Ilaahoow hooyadan walbigeda u Qabooji o gabadheedii u so celi Yaa rabi Amiin. Mashruuc weye larabo dhalinyarada dalka in looga saaro lana nac siiyo Dalkooda hooyo
Hooyo gabadhaada ayadoo dhinac walba ka nabad qabta Allaha kuu soo nabad celiyo Abdiasiisoow reerkani waxay u baahan yihiin Kaalmo dhaqaale waad maqlaysay hooyadaan dhibka kale oo dhaqaale la'aanta ah sow ma fiicna inaan u kacno oo ku caawino duco & Daryeelba please arinteeda dib ugu soo noqo si dadka u caawiyaan
Allah u sahlo waa hooyo murugeeysan.gabdhaas iyo gabdho iyo wiilal intii maqan Allah aqbaar deg deg ah Allah siiyo Dowlada hala kaarsiiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
Allah hasahlo hoyodan amureheda gabdheda yaa rabi u soo celi ameen
Ilaahayoow maamada kafarxi. Murugada kadulqaad ilaahayoow gabadheeda albaabka oga soogali aamiin aamiin aamiin
Ilaahow ilmaha maqan soo wada sahal
Ale haku sahlo hooyo mcn😢😢😢😢😢😢
Allahau u soon dhaweeyo
Ilaahoo soo sahal gabdhaha maqan
alaha SW ha u sahlo hooyadan gabadheedii
Allaaaah swc. Hakuu soo sakhiro ilmahaaga daallimiinta kaa af duubtayna ha kaaga soo celiyo.
Subxanalah xazbunalaahi wanicmal wakiil yaa rabi Ilaahow u sahal gabadheeda iyo inta maqan yaa rabi ☝🏻☝🏻🤲🤲
illahaya ha soo sahala mamma Gabdheda rabi ha soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa
Yaa allaah yaa allaah yaa allaah yaa allaah
Soo ifi gabadhaan
Allaahuma amiin yaarabi
Hooyo Allha kuu soo celiyo Gabadhaada
Allah so sahlo
Xasbiya allah wa nicmal wakiil.
Illahow u soo nabad celi gabadheeda. Illahow dalkeena nabad nooga dhig
Ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhada insha allaah
Ilaahow gabdhaha noo xifdi gabdheyga saas waye meel makasayan allow kuu sahal abayo mcn
Allaah hawsoo sahlo
Illaahay ha kuu soo fududeeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
Ilaahey Ayadoo nabad qabta hasoo celsho Wllaasheen.
Allah ha uu sahlo gabadheeda hooyo macaan
Ilaahaw gabadheeda usoo celi
Inshalah waa kuu imaanaysan Alle aan kuu barinay wax kaa farxiya Amiin
Ilaahoow hooyadan walbigeda u
Qabooji o gabadheedii u so celi
Yaa rabi Amiin.
Mashruuc weye larabo dhalinyarada dalka in looga saaro lana nac siiyo
Dalkooda hooyo
Ilaahay hasoo sahlo gabadha yar.
Alle ha usahlo, mumada halacaawiyo waa daruufeysantahey Qofkaste waxuu awoodo hooyo ha u diro Insha Allah
Ilaahoow kuu sahall waa arin naxdin leh
Allah soo sahlo
amiin❤❤❤❤
Yaa Rabbi illahow u sahal
❤❤❤❤❤❤❤
Alh soo sahlo yaa rabi😢😢😢
Allaaha so sahlo😢Insha'Allah
Allhwo uu so sahala 😢
Allow usso dhawee
Masha Allah guul iyo gobanimo walalkey
Allaha kuso sahlo walaal
Illheyoow u sahal
Yaa rabii uso celi 😢
ILLAHEY HA KU SAHLO HANA KU XIFDIYO GABADHADA
Habo hooyo u so noqo wåaxa ka mid tahay hawada ay ku noshahay hadii kale xayi ma leh la,aantada❤❤❤ so celiya ama soo hadal siiya
Reer, Muqdishu hallistaa ka dhiidhiya oo ka hortaga. Wixii dhibaato ah. HOOYADAANA IN KA CAAWIYO, DADKA AFDUUBKA SAMEYNAAYA QABIILKOODA IYO KUWO CAAWINAAYA.
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
Ilaahow usahal
Illahow ku so dhawee insha Allah
Ax.ilaahow.kuso.nabad.celi
Reer muqdisho iyo dowlada hadeysan wada shaqeynin nabad heli mayaan tankale dowlada si cadalad ah ha u shaqeyso
I am from 🇩🇯 hadaan arkoo waa kusoo waaca insh' ALLAH
WALAAH
Sorry walashey for the missing of ur daughter
Illahaow gacanta cadowga ka soo saar ,hooyadana allaha qalbaiga u qaboojiyo
WalaxuMahaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
allow so aruuri.
Ilaahay hooyada kurbada Farhad hawgu bedelo
Aawey dawaladii aamank ilaaliyey
2080🌜
Gabadhaa waxaanu leenahy hooyo mcn wax kudhaama majiraan usoonoqo hooyadaa plz
😢😢😢😢😢
Asc cabdi /casiis saaxiibadey ayaan kala dhuney 34sano ka hor mabaafin karaa switzerland baan kaala xiriirayaa
Allah ha u sahlo
Sorry maam.
Ayaantaan gabdhaha waala afduubanooyaa ilaahayow ma badbaadso.
Hooyo gabadhaada ayadoo dhinac walba ka nabad qabta Allaha kuu soo nabad celiyo
Abdiasiisoow reerkani waxay u baahan yihiin Kaalmo dhaqaale waad maqlaysay hooyadaan dhibka kale oo dhaqaale la'aanta ah sow ma fiicna inaan u kacno oo ku caawino duco & Daryeelba please arinteeda dib ugu soo noqo si dadka u caawiyaan
Xasbiya laahu wanicmal wakiil