XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 116

  • @cabdaleyare5057
    @cabdaleyare5057 6 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah ambassador cawil nin sare oo waayo badan soo maray allah ku xifdiyo

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 6 ปีที่แล้ว +5

    cawil allah ha daayo taarikhi weyku dhan tahay hadii laga faa,idaysanayo
    ama dad badan oo khaldani ay wax ku qaadanyan big respect cawil ducaale
    cimrigaa ha waaro geesi geesi dhalay

    • @beddelayjeex5633
      @beddelayjeex5633 3 ปีที่แล้ว +1

      Cawil, Jaajuuska siyaad Barre you ahaa oo aan la xirin weligii xilligii inqilaabkii xasan kayd safiir aan dhicinna ahaa.
      Ee ma hadduu halgamaa isaaq iskaga dhigayaa

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH, WLL ALLE HA KU XIFDIYO, WALAHI AAD AYAAN UGA FAIDEYSTAY BARNAMIJKA ANIGO AH AQOON YAGAN SARE ; LAKIN WAXAAD UGU AMAANAYA CAWIL SIDA UU U XASUUSTO DHAMAAN MAGACYSFII MAR WALIBA UU LA KULMAY AMA UU SHAQA LA WASAAGAY. AMBASADOR CAWIL ALLE HA XIFDIYO HADII UU DHINTANA JANNADA FIRDOWSA ALLE HA GEEYO. ADIGA OO DUCALE AH AQOONTA IYO COD KARNIMASA ALLE HA KUU KORDHIYO.

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 6 ปีที่แล้ว +14

    Rabiyow Somaliland nabad gali oo dawladnimadeeda taam kayeel Amin

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 2 ปีที่แล้ว +2

    Odayaashii Siyaasiyiinta inagu daray Koonfur ayaa Alle waydiinayaa mustaqbalka dhalinyarta joogta maanta. Habaar qabooyin god madow ayay nagu rideen hore iyo hadaba!!!!!!!

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah ambassador cawil Cali ducaale Alle haku xafido

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 6 ปีที่แล้ว +2

    Amb Awil Nin Sare👑👏👏Ruug Cada Miisan Kuleh Dalkisa

  • @kariimomar1551
    @kariimomar1551 6 ปีที่แล้ว +7

    In badan ayan in cawil lagu casuumo barnaamijkan sugayey, waa shaqsi qiimo badan taariikhdana wax badan usoo joogay, cimridheer iyo caafimad insha Allah.

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 4 ปีที่แล้ว

    Cawil cali ducaale waa shakhsiga ugu mudan wax la dhagysto alle ha xafido

  • @salaadmoh509
    @salaadmoh509 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo wareyi ducaale wuxuu Somali u-ururiyay tarrikho dhaxal-gala.

  • @MohammedAhmed-fr8bv
    @MohammedAhmed-fr8bv ปีที่แล้ว +1

    barnaamij kan maxay HCTV u sii wadiweyday waa Marnaamij wax badan laga faa'idayee 👍

  • @nimcocali3501
    @nimcocali3501 4 ปีที่แล้ว +3

    Inqilaabkii uhoreeyay iyo in soomaali la iskudaro iyo in lakalajaro iyo in laan laan lsameeyo intaba isaaqbaa laga bartay ala niman kii hore cilmi badnaayaa

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 6 ปีที่แล้ว +3

    Xusuus reeb waa barnaamij fcn ducaale halkaa kawad barnaamijyada xasuus reeb

  • @hassanmuktar4358
    @hassanmuktar4358 4 ปีที่แล้ว +2

    Ducaale messed this with too many interruptions. I wish he would have allowed Amb Awil to narrate his story.

