SUUQA WEYN SHALEEMO MOGADISHU JAALI SIYAAD DEGMADA WADAJIR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 2 ปีที่แล้ว

    Walaaley aaway banaankii degmada wadajir kasoo horeeyay aaway qurucii jidka agtiisaku yaalay ee aan shaxda ku dheeli jirnay sanadadii bari samaadkii

  • @abdikrimdini5606
    @abdikrimdini5606 2 ปีที่แล้ว

    Walaalay sheeg meesha nadiifka ah iyo tan wasaqda ah meelaha qaarkood lama daawankaro qashin iyo backed dartiis

  • @teamsharmaboy9932
    @teamsharmaboy9932 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wan kugu dhiiri gilina xafadan waa mesha kuso bar baray wlh waqti fog aa igu dambeysay

  • @zahruujaomar206
    @zahruujaomar206 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo waad iga farxisen waa xaafadan ku dhashay dagmada wadajir

  • @sabrinmuhiyadin3585
    @sabrinmuhiyadin3585 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha allaah jasaakal allaah qayr Habari yarey shaqo adag ayaad heysaa waana ku farxaa markaan arko wadankeyga waana kuu duceeyaa maalin kasto waan fiirsada Thank you Habar yar

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin suuqa weyn 2000 mudan dhisneen Masha Allah si fiican ayaa loo dhisay walaasheey qaaliga ah mahadsanid markale ilaah haku xafido aamin aamin aamin aamin waad Naka farxisay ilaah qeer hakula kulansiiyo aamin aamin aamin guulayso waligaa 👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍walaasheey qaaliga ah

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 2 ปีที่แล้ว

    Shaleemo muqdisho waxa kasoo hor jeeday guri darjiino waa wayn lahaa ama kaabado qofba siduu u yaqaano ogaantay waxay ahayd 1994

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 2 ปีที่แล้ว +2

    Isgooyska korontada xasuus gaar ah u ii leeyahay. Waxaan ka dhigan jiray private school la dhihi jiray Cali deeq private school oo lagu baran jiray Englishka dadkii hore oo deganaa siimanka ilaa ceel qalaw aa fahmi kara, Suuqa weyna waxaan ka xasuusataa in baaskiilada lagu ijaari jiray beri samaadkii.

  • @blackmonk8602
    @blackmonk8602 ปีที่แล้ว

    Waa xaafadii aan ku soo koray. Waxaa iigu dambeysay 1991. Aduun wuu is bedelay. Hada waxaan ku noolahay Canada.
    Waa video xusuus leh. Mahad sanid

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 ปีที่แล้ว

    Shaleemo muqdisho ma shaqaiyaa lahaa mise dawlada

  • @dahirfarah5920
    @dahirfarah5920 2 ปีที่แล้ว

    Suuqa weyn waa wadajir

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว

    maansha alaah keep going sister beautiful city

  • @yusufmuhammad283
    @yusufmuhammad283 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wa ku mahadsantahay dadaalkada waan ka helay d.wadajir

  • @mhasaan8447
    @mhasaan8447 ปีที่แล้ว +1

    Muuse suudi iyo cumar finish dartooda maxee rag u dhinteen aaqiro ilaah baajiro

  • @km300ge
    @km300ge 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsantahay sida sharafta leh ee aad noogu soo gudbisid muuqaalka muqdisho
    Ee quruxda badan

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 2 ปีที่แล้ว

    Shaneemo muqdishu dhismaheeda waa la badaley 1993 iigu danbeysey

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh fiiican wadaniyad ah taariikhda Aya ku xusi do to wad dadalkaga

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 2 ปีที่แล้ว

    Asc aby masha allah Marka hore videos kuligood qurux Wlh 😍 shaleemo muqdisho anaa labo jid gadaashees kudhashay wadada xaawo taako loo yaqaan jiray ma ahan guriga 1 waad 2001 guri jajawan aa bink ah hortiisna shaleemo baqaar kutaalay kan labaad iyo xogaa kan sadaxaad xataa macqool kan kuwaad xogaa lakin 2 waaye albaabka shaleemo muqdisho 😍🙏🙏

  • @rahmasiyaaadali763
    @rahmasiyaaadali763 2 ปีที่แล้ว

    Xabiibti masha alh howl fican inoo haysaa ilaah hakuala garab galo dagmada wadajir iyo dharganleey wadada kala qaybiso waa wado cagaaro ama jid cagaaro wadadaas labada dagmo kala qaybisa

