MAXAMED MOOGE HEESTII ABIDKAYBA WAAN JIRAY LYRICS 2017 QARAAMI KABAN KICIS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 878

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 2 ปีที่แล้ว +212

    Heestani waxa ay dawo ka dahay xanuuno badan oo nafsi ah :Sida kalsooni darrada, jiljileeca ,Calaacalka iyo rajo beelnimada. sidoo kale waxa aykugu dhiirigalinaysaa adkaysiga wayaha, wajihida cadowga iyo sugnaanshaha wakhtiga adag. Waayo badan oo adag oo aan la'aanteed heestan aanan ka baxeen oo aan is dhiibi lahaa ayaan kaga baxay dhiirigalintiisa Alle godka hawnuuree.

    • @Abdi-rahmanAli
      @Abdi-rahmanAli ปีที่แล้ว +2

      Beenta maaha kalsooni ayay ku siinaysa ❤😢

    • @mohamedfuture6903
      @mohamedfuture6903 ปีที่แล้ว +5

      Xaqiiq weyaan mararka qaar adoo is adkayn kara ha isku dhibib xaladaha

    • @mohamadnorelmi2426
      @mohamadnorelmi2426 ปีที่แล้ว +1

      Fact

    • @munoabdiabdinaam4011
      @munoabdiabdinaam4011 ปีที่แล้ว +2

      Been maha wakhti lay ciilay ban dhagasan jiray alax walaga baxa sabir kadib

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 ปีที่แล้ว +1

      ​@@munoabdiabdinaam4011aad iyo aad wlshey cadowgaaga how liicin weligaa 😊

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 4 ปีที่แล้ว +118

    Waxaan ummada soomaliyeed uga tacsiyadeynayaa marxuum maxamed mooge liiban oogeer xaq ah kutimid anoon soo garin noloshiisa 😭😭wuxuu kamid naqday
    SSDF /SNM asoo ugu danbeyn kudhintay awaare😭😭😭 From muqdisho soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Aan uduceyno
    MAXAMED MOOGE LIIBAN

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 2 หลายเดือนก่อน +13

    Heestan loo bogay ee ku sifoowday halganka, dhiiranaanta, adkaysiga, isku kalsoonida iyo geesinimada waxa ku mahadsan abwaankay ka soo maaxatay maskaxdiisa waa Abwaan Cabdi Qays iyo Abwaanka ku luuqeeyey ee codkiisii dahabiga ah bulshada ugu soo bandhigay Maxamed Mooge Libaan.✅✅✅✅❤💯👍

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว +72

    Heestan malaa kun jeer waan dhegeystay. Innaba caadi maaha Maxamed Mooge, Naxariistii Janno Eebe ha ugu deeqo.

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 3 ปีที่แล้ว +48

    Heestan waa heestii labaad ee aan ku barty Maxamed mooge waxaana iigu horaysay aniga oo 7jira 2008 Radio waxaan dhigan jiray malcaamad waxaanan heestan ka maqlay nin markuu qaylayo cajalado wada qaraamiya haysty heestana mar walba waan dhegaysan jiray aadna waan u jeclaa marwalbana waan Qaadi jiry ilaa hadana oo aan ahay 20jir ahayna waan dhegaystaa Alle hakuu naxariisto mohamed mooge

    • @cabdiwalinasta1468
      @cabdiwalinasta1468 2 ปีที่แล้ว +1

      Heeskii Koobaad ee aad ku baratay. Ma xasuusataaa . Teebeeyna a heyd

    • @liibaancaraboow9861
      @liibaancaraboow9861 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdiwalinasta1468Aniga Heeskiisii Koobaad 1aad Ee Aan Bartay Waxey aheyd mid Uu Magool La qaadayo oo ah
      Waxaa Dhacay Abaaraha
      Oonka iyo Gaajada

    • @garsoorkadegmada5983
      @garsoorkadegmada5983 2 หลายเดือนก่อน

      Dee mrka 24 jir ayad hada tahay mhoo

  • @craxmaansomali7708
    @craxmaansomali7708 4 ปีที่แล้ว +65

    Sayyidkii Fanka,Abwaan,halgamaa Sarkaal,Siyaasi,Kaban yahan,Laxameyste,jilaa,Fanaan Macalin Maxamed Mooge liibaan AHu Ma jiro ruux Soomali ah o Fanaan o intaas o Mansab kobsdey Alle yarxame weli waa nool yahay ma dhimman,Heeskanna waa midda uu ugu jeclaa hesihiisa Qof kasto o dhageysta Macankeeda o u marag Fura,🥰🔥