    • @suldaanwarsame7762
      @suldaanwarsame7762 หลายเดือนก่อน

      If he did that the interview would've been 20 minutes now it's 6 parts

  • @shirboow
    @shirboow 3 ปีที่แล้ว

    Kan waa dabadhilif siyaad barre ragga uu aflagadeyay sida Gen Daud isaga iyo doqonka wareysanaaya ma gaaran sharaftiisa iyo kartidiisaba

  • @maxamedkhadar5243
    @maxamedkhadar5243 6 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijkan waa ubogay
    Mnsh allah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka sheekada u daa

  • @jjking446
    @jjking446 6 ปีที่แล้ว +4

    taariikh badan baa ku duugan ambassador ka , cimrigiisa ilaahay ha raajee wuxuu ka mid yahay ruug cadayada naadirka ah ee dhadhamiyey xanuunka ay leedahay dawladnimo dhayal lagu lumiyaa, waxa se maanta uu ambassador cawil uu kaga gam'ayaa xanuun walba soo maray ,in uu isagoo dhex joogo gurigiisii, oo ku dhex yaala ciidiisii hooyo, oo ka taganyahay calankiisii, oo u u taliyo ee aanay cidi kale u talin ka dhex jeediyo waraysigan tariikhiga ee u da'yarta aan waxba ka ogayn tariikhdii qadhaadhayd ee loo soo maray soo celintii qarankan casharo ka bartaan , haday caawa tiisii noqoto xabaasha si fiican buu ugu ladayaa , lakiin hadii sidii somaliland u luntey 60 kii ku jiri lahayd isaga iyo qayrkii toona iilka may qaban kareen ciil iyo cadho dartii!! taasay qadaadwayna mar labaad soo qolaaliyeysa in somaliland sidii lixdankii hadyad ay ku helaan... ku quuso in qalad shalay aan galay maantana ku celiyo ha iga filan marna!!

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa mujahidkii bilaabay in somaliland ay soo noqoto oo ay qasaaro ahayd in koonfur lala midoobo waa nin idheer garad ah noloow cawil

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 6 ปีที่แล้ว +4

    mashalaah waa top

  • @abdirahmanalidaqare3864
    @abdirahmanalidaqare3864 ปีที่แล้ว

    Fadlan haddii cawil hadda nool yahay bal ka warayso hadda xaaladda ka taagan Sland .

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam1443 5 ปีที่แล้ว +1

    Wariye mahadsand lkn erayga ah soomaaliyaa 1977 Ku duushay itoopia iska sax oo dheh dib u xorayn isku dayday gobolada laga gumaysto

  • @wizzboyzaki6992
    @wizzboyzaki6992 5 ปีที่แล้ว +6

    waar ninka 1956 secondry dhameyey ninku nin yar maaha

  • @hassansayit5136
    @hassansayit5136 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Amp cawil

  • @mahadjiinowxasan911
    @mahadjiinowxasan911 4 ปีที่แล้ว +2

    wariye waligay ma arag ninka qabyaaladaysan zxp waxaagu maaha tariikh radis ee waa dadkala gays ee allihii ku abuuray kayaab jooji isku dirka iyo qodqodka dadkii tagay kala hdl xalka dhipta kadhextaagan somalida gabigeedba

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 4 ปีที่แล้ว

      Taariikhdu iyadaa is qorta lama qoro

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @gaargaar8130
    @gaargaar8130 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow haa iyo maya hal mar hayga wada yeersiin
    waxaan fahmi waayey reer somaliland doododa ah dowlad baan ahayn lkn ingriis baan nagoomeysanayey, 26 june 1960 markaan ka madax banaananey ingiriiis anaga somalida koonfur dowlladayada la aadnay lkn maalin 26 june marka calanka ingiriiska la dajinayey waxaan saaranahay calankaa SYL ee Xisbiga
    Su aal. Xisbigii xamar layga soo aas aasay ee somaliyeed sidee 1960 ka hor uga qayb galay dooroshooyinka ka dhacay hargaysa iyo gobolada kale.
    hadeyse somaliweyn ka mid ahyn oo sida sheegayaan kusoo biireen maxaa u keeney 1960 ka hor calankii SYL
    Reer Dhan oo isku balansadey inay taariiqda been ka sheegaan siyaayi iyo wariyab
    Xaqa hadii afka la qabto feeraha ayuu ka dilaacaa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      SYL IYO HOOYADOODII U TALYAANIGU WABIGA KAGA TALAABI JIREY ANAGAA WASNA

