BEEXAANI NASIIB BUUNTO IYO DEGMADA SHIBIS MOGDISHO SOMALIA VLOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @iqracabdulaahi9464
    @iqracabdulaahi9464 3 ปีที่แล้ว +9

    Wow xaafadeydii horay uxiisay wlhi waliba saa id ❤❤❤💖💖😍😍

  • @AliBaba-lm1eb
    @AliBaba-lm1eb 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanin abaayo mcaan xasuus dagmada aan ku dhashtay shibis bilaajo carap الله يعطيك العافيه اختي ويطول بعمرك انشاء الله والله دكريات بإذن الله الصومال ترجع زي ما كانت واحسن

  • @sofiyaaweys9419
    @sofiyaaweys9419 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc habaryar Allaha ku Xafido salaamaad dhib Allah kuma tusiyo caafimaad Allaha ku siiyo balse iskaan madaxa ah samee is-hubso

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Shibis waa Xaafad qadiimi ah Waxa daganaa dad wada Baysaani ah oo inta badan Caan ah Waxan waxa daganaa AUN Mw hore M Siyaad bahyartiisii AUN Dalaayad Haji oon arki jiray qaar ka mid ah Caruurtooda oo Iskuulka u lugaynaayo.

  • @abdiabdi3670
    @abdiabdi3670 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc ader mahadsanid muuqaaladaada. I always watch them and they remind me of my past and the city I love so much that I am dreaming about coming back to it one day Inshaa Allah. Keep the work and remember that many people are just waiting for the next videos. Ader a couple weeks ago u mentioned that SIMAD University, ader the Somali national uni was the only uni in the country. The many unis that are out there are all new established after the civil war. Stay safe ader and look after yourself and the others close to you.

    • @AhmadAli-zd2ye
      @AhmadAli-zd2ye 2 ปีที่แล้ว

      Dear Abdi,I did not mentioned anything regarding universities,maybe other person. Thanks

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Mogadishu ❤

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo waan kaga mahadnaqaya magaladeeni qurxoonayd eed noo soo duubtay. waxaan jeclan laha in ay video gan ay fiirsadan dadkii dhashay bacdal burburkii walahi waan farxa markan arko guri duqa

  • @abdiazizyusuf7686
    @abdiazizyusuf7686 2 ปีที่แล้ว

    Alle.ha.noo.dhawro.dalkeena.nAas.alle.ha.kayeelo.aamiin

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa meesha aan ku dhashay waan uu xiisay

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa sax waxaa la yiraahdaa Nasiib Boondo waxay toos u gashaa Madaxtooyada waxaa kaloo la dhihi jiray Bilaajo carab.Sarta beexaani weli waa sideedii waxaa lahaa Marki hore gaal talyaaniya in kastoo lala wareegay xurriyaddii oo aw lawareegay Oday Celiya oo la dhihi jiray Diite kabalaawe oo macnaheedu tahay taajirkii kaba la’aa oo macna badan lahayd

  • @mayusuf
    @mayusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Qimaha iyo cabirka dhulka degmada shibis nasiib buundo iyo isgoyska bexani i soo ogow duceysane

  • @MohamadMusa-mz1pz
    @MohamadMusa-mz1pz 5 หลายเดือนก่อน

    ارجوا لك من الله العزيزان يشفيك، الله معك أينما كنت انت وامثالك

  • @jytvreal
    @jytvreal 2 ปีที่แล้ว

    Good clouds in the somalias

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wa xafadeyde Shaleemo xadaramuud, labada dhenacna wa ku ordi jeray thanks.

  • @jikatorem.ismail4003
    @jikatorem.ismail4003 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAHA.
    JIZAAKA ALLAHA
    AAD IYO AAD U MAHADSANTAHAY,
    ALAHA KU DHOORO.

  • @khadarcukaashe6056
    @khadarcukaashe6056 3 ปีที่แล้ว

    ooh radio Benadir was my favo radio in 00,s iyo wariye shiiqaalow

  • @AhmadAli-zd2ye
    @AhmadAli-zd2ye 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC,Bilaajo Arab ama magaalada shibis oo mgacaan lo bixiyaay sankii 1961 and u maleynaya waxaana u bixiyay duqa magaalada Mogdisho mudana Kenediid Axmed Yusuf oo lagu shibeey carabta markeedi hore degenayeen daxbartanka Xamar.Talyaaniga wuxu u bixyaay (Villagio Arabo) bilajo carab sidaas u fama.

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 6 หลายเดือนก่อน

    Degmada shibis wa xafadaan ku dhashay mahad said safarada sacudiga iyo maxfalka soo duub abayo

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah keep going sister

  • @mohamedhaajibaari8723
    @mohamedhaajibaari8723 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kucaafiyo abaayo, waxaa ilowday isgoyska shibis ee aada degmada aadaa markaa waxyar horay usocotidna hotel Global waxaa iigo dambeysay December 2017.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Xamar 1988 illaa iminka ayaan ku noolahay haddana xaafadahaan waan ku lumayaa.