    • @nimcomahamed6630
      @nimcomahamed6630 2 ปีที่แล้ว +1

      Ka sameeyey kawaran heeska kaa magiciisa sheeg

    • @craxmaansomali7708
      @craxmaansomali7708 2 ปีที่แล้ว +5

      @@nimcomahamed6630 kkkk Maxaad iga weydiin soo tan ku qaran Abwaan cabdi aadan xaad "qeys"

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 4 หลายเดือนก่อน

      Ereyga aad adeeg satay baa ahaa mohamed mooge intoow isku darsatay qof isku darsaday majiro lkn cabdi qays baa isku darsaday kana miisaan cuslaa

  • @kaahtvtv975
    @kaahtvtv975 4 ปีที่แล้ว +26

    1994 ayaa heestan aan dhagysatay anigoo 8 sano jira marwalbana waan jeclau inaan dhagaysto ilaahayw u naxriiso mujaahika inijan waxaan ku dhagaysanauaa xaafada maxmed mooge oo aan saaka soo booqday jabane ayaan cunayyaa wàaaaaw

    • @kadardirie6905
      @kadardirie6905 4 ปีที่แล้ว +1

      Hahahah oo heestan waad ku ilko dhacsatee ma ilaa 8 jirkaagii ninkaagan 40 ku dhawaadkaa 😁😂

    • @fixzy
      @fixzy 4 ปีที่แล้ว

      Heestani waaerayadii Abwaan weyn Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), laxanka waxa saaray Cabdi- kariim ( Jiir).

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      @@fixzy maahe

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 3 ปีที่แล้ว

      Jabane mxaa la dhahaa ma cunta ?

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 4 หลายเดือนก่อน

      Walaahay 1984 ayaan markaan qayilayo dhagaysan jiray anoo 16 jir reerka ka fidmoobay😅😅😅 maansha allah iminka ma qayilo 😅😅😅

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 ปีที่แล้ว +4

    Fan hadu wax yahay ilma mooge liibaan ayaa siday doonan u dhigay iga wale axmed mooge libaan iyo muj maxamed mooge liban alle ha u naxariisto labadoodaba.

  • @ismacilahmedosman3420
    @ismacilahmedosman3420 2 ปีที่แล้ว +17

    Ilmo mooge kabankoodu waaa caaan anigna cuuudkasan balo ku qabaa heeestan waaa ula jeedo wxayna ku socotay dawladi kacanka ee maxamad siyaad bare hogamiyaha o ahaaa mooge ilahay ha unaxariisto waxaa lagu dilay magalda awaare from zambia wixii iga dambeeya Liketa ha ila dhaafina

    • @lackyismail9332
      @lackyismail9332 10 หลายเดือนก่อน +1

      This is to afweyne

    • @RamadanAto-qs9iv
      @RamadanAto-qs9iv 8 หลายเดือนก่อน

      waa sugtay Kamanka Ilma Mooge Xarig gooniyy lahayen

  • @burhanabdalle
    @burhanabdalle ปีที่แล้ว +20

    "Maxaan dhagaystay anoo doonaya inaan arrin ka jibo keeno'
    Kolay jabaq dugaag tahay
    Jid aan raacay kama hadhin
    Kama joogsan waligay
    Halka laabtu jamatee😎
    15/12/2023 Habeen sabtiya Uganda Kampala
    Hala Yaa Hala Abidkayba waan jiray❤😄

    • @MahadSahal-mr5dz
      @MahadSahal-mr5dz 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 koley jabaq ugaadh tahy sas wye haka jeesan sxb

    • @biyaayo
      @biyaayo 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kampla kala dhagaysan😂

    • @farxiyoaxmed1493
      @farxiyoaxmed1493 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MahadSahal-mr5dz ugaar miyaa laga cabsada xariifow sagaaro iyo deero ereyga saxda waa dugaag sababtoo ah heestu wa hanjabaad qof ku hanjabaaya sagaaro iyo ugaadh kama cabsado miyaa jira 😅😅😂

    • @burhanabdalle
      @burhanabdalle 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@biyaayoxaafadee abaayo😅

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan8161 3 ปีที่แล้ว +51

    walaal lyricska iska sax imika halka jidiid ka dhigtay oo kale waa JIDIB oo ah shay xaabada iyo dhirta lagu guro oo gudinta ka sii afwayn kana daabwayn

    • @Keyf88-8
      @Keyf88-8 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hada awodo ayado qoral ah comment kuso qof ani xita wan arka come dhawaqa iyo lyrics isma leh 3 years ago kugu danbeysay ina noshahay o cafimad qabto ku rajeyna and wll ❤