    • @ifk02
      @ifk02 ปีที่แล้ว

      Waa sheekadaan layaabay reerku been iskugu marqaati kici ogaa
      Tan ugu darana waa marka ey iska dhigaan dowladii siyaad bare oo geeska Afrika oo dhan laga wada baqayay in eey kaligood ahaayeen mucaaradkii afganbiga sameeyay somali oo dhan uu mucaradku lahaay lkn ayagu akligooda sheegta waa reer qayaali kunool yar iyo weyn

  • @RasmiTV24
    @RasmiTV24 2 ปีที่แล้ว

    Amb. Cawal illa cimrigaaga hadheereeyo

  • @shadiyaali9076
    @shadiyaali9076 6 ปีที่แล้ว +2

    caafimaad iyo cimri dherer baan u rajaynayaa cawil

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 หลายเดือนก่อน

    Weriyuhu waraysi xumaa wuu dhabqinayaa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij taariikh xanbaarsan

  • @abdirahmanalidaqare3864
    @abdirahmanalidaqare3864 ปีที่แล้ว

    Cawil hadalkiisa waxaa ku jiray , haddii aad walaalkaa tiraahdid waan cagayan, haddii uu ku yiraahdo tagimaysid ,walaalnimadii way dhimanaysaa. Haddii walaalkaa dhulbahante ku yiri waan tagayaa ,maxaad dagaalka ugu jawaabay?

  • @cqaadirmaxamed8635
    @cqaadirmaxamed8635 5 ปีที่แล้ว +1

    6 ------------------9 nin weyn waa yaqaan Geesi cawil

  • @HarrisonBriggs
    @HarrisonBriggs 5 ปีที่แล้ว +1

    Who’s the gatekeeper for this motel 6? Palm Bay. Malabar Road. February 24. 8:31 am.

    • @ahmedabdirahman3849
      @ahmedabdirahman3849 5 ปีที่แล้ว

      Harrison Briggs wait a sec u getting any of this😳

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 4 ปีที่แล้ว

      This is a code, does anyone understand what this guy is saying? He repeated it twice, so there must be something.

  • @ahmedyasin7838
    @ahmedyasin7838 6 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkan aadban uga faaiday, taariikh IGA maqnayd oo tii dalkayga hooyo loso maray ahyd ka helay. Ducaale adbad u mhdsanthay

  • @yusufkarami7648
    @yusufkarami7648 6 ปีที่แล้ว +1

    the first man to coup in somalia 1962

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 6 ปีที่แล้ว

    Kani weriye ma aha ee waa qabyaaliste, Alle kale jecli kan wariyaha sheeganaya iyo xurmadle Cabdisalaan Hereri Illaah sharaf ha siiye.

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว

      Bile Yusuf qabiilku ka sheekaynayaa qabyaalad maaha
      Wxa iskga ka qaldan qabiil iyo qabyaalad

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 2 ปีที่แล้ว

    Waa Laba beenlaabeyaal!

