Waa sameeyey like & ganbaleel intaba ee Samir dadka qeyr sameeyaa wax buuran ma helaan Halka kuwa munkarka ay helaan halmalyan ay helaan Waadku mahadsan tahay caawinta dadka kala maqan alaha kaa ajarsiiyo
ana waxaa iga maqan alla ha unaxariistee caruurtii adeerkay oo 30 sanna ka hor kunoolaa ethiopia kililka 4aad oromada gaar ahaan balbalayti waxaana ladhahaa axmed diini jihaad oogle maxed jihaad oogle
Maasha allah alxamdulilaahi alihii isu sahley dad is dhalay oo kala maqnaa muda badan waxaa kaloo mahadsan cabdi caziz iyo dadka somaliyed oo shergareyey
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin
asc wll waxan rabay inad ugucawiso radinta abahey fadlan mahadsanid
Cabdiaziiz wiilka lahelay hooyadii Xaawo ma nooshahay
Waa sameeyey like & ganbaleel intaba ee Samir dadka qeyr sameeyaa wax buuran ma helaan Halka kuwa munkarka ay helaan halmalyan ay helaan
Waadku mahadsan tahay caawinta dadka kala maqan alaha kaa ajarsiiyo
masha Allah waan kufaraxsanahay farxada umada islaamka gaar ahaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan dadka kala lumay ee is helay adigane allah hakaa farxiyo Aakhiro iyo aduun insha Allah salaanta waan gudoomay mid lamida ayaan hawada idiin soomariyay asc
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء يا عبدعزيز عبدالله محمد
Maansha allaah maansha allaah ilaahay baa mahadle Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo haddii uu Caruur leeyahay
Well done 👏 I’m with you and your organisation x somalinimo forever ♾
Ilaaaahy haku barakeeeyo wlo Abdiasiis really👑👑
mahadsanid abdicaziz khayr ale ha ku xafido huuno qaali aamin aamin yaa rabi
Mashaa alaah tabarakalaah cabdicasiis ilaahay ha ku xifdiyo sidaad umada u caawiso alaha kuu cawiyo
Masha allah jazaklah kher abowe
Maansha aalla tabarakalaha aalla wll qali guul guul guul guul
1milyan baanu gaadhsiinayna insha Allah bro you're very very good person mansha Allah jasaka laah khayr bro
Abdixaziiz walal wad duceysantahay duceysanow alle hakudhowro
Illaahey kheer ha Ku siiyo cabdicasiis
Masha Allah aqii jazaakumullaah qeyra
Maanshallah Abdiasis guulayso adiguna shaqo fiican ayaad uwadaa umada somaaliyeed ee kala irdhoobay.
Asc cabdi casiis walla guuleso inshaallaha
Masha Allah Allha isku kiin barkeyo insha Allah
Masha allah farxada alla hano badiyo wll mcn shukran
Mash Allah tabarakaallh iLaahey ha ku barakeeyo Cabdicasiis Jazaakallh kheyran
Man Shaa Allah jizaklahul kher
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay cabdi Casiis khayr aan dhamaan haku siiyo
Alle shartooda hakaabad badiyo kuwa magacaada kuqaraabanyo ajirn iyo xasanaad alle kusiuyo walal
Maashaa allaah congratulations 👏
Masha allaaaaaah illaaaaah baa mahad leh Adigana illaaaah haku sugo Cabdicaziis
Masha alaha alaha ku siyafiyo
Masha abdi aziz
One milion ayaad u qalantaa Cabdicasiisow waxaana rajeynayaa inaad gaarto insha Allah, weliba sanadkaan inta uusan dhamaanina inaan 500k kuugu Hambalyeyno
Al xamdu lilaahi
Wcsww walle aad baad umhadsanthy sidaad u caawineyso umada alle hakuu caawiyo
Lkn wall mid samee waxa aad dooneyso inaad sameyso inshaa allaah baa la raaciyaa doonista alle la aanteed waxba ma sameyn karno insha allh haka tagin wall alle haku barakeyo
Mashaa alaah ilaahow kuxafad yarabi
Jazaa kallahu kheyr
masha’allah tabarakallaah ilaahay bay mahadi u sugnaatay 🙏🙏🙏
Masha.allaaah ilaah haka abaal mariyo sida umado iskugu xirto 👏👏👏👏👏💪
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا عبد العزيز جزاك الله خير
Masha Allah tabarakalah Ilahay ha u siyaadiyo adigana Ilahay ha kaa farxiyo Abdiaziz