  • @abdirisakahmed1611
    @abdirisakahmed1611 3 ปีที่แล้ว +11

    Abdi qays waa libaax libaax dhalay ninka heesta sameeyay ee ay ku socotaa waa isla isaga mohamed mooge si fiicanbuu u qaaday waa laba legend

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +55

    💔 markaa ciil dareemaa dhageestaa heestaan ❤️ dadka heestaan daaweyso maaha kuwa jaceel ka xumaaday ee wexeey daawo u tahay dadka ehel iyo asxaaba qalad ka galaan 😭

    • @shaaficicabdinasirmoh9617
      @shaaficicabdinasirmoh9617 3 ปีที่แล้ว +4

      qofwalba halkii bukta ha u adeegsado hhhhhhh💯 lakiin arin wayn bay ku samaysmatay heestu✊💥

    • @shacniinamuuse1407
      @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shaaficicabdinasirmoh9617 I need qisada heesta

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +4

      @@shacniinamuuse1407 siyaad barre ayaa loo qaaday xilligii soomalind la duqaynYey

    • @abdiraxmanmaxamed6010
      @abdiraxmanmaxamed6010 2 ปีที่แล้ว +4

      @@maxdar11 taariikhda haka been sheegin
      Duqeentii hargeysa waa 1988 maxamed mooge waxow dhintay 1984
      Sidoo kale heestaan waxaa la qaaday 1970
      Marka caadifada iska daa iyo beenta

    • @abdiyusuf3392
      @abdiyusuf3392 2 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi ben mahan ehel ka mar koo qalad kaa galo ad dha ar san karin naftaa laguu qabooji yaa 💖 ❤

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 ปีที่แล้ว +24

    Alla Maxaan Ku Mirqaanay Heestan Wakhtigii Hargeysa 😀🥰😎 Wakhti

    • @Hipo1122
      @Hipo1122 2 ปีที่แล้ว

      Isha ka riday walip xiliyadaa danbee

    • @ricardoben5404
      @ricardoben5404 2 ปีที่แล้ว

      War hadaan howsha ku jiraaba sxb meel miiyan cawa ku mirqaamaya hadan daartey

    • @mohamedeidbuux2969
      @mohamedeidbuux2969 ปีที่แล้ว +3

      Caawa ayaan Anna ku mirqaamayaa saacadu waa 2:53 masallaha ayaan fadhiyaa

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 8 หลายเดือนก่อน +11

    Heestan samayn wayn ayey igu leedahay 2023 aniga oo ameerica tahriib ku galay ayaa maalin anigoo meel shaqo u doontay oo bas sii raacay qaybna lugeeyey ayaa anigo lugaynaya roob baraf wata soo daatay dhaxanta iyo barafka aan dhex lugaynayo kadib mobilkayga ayaan lasoo baxay waxan ku tuurtay abidkayba waan jiray jab intuu dhacayee xasuus aduun waa aduun malinba waa meel

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 ปีที่แล้ว +10

    Mrkuu Wakhti igu adkado ayn Heztan Dhagystaa ax ax Allah ha U Naxaristo Maxamed mooge Liipaan Lenged weyn wlhi

  • @zakariyehassan7321
    @zakariyehassan7321 3 ปีที่แล้ว +4

    27/12/2021
    Caawa Hestan ilaa 12 jeer ayan ku ceshaday mana aqaan sababta alle ha u naxariistee M.Mooge qalbiyada ayuu nagala joogaa caawa comment ga heestu wuxuu marayaa 423 inta baddana waan akhriyey anoo raadinaya inna inaan wax dheerad ah ka helo taariikhda fannan muj. Macalin M.Mooge liibaan alx xog aanan hore u hayn waan ka helay
    AJASHA EEBBE MOOYEE
    CIDI JOOGSAN MAYSEE
    HA JIDIIN CADAANINA
    HADAL IMA JAREEYEE 😢❤

  • @alikhader8171
    @alikhader8171 4 ปีที่แล้ว +23

    Allah ha unaxriisto marxuunka mohamed mooge, liibaan Libaax 🦁✊🏿🙌🏿

  • @abasaabukar9673
    @abasaabukar9673 3 ปีที่แล้ว +15

    heestan xusuus bay igu ledahy waa aan joogay degmda waberi gobolka bandir gabdh jeclaa baan ku iri jillaalku imakaro ee hadii aad isledahy jar isledahy ? intaa markan ku iri bay itiri aniga si aan kuugu sheego ban raadinayy xiligaas waxay aheyd 2009 xusuustii qaraxii hotel shamow Aun wixi ku geeriyooday peace and love somli moh’med imika waxaan ku noolahy aniga iyo dumasshidiin wadanka USA

