Wareysi Gaar ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Full interview of president of somalia Mr FarmaajO

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @abdallaabdoo4170
    @abdallaabdoo4170 4 ปีที่แล้ว +340

    Inta jecel in madaxweyne farmajo uu markale soo noqdo liketa isara

  • @abdiwelimohamed1434
    @abdiwelimohamed1434 4 ปีที่แล้ว +171

    Qaaar baaa shaxaaad doontay wale farmaaajo next election diyaaaar buuuu uyahay ✅✅✅✅ Mr farmaaajo fans away

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 hadalkaa wuu iga qosliyey

    • @amiinxirsi6105
      @amiinxirsi6105 4 ปีที่แล้ว

      War ninkan wuu riyoonaa cidna ma dooraneyso waana fashilmey.

    • @safiaali4231
      @safiaali4231 4 ปีที่แล้ว +2

      isha Allah

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +8

      Inshaa Allaahu he will be president next five years

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +4

      Wax qabadkaada waan kugu qanacney Soo noqo markale inshaa Allaahu

  • @salmanour2554
    @salmanour2554 4 ปีที่แล้ว +49

    Maanshaallah Allah ha kuu fududeeyo howsha aad hayso madaxwayna hayagow❤😘

  • @abdirizakmohamed1625
    @abdirizakmohamed1625 4 ปีที่แล้ว +131

    The first time in a history I saw a leader that has the same mentality and political power of western countries. There’s a good hope for Somalia if this kind of leaders exist. Somalia haa noolaato 🇸🇴🤝

    • @yahyedaud5177
      @yahyedaud5177 4 ปีที่แล้ว +5

      We don need mentality and political power from western countries we need good somali mentality and political power.

    • @abdirizakmohamed1625
      @abdirizakmohamed1625 4 ปีที่แล้ว +10

      Yahye Daud brother the Somali mentality and power is based on Qabiil. If you watch all the interview you can see his body language that this man is a smart leader and we somalis need to come together and take advantage and learn this kind of person. We are tired and done of clanism pls. Thanks

    • @aishaabdi1331
      @aishaabdi1331 4 ปีที่แล้ว +1

      Hayee maxad tidhi

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +3

      AGREE 100%

    • @ahmedabdulahiibrahim3209
      @ahmedabdulahiibrahim3209 4 ปีที่แล้ว +4

      I couldnt agree more.... we have the best but we need intelligence to see that. It is sad pple cannot understand where their interests lies.... it is fortunate that we found great leader but what is unfortunate, people wants and support useless currepted one........ we need more pple who can understand our presidents vision.......

  • @maryanosman8603
    @maryanosman8603 4 ปีที่แล้ว +46

    Mudane Madaxwayne Guulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @M.chabow
    @M.chabow 4 ปีที่แล้ว +81

    Su'aal walboo lawaydiiyey madaxweyne farmaajo
    Wuxuu oga jawaabay si sax ah oo xaq ah Allah kudhowro mudane madaxweyne ❤️🙏

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 4 ปีที่แล้ว +77

    Waa nin xalaal ah hadalkisa dacanimo badan ba ka muqata wlhi lkn kooxda xil iyo xoola doon ba kudhagan like ha iga Ficnaan cml thuma wlhi lacag bn rbaah sheikh Sharif cml

  • @yhilafaisa5372
    @yhilafaisa5372 4 ปีที่แล้ว +111

    best president so far. no one person or administration could fix this country but he made a lot of progress. Viva Somaliya

    • @safiaali4231
      @safiaali4231 4 ปีที่แล้ว

      waa sax

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣really are you're stupid or sick with Qabiil

    • @firdhivlog5636
      @firdhivlog5636 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedeeqnur4047 or are you?

    • @dalmara17
      @dalmara17 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedeeqnur4047 No he is not but you blinded by qabil. You believe only a man from your clan can be a good leader

    • @mayasquaw2254
      @mayasquaw2254 4 ปีที่แล้ว +5

      May we as the people help him in making Somalia great Again🇸🇴💯

  • @alidahirmahamed4334
    @alidahirmahamed4334 4 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah waa wareysi aad u qiima badan oo loga shaqeyay si xigmadeysan thank u Universal Tv

  • @mahadtakoy8659
    @mahadtakoy8659 4 ปีที่แล้ว +145

    Shaqooyinka waa lakala leeyahay.
    Waa in ad kukalsoonaato ninka ad shaqada udhiibati.
    Kalaam saxiix mudane ❤

    • @zamofficial4896
      @zamofficial4896 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhy waaba hadalkaan qatay

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +1

      That is true well done

    • @marrymohamed1589
      @marrymohamed1589 4 ปีที่แล้ว

      Allaah Umada hakaa hor wareejiyo Farmaajo qaain wadan

    • @marrymohamed1589
      @marrymohamed1589 4 ปีที่แล้ว

      Waxyaabaha la weydiinaayo kama jawaabi karo

    • @zamofficial4896
      @zamofficial4896 4 ปีที่แล้ว +2

      @@marrymohamed1589 waxn umalaynaa waraysigan ma daawanaysid ee waqal studio baad dawanysaaa
      Muxuusan ka jaabayn oo la waydiiyay

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 4 ปีที่แล้ว +11

    Guuleyso madaxwayne 💪🏻💪🏻💪🏻Waraysigan wa lobaahna Universal tv waku mahadsantihin shaqada ad uhaysan umada somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +91

    I LOVE YOU MUDANE MADAXWEEYNE
    IM PROUD THAT YOU ARE MY PRESIDENT
    NALAJOOG 60 SANOO DANBE.
    ILLAAHAY HAKU XAFIDA ADIGA R/W KHEYRE IYO DHAMAAN TEAM NABAD IYO NOLOL.
    THANK YOU

    • @maryankulane7302
      @maryankulane7302 4 ปีที่แล้ว

      Istubid beenloow ah wixii uu balan qaaday aaway tuug af mahaan gurigiisa ayaa shabab joogaa wax qabanay ku lagaa faan mareexan baas u tahay

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 4 ปีที่แล้ว +3

      Maryan Kulane, walaaleey isaga mucaarad haddaad rabtid laakiin qabiil dhan oo muslimiin ah maagistoodu wax aan dembi ahayn kuu tarimaysee iska daa!