  • @nurtaosman9571
    @nurtaosman9571 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mama suuqan wax badan waa ka soo adeegay laakiin aad ayow isu badalay waaba kasi waayay shukran

    • @abdijama3360
      @abdijama3360 2 ปีที่แล้ว +2

      Nurta sanadkee ka adeegi jirtey aniga waxaa igu danbeysay suuqa wayn 1992

  • @maxmedyareofficial124
    @maxmedyareofficial124 2 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo walhi anoo kunool mugadisho video yada mugadisho aad ayaan ujeclahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Biiska markii ladhaafo waxaa kuxigo Xoosh kaddibna waxaa duurka kuyaalle difaaca ciidanka cirka waxaana layiraahdaa Bangaladhesh.

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว

    Hal dabaq dheh laba dabaq ma ahan shaleemo muqdisho waxaa lahaa xaaji cisman axmed rooble ALLAHA UNAXARIISTO

  • @kamilmuxudiin8369
    @kamilmuxudiin8369 2 ปีที่แล้ว

    Waa xafada runti waa u xesa waxa ka maganahay 7 sano

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Habo waad mahad santahay

  • @AhmedQoryolay
    @AhmedQoryolay 2 ปีที่แล้ว

    waxaan sugayaa xaafada nuur aduunyo inshaallah

  • @muuseyare7879
    @muuseyare7879 2 ปีที่แล้ว

    Maanzhalah guul ayaan kuu rajayiinayaa ❤✅

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 2 ปีที่แล้ว

    Shalemo muqdisho wexey aha jirtay dawaq wey aniga waxa igu dam beysay 15 sano wan yaray markas

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 2 ปีที่แล้ว

    Wada jir wayey ilaa iyo masajidka biya dagenta

  • @somalichannel1510
    @somalichannel1510 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah💜

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Habo, halkaas ka wad

  • @dahirfarah5920
    @dahirfarah5920 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa codsanayaa inaad schoolaadkii inaad noogu dartid

  • @km300ge
    @km300ge 2 ปีที่แล้ว

    Walashhis waxaan sugnaaba waa degmada Kaxda😂😂

  • @kamilmuxudiin8369
    @kamilmuxudiin8369 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰🥰

  • @jabiin
    @jabiin 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo waad abayo

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว

    Walaasheen

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdihakimhasanabdiabdi8983
    @abdihakimhasanabdiabdi8983 2 ปีที่แล้ว

    Jid cakaaro wixii kadambeeyo ayaa ah dharkenley. Ama muruqmaal pharmacy. Ajmal wll.

  • @Booska1
    @Booska1 2 ปีที่แล้ว

    Aniga aad ayaan u jeclahay your youtube Chanel👌

  • @fdahir-n3f
    @fdahir-n3f 2 ปีที่แล้ว

    Xaafadaha suuq UCare ee ma maxaa ka please

  • @FARAXLOW
    @FARAXLOW 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah guuleyso abaayo

  • @asmaali2289
    @asmaali2289 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah guleeso abaayo

  • @qalimoallin8834
    @qalimoallin8834 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ♥️🙏

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613 2 ปีที่แล้ว

    Shalemo muqdisho dismaheeda wala badelay wax igu dambeysay 2000

  • @maryanabshir9174
    @maryanabshir9174 2 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti xaafada ciyaal facali malaga yaabaa in aad nosoo duubto

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Buulo Xuubeey aankahelay oo aan degenaanjiray.

  • @asmaali2289
    @asmaali2289 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤💯💯💯💕💕❤❤❤

  • @kamilmuxudiin8369
    @kamilmuxudiin8369 2 ปีที่แล้ว

    Kkk Abaayo xafada ha na kacayan

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 2 ปีที่แล้ว

    Plz codsi shaleemo ducaale iayadana noo soo duub bal Hada siday ku danbaysay hadeer hadad awoodid

  • @kamilmuxudiin8369
    @kamilmuxudiin8369 2 ปีที่แล้ว

    Runti waa u xesa waxa ka maganahay 7 sano

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم امش الي الامام

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 2 ปีที่แล้ว

    Suqa gudaha oo ku jira abayo

  • @dahirfarah5920
    @dahirfarah5920 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid xusuus xaafadaad ku korey

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 2 ปีที่แล้ว

    (لا شكر علي الواجب)

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 2 ปีที่แล้ว

    Wslaaley waa ku tuugaa islaantii faycali la dhihi jiray hafey nooshahay dukaan keedii noosoo duub wareysi kasoo qaad waa xasuus aad uweyn