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid 2 ปีที่แล้ว +7

    Hees macaan weeye alle ha unaxariisto maxamed mooge liibaan waxaa uu ahaa hobol aan ah oo reer hargaysa ah waxaana lagu dilay awaare waxa uu ifka kaga tagay hal gabadh waxa uu ka qayb qaatay halgankii snm ee rurkii dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed
    Caawa wXaan joogaa Norway oslo waan ku baashalaya guul soomaaliland 😅🤣🤣🥱🥱

  • @nageeyeabdirasaq3566
    @nageeyeabdirasaq3566 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan dhagaysanayaa cawaa oo dhamaad yahay sanadkii 30 /12 / 2024 ilahaw somaliya nabad kayeel aan meel kasta ku dalxiisnee

  • @abdimahadyusuf3517
    @abdimahadyusuf3517 ปีที่แล้ว +10

    Subax barqo ah jawigu macan yahay xalay uu roob da'ay magalada moqdisho aan joogo taarikhdu waa 21 october 2023 iyo heesta abidkeyba waan jiray ❤

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 ปีที่แล้ว +8

    Abwanki laha iyo sxbkiba waxa igu danbeysay inay xanusanayeen alah ha cafiyo
    Dhawan aya igu danbaysay.hadanay ila dhawayn 2020

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 4 ปีที่แล้ว +36

    2005 ban bartay heeskan hadana waa dhegaysanaya ano koray masha allah 15 /5./2020 habeen sabtiya sacada 8:53 pm
    Abidkeeyba wan jiray
    Jab intuu dhacaayee
    Wana joogay dunide
    Wixii uu rag jiitee
    Jiilaalku uma karo
    Iyo jidiin cadaadkuye
    Ma jilcaamo ma jiifdado
    Mana jidhidhi coodee

  • @MawlithZalaan
    @MawlithZalaan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan xili tahriib ahaa oo xaladuhuna igu adkaayeen baan dhageysan jirey, ALx ugu danbeyn hadafkeygii alle waa Igu guuleeyey. maxamed mooge heesihiisa ad adayg iyo Raganimo saa ida oo kuu cadeyneysa xaladaha aduunka inaad keligaa wajihi kartid ayaad ka baraneysaa rabi haw naxariistee

  • @Istawuu12
    @Istawuu12 ปีที่แล้ว +3

    Wa erayadii cali salebaan bide iy laxankii iyo luqdii maxamed mooge libaan
    Illahay labadodaba haw naxaristo Ammiin

    • @aflah491
      @aflah491 ปีที่แล้ว +1

      Erayadii cabdi qays weeyaan wll

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 ปีที่แล้ว +86

    My hero Abtiyo while carrying AK-47 fighting for his freedom May 1988 used to sing this song alongside with his fellow SNM fighters.
    ♥️♥️♥️🤍🤍🤍💚💚💚Hargeysa Ha Liicin
    ♥️♥️♥️🤍🤍🤍💚💚💚

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 3 ปีที่แล้ว

      Bullshit

    • @suldandugsi5755
      @suldandugsi5755 3 ปีที่แล้ว +5

      Waanu taageerna isaga waayo wuxu ahaa hobol soomaaliyeed lkin marnaba kuma taageersani kala go'a soomaaliyeed allah haw naxariisto

    • @hannaha188
      @hannaha188 3 ปีที่แล้ว +2

      @@gudbifariinta3958
      Cirku kaa dheer wallahi
      Dhulan dhaafi maysid 😂😂😂Stop reaching cuz u ain’t pushing the 🅿️🅿️🅿️

    • @hannaha188
      @hannaha188 3 ปีที่แล้ว +3

      @@suldandugsi5755
      Amin Amin walalo
      Waa runtaada
      Thank you

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaa xad alle haw naxaristo

  • @mohamedabdullahi3738
    @mohamedabdullahi3738 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow kuu naxariiso maxamed mooge ninka kaliya aan jeclahay inaa dhageessto inta iga danbeyso u duceeya walalkeen in ilaah boos wacan kasiiyo janada 🤲🤲🤲

  • @caddeeye
    @caddeeye 2 ปีที่แล้ว +5

    heestani waa hees nin kuu banjabay adna loogu hanjabo (waa waxba ha iila hadhin).. Allah hakuu naxariisto abti marna macallin

    • @ibraahinmaxamuud3711
      @ibraahinmaxamuud3711 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk aad iyo aad wlhi nin caqli badan baa tahay hadaad nooshahay waanku salaamayaa sxb naftu meel majirtee hadaad dhimatayna ale hakuu naxariisto

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +26

    1970-2020
    Maad dhimane waad dhuumatay ilaahey hakuu naxariisto

  • @maslahahmed2021
    @maslahahmed2021 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mooge kama daalo heesahiisa tana kumaba sii jirto August 27/8/2024 Still 🎶

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว +1

    Soo jiidh wanaaga amaba ooda soo jebi dhaxaan belo u joogee ,
    Alle hakuu naxariisto

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 4 หลายเดือนก่อน +3

    Habeen jimco ah 29-8-2024-ka 10:07pm oo roobno noo da'ayo ayaan heeskan cajiibka ah ee uu qaadayo sayidkii fanka mahamed Mooge libaan ku jimcaysanayaa Alle haw naxariisto'e.