Maashaa alah tabarakalaah hambalyo hambalyo ❤️💕🌹🎈🎈🌹🌹💕💕💕abdi aziz kheyr badan alah hakusiiyo 🎈🎈🌹🌹🎈🎈👍🎈🎈
Maasha allh Hambayo
Masha Allah walwal qali Allaha ku xafido ❤️❤️❤️🥰❤️🙏
wan dawaday bafintii mansha allah adna wll khayr allah ku siiyo
Mansha allh congratulations 👏🎉🎉🎉
Riyali noogu dhaqso farxada
Manssha alaah ilaahay ayey mahad usugnaatay
and ayan.uxasuustaa.guul.weye.masha.alaaaah
Waw masha allah tabarakalah
Hambalyo hambalyo abowe adigana allha ku xifdiyo
Masha Allah Ilahay haku xifdiyo walal halyeygi umada somaliyed ukacaybaa tahaye
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Waan lafaraxsanahay maanshallaah
Mashaa allaah Somali wax wayn baad uhaysaaye ilaahay hakaa abaal mariyo
Mansha allah Hanbalyo Hanbalyo aabo Somaliyeed
Masha Allah Abdiaziiz walaalkey horay u soco mahadsanid
جزاك الله خيرا
ana waxaa iga maqan alla ha unaxariistee caruurtii adeerkay oo 30 sanna ka hor kunoolaa ethiopia kililka 4aad oromada gaar ahaan balbalayti waxaana ladhahaa axmed diini jihaad oogle maxed jihaad oogle
Ilaahey ha ku fududeeyo howshan adag oo dadkeena aad ku caawineyso alle ajir ha ka siiyo sii wad dadaalkada
Axdllh axdllh axdllh waa illaah mahadiis adigana ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo aamiin aamiin
M.a wallahi saa ugu farxay ma maleysan kartid
Mashaa Allha Abdi Caziis
Baraka Allah Tabaaraka Allah.. jizaaka Allah kheyr walaal Abdiaziz Really.
Masha allah waa farxad
Mashallh wallo allha haku xafedo
ماشاء الله جذاك الله خير
Mansha Allah
Ilaahey khayr ha ku siiyo cabdi cadiis
MAANSHAA ALLAH
TABAARAKA ALLAH
Masha allh ale hakubarakeyo huuno
ManshaAllah TabarakaAllah
Inshllah maalin unbaan arki doonaa mahamed amiin oo faraxsan
Insha allah
Maasha Allah anagana waan ku jecelnahaye Allah haku jeclaado
More than 10 million insha Allah
Masha allha 💯💯
Man sha Allah
Allaha siyaadiyo farxadaha dhamaan
Manshallah Manshallah allaha kubarakeeyo
Maansha Allaah☝️
c.casis waladulsaalix sida aad ugusamafasho umada I somaaliyed si k.s. adigana alla hakuugusamafalo aamiin aamiin aamiin
Masha Allah hamablayo
Mmshhlhu wn kula socdaa clcaziiz asxabta kugu xiranaa kamid ahynaaa allha ku xafido shaqa adag baad heysaaa thnks🥰🥰🥰🥰🥰🖐🏻🖐🏻🖐🏻🖐🏻🖐🏻🤲🤲🤲
Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey ayey mahad u sugnaatay aabahaan wiilkiisa u sahlay
Masha alah
Mzha Allah farxad Alxmllah❤
Maanshaa allah Illahey Ajir haku siiyi
Masha allh wll qaalia alle ha ku xafido
M.a allaha kaa farxiyo adigana
Man sha alah hambalyo ala ba mahad iskale
Maansha alaahu akbar
Maasha allah alxamdulilaahi alihii isu sahley dad is dhalay oo kala maqnaa muda badan waxaa kaloo mahadsan cabdi caziz iyo dadka somaliyed oo shergareyey
Mansha Alllah aadan ugu farxay wiilkaas aabihis inuu help aad ayay muhiim utahay
Masha allaah 💕💕💕💕💕💕💕💕
Guur reer koonfur waali badanaa
Masha Allah
Asc Alllxamdu Lillaah Waa Faxad Hadey Is Helen Adigana Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
Mahadsanid walaal
Adeer tuusu waa waali iyo Haley qaado waan gaboobaye laakiin ilaahay waa xaq soore
masha allaha hambalyo hambalyo
MaashaAlLaah sidaad dadka ugà farxisó ILAAHAY swt ha’kaaga farxiyó InshaAlLaah 🤲🏽Aamiin yaaRabbi!
Manshallaah gulayso
@@yurubadenahmed3386 JazakalLaahu kheyran.
Maashaa allh
Masha Allaah haday isheleen
Mashaa Allaah tabkalaah
Mashaa allaha wll
Alxamdulilaahi
ماشاء ألله
Cabdi casiis Illahay janada hakuugu abaal gudo
Insha allh waxaa farxadaa kamid noqon doona wiilki yara e bilaa ehelka ahaa yaa rabi uu kujiraa
Mahadsanid cabdicasis realy barnaamijka keliya ee aan like gareeyo marka laga reebo barnaamijyada diinig ah