo dub wll

  • @MohamedAhmed-pt5bm
    @MohamedAhmed-pt5bm 2 ปีที่แล้ว

    Ku soo celi safka bustale wlle

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 2 ปีที่แล้ว

    Afgooye gooorma tagey iyo beereheda

  • @maxamedcalicali5364
    @maxamedcalicali5364 ปีที่แล้ว

    Karaan buulo maxaay taag hee

  • @Sillyfriend2024
    @Sillyfriend2024 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa iga codsi hadaad awoodid dugsiga hoose dhexe xama jadiid ee howl wadaag

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว

    Qaali waa in duqa magalada laguu geyaa si uu kugu dhibo shaqo

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 2 ปีที่แล้ว

    Xaafada ow Aweeska ee degmada Natusi xamarweyne lee natustay maalin dhoweed

  • @melmidirshe9408
    @melmidirshe9408 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsan8d

    • @ahmedabdi7247
      @ahmedabdi7247 2 ปีที่แล้ว +1

      Kaxda Maka soo duubi kartaa

    • @ahmedimanainte4434
      @ahmedimanainte4434 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdi7247 adigo mahadsan degmada siigaale meesha wada ka jab jabneyd adigoo kadoo gelaayo dhinacaha SARTA MABAAX iyo SARTA SHEEKH CALI waa 2 saroo oo dhee dheer 5 Biyaano waa biyo degeen laakin waxaa laga soo galaa wada MAKA AL MUKARAMA jiirada XAAJI BAASTO hadii ay suuro gal tahay afigoo mahadsan