  • @CabdiJaais
    @CabdiJaais ปีที่แล้ว +1

    Alaah haunaxariito ustaadka m mooge 2023

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +2

    Naciimo yareey
    Abwaanadii.
    Baraan Burka .ku xoreysatey.north America .mahanoo
    Murti +Murti..haleysla Qiico.Ahaa
    Waxbaa ka dhacay. Ilma.mooge.quluubta inta Af somaliga ku Hadasha Ayey cugteen..Raxmatulaahi

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle haw naxariisto isaaq dhalad ah buu ahaa duriyadii talentiga badneyd ee ilahay barakeeyey

  • @laylaabdilaahi7822
    @laylaabdilaahi7822 4 ปีที่แล้ว +7

    Maxa adunyda qof ka tagay alle haku naxariisto adeero Maxamed Mooge Libaan baban

  • @abdiraxmansudaysi8087
    @abdiraxmansudaysi8087 3 ปีที่แล้ว +16

    Allah maxaa rag naga dhashay hadaanu nahay duriyada allow ku naxariisto adeero ✌❤🙏👑

    • @daahirabdi1862
      @daahirabdi1862 3 ปีที่แล้ว +1

      Allà maxaan culimo Alle udhaw dhalnay hadaan reer sheikh Abdirahmaan nahay

    • @mohamett_hassan_official2355
      @mohamett_hassan_official2355 3 ปีที่แล้ว +1

      Al Duriya ragba MagacN usoo Daar beeleY usoo DaalaY
      Deelley Usoo Usoo Tiriyey
      Inaga waxa Leynooga Bahan YahaY
      Hana qaadkii Tacabkii Ragaas

  • @gulied_abdirashid875
    @gulied_abdirashid875 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed mooge liiban xasaN Ilahay hakuu naxariisTo adeeroH

  • @Geyre02
    @Geyre02 2 ปีที่แล้ว +24

    Abidkeyba waan Jirey 2023 Baan Dib Udhegeysanayaa Allaha Unaxariisto Boqorkii Codka Mohamed Mooge Libaan 2/01/2023

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib heestan beri waayuhu igu xumaayeen oo aan wareersanaa ayaan dhagaysan jirey Axmed mooge AHUN

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed Mooge Liibaan AUN

  • @shaficijama1251
    @shaficijama1251 หลายเดือนก่อน +1

    heestan waxn dhagyaanaya 21/11/24 haben ay goorshegtu tahay 3:07 xilgs shaqo ayan ku jira heestan dhiiri galin ayayey utahay dadbadan alle hku naxriiisto aderky mohmed mooge liibn 😢

  • @Maxamed.axmad.cabdulahi
    @Maxamed.axmad.cabdulahi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed mooge liibaaan ader alla ya raxma waanba joogay dunidan waxay raj jiidate 💔✊️

  • @HusseinAwjama
    @HusseinAwjama 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha dhiig joojiska ah ayay ka midtahay!

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +115

    Ninkaan wuxuu kamid yahay fanaaniinta aan sida gaarka ah u support gareeyo

    • @hanuuniye_media7876
      @hanuuniye_media7876 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi

  • @maxamedaadan8760
    @maxamedaadan8760 ปีที่แล้ว +1

    asc ciido mubaarig sawirkan maah maxamed mooge Doon sawirkiisi

  • @AhmedOsmnn
    @AhmedOsmnn 3 ปีที่แล้ว +3

    Kolay jabaq ugaadhtahay Jid aan raacay kama noqon.... Cajiib
    Legend mooge Naxariis eebe ha siiyo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +144

    “Kama joogsan waligay Halkay laabtu jamate. Soo jiidh wanaaga Jeeniga ku soo qaad amaba ooda soo jabi dhaaxan balo ujooge, AUH Maxaamed mooge liiban

    • @asiamusa689
      @asiamusa689 4 ปีที่แล้ว +2

      isxaaq maxamed ameen ameen yaa allah

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 4 ปีที่แล้ว +4

      Isaaq maxamed walaal murtida heesta sidaad u taqaanid waan ka helay aun fanaanka

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 ปีที่แล้ว

      Mooge you just fuck your self.

