Waayeel dadow | maxamed mooge | lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @RuthWanupdirahmanYusuf
    @RuthWanupdirahmanYusuf 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ereyadii ❤ filasoofar abwaan dhaafey maxamed i warsame hadraawi ❤❤ Aun❤

  • @dhaameelshow1818
    @dhaameelshow1818 4 ปีที่แล้ว +2

    Tani waxay ka mid tahay ku waan ugu jeclahay❤ heesaha somalida
    Thanks bro👍

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mirihii=maxamed ibrahim warsame {hadraawi}
    laxan-kii cabdikariin qaarey jiir
    Codkii maxamed mooge libaan,
    Wax-yeello halkey u taalo nafteyda maxa ka waanshey walalkey niman u haystey muxu wado ii fariistey
    3-6-2024 haben isniin soo galeyso goorshegtu waa 3:40 habenimo
    Mid kamida heesaha aan soo mari doonin gayiga soomalida"

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 หลายเดือนก่อน

    Jacaylku muxuu i wiiqay
    Muxuu wadnahayga shiilay
    Naftayda Maxaan ka waanshay
    waxyeello halkay utaallo 😢😢
    Kalsooni daro darteed kuma dhaco qofka aan jeclahay in aan guursado 😭😭😭🥲because waa wax aan isaga ka arkay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii hadraawi laxankii c.jiir codkii m.mooge liiban

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa wacad layla qaatay
    Rumeystay wallaahi beena
    Wanaag anigoo sameeyay
    Maxay wadhi ii dambeysay
    Innaba caadi ma'ahan runtii heestan💯 waa hees ayay is kugu tageen 3 legends oo fanka soomalida meel sare ka gaaray waxayna kalayihiin;
    * Ereryadii: Maxamed Ibaraahim
    Warsame "Hadraawi"
    * Codkii: Maxamed Mooge Liibaan
    * Laxankii Cabdikariin Faarax Qaaray "Jiir "
    Allaha u naxariisto dhamaantood
    Waxay ku jirtay heestaan Ruwayadii " Aqoon iyo Afgarad "
    Waxaan dhagaysanayaa habeen Axad ah taariikhduna tahay,
    Sun, 29/Sept/2024 1:40 Am

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 10 วันที่ผ่านมา

    Walaalkay niman u haystay muxuu waran ii afaystay oo hadana wado ii fadhiistay

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u nacristo😢

  • @ahmedsadak2
    @ahmedsadak2 6 หลายเดือนก่อน

    2022 xili ad nogu adked aniga iyo abdiweli mohmed hassan ayan wada dhegsan jiray hestan (wadeco maxan ilalshay waraabe ka so kaxeyay sac weyda maxan u dhanshay walwaal uga so arooray halkisa ku so warabshay maxan wali soo kaxeeyay wadado maxaan u yeray u logay wankeyga fican wax yelo halkey u taalo nafteyda maxan ka waabshay walalkey niman u haystay muxu wado i fadhisty

  • @XafsoQuen-y7n
    @XafsoQuen-y7n 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 10 วันที่ผ่านมา

    Waar yaa waalan adiga iyo ayeydaadii 10 ayaa waalan oo fiiftaa halyey sheekada Riqiiskaa dad aan ku aqoon uga sheekee

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 7 วันที่ผ่านมา

    Naag xun bilaa akhlaaqa wax nijaasa ayuun baa sidaa noo hortasgan kirida imisaad bixinaysaa si ilka hooyadaa ayaan bixinaysa ID mahaysataa adaan gurigaaga ku soo ilaabay xalay imisa hadaadan ID haysan geli

  • @mustafyusuf3423
    @mustafyusuf3423 7 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunyo Nacalaa adiga iyo inangumeedka kuuaal bal dad qalbiga ka ooyaya oo indhahooda limo laga waayey balkawaran bal adigu waataase si dheh

  • @CabdiKhadar-hk1hj
    @CabdiKhadar-hk1hj 3 หลายเดือนก่อน

    Aaaas

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 3 หลายเดือนก่อน

    Hadraawi, mucjisadii halabuurka, aqoonta iyo falsadda.

  • @Mihi_j.m
    @Mihi_j.m 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