  • @gedifarahfarah6130
    @gedifarahfarah6130 4 ปีที่แล้ว +1

    Ducaalaw bal mar ku so casuun barnamijka Abdiraxman Aw cali

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 6 ปีที่แล้ว +4

    Muj cawil halyay dawladnimadi godka lagu riday radiyay lkn dulmigi fedhaha kadilaacay walina way garawsan la.yihiin walalhen QDW anaga somali isku kenay anagana kala dirnay unamalayn maayo inta wali xaqayagii idinku maqanayay inaad hagaagaysaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 ปีที่แล้ว +1

    Emmbasadr waxa uu u ahaa Aun Siyaad Barre

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 2 ปีที่แล้ว

    Soomali muuse care ayaa ugu ilbxsan
    Nuux ismaaciilkun waxay ku wanaagsanaayeen
    Khamriga iyo tumashada

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    dhalin yarow ka faa idaysi wacan

  • @kayseduale9136
    @kayseduale9136 5 ปีที่แล้ว

    Cabdillahi kongo waxa uu yidhi cawil wuu caray oo baqay

  • @sacadismail8957
    @sacadismail8957 6 ปีที่แล้ว +1

    Waanu suganey mar uun in aad keento danjire cawil ducale

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus9929 2 ปีที่แล้ว

    siciid Cali giir cabadilaahi siciid caabi maxamed Maxamuud siciid bidixle xasan kayd cawli Cali ducaale

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 6 ปีที่แล้ว

    Ducaale shaqo fiican ayuu qabtaa waxase badan waraysiga su'aalo soo dhexgalintiisa

  • @myusuf9511
    @myusuf9511 4 ปีที่แล้ว +1

    !! Cuqdad iyo been abuur taariikheed.

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 ปีที่แล้ว

      Ma runta cuqdada kkkkkkkk dalim yohow

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 ปีที่แล้ว

    Manch Allah buugisan ka akhriyey

    • @cabdaleyare5057
      @cabdaleyare5057 6 ปีที่แล้ว

      Inadeer hadad hargaysa joogto buuga waan raadiyoo waan waayee xageen ka helaa

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 5 ปีที่แล้ว

      Buuga magaciis wll

  • @mahadjama5674
    @mahadjama5674 5 ปีที่แล้ว

    Walhy taariikh faniyaa soo martay ninka

  • @buunijama8080
    @buunijama8080 3 ปีที่แล้ว

    Waa bibliotheek

  • @ismailomarfarah9585
    @ismailomarfarah9585 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadduu ruugcadaagii keenay

  • @mokhtarbaadil3801
    @mokhtarbaadil3801 6 ปีที่แล้ว +1

    Wad So Habsantay Ducale

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 ปีที่แล้ว

    Caqoyahan oo dhaanii wuxuu ahaa rer somaliland baal diib uraaca tarikhada

  • @mustafeosman4910
    @mustafeosman4910 6 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fuaadcaao7285
    @fuaadcaao7285 6 ปีที่แล้ว +1

    faduuud isaaq iyaga so dag dagay

  • @claahisaalax3775
    @claahisaalax3775 6 ปีที่แล้ว +5

    waar ducaale xagee lagaa helaa adiga ayaaba u baahan in wax lagaa qoro ama lagaa reebo

  • @fuaadcaao7285
    @fuaadcaao7285 6 ปีที่แล้ว

    dhamac abdi waa total poy

  • @suldaankaahmed1194
    @suldaankaahmed1194 6 ปีที่แล้ว

    ambassador cawil cali ducaale

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 ปีที่แล้ว

    kan waa wariyaha waa qabyaaladayste snm ah

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 6 ปีที่แล้ว +1

    adeer ordoo ina mire soo warysta ama ambassador congo ama jaamac yare naga daaya daba dhilifkoo

    • @baalidhayemedia4528
      @baalidhayemedia4528 6 ปีที่แล้ว

      Moh Othman
      nacaladyahay mawaxad ku maagaysaa xisbiga uu katirsanyahay mise reernimo kolay mid uunbaa kuhaya sida xanuunkee

    • @baalidhayemedia4528
      @baalidhayemedia4528 6 ปีที่แล้ว

      Moh Othman
      garac hooyadaa iyo fuckinka aad sheegaysaba kuyaal caydhii dadka ilaahay wax siiyay kaxumanjirtay dulli alle idin saar