    • @mohamedhussein1502
      @mohamedhussein1502 4 ปีที่แล้ว +4

      @@adansantur4677 maxad u caayaysaa ninkaas (Aun) wuu dhintey marka ha caayin waa nin tariq katagay

    • @maxamedsheekhmaxamedsheekh3189
      @maxamedsheekhmaxamedsheekh3189 4 ปีที่แล้ว +3

      @@adansantur4677 ma geelbu ka dhacay ninkaa kaa hooseyaa
      Subxanallah

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว +7

    Cabdi qays allow inta waayo noo daa,Maxamed Moogana Fardowsa gee.

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 3 ปีที่แล้ว +12

    ALLAH HA U NAHARISTO LEGEND+HERO+BRAVE
    MOHAMED MOOGE LIBAN FANAN IYO BADH WALAHI
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Heesihiisa wa gubaabo iyo wada ficil ninrageed ❤️

  • @ahmedkafi66
    @ahmedkafi66 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baay heestani erayadeda uu qaali ahaayen dhapti ilaahay naa haa naxariisto janaafardowsana haa geeyo

  • @sharmakeabdirisak450
    @sharmakeabdirisak450 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaan bartay 2016 maalin anigoo la socda shan walaalahay ah anagoo safar u ah Ayl oo ka tagnay Garowe, sheekada heeso badan oo Maxamed mooge ilaa dhimashadiisi waxaa nooga sheekaynayay walaal oo waayada heesahaas soo baxayeen gobolada waqooyiga taliye ka ahaa. Hadda waxaan mar kale ku safrayaa dhagaysan anoo safar u ah magalo mbrara la dhaho kana tagay kampala Uganda. Sannaduna waa 2024 January.

  • @XamseCalaydh
    @XamseCalaydh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi qays abwaan wuu dhafay tolow fanku muu xusi❤❤❤❤❤❤

  • @Baggio-Ten
    @Baggio-Ten 2 ปีที่แล้ว +2

    Jiilaalku waxba igama taro sanadku 2022 da ❤

  • @pasherahmed8677
    @pasherahmed8677 2 ปีที่แล้ว +1

    Cwa ayan dhegeysanya heestan oo ay xaalada ka taagan thy magalada laascanod taas oo keentey in daroodkii o Dhami isku habar wacdaan iyagoo leh isaaq aan la dagaaalano
    Waxan leeyhy heestan waxa la sameyey 1976nadkii markii siyaad bare culeyska saarey besha isaaq,waxana uu u shegy in aan waxba ka qaadeyn ee u isagu jabi doono weyna dhacdey maantana waxan daaroodaw walayaal isaaqa aaad shegysan waaa kii 1988 diracyada idiin xidhey
    Soo jiidh wanaaga ama ooda soo jebi dhexaan belo u joogee
    Ilaahay soomaali qalpigooda ha ka saaro necybka iyo qabyaalada

  • @burcaawiboy2948
    @burcaawiboy2948 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan maxaan wakhti adag isku dhaafiyay alle hawnaxariisto m.mooge

  • @maxamedxasanbidhiidh6627
    @maxamedxasanbidhiidh6627 4 ปีที่แล้ว +4

    alla u naxariisaygii weeyaane, ha loo duceeyo

  • @ABBIR.OTO4
    @ABBIR.OTO4 10 หลายเดือนก่อน +2

    hadii aad heestan 2024 dawanayso like saar❤❤

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว +6

    M M liibaan, nin dhimasho, ka sare marey. Nasasho Wanaagsan. Midhahaagii waan guranaa, murtidaadii waan dhuuxnaa, codkaagii waan maqalaa.

  • @Sharo1613
    @Sharo1613 หลายเดือนก่อน +1

    12 10 2024 maxamed mooge halyay😢❤❤❤

  • @MahadSahal-mr5dz
    @MahadSahal-mr5dz 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jilaalku ima karo iyo jidiin cadaadkuye 🙏 kuwa xumoo isu key xawajiyeyn jirey u qadaa hda anoo waqti qurux bdn ku jira 🤸🤸

  • @jasminehassanahmed304
    @jasminehassanahmed304 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha unaxarista Mohamed mooge liiban gurkina asiga waxaa aheen malaka dhagesan jirin ilaah janada boos haka siiya 😢