  • @nuursh180
    @nuursh180 4 ปีที่แล้ว +42

    Wlhi Wa dacad lahubo su al kasta boskedu dhigy wxn ku lenahay mundane waliga nala joog❤❤❤❤❤

    • @hanadyuusuf9185
      @hanadyuusuf9185 4 ปีที่แล้ว

      Haaa...walahi waligii hala doorto

  • @aminayusuf5450
    @aminayusuf5450 4 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah farmaajo Masha Allah farmaajo Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️ very

  • @ajoker9573
    @ajoker9573 4 ปีที่แล้ว +53

    Run ahaantii waa nin daacad ah
    🙏🙏🙏

  • @liibannor4876
    @liibannor4876 4 ปีที่แล้ว +39

    Masha Allah wan dhamaystay muqaalka wareysiga ee madaxweynaha waxan kafahmay labo qodob.
    Isfahan siyaasaded iyo qodka ugu weyn oo ah in lafahmo waxa uu federalku yahay.
    Waxan rajayn inu dib noguso noqdo 4 sano ee soosocota insha Allah.
    Guul Somalia.

  • @jamalabdi7521
    @jamalabdi7521 4 ปีที่แล้ว +116

    Aar farmaajo ii geeya soomaalaay

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 ปีที่แล้ว +1

      aar farmaajo iga fogeeya ayaa kadanbeysay kkk ileen qarax ayuu wataaye

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว +5

      ar r waligeedba qaraxa laqabay ilahay halaga cabsado dartan lama sii joogayee farmajo wanaag buu inala rabaa inama qarxiyo cadowgena aan barano

    • @lightofmylife2008
      @lightofmylife2008 4 ปีที่แล้ว +4

      Walahy wa madaxwayne dacad ah . Somaliyey tageera dowladina somalia madaxwayne sidan kale waligi madaxwayne ka fican ma helayaan. Vote farmajo 2021. Nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @jamalabdi7521
      @jamalabdi7521 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AR-cx5yf ma oramaa tahay mise kuukuuyo magacaagsan kayaabay

    • @nortaa5654
      @nortaa5654 4 ปีที่แล้ว +3

      Jamal Mahamad Ilaahy hanoo Soo celiyo isagoo weliba sida hada Ka muqata Ka sii daacadnimo bdn no more Qabiilaysiga Nin jeclaysi waxan rabno waa Alle Ka cabsi ❤️somali

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 4 ปีที่แล้ว +58

    Maansha Allah xafido Allah Md Farmaajo Md Kheyre iyo dhamaan umada soomaaliyeed guul ciidamadeena xooga dalka iinshaallah.

  • @mustafecawil2086
    @mustafecawil2086 4 ปีที่แล้ว +78

    Masha allh wadani shacab waayey
    Farmaajo waa hogamiye daacada
    Lkin gafanayaal dhiiga soomalida ku naaxay ayaa lugaha haya

  • @khadara8172
    @khadara8172 4 ปีที่แล้ว +10

    Mudane madax weeyne wallahi I love you so much waxaadno soo celisey qabkii Somali nimo adiga iyo reysal wasaara haaga sharafta badan mudane xasan ali qeyre alxamdullilah manta waan ku faana wadankeena iyo madaxdeena 🇸🇴♥️

  • @cadoowcade4036
    @cadoowcade4036 4 ปีที่แล้ว +13

    Farmaajo iyo kheyre 2bo lipaax oo isfahmay guul 🙏✅🇨🇦🇸🇴

  • @mohamedmoneymaker
    @mohamedmoneymaker 4 ปีที่แล้ว +98

    Walalayal fadlan qabyalada iyo nin jeclesiga dhafa, waxad hesatan madaxweyne qali ah o dib dambe laga yabo inusan nisomarin. Nabad iyo nolol hala tagero o hala garab istago I.A

    • @sadaqabdul6130
      @sadaqabdul6130 4 ปีที่แล้ว +2

      Ok wlle thank you

    • @4431330
      @4431330 4 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi isku fikir ayaynu nahy Mudane Madaxwayne Farmajo la qabiil ma ahi lkn la fikir ayaan ahay waxaana hubaa inuu horumar wayn noo hogaamin karo hadii xilka lagusii aamino, intaan arkayay wixi madax inaso martay ruux ka daacadsan oo siyasadana uga dhuun daloola ma rag .
      Alle ha xafido xilkana waan ugu duceyay in Alle ugu daro sida wanagsan uu wax uwadona oo halkaas kasii wado.

    • @aidaroossidow4492
      @aidaroossidow4492 4 ปีที่แล้ว +2

      Ha walahy wll wa ronta
      Guul Farmaajo 💙🇸🇴

    • @muktarmursal4862
      @muktarmursal4862 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahow ummadan bedbaadi😢😢😢😢

    • @ciyaalxamar4754
      @ciyaalxamar4754 4 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 4 ปีที่แล้ว +24

    Aabo FARMAAJO Noo soo Noqo Doorashda kle insha Allah.......
    NABAD IYO NOLOL..🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +67

    waa wareysi aan wada sugaynay mashallah mudane madaxwayne 🇸🇴🇸🇴👍

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 4 ปีที่แล้ว +116

    Wlhi wareesigan wax badan aya iikala cadaaday alle ha xafido cidkasta oo ka shaqtsa wanaaga Somalia waa wallkkn oo kaso hadlaya somaliland

    • @zakirmo8661
      @zakirmo8661 4 ปีที่แล้ว +4

      AYNU SOO DHAWAYNO MADAX WEYNE FARMAAJO .. FROM HARGEISA BALAN WEEYEH CALANKA INAYNU KUSO DHAWEYNO INSHA ALLAAAH

    • @alfanaandhoolayare4457
      @alfanaandhoolayare4457 4 ปีที่แล้ว

      🤣😂Jidh Xun

  • @afimohamed7449
    @afimohamed7449 4 ปีที่แล้ว +56

    Sir, keep going, never give up

  • @felisabdi766
    @felisabdi766 4 ปีที่แล้ว +16

    Illaahow noo adkee dowladeena tusina kuwan cadowga daba ordaya oneysan fiirin jeebkooda ee ay danaha iyo mustaqbaka umadan arkaan, aamiin