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Hassan kkkkkkkk wx dhillo qayisha dhashay bd thyo candhada hablahooda laga biiliyo ciyaal fucking or taxiga cad😂😂

    • @baalidhayemedia4528
      @baalidhayemedia4528 6 ปีที่แล้ว

      Moh Othman
      idinkaa caado ulahaaye hasoo celinin sheekada burco na waxa lagama yaqaane adigaa u eeg walaashiis wase

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Hassan kkkk ma adigoo ina sii bakhtiya ayaa hadlaya oo dawarsi lagu dhalay wr wxu show futo xuntiibu ahaaa😂😂👈 taxigii caddaa waa sheeko caana hdd reer burco thy inan gumeedyhow inan gumewdku dhalay

  • @conflictresearch5712
    @conflictresearch5712 3 ปีที่แล้ว

    Ducaale cunsuri ayaad tahay midakale duqa ka dhaaf sheeka waska .midakale ma wax gobal ka badan ayuu lahaa isaaq

  • @hassanalidaher3753
    @hassanalidaher3753 6 ปีที่แล้ว

    ducaale dadka oo isaga u gaara buu ku waraysan jiray markan malaha wuu wayay cidii uu soo ururin jiray

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 4 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan iyo Kan wareysanayay waa labo beenaale Waxay ku beenabuuranayaan dad dhintay oo ka hooseeya

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan ducaale la yidhaahdo wuxuu waraystaa raga reer galbeedka ah uun Somaliland barigeeda cidna kama waraysto

    • @cakulemedia330
      @cakulemedia330 6 ปีที่แล้ว

      Wllo saadaat muuse sawka waraysta Abwaan hadwari ,pro Cali khaliif iyo qaar kale

    • @gedifarahfarah6130
      @gedifarahfarah6130 4 ปีที่แล้ว

      Halgamashii snm waxay u badnayen galbeedka

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      WAA JIIR HAAN KU WAYNAADAY

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว

      Waar ninkan uu waraysanaya waa nin bari reerka ugu culus ee ugu baldhan kasoo jeeda waa nin garxajis hy ah

  • @gaargaar8130
    @gaargaar8130 6 ปีที่แล้ว

    Been hadana heeg bay u dacwoodeen ku lahaa heeg mana jirin e reerahaas ka yaabey a ani

    • @adenibra6999
      @adenibra6999 6 ปีที่แล้ว +1

      Taariikhda bari intaanad wax aflagdeen heeeg waxa la aasaasay 1945

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 5 ปีที่แล้ว +1

      Established in 1945 by the UN Charter, the court began work in 1946 as the successor to the Permanent Court of International Justice. Ignorance is a bliss!! Reerahaas 100 sano ayaa kaa horeeyeen

  • @abdulahiaden6804
    @abdulahiaden6804 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij buka oo kala fogeenta umada soomaaliyeed loogu tala galay taariikhdana been ka sheegaya shacabka kana cuqdad ku beeraya cinqalaabka uu sheegaya 61 ka dhacay waqooyi waxaa kadanbayay koox ingriisku soo barbaariyay kana soo horjeeday xoriyada dalka gumeestihiibaa ka dhaadhicayay inay cinqilaab sameeyaan lkn shacabka ayaa ka soo horjeestay iyo dawladii soomaaliya ninkaa waraysiga bixinaayo aabihii waxuu ahaa jaajuusiintii ingriiska

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +1

      Adinka jaajuusintii talyaaniga ahaa.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      Daaroodku meel walba calaacal ayay lataagan yihiin

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 4 ปีที่แล้ว +1

    Cawil cali ducaale waa shakhsiga ugu mudan wax la dhagysto alle ha xafido

  • @HarrisonBriggs
    @HarrisonBriggs 5 ปีที่แล้ว +1

    Who’s the gatekeeper for this motel 6? Palm Bay. Malabar Road. February 24. 8:31 am.