  • @mohamedsamatarmoha
    @mohamedsamatarmoha ปีที่แล้ว +1

    6 yer gadal ban u soo radiyey❤

  • @guledomar1187
    @guledomar1187 3 หลายเดือนก่อน +2

    Never give up

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 3 ปีที่แล้ว +6

    Ax yaa qaarami ajasha eebe mooye cidi joogsan maysee 😘👏💯

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaa xalay sidaan ugu qayilayey ayuu waagu ii baryey heestan

  • @bashirfaraah8579
    @bashirfaraah8579 3 ปีที่แล้ว +12

    Adeerkay maxamed mooge liban I proud of being isaaq

  • @alicubeyd2944
    @alicubeyd2944 ปีที่แล้ว +1

    Haben isniin ah 19.06.2023 00:20 Galkacyo puntland somali cawa waa haben anan ilaweeen waxaaan dhagesanayaaa heestaaan anoo og in xalado badan oo adag ay qofka soo marayaan ayadoo la rabo inuu mareeyo si uu uga gudbo waqtigu wuu samaan idan alle.

  • @xaabsadeinaboon7521
    @xaabsadeinaboon7521 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto rageedii dib ma loo heli toloow 😭🥰

  • @abdirahemismail297
    @abdirahemismail297 3 ปีที่แล้ว +1

    khamiis 7 sep 2021
    11:10 am
    waxa aan dhagyaysanayaa heestan anoo iska faaakihaysanaya
    alla ha u naxariisto maxamed mooge liban

  • @suhaibawkeahmed3161
    @suhaibawkeahmed3161 7 หลายเดือนก่อน

    Shidaalka raga waawayn ee ay waayaha hardamayaan weeyi heestani. Alle hawnaxariisto M mooge Liibaan.

  • @maxamedsaalax7541
    @maxamedsaalax7541 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto maxamed mooge nin raggeed buu ahaaye.

  • @mukhtarmohamedali9498
    @mukhtarmohamedali9498 5 หลายเดือนก่อน +2

    1st August 2024 Wednesday 5:45 AM my favourite song❤
    Kolay Jabaq dugaagtay jid aan raacay Kama noqon
    💪

  • @amenfaro1140
    @amenfaro1140 3 ปีที่แล้ว +2

    Kolay jabaq ugaadh tahay jid aan raacey kama noqon still watching 2021 27 may
    Aun mahamed mooge allah hakuu naxariisto

  • @abdifatahnur7962
    @abdifatahnur7962 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jeex bira ka hadhay iyo jab finnina baanahay xaladwalba adkaw 10/13/2024

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 ปีที่แล้ว +17

    Sixid: Jar haddii aad isleedahay "jidib" ima karaayee.
    Jidib=faas/gudin.

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 10 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks Duran hassan

    • @Mass998
      @Mass998 4 หลายเดือนก่อน +1

      You are right

  • @abokorcabdalla6920
    @abokorcabdalla6920 3 ปีที่แล้ว +4

    Soo jiidh wanaaga ama jeeniga kusoo waad dhaaxan Belo usoo joogee

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +11

    Alle ha U naxariiisto Mujahid Maxamed Mooge 😥❤❤❤

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle ปีที่แล้ว +1

    soo jiidh wanaaga
    jeenniga kusoo qad
    ama oodda soo jabi
    dhaxaan balo u joogee
    malin jimce ah 29 sep 2023 xaafada October magaalada hargaysa xiligu waa habeen dayaxu waa caddo neecowda iyo jabaq la'aanta ayaa iyaguna cajiib ah waxaan fadhiya kaabada guriga geed hoostis waxaan ku raaxeysanaya dhegeysiga heestan
    haa hees lama odhan karo waxaad moodaa in ay aniga iga hadleyso dhibaatooyinka iyo xanuunada an arke 5tii sano e u danbeeyay waxay iga dhigeen qof xoogan duruufwalba pp agoonimo kelinimo ehel xumo waan arkey weli ma garanayo sababta qof kasta ii xumeeyo ee aanan u arkin wax arxan ah iyo qof i wanaajiyaba 😢

  • @madarauchiha2557
    @madarauchiha2557 3 ปีที่แล้ว +10

    Kolay jabaq dugaag tahy ✅
    Not ugaadh 🤚

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +2

    Jeex bira ka haray iyo jab finiina baan ahee wadnahaygu jilawdiyo ma yaqaan juglayntee koley jabaq ugaadh tahay jid aan raacay kama noqon kma joogsan waligay halkay laabtu jamatee soo jiir wanaagga jeeniga kusoo qaad amaba oodda so jabi dhaaxaan balo u joogee.
    Ahn m mooge inta heesta aabbahood