  • @mohamedmoneymaker
    @mohamedmoneymaker 4 ปีที่แล้ว +56

    Farmajo 2021 illahey farmajo markale dib hanogu socesho Amin 🤲

  • @khadarkhalif8746
    @khadarkhalif8746 4 ปีที่แล้ว +106

    Alle hakugu Asturo xilkaaga madax wayne

  • @yousofrobleh7258
    @yousofrobleh7258 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah Eebe Mar 2aad hakugu guuleeyo mudane

  • @yusuffarah351
    @yusuffarah351 4 ปีที่แล้ว +62

    Guuleyso guuleyso madaxwayne. Shaki Kuma jiro in uu yahay Wadani dhab ah.

  • @goldenboy3681
    @goldenboy3681 4 ปีที่แล้ว +90

    Kalsoni badan Ayan ku qabna mudane madax weyne wax qabad kaga

    • @Footballerdrip
      @Footballerdrip 4 ปีที่แล้ว +3

      Waar kani madaxweyne alle kama dhigee naagahiina amison ka ilaashada intay amison naagihiina idinla qabaan madaxweyne ma haystaane madaxweyne la aan thne qadaad weyn maan gaabnimo ku nacay naagaha naagahu dhalay😡😡😡

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Footballerdrip waryaa adaa amison ah qaniisyahoow afkga uraayo ka jeedi xurmadle mudane farmaajo orod cago dhaqo oo iskuulka tag yariisoow afaarahan waa kuwo kaa waaweyn eedo

    • @Footballerdrip
      @Footballerdrip 4 ปีที่แล้ว

      @@queenoftheyear2477 naa ma kuway amison ka dharagtaad thy barkad yhy biyaha mcn leh ragiini ilhyba nooca ka dhigee amison iska hoos dhigtay adiga iyo hooyadaa meel ha la idinku wda wasee😂😂😂😂

    • @4431330
      @4431330 4 ปีที่แล้ว

      @@Footballerdrip Ma xishoode magac Geesi wata, kulama yaabo dad badan oo adigoo kala ah oo jahlo, isla wayni, cuqdad iyo qabyaaladi ay heerkaas gaarsisay way buuxaan. Alle haydinsoo hanuunsho wll.

  • @sharmakehussei
    @sharmakehussei 4 ปีที่แล้ว +29

    Farmaajo noloow waligaaa

    • @najmanuura5198
      @najmanuura5198 4 ปีที่แล้ว

      Lamood noqonse way day farmaajo sidii loogu lisay ooguma uusan hambayn waa khaa inu wadhan taariikhdana baal mugdi buu ka galay

    • @hismail1691
      @hismail1691 4 ปีที่แล้ว

      @@najmanuura5198 very unfortunate adunyadan 2 dhabba unbaa lahaya ee Alle kacabso oo aaqiradaada ubaq?

  • @fatimamohammed3536
    @fatimamohammed3536 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma aanan arag madax Wayne ka fiican muddane Maxamed C.llhi farmaajo waxan rajeynaayaa inaad Mar labad nagu la celiyo xilkaaga am so happy 😊 indha Allah Wan rajeyneynaa. Muddane waxan ku leyhy hori usocod wacan.💞 Guuuleyso waligaaga🤲🤲

  • @hindazheik7164
    @hindazheik7164 4 ปีที่แล้ว +48

    No one can change Father of somalia May allah protect u 🙏🏻 🇸🇴 Best days are coming come again insha alh 2021 🗳

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 4 ปีที่แล้ว +1

      Aabe waa kii ku dhalay. Farmaajo waa shaqaale shacabka u shaqaynaayo. 4tiisa sano bilooyinaa u harsan. Wuu tagaa hadii la dooran waayo. Hadii la doorto wuusoo laabanaa. Marka hortiisaa lasoo shaqeeyaa. Marka huuhaada naga daaya

    • @nuradinmohamed5662
      @nuradinmohamed5662 2 ปีที่แล้ว

      Beenloow tuug qaain ah farmaajo hogaamiye kooxeed cusub weeye farmaajo 4 sano uu haayay hoog iyo ba baa dhacay dad 5.000 oo qof baa dhimatay wuxuu kuleeyahay alshabaab oo ladirirnay muqdisho qayb ayay canshuur kaqaataan markaas buu kuleeyahay waxbaan kaqabanay been badanaa 1 maalin alshabaab xabad Laguma ridin waxa kaloo layaab ah meel walba waxa buuxa geesihiisa mareexaan gaajaysan ilaahay Hana dhaafiyo kaligii taliye fàrmaajo qofku waa hadli karaa hadal macaan looma baahna

  • @saleban0mar656
    @saleban0mar656 4 ปีที่แล้ว +49

    Su aal kastaa sideedu uga jawaabay
    Alla danbigaaga hadhaafo mudane madaxwayne wllhy waa iftiinka kaliyee somalia usoobaxa

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 4 ปีที่แล้ว +19

    Gar Ilaahey bay taqane: Madaxwenye M C M Farmaajo wa hogamiya ilaahey hibo siiyey. Guul dalkena iyo dowledana
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mustafmahamud2050
    @mustafmahamud2050 4 ปีที่แล้ว +25

    Guul iyo gobonimo mudane madaxwen wan ku tageerasanhy guuleyso Nabad & Nolo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @JeydinDeGashan23
    @JeydinDeGashan23 4 ปีที่แล้ว +108

    Nacala sheydan kuyaale madaxweyna wan haysanaye lkn shacbiga kadhimane. Awey ardeyda jamacadaha, awey hoyooyinka, awey fanaaninta; fadln qabyaalada joojiya oo garab istaaga madaxweynaha dhurwaa farabadn ayaa kuso wajahane #####