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo I really love the beginning of the video, I have never seen that kind of houses that are so big. Can you tell me if that houses used to belong to ambassadors? Very nice places in this video much thanks 💝

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 2 ปีที่แล้ว

      Walaal meeshaan Somali carab aa u badan .meeshaan dadka caadiga lee dago politic people meelahan ma imaadaan saameen kuma lahan

  • @Farrah23
    @Farrah23 3 ปีที่แล้ว

    Love the architecture of old town Mogadishu. It should be preserve.

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu qeer wll allahana ku caafiyo

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah👍💚💚💜💜💜💖💙

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว

    Guul walal

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว

    Radio muqdisho unbaa jiray MA jirin radio, banaadir

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alh hore usoco

  • @jeeleramsey7709
    @jeeleramsey7709 2 ปีที่แล้ว

    Wlh shibis meshaa kudhashay school imuuqdo iyo radio banaadir ilaaa maalkalyooni

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah muqdisho

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyey fadlan gabadhaa walaasheen ah waqtigeedii qaaliga ah ayeey noo hurtay marka 10 000 ku dhawaad ah ayaa daawatay like ma saarin 500 qof ayaa saartay like fadlan saara like iyo subscribe intaa walaasheen aan ku caawino please

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE 3 ปีที่แล้ว +4

    Bilaajo Masha Allah. waxaa igu dambeysi. dagaaladii 1991. Iskool Kamaal noosoo duub hadaad awoodo. Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay runtii.

    • @naimaali2677
      @naimaali2677 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax iskool kamaal iyo seylani shanemo xadramuud 😭😭😭

    • @7TH-JUNE
      @7TH-JUNE 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naimaali2677 Waxaan jaclaan lahaa inaan arko Iskool Kamaal gudahiisa. Fasaladii iyo dhinac walbo. Si aan usoo xasuusto ilmanamadii. iyo meesha aan ku bartay sida wax loo qoro iyo loo aqriyo.

    • @naimaali2677
      @naimaali2677 2 ปีที่แล้ว +1

      @@7TH-JUNE sidoo kale gudahiisa Inna arko jecelaan lahaa

    • @7TH-JUNE
      @7TH-JUNE 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naimaali2677 Ileen dad badan aa ila qabo xiisada aan uqabo Iskoolkaas. Insha Allah waan heli doonnaa. Laakin maalin waan aadi doonaa meeshaas.

    • @naimaali2677
      @naimaali2677 2 ปีที่แล้ว

      @@7TH-JUNE Insha Allah iskool le ma dhigan jirtay ama xafadana Waa daganeen ?

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa melihi ugu qadiimsana xamar

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 3 ปีที่แล้ว

    Www Mashaallah Shurkn🙏

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo waad mahadsan tahay

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku xifdiyo

  • @abdallahsa5235
    @abdallahsa5235 3 ปีที่แล้ว

    Asc jiidkan bilajo kor aaladhaa waad mahad santahaye

  • @deeqamohamed7314
    @deeqamohamed7314 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah tabaraka'allah aad ayaa ugu mahad santahay abayo xaafadeyda wlh waan uxiisay jazaka'allah kheir abaayo 🥰😍

  • @jabiin
    @jabiin 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo waad abayo

  • @damka5373
    @damka5373 3 ปีที่แล้ว

    Maaskant alaah waxaan ka sugaa dagamada ku dhashtay xamar jajab gaar ahaan shii muxidiinka

  • @qaassimahmed3871
    @qaassimahmed3871 3 ปีที่แล้ว

    Xamartaan aqiinay maba aha say u bur burtay gabdhaha yaan lala yaabin haday intaan soo duubtay waan garan karaa inaysan joogin waa gii dowladii siyaad bare
    Abaayo waa ku Mahad santahay
    Xaafadaydii bilaajo hadaan tago xamar maba aqoon karo waxaan arkaa dhismooyin aan jirin oo gadaal laga dhisay sida raadiyo banaadir ma jirin waqtigii siyaad bare

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 ปีที่แล้ว +2

    Aaway shaneemo xatarmuut

    • @jikatorem.ismail4003
      @jikatorem.ismail4003 3 ปีที่แล้ว

      Daawo video ga , kan 1da , BEEXAANI isgoska kala qeybiya kaaran , cabdi assis ,shibis, ee Beyxaani lo socdo

  • @aOmar-bt9ex
    @aOmar-bt9ex 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Waddada Nasiib buundo waxaa loogu magac daray halgamaagii weynaa ee boqor nasiib buundo ee ka talin jiray waamo.

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

    Magaalada dad yaraa . Wadooyinka dad badan kama muuqdaan

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 3 ปีที่แล้ว

    WAAD KU MAHADSANTAHAY .

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 3 ปีที่แล้ว

    Wll maad ladnaatay

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 ปีที่แล้ว

    Sfcn xooga u saar xamarti hore waayo wax bdan in an ka ogaado jclhy tnks qali

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 ปีที่แล้ว

    Anteenoyinka dhaadheer waxa logu tala galay magalada banaankeeda waayo ri agshin halis ah ayey leedahay jiroyin aad halis u ah ayey keenaan aduunka bananka ayey ku yaalaan waa halis

  • @abdiazizyusuf7686
    @abdiazizyusuf7686 2 ปีที่แล้ว

    Beexaani.was.kuu.xiisay.was. 7/.caanoole.ok.is in.we.idiin.xiisay...beexaani.all bAr....saalaxow.

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah