ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Alle hakuu soo iftiinsho Hooyo macaan sahal maaha Hooyo
Allah U sahlo Amin 🤲
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun maamada haday noosha hay koley wey so raadìn lahayd ama baafin lahayd hooyo waa beer waa naxariis waa dugsì Isaguna wuxu ku qaldanaa inuu raadiyey ahayd
Illaahay ha ku sahlo waa la soo helayaa Habo
Waa nacas kani hooyadeey cid ii diidi karta malaha Anigoo weeyn in aan raadiyo
Allah u sahlo hoyadii
Wcs wll ilaahay ha ku sahlo hooyo mcn waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
Allaah haydin kulmiyo walaal bi idmillaah
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin
Cabdi casis sida u yabantaha u yaabay nin xariifa ku dareemo karo
NINKAAN WAX BADAN AYAA KA QALDAN. NAXARIIS KAMA MUUQATO
ALLAHA USAHLO HOOYADIIS OO NABAD QABTO
مشاءالله تبارك الله 🇸🇴👍
Ina abaa mcn Allah ku sahlo my brother
Haduu ree mudug ahaan lahaa 10 sanojir buu hooyadiis utegi lahaa dadkaan dhooboyda ku koraa waa madaxa katirso macno kale malahan.
Alaha ufududeeyo hooyo mcn
Wcs Ccasiis walllo Ducada Aaaaaamiin Allaah ha usahlo.aamiiiin
Alle hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
AMIIN YAA RABI
Abduqaadir Ali Sawaaxili oo isaakh ah aa Abtigiis ah Isaakhow u keena Abtigii.
Macluubaad badan buu hayaa wuuhelayaa inshaa allaah
Allaha u sahlo eheladisa
Hooyo MCN intas ina Ka maqnaato ma,aheyn
Allaha kuu sahlo laakin hoyadaa oo nool intaa 44 sano soogaraysay maxaa hoyadaa uradin wayday
Allaha usahlo hooyo mcn insha Allah
Ilaahey haku saqiro hooyadaa
36 sano
Ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah ❤
Wale waa la kala lusanaa
Allaahuma aamiin yaa rabbi
Axaxaxax habo habo isaaq nimo haloraadiyo
Habo mcn waan wiiroday ax odaygu xumaaye Aniga hoyaday mcn Reer shiiq isaxaaq waxka dhal jecel dadnimo karti nadaafad hufnaan ax ax bal muxuu ugala hadhay?
Allaha U Saqiro
Kani hooyo uma baahna, lacag uu rabaa
Maya lacag ma rabo hooyo ayuu rabaa
wa dhibka abayasha somaliyed qarkod gestan
Allha u sahlo hooyo mcn
Bisinka ninkani wa caasi hoyadii maradin
Alaha u sahlo hoyadii aamin
Abbahay ma ku saxnaay in uu wiilkiisa, ka reebto hooyo wiilkaan.?
Maya wuu xumeeyay inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
Kii qaataa waa inuu ka kale la xidhiidhiyaa ilmaha oo aaanu kla jarin
codku wa gaban yahay
Alle hakuu soo iftiinsho Hooyo macaan sahal maaha Hooyo
Allah U sahlo Amin 🤲
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun maamada haday noosha hay koley wey so raadìn lahayd ama baafin lahayd hooyo waa beer waa naxariis waa dugsì
Isaguna wuxu ku qaldanaa inuu raadiyey ahayd
Illaahay ha ku sahlo waa la soo helayaa Habo
Waa nacas kani hooyadeey cid ii diidi karta malaha Anigoo weeyn in aan raadiyo
Allah u sahlo hoyadii
Wcs wll ilaahay ha ku sahlo hooyo mcn waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
Allaah haydin kulmiyo walaal bi idmillaah
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin
Cabdi casis sida u yabantaha u yaabay nin xariifa ku dareemo karo
NINKAAN WAX BADAN AYAA KA QALDAN. NAXARIIS KAMA MUUQATO
ALLAHA USAHLO HOOYADIIS OO NABAD QABTO
مشاءالله تبارك الله 🇸🇴👍
Ina abaa mcn Allah ku sahlo my brother
Haduu ree mudug ahaan lahaa 10 sanojir buu hooyadiis utegi lahaa dadkaan dhooboyda ku koraa waa madaxa katirso macno kale malahan.
Alaha ufududeeyo hooyo mcn
Wcs Ccasiis walllo Ducada Aaaaaamiin
Allaah ha usahlo.aamiiiin
Alle hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
AMIIN YAA RABI
Abduqaadir Ali Sawaaxili oo isaakh ah aa Abtigiis ah Isaakhow u keena Abtigii.
Macluubaad badan buu hayaa wuuhelayaa inshaa allaah
Allaha u sahlo eheladisa
Hooyo MCN intas ina Ka maqnaato ma,aheyn
Allaha kuu sahlo laakin hoyadaa oo nool intaa 44 sano soogaraysay maxaa hoyadaa uradin wayday
Allaha usahlo hooyo mcn insha Allah
Ilaahey haku saqiro hooyadaa
36 sano
Ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah ❤
Wale waa la kala lusanaa
Allaahuma aamiin yaa rabbi
Axaxaxax habo habo isaaq nimo haloraadiyo
Habo mcn waan wiiroday ax odaygu xumaaye
Aniga hoyaday mcn Reer shiiq isaxaaq waxka dhal jecel dadnimo karti nadaafad hufnaan ax ax bal muxuu ugala hadhay?