    • @mudugaawiboy7830
      @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +8

      WAA RUNTAA WLL WLHY WAXAAN HAYSANAA MADAXWAYNAHA UGU DAACADSAN UGUNA SHARAFTA BADAN DUNIDA LKN QABIIL SEE LAGA YEELAYAA
      😭😭😭

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +2

      Down Somalia failed State

    • @abdinaasirahmedaddow5093
      @abdinaasirahmedaddow5093 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh tageeraha qabiileed ee farmaajo waad isa soo balan sateen lkn anaga waxan nahay kuwa runta arkay mu,min lama jeer hal god lama qaniino kan arag nayee aloow ku dhaamo nasii

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +2

      @@qacqacosman5716
      Cuqdad soo kama bogsatit

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinaasirahmedaddow5093
      Nabada, horumarka, guusha sharafta, karaamata , nalka siraadey ayaad ka xun tahay ka naxoow nafta waa

  • @bozzzeylac6377
    @bozzzeylac6377 4 ปีที่แล้ว +48

    First one iam waiting wlhi love 🇸🇴

    • @hassanadan74
      @hassanadan74 4 ปีที่แล้ว

      What? Luqada taqano ku hadal si lagu fahmo sxb

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 4 ปีที่แล้ว +37

    Madaxweyne qalbi wanagsan

  • @mohammadkafi9401
    @mohammadkafi9401 4 ปีที่แล้ว +71

    Sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato madaxweyne nin qaldama la arag blse nin saxa yar😍

    • @isamaancumarcilmiyaash9586
      @isamaancumarcilmiyaash9586 4 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Abdullahi Ahmed qabyaalda aan u arkaa hadalkaga oo aad ku difaaceeso sorry in jawab kusiiyo ma ahan

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaash love waxaa tahay nin ciil iyo cuqdad ayaa qabyaaladeed ku dhimo caradaada

    • @mohammadkafi9401
      @mohammadkafi9401 4 ปีที่แล้ว +2

      Yaash Love bro wlhi hadda aamineysid isku cid ma nihin xitta iskuma dhawin blse wa madaxweynihi qarnka adbana u taagera wana qof mudan

    • @mohammadkafi9401
      @mohammadkafi9401 4 ปีที่แล้ว +1

      batula isse Waxba ha u arag hadalka wlallka waa iska cadi caadifadda soomalida haysa un.

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 ปีที่แล้ว +1

      Laakiin waraysiga waxaa ku fiicnaan lahaa xabdixaafid in uu qaado

  • @mohayasin1218
    @mohayasin1218 4 ปีที่แล้ว +39

    Madax wayne waan kusallamaayaa

  • @sharmakehussei
    @sharmakehussei 4 ปีที่แล้ว +35

    Markaa arkay in ciidamada soomaaliyeed oo xuudaha ilaalinaayaan

  • @GarissaTVChannelnews
    @GarissaTVChannelnews 4 ปีที่แล้ว +15

    Manshallah, Madaxweyne Farmajo. Inta dhaawani doonta like Saar

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 ปีที่แล้ว +12

    Soomalia wexee u socodaa guul weyn Iinsha Allaah.
    Xaraash qaran dadkii ahaa welee wee dhibee jawabta madaxweyne Farmajo
    Waxaa muuqado Astaan qaran Iinsha Allaah

  • @Chanhagaf
    @Chanhagaf 4 ปีที่แล้ว +32

    Guuul Nabad Iyo Nolol 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanali-yg2dk
    @hassanali-yg2dk 4 ปีที่แล้ว +73

    talo!!!!! the only 4 ways oo lagusoo afjari karo
    alshabaaab waaa
    1= in lajooojiyo lasoo degidda hubka ama gadashada private gun
    2= in toogasho wadareeed lagusameeyo maxaaabista alshabaab kuwa kusii indha adag inay Wado saxan hayeen . kii tobad keenana lacafiyo
    3= in wada hadal lala yeesho. lalana dooodo
    diiniyan io cilmiyan alshabaaab
    4= in ciidamada amisom laga saaro dalka. lagubedelo.
    array secondary level dhamysay ooo tababar adag gadhay.
    amison waxay guursaden gabdho somalia. way kufsadaaam. way xoogaan. wayo waxay haystaan lacag.
    naga saara nagasaaaara ??????
    wlhi bilhi tolhi somalia xal bay helaysaaa hadii intaaas oo tlaabo laraaaaaco.
    like ??

    • @Apdikadirduaale
      @Apdikadirduaale 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha alllh

    • @barresamatar1312
      @barresamatar1312 4 ปีที่แล้ว +1

      taladaada sadexaad waan kugu raacsanahay oo ah in alshabaab wadahadal la la furo laakiin saan farmaajo ka arko waa nin meel maraykan ku xirtay oo nan awoodin inuu dhaho waan la hadlahayaa midhaa wuxuu sugahayaa inuu maraykan u fasaxo waxaa la ga dhaadhiciyay cadow baa isku tihidiine iska celi oo isku dhamaada maraykana cid uga ma dhimato waxa ku dhinta waa umad soomaaliyeed mid ba xalaamad loo yeelay.
      marka waxaan waa mashruuc oo lacag lagu cunahayo ee soomaaliyeed ka tasha yaanan been been la idinku layn ee waaqica u soo jeesta. ee yaanan yurub iyo maraykan laga daba ordin ee aan isku tashano oo umadeena heshiisiino xilku waa wareegto qofkii wax fiican qabta umadaa ba iska rabaysa.
      laakiin kan waxa subcadiisa dilay waa 1. see xilka ku sii haysataa oo uu san kaaga baxsan.
      waa wuxuu qalbi dhagax u dhiibay oo isku dhahay itoobi ku qanci saa xilka u sii haysatid. waa wuxuu maamul gobeleed yaasha ku hayo.
      2. waa wuxuusan shabaab ula kulmin maxaa yeelay maraykan baa na u ogoleen inuu sameeyo waxuusan u fasixin oo wuxuu ka cabsana xilka inuu ku waayo. marka kan allaha nadhaafiyo sida muuqata wax ma soo wado ee mid kale oo ilaaheey sokadiis na samatabixiya allaha na siiyo.

