ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GABAYGII JWXO BA MA LAYSEEN QAYBTIISII 2AAD EE HALA JARO IYO ABWAAN AHMED HEELAALE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มี.ค. 2018
  • FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

ความคิดเห็น • 25

  • @feisalhanad2879
    @feisalhanad2879 3 ปีที่แล้ว +4

    Abahay macanow Allah ha ku naxariisto janada guri allah ha kag dhiso boskad kabaxday bay cidi buuxinkarin

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah adeer. Ma aabaha buu ahaa

    • @daahirgurbiye8275
      @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

      Allah u naxariisto aabbe intaad jeclayd baanu jeclahay geeriddiisana waaanu ka wadda xumaanayblkn alle tiisa lama dhaafi karro wll aakhiro baanu jano ugu ducayneynaaaaa

  • @fatumaabdullahigure7478
    @fatumaabdullahigure7478 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto Abwaan Axmed Sh. Ali -Heelaale-

  • @yuusfabdihayi6689
    @yuusfabdihayi6689 2 ปีที่แล้ว

    Ilahoyow unaxaris abwan helale abwan somaliyed bu aha

  • @xudayfemaxamud5011
    @xudayfemaxamud5011 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso

  • @abdirizackibrahimnoor7482
    @abdirizackibrahimnoor7482 ปีที่แล้ว

    Alle hau naxariisto abwaan heelaale❤

  • @stronston36
    @stronston36 3 ปีที่แล้ว

    He was the only poetry popular man for the Ogaden region people against the Ethiopian rebels

  • @iqrahaaji7777
    @iqrahaaji7777 ปีที่แล้ว

    Allow kunaxariso

  • @ilwadquruxnuur9712
    @ilwadquruxnuur9712 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaw kunaxariiso

  • @cabdullaahiabdishakur2713
    @cabdullaahiabdishakur2713 ปีที่แล้ว

    Waa gabay murti leh

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว

    Alhaa unaxriisto abwanki qaligaah heelale

  • @baaldahab7464
    @baaldahab7464 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariso 😢😢😢😢😢😢

  • @abdinasirabdukadirfarah8624
    @abdinasirabdukadirfarah8624 4 ปีที่แล้ว

    Alow sii naxariistaada,

  • @FaaraxXuseen-tt7sd
    @FaaraxXuseen-tt7sd 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @stronston36
    @stronston36 3 ปีที่แล้ว

    Rahima hullaah waa abwaan Ahmed sh Ali (heelaale)

  • @bashiiraxmad8779
    @bashiiraxmad8779 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakuuu naxariiisto

  • @khadarbadal5989
    @khadarbadal5989 5 ปีที่แล้ว

    Aloow unaxariiso

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso

  • @hasssangaaciye5489
    @hasssangaaciye5489 4 ปีที่แล้ว

    Sxb bahada qari jiqod waxan idinka codsan gabaygii uu odhan jiray jajabiyo jidada taakhatiyo jeedaliyo faaarso jiibada galalsho gursum iyo jaanta baabiliyo jeerinkiyo jarida fiiq wixii jululba loogaadho jirjir baaliya salaxaad jidadka looqaado jidka gala nageyliyo ilaa jabada liibaana plz gabaygaa igu cawiya waan waayaye

  • @abdikadirmohamed137
    @abdikadirmohamed137 4 ปีที่แล้ว

    Plz waxaan ubahnahay in ad soogalisaan gobeygii jenleyda ahaa ee jwxbo ba maleeyn part one jalfisba LA kici ahaa

    • @QarriJiqood
      @QarriJiqood  4 ปีที่แล้ว

      wuu ku jiraa walaal ee Qaybta Playlist ga GABAYADA HEELAALE ah tag waad ka helaysaaye

    • @abdikadirmohamed137
      @abdikadirmohamed137 4 ปีที่แล้ว

      @@QarriJiqood ugasoow waan ka waayay plz isoo high lad garee comatiga

    • @hasssangaaciye5489
      @hasssangaaciye5489 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay janadii hakaa waraabiyo wadani wakhtigiisii uhuray ogaadnia ayuu ahaa helale Rabi janadii fardowsaad haka waraabiyo