Sow Guba Inaan Furo, Fu’aad iima Geyeysiine - Gabay Gudgude Silsiladii Guba 3 Abwaan Axmed Heelaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Gabaygii Gudgude Saddex iyo Axmed Heelaale.
    Wuxuunbaa gadaal iigu celin kaan guntood xidhaye.
    Sow Gubba Innaan Furro, Fu’aad iima Geyeysiin
    Nimankii Garaadadaa ahaa, Geddo wanaagii’ye,
    Gunnimay ka doorteen magacii geedsanka ahaa’ye
    Aniga iyo hablaha la galmoon waanu gudboonahay,
    Geddii uu tilmaamuu tolkii galabta joogaa'ye

ความคิดเห็น • 10

  • @MarwoGela
    @MarwoGela หลายเดือนก่อน

    Alle ha u Naxaristo Abwan somaliyed

  • @abdifatahhassan1776
    @abdifatahhassan1776 หลายเดือนก่อน

    ILAHAY naxariistii jano haka waraabiyo abwaanka

  • @taqiomer
    @taqiomer ปีที่แล้ว +2

    Allah khayrka Nawafajiyo

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว +3

    Saw in daarood gun yahay gabay kumaad muujin

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 7 หลายเดือนก่อน +1

      Gun eebbe nagama dhigin gobtu ma jabtee waa liicda abwaan heelale alle haunaxariiste sababtii uu gabaygaa noogu tiriyey maanta waan garanay tol buu ahaa ceeb markaa taagan buu na xasuusay nimankii garaadada ahaa gaare libintiiye baa ka dambaysay

  • @bedwaaqcawsgurow6401
    @bedwaaqcawsgurow6401 6 หลายเดือนก่อน

    Allow u naxariiso!

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan soomaaliyeed❤❤❤❤

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว +2

    Saw in daarood gun yahay gabby kumaad muujin

  • @Khaalid-ow4dg
    @Khaalid-ow4dg 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 isaaq gumaystha gaamury alxamfulilhaa isaaq iga dhigy sidaan darood u gumaynayn

    • @ExcitedPiano-oz8mw
      @ExcitedPiano-oz8mw หลายเดือนก่อน

      Maxaabiistaada soo furo fulayow😂