    • @abdirahmanclassicboy6562
      @abdirahmanclassicboy6562 4 ปีที่แล้ว

      Sxb be president of somalia

    • @Abdullahi111
      @Abdullahi111 4 ปีที่แล้ว +1

      Waruntaa wayna wanaagsan yihiin qodobada qaarkoo
      lkn wll inlatoogto maxabiista makula wanaagsan thay!!!!?
      Ani ahaan fikir kaas kasobaxay waqalad aqliyan iyo diiniyan iyo somalinimo.
      Hadii aydhacdo taa dib ayaalonoqonayaa
      Sababtoo ah somalidu waxay aminsan yihiin wllkey (hano bilaabin wado kale ee qabiil).....

    • @sihammk2124
      @sihammk2124 4 ปีที่แล้ว +1

      Biri ayeey kscunaan hadeeybaxaan

  • @khadijaali9695
    @khadijaali9695 4 ปีที่แล้ว +38

    Masha Allah 4ta sano oo danbe waan ku dooranaynaa inshallah

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +11

    Si wanagsan ayuu uhadlay mansha allaah ilahyoow kugu astur xilkaad uhayso umada somaliyeed yaa xayu yaa qayuum allaahuma amiin 🤲🤲🤲

  • @yahyeabdiaziz5587
    @yahyeabdiaziz5587 4 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa'Allah madaxweyne mohamed abdulllahi mohamed farmaajo Allaha haku barakeeyo cadowgaaga Allaha kaa jeediyo Howsha Aad hayso Allaha hakula barakeeyo

  • @sharmakehussei
    @sharmakehussei 4 ปีที่แล้ว +149

    Wlhi dowlada soomaaliyeed wann idiin jclhy

  • @bayax9509
    @bayax9509 4 ปีที่แล้ว +53

    Allow soo celi markale #aamiin

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 ปีที่แล้ว +2

      Soomaali waxba isku ogola. Soo ma ogid Cabdullahi Yuusuf Allaha u naxariistii. Inay ka go'nayd in Soomali cagaheeda ku istaagto. Dowladda maanta jirtane asagaa dhidibada u dhigay. Runtii Allaha u naxariisto.

    • @Guhaad176
      @Guhaad176 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin🙏

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 4 ปีที่แล้ว

      @@Shimba-uh2lx abdullahi Yusuf madaxweyna I dhaha .mar un
      Sxb raagan raaac wey shaqayneyan

    • @yooniscadeflims26
      @yooniscadeflims26 4 ปีที่แล้ว

      Puntland 1augosto iga qaalisan somali 🤣🤣🤣🤣

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 4 ปีที่แล้ว

      @@yooniscadeflims26 puntland waa cadowga dowlada federalka somalia.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan aad ugu farxay sida madaxweyne FARMAAJO ugarab taagan yahay walaalaheen JABOUTI way itaabatay xaqiiqdii guul SOMALI WEYN

    • @AliHassan-wq4xf
      @AliHassan-wq4xf 4 ปีที่แล้ว

      Wad mahadsantahay walal hadan nahay reer Djibouti wehel iyad notihin inay somalia awod yelatana dan iyay notahay

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 4 ปีที่แล้ว +22

    Ilahay somaliwen ha is jecelesiyo amiiiiiiin dhah dhamantiin ♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋

  • @abdikadawe2988
    @abdikadawe2988 4 ปีที่แล้ว +10

    Damm he called out Kenya directly..geesi whallah..

  • @ciisacabdijamac2016
    @ciisacabdijamac2016 4 ปีที่แล้ว +43

    Mudane madax wayne afar sano ayan kugu darray lkn mid iga Buuuufi cayayaanka kenya ladhaho meel igasaaar iyo alshabab wax kalle haqaban hadad donto

    • @nogobweyn2634
      @nogobweyn2634 4 ปีที่แล้ว

      Kenya iyo Eithopia maxay is dhaaman ninkan Eithopaia maxay ku kala duwan yihiin

    • @ahmetabtriciat9217
      @ahmetabtriciat9217 4 ปีที่แล้ว

      @@nogobweyn2634 eithiopia wexey somarty nidam siyasdeed lkn kenya mamul gobleyda hishiis laqaadata iyado rabta in ay isku dirto ayga iyo dowlada suaashasna wa la weydiiyey saanuna uga jawaabay
      wabilahi towfiiq

    • @xalaalnews9402
      @xalaalnews9402 4 ปีที่แล้ว

      Farmaajo mingiste wax jira ma ah

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 4 ปีที่แล้ว +1

      @@xalaalnews9402 4
      4 SAANO AYAAN UGUU DARNEEY FARMAAJO

    • @sahrosheekhchannalsahroshe9698
      @sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 ปีที่แล้ว

      @@xalaalnews9402 yaa adig wax kaa weydiinayo hort

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 4 ปีที่แล้ว +32

    Madaxda iyo askartaba Alh hagaaajiyo wadankana Alh kheyr kusoo dabaaalo

  • @mosaaliyow4520
    @mosaaliyow4520 4 ปีที่แล้ว +22

    MD farmaayo warkiisa waa sax waana fasiix ah oo lab laab laheen mashallaah 🇸🇴🎊🇸🇴🎊🇸🇴🎊🇸🇴🎊❤🎊🇸🇴❤🎊🇸🇴❤🎊🇸🇴❤👏👏👏👏👏👏

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo MD Maxamed C. Farmaajo sida daacadnimada leh ee maanta somali oo u baahan inay helaan qof u hiiliya aad U huro waqti tusana daacadnimo.
    INKASTOO DADKEENA SOMALIYED MUDO DHEER AHAAYEEN INDHOOLE DHAHOOL OO AAN WAX MAQLIN. MAANTA AAN WAX ARAGNO WAX MAQALNO AANA HADALNO SOOMAALIYEY.
    WALAAHI XAQA DAACADNIMADA QABIILAYSIGA XUMAHA OO LAYSKU TAGERO WAA ILAAHAY NOO CADAABAYAY MUDADA DHEER.
    WAR MUSLIM SAXA AHOW OO KA FAGOW XATEE WLKAGA HOYO AABE KU DHALEEN HADII UU XAQA KU TAAGNAYN AAN U DHAWAANO QOWLKI ALLE KOR U QAADNO JACAYLKA ALLE.
    ILAAHOW WAXAD MARQAATI IIGA TAHAY INAN MD. FARMAJO KU TAGERAYNIN QABIIL KALIYA KU JECLADAY INUU MDWYNE DACAD YAHAY ILAAJOW ISAGA IYO DHMN ANAGA SOMALI NA HANUUNI KUWII XATOGA ALLE QABSADA OO AAN KAL TAFARARUQN NAGA DHIG HORUMARNA ADUUNKA KA GAARA. AAMIIN.

  • @rightleft9922
    @rightleft9922 4 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah tabarkalaaah 🇸🇴🇸🇴👏👏👏💯✔

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 4 ปีที่แล้ว +24

    Mansh Allah madaxwenehen umad somaliyed maxmed Abdullahi farmajo ilahay haku xafido so noq afar sano kala insh Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋♥️

  • @mustafamaxamed6679
    @mustafamaxamed6679 4 ปีที่แล้ว +43

    Mudane madaxwen waad shaqaynay saah lle hakula garab galo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 4 ปีที่แล้ว +37

    I will vote for you insha Allah promise anoo dhiig iyo dhalasho lawadago kuwa xaasidka ku ah dalkaan iyo dadkaan oo xoola donka,, rer Virginia oodhana weykula jiraan iyo rer America odhan mudane, guleyso..Ammen

  • @richman3322
    @richman3322 4 ปีที่แล้ว +28

    Please Uduee Hogaminta wangsan
    FARMAJO
    KHYRE
    NABAD IYO NOLOL 💘💘🇸🇴💘👍

  • @cumarcabduwalixasan8913
    @cumarcabduwalixasan8913 4 ปีที่แล้ว +36

    Farmaajo dowladeena Soomaaliya kor uqaday

  • @mohamedcalimadobe6978
    @mohamedcalimadobe6978 4 ปีที่แล้ว +18

    Farmaajo madaxwaynaha 2021 cidii tageersan ku qabta like.nacala shaydan kuyaale.

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 4 ปีที่แล้ว +6

    "Badaas waxaa iska leh ilma soomaaliyeed aan hada dhalan" mudane farmaajo madax weyne daacad ah💗💯💗

  • @jacfarahmed529
    @jacfarahmed529 4 ปีที่แล้ว +17

    m.a faraj kheyr
    farmaajo iyo kheyre

    • @ifrahaxmed1560
      @ifrahaxmed1560 4 ปีที่แล้ว

      Mochllh wxn sugi laa ahay somaliya oo doorasho one vote ah kadhacayso inshllh shacabka koonfurta ka faaiidaysta waa kabaxdeen kooxdii siday raban idinka yeeli jiray

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 ปีที่แล้ว +34

    Madaxweyne farmaajo iigeeya marlabaad,we gona wait for u next 4 years insha allah love u and qayre

  • @caawiyeyare239
    @caawiyeyare239 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wlhi dulad kaficn farmaajo majirto guul Somalia 🇸🇴 ❤️ nawad iyo nolol ❤️❤️

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +54

    To be clear and load the regional govt was created by ex Ethiopian govt they were under the control of ex Ethiopian govt and kenyan govt still puntland of Dane and Ahmed Black of Jubaland r both hired and slavers of UAE and Kenyans govt so these 2 slaves r not a somali proud history culture

    • @felisabdi766
      @felisabdi766 4 ปีที่แล้ว +3

      100/100 it is true but our people doeant understand these guys only look for hand outs to be meddling our governments

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +1

      @@felisabdi766 these 2 of Dane and Ahmed black should be in our black list History even this 2 stupidest should be teached in schools while both they fucked the dignity proud somali cultural history l pray to god to put them in heaven Al Naar

    • @tahliilissa
      @tahliilissa 4 ปีที่แล้ว +1

      You nailed it boss. We need strong central government, 1 president and one flag. Dani and Blackie will see the consequences of becoming slaves of UAE and Kenya.

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +1

      @@tahliilissa no comments from my side while ur age a refugee and under age of 30 yrs

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 4 ปีที่แล้ว

      Edeb yeelo dadka ha ugafine farmajo abiy Ahmed iyo Ethiopia maxa diithbaa sheeko

  • @djmohamedtv564
    @djmohamedtv564 4 ปีที่แล้ว +10

    War hoy soomaaliyay ka faaidaysta madaxweynahaa daacada ah oo la dagaalama siyaasiintan calooshooda u shaqaystayaasha ah

  • @axmedcabdulqaadir628
    @axmedcabdulqaadir628 4 ปีที่แล้ว +9

    Geesiga aan Ku tashano max,ed c/laahi farmaajo guuleyso shacab adiga ayey Ku jecel yihiin ee hanaga tagin

  • @londonsred2380
    @londonsred2380 4 ปีที่แล้ว +15

    May Allah make it easy for our president and our government inshallah with the help of Allah we will succeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏾🤞🏿

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 ปีที่แล้ว +25

    Madaxwayna kaliye Somalia kasari kara caqabada haysta nolow madaxwayne 🇸🇴✅

    • @khadarkhalif8746
      @khadarkhalif8746 4 ปีที่แล้ว

      Ina _farhan09 Insha allah

    • @arafatmohamed4034
      @arafatmohamed4034 4 ปีที่แล้ว

      @Fao Gazy Somaliweyn baan anagu maraynaa Qabiiil iyo Dib u socod waan kasoo Gudubney
      Dowladnimo baa na deeqda

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 4 ปีที่แล้ว

      @Fao Gazy backward thinking #we hate tribalism, We are somalies

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 4 ปีที่แล้ว

      @Fao Gazy So anyone who expresses opinion is a troll, don't you think it is a lazy judgement to make the state you made. Do you know how bitter you sound, you actually researched his son..what a waste of time. Concentrate on how to love all Somalies regardless of tribe and read information that benefits you..

