XAAFADA KBB EX KAASA BALBALAARO MOGDISHO SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah kbb waa igu qali hooyaday mcn baa ku dhalatay ku kortay waxana ku baratay ka na shaqeyn jirtay Allah ha noo deeye hooyo mcn cilmigeeda Allah ha barakeeyo❤️❤️🙏🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alh hore usoco xafadan kasobalbalaaro wa xafad iska degan majid sh cali sufi

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walashey macaan maanta xaafadeydii 24sano.kahor igudanbeysaa.keenta.shukran.xabiibti

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashalah. Xaafadii aan kusookoray ayaad ii soo duubtay😎👍❤️

    • @ahmedyuu
      @ahmedyuu 3 ปีที่แล้ว

      Me 2 meshaan meqa mar maray

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah barakee alow xamar from yurub

  • @hamseanshur6312
    @hamseanshur6312 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah xaafadaydi

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dawlad adag iyo nabad haynasiiyo

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan arkay macnto mahadsanid
    Aad iyo aad aya m.a allh

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo noso gili dakmada kaaran

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah keep going sister

  • @AhmedHussein-hn5qn
    @AhmedHussein-hn5qn 3 หลายเดือนก่อน

    Xafada dad cusub ayaa ku so siyaday io kuwii ayaryara 1 quf aan karto waa wayay wllhi qalbi 😢 my mother 👨‍🍼 kkp❤

  • @zaami4221
    @zaami4221 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof qiimo leh ayaad thy wllzhei hore usoco ayan ku leeyahy ❤️❣️

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 3 ปีที่แล้ว

    Kpp xafadeeyda labaad ahaaa

  • @mohamudsheeq4058
    @mohamudsheeq4058 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan ilaaliya nadaafada maamuladana haku dadaalaano agabka nadaafada inbeey meel walba dhigaan si shaacabka ugu rido wixi qashina qafka haduu waayo meel oo qashinka ku rido wadada ayuu iskaga tuuraya nadaafada waa iimaanka barki.

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo KBB hala soo gaabiyo ama hala dheereyo Waa magaceedii hore Xaafadan waxa u badnan jiray Xiligii bari samaadka dadka Madaxda ah rerahooda oo Somali oo dhan ah waxay ahayd Xaafad aad u qurux badan Nadiif ah dad is wada yaan baysaani ah oon qabiil aqoon dagan yihiin. Wali guryihii qurxoona waa iiga muuqdan Maasha Allah Laakiin jidadkii wada Ubaxa iyo geedaha ahaa iima muuqdaan.

    • @faaido6069
      @faaido6069 ปีที่แล้ว

      Abaayo guryahaas Taariikhdooda ayan Rabay Inan kaa Wareesto ii so jawab halken kalaa So xidhiidhaa Mise ana telkeyga kuu so qoraayo

    • @faaido6069
      @faaido6069 ปีที่แล้ว

      Dee Nala hadal

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah2478 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllo waxan ahay bulshada kugu xiran, 1985 ayaan ku dhashay muqdisho lkin waxan kaso qaxay 1991. Shibis aan jeclan laha qasatan Dugsiga 18 May. Haday suurto galthy

  • @ruunabdulkaadir5858
    @ruunabdulkaadir5858 3 ปีที่แล้ว

    Aniga kpp waan dagnahay ee isoo raadi

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkii xaafadaan dhisay way qaxeen

  • @cigaalgeedi7604
    @cigaalgeedi7604 3 ปีที่แล้ว +3

    Cassa poplare= guriga dadwaynaha ama guryaha dadwaynaha

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa wax walba wad kentay MA keeni kartaa African village ilaa jidka sodon ka mesha iskulka waxaa ku ooli jirtay xanano Mel carurta yar yar lagu hayo

    • @UstaadMooses1001
      @UstaadMooses1001 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi xanaanada aniga xusuusta waayo gabdho ila dhashay baan ku jiri jiray.

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +1

    Magac Talyaani ey leheed xaafadaan ( CASA POPOLARE) KASA BOBOLAARE).

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 2 ปีที่แล้ว +4

    Casa popolare = Afrikan village = guryaha Afrikaanka . Afrikan Village waxaa loogu bixiyey markii shirkii dowladaha Afrika 1974 lagu qabtay Muqdisho ayaa martida guryihii loo dhisay ayaa loo bixiyay Afrikan Village ama Casa popolare. Guryahaas waxay ahaayeen guryihii dabaqyada ahaa ee Masjidka Sh. Cali Suufi ka shisheeyey markii dambena ay deganaayeen shaqaalaha dowlada.

    • @faaido6069
      @faaido6069 ปีที่แล้ว

      Asc sxb inan xaafadaas kaa Wareesto ayan Rabaa ee Halken kaala so xiriiraa ama numberkeyga ayan soo qoraa ii so jawaab 😊😊😊

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 3 ปีที่แล้ว +1

    Casa popolare waa magac Talyani ah micnihiisu waa Guryaha Dadweynaha

  • @nasrakeef3255
    @nasrakeef3255 3 ปีที่แล้ว

    Masha xafada kusoo goray

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +2

    Ss xaafada bangaariyada kasoo galisay mise

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 3 ปีที่แล้ว

    Aaway shenomo shuun

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 ปีที่แล้ว +1

    Macnto share iisamey

  • @Dhiiragaliyaha
    @Dhiiragaliyaha ปีที่แล้ว

    Magacyada waa in la badalaa ..gumeysigi kadib waxa muuqata in weli nidaam xor ah eynaan helin oo weli magacyada meelaha qaar ma muujinaayaan inaa dad xor ah nahay

  • @ruunabdulkaadir5858
    @ruunabdulkaadir5858 3 ปีที่แล้ว +1

    Saldhiga hodan sooqabo Al ihsaan soobitaal

  • @cigaalgeedi7604
    @cigaalgeedi7604 3 ปีที่แล้ว

    Ila soco waa ninkii africa village kugu soi wareeriyay oo dhankana waan kaala socdaa abaayo kkk

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo gurigeenii arkay oo dhamaaday

  • @za0712
    @za0712 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo magacu waa af talyaani waa : Cassa Popalare , macnaheedu waa : Guryihii Caanka ahaaaaa waxaa deganaan jirey Talyaanigiii ka dibna shaqaalaha Dawlada baaa degaan jireeen

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 ปีที่แล้ว

    Wantagay xafad

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 2 ปีที่แล้ว +1

    Iskuulkii fasalka koowaad ama birimada aan ka bilaabay ayaa ahaa iskuulka kaasa bobolaare.

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 3 ปีที่แล้ว +1

    Isgooska tag wadada shaqalaha gasho gurigeeyga kuyaale

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

    DEGMOYINKA MATANAHA AMA DARESKA AH HODAN HOWLWADAG WABEERI ISGOOSKA DABKA WAXA U QEBSAMAA SEDEX XAFADOOD WABEERI HOWLWADAG AND
    HODAN

  • @aminahmedmohamed1905
    @aminahmedmohamed1905 2 ปีที่แล้ว

    2007 bishii February ayaan kasoo qaxay xafadan kusoo koray

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 ปีที่แล้ว

    Maxaan ku ciyaaray meshaan baabuurta waweyn tagan yihiin' waxyar iskuulka Nawawi aya u jiro' hadii la dhaafo garoonka Horseed oo galabtii 4:00 ku ciyari jirnay hadaan Nahay ciyaal Bakaaro iyo KBB' Taleex'raadeerka' Black sea' yaa ku ciyari jiray Hoseed is muujiya

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 ปีที่แล้ว +1

    Lbada mgac waxn u aqanay tan iyo 2004