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 ปีที่แล้ว

      Nin kaan waa nin qalbi wanaagsan laakiin soomaalidu marabaan dawlad nimo iyo horumar toona

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว +25

    muxu yiri 4sanaba hadi dowlad cusub la doorto waa dib u dhac 🤣🤣 wanku fahmaya ugaas .halmid Dowlada federalka idaa xaq uleh in ay xududaha joogto waa sax wana idinku raacsanahay

    • @kawsarmaxamed8838
      @kawsarmaxamed8838 4 ปีที่แล้ว

      Sxb farmajo mid ka wacn iman mayo

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kawsarmaxamed8838 adaa aminsan lkn aniga maya

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว +1

      @Abdineres Yare mYa ayeyada inla doorto ayan raba mesha mxaa qabil kenay in aad ku qabil tahay adaba shegay bro anigu cidna hala doorto ma dhihin lkn Farmajo walagu qaldamay cidi la dora hala doortee wa in isbedel dhaca Fikir kali tali nimo ayan u arka iyo xil jecel hadalka farmajo 😡

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว +1

      @Abdineres Yare ugaas Adigu qofba tagerta anah qofban tagera marka waxa wanagsan qof kasta in fikir kisa iyo rabi tan kisa loo tix galiyo Adi hadi aad farmajo tagerto wad tagi karta wana kugu ixtiramaya anigusa ma tagersani

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว

      @Abdineres Yare haa sxb wa sax hadi aan doneyno dalku in uu nabad helo nah ninba siduu u arko in dalku xalku helayo waa in uu ku radiya lkn hadii la dhoho kwrn kan aminsanahay ila amin ama qaran dumis ayaa tahay hadii an madax weynaha mucarado macnahedu mahan in an dalkeyga necbahay

  • @barresamatar1312
    @barresamatar1312 4 ปีที่แล้ว +32

    Farmaajo hal suaal baan waydiilahaa dhibku meeshuu naga hasto waa alshabaab wadahadal maxuu u la furiwaayay haduu la furay na maxay ku xujeeyeen.
    wabilaahi tawfiiq

    • @mohamedgutale461
      @mohamedgutale461 4 ปีที่แล้ว +8

      Barre Samatar alshabab waxa ka horeysa midnima qaran aniga iyo adiga oo mideysan waa macqul inan lafarisano oo la heshino Lakin sidan nahay maanta weey adagtahay waayo waxa inagukala dhaxjiro qowlestayal iyo qabiil doono taana waa awooda alqacidada sababto ah dhaqankodu sidu ku hirgalo waa iney adiga iyo aniga cadawad inkala dhaxdhigan which is divide and rule . The president wants to end that but transformation of fragile community ain’t speedy it’s gradual and they are the right track . Right and wrong patriotism is your main responsibility so is mine bro ? Hopefully given another chance we might pressure and ask the same question today in the future . The terrorist always lives among us and it’s over division that shelter them but if we become untied , one people they won’t stand a chance . My views tho , you might have a different opinion which I respect lakin gaalka diil gartisa sii dowladan baa somalinimo inagu horeysay

    • @barresamatar1312
      @barresamatar1312 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedgutale461 Mo Barweyn ilaa iyo hada farmaajo intuu xilka hayay ma la hayaa meeluu alshabaab ku la xariiray ayadoona cid kale u dhaxayn haduuse la xariiray maxay hordhigeen.
      adoona wax yaalo kale sheegin su'aashaas bal sifiican uga juwaab

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedgutale461 beentaa dayuus qabiil ayaa kaa dhex guuxaya wixii dawlad lasoo dhaafay tan maa u horeysay Shabaab waa asaga iyo adiga fuck you

    • @barresamatar1312
      @barresamatar1312 4 ปีที่แล้ว +1

      war nacasyahow aniga ha i dhihin fuck you iyo wax lamid ah afsoomaali baan kuu la hadlaye igu la hadal hadaadan aqoona haba ila hadlin naac naac daada marabee maba isku quuro anoo qof soomaaliya lahad lahaya inaa afqalaad ku hadlo hana i aflagaadayn ku ma aflagaadayne.
      mida kale waxaa tiri qabiil baa kaa dhex guuxahaya waxaa laga yaabaa inaa anigu kaaga dhawahay odoyga ilaaheey baa na igu og inaanan qabiil iyo wax la mida aa nan ku haysan ee siduu u dhaqmahayo baan ku haystaa. waayahaan qof kii qabiil ku dhaqmahaya asagaa dhib qaba.
      maantayna wax kama sheekeen haduu soomaalida isku soo dhawan oo shabaab la hadli lahaa oo dhibka ka nahaysta ilaaheey sokadiis naga qaadi lahaa.
      mida kale waxaa tiri alshabaab baa tahay nacasnimadaa da ma garayn waysay inaa ku dhahayo alshabaab halala hadlo xujaday ku doodaan waa shisheeyihu hanaga baxaan diinta islaam kaa na halagu dhaqmo ma intaas buu fulinwaayay dhibku waa na dhaafilahaaye.

    • @abdulhaq6643
      @abdulhaq6643 4 ปีที่แล้ว

      Ugaas alshabaab wadahadal ma ogola....

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 4 ปีที่แล้ว +17

    Mahadsanid mudane madaxweyne guulayso

  • @alicompany8442
    @alicompany8442 4 ปีที่แล้ว +32

    Sxb ismail burfule sxb igu qali ah longtimes wariye qibrad u leh waresiga madaxda horey u soco sxb

  • @Guhaad176
    @Guhaad176 4 ปีที่แล้ว +27

    Inuu Farmaajo soo noqdo 2021 inta igu raacsan Subscribe igu maamuusa🙏

    • @Guhaad176
      @Guhaad176 4 ปีที่แล้ว +1

      @@msomahy9087 walaal Marreexaan ma ihi kaliya waxaan u taageerayaa inuusan jirin xiligan qof isaga dhaama ee caadifadda iska daa

    • @MashriqMedia114
      @MashriqMedia114 4 ปีที่แล้ว +1

      Anaga Marexan Ah AnagaaNa Rabna Inuu Soo Noqdo Mxaad Ka Badalee

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 4 ปีที่แล้ว +1

      Guhaad Media24 inshallah hasoo laabta

    • @MashriqMedia114
      @MashriqMedia114 4 ปีที่แล้ว +1

      Wr Ilaa Hdeer Wixii HawiYaa Baa Diiidan Somali Kale Oo Diidan Xgaad Ku Aragtay HawiYana WxaY TaraYaan Baa Iska Yar Waa Looo TalinaYaa Mxa Klo sheegayza AaBo🙋‍♂️

    • @MashriqMedia114
      @MashriqMedia114 4 ปีที่แล้ว

      War Yaa Jaahil 21sano Markii Laguu TalinaYy Ma WaxaaD Ahayd Laan Gaab AnaGa Nalooma Taliyo Anagaa Wax U Talina 21 Sano Baad futada Noo dhaqaysay Hadeerna Dib Baa Loo NoqonaYaa Ee Sii Qabso Ninkaad Futada U Dhaqi LahaYd shinbir YahY

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 4 ปีที่แล้ว +26

    Mudane Go Ahead Dhabtii Ninkii Wax Fahmayo Waa Araknaa Walee Ee alaha Inagaqabto

  • @abdiwaliaadan3491
    @abdiwaliaadan3491 4 ปีที่แล้ว +40

    fadlan walaalkay iyo walaashay like maxaa laga faaidaa bal maanta igu sharfa waxaan ahay taageero nabad iyo nolol ah from garowe

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 4 ปีที่แล้ว +11

    Wareysi taariikhi ah waaye, Dad badan baa xaalada taakan ujeedin iyo Faragelinta Kenya

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 ปีที่แล้ว +7

    Mideeye Mohammed Abdullahi Farmaajo Soo Noqo 2021 With Lovely Madaale Hassan Ali Kheire Indinkoo Nabada Insha'allaah Madaxdi Qarniga

  • @ibrahimhassan8239
    @ibrahimhassan8239 4 ปีที่แล้ว +58

    Halka qodob ee ka helay wuxuu ahaa sidaad kenya mowqifkjaaga ugu cadeysay....

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad 👍👍

    • @hodansiciid5181
      @hodansiciid5181 4 ปีที่แล้ว +3

      Madaxweynaha farmajo wntageera wana jecelnahy waxan jooga puntland somaliaya somali ba leh

    • @sooomali9705
      @sooomali9705 3 ปีที่แล้ว

      @@hodansiciid5181 shacabka puntland waa dad soomaaliino ay ku weeyntahay. Ilaahi ha noo daayo

  • @abdirahmanhassan5654
    @abdirahmanhassan5654 4 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweyne ad ayad u mahadsantahay xaaladaha dalka aad nooga warbixisay iyo meeshey wax marayaaan runti wa qof macquula maauliyadiisa yaqaana allh Kula garabgala SHAQADA adag aad shacabkda u haysa mudane madax weyne guul iyo gobanimo

  • @ahmedsaid1528
    @ahmedsaid1528 4 ปีที่แล้ว +6

    My vote for you Mr president

  • @xalanesoodaani300
    @xalanesoodaani300 4 ปีที่แล้ว +28

    Mdxwyne soo noqo marlabaad Guull somalia

  • @abdikadawe2988
    @abdikadawe2988 4 ปีที่แล้ว +10

    Best interview.. well done ✅ mr. President

  • @mohamedsaid2796
    @mohamedsaid2796 4 ปีที่แล้ว +5

    Thank you god for having him and I really appreciate you hardworking munade
    Your deserve to run 2021 election

  • @علىعيد-ط9و
    @علىعيد-ط9و 4 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah guul iyo gobanimo quluubteena ayaad hanateen sida wnaaaagsn aadnoo hogaamiseen cisiyo karaamaadleedihiin, runtii waa waraysi aan aad ugahely mahadsanid M.Farmaajo

  • @lion-jg4nr
    @lion-jg4nr 4 ปีที่แล้ว +24

    Soomaalidu 90% farmaajo ayay jecelyihiin

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว

      WALEE WAAA RUNTAA
      60 SANO

  • @abdulkadircaddaani
    @abdulkadircaddaani 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku sharfo Mudane madaxwayne walhi waan ku jecelnahay waxaad natustay dawladnimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @mansoorhaji9010
    @mansoorhaji9010 4 ปีที่แล้ว +11

    I can sense some loyalty in his eyes he is truly a great leader #farmajo

  • @sevenabasshindaabshirfaara1015
    @sevenabasshindaabshirfaara1015 4 ปีที่แล้ว +2

    I love you farmajo hore u soco Mr. President farmajo. Somalia one love

  • @sharmakehussei
    @sharmakehussei 4 ปีที่แล้ว +14

    Aad iyo aad aya ugu farxay

  • @hodoahmed75
    @hodoahmed75 4 ปีที่แล้ว +11

    Ma diidani Mana Tageer Sani Lkn Wa MadaxWeyne Isku Kalsoon
    Somaliyey Aynu Ninkaas Isku Kalsoon Ilashano Manta Ayaynu HogaaN Helnaye Caqliga Qalbiga Ku Jira Hayna Shaqeeyo Ee Calosheena Yanan Ka Gajon Sanamka Reernimada Ah Ee Ku Odayasha Iyo Siyaasi Benaluhu Ku Shaqaystana Aynu Isku Dhaafno Qof Walowba Masuliyad Aya Ka Saran Ka Fikirka Xalada Dalkeena
    Somaliland Boy

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 4 ปีที่แล้ว +13

    Mudane waligaa na hogaami 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruweyda_quruxx3955
    @ruweyda_quruxx3955 4 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo inankayagii 😁❤❤❤ we love you madaxweyne from lascanod deeqa☺😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