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว +11

    Allah ha unaxariisto maxamed mooge ❤

  • @najaxaxmed684
    @najaxaxmed684 3 ปีที่แล้ว +1

    Mohammed mooge liiban alle hakuu naxariito

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 3 หลายเดือนก่อน +2

    20 October❤

  • @abdiqanimohamudraage8838
    @abdiqanimohamudraage8838 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan abwaan abdiqays qisadii uuku qaaday waxay ahy isagoo ruwaayad geeyay xamar ayaa isaga iyo fanaanin badan lagu xidhay koonfur iyagoo lagu haysty ruwaayad cabdiqays lahaa kadib iyagoo xidhan ayuu qaaday awliyo alaay adeeg deeto fanaaniti waawaynd ee lasocotay ayaa ku tiri hadaad cabdiqaysoow baqanayyso maxaad noogusoo dhiibtay riwaayadan kadib ayuu heestan bartii kusameeyay isagoo leh abidkayba waan jiray intuu jab dhacaaye cajiib alle ha unaxaristo maxemed moge

  • @ubaxcumar6585
    @ubaxcumar6585 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waa heeshihi u kaga qayb qatay halgabkii SNM ilahay haw naxariisto maxamed mogee libaan❤🤍💚🥺🥺

    • @ZulubCharlii-hb6rl
      @ZulubCharlii-hb6rl ปีที่แล้ว

      Maaha zxp heestani waxey soo baxdey1972 mar ay cabdi aadan xayd(cabdi qays) la xidhey oo la ciiley ayuu dawlada u sameeyay

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Soo jiidh wanaagaa.
    Jeenniga ku soo qaad amaba oodda soo jebi dhaaxaan belo u joogee😊Allow kunaxariiso

  • @cabdirisaqwarsame317
    @cabdirisaqwarsame317 4 ปีที่แล้ว +2

    Kolay jabaq Ku gaadhtahay jidaan raacay kama noqon alla hawnaxariistee cod nin ayuu lahaa

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 ปีที่แล้ว

    Waayaha iyo wakhtiga adag ayaan dhageystaa alle u naxariisaygii maxamed mooge

  • @kibirbadan5554
    @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 /27 june boqorki codka Mahamet mooge❤ ilaahy haw naxariisto 😪

  • @attomustafe2674
    @attomustafe2674 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hw naxriisto Maxamad Mooge, abwaan Cabdi Qaysna ilaahay caaafimaadka haw sugo

  • @suudiyaremohamed166
    @suudiyaremohamed166 4 ปีที่แล้ว +5

    kama joogsan waligay halkey labtu jamate mml alle hakuu naxariis

  • @ahmedibrahim7595
    @ahmedibrahim7595 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa arayadii abdi qayas iyo Muj wayan mahamed mooga layarxamu waan saxiibo muda iga dhawa

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 ปีที่แล้ว +1

    Waa heestii aan inbadan kusoo shaqeeyay cadaawad badan oo igu socotay

  • @ninilahaywassiiyayalxdlila4906
    @ninilahaywassiiyayalxdlila4906 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow naxariis jano sii maxamed mooge iyo umada muslimiinta oodhan

    • @bashiiraxmed8416
      @bashiiraxmed8416 4 ปีที่แล้ว

      Aaamen inagana inoga daba naxariiso🤲🤲

  • @maymuuncabdisomaliland
    @maymuuncabdisomaliland 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay ha unaxariisto aamiin aamiin juni. 2020 💔

  • @khadarhassan3763
    @khadarhassan3763 3 ปีที่แล้ว +11

    ninkan heestiisan aad ayaan ugahelay maalin kasta waan ku celceshadaa nin ayaa I arkay anigoo marwalba dhagaysta waxaanu igu idhi ma isku qolo ayaatihiinkkkkkkkk

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁🤣

    • @mohamett_hassan_official2355
      @mohamett_hassan_official2355 3 ปีที่แล้ว

      Ma Sheeegi Karo innaad isaaq Tahay in Kale balse Heestu waa mid Anti Ah
      Kuna socoteY Siyaad bare
      Koley Kaasi waa mid BukeY 😅

    • @zersulub321
      @zersulub321 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamett_hassan_official2355 zaxibkayow siyaad kumey socon heestan waxa sameetay cabdi qays waxanu u sameeyay rag ku wiirsadey

    • @cabdifaarax6799
      @cabdifaarax6799 2 ปีที่แล้ว

      @@zersulub321 waar siyaad bare away ku socotay heestu beenta iska daa

  • @fadxaaxmed6142
    @fadxaaxmed6142 3 ปีที่แล้ว +16

    Abidkeyba waan jirey jab intuu dhacayee
    Waanba joogay dunidani wixii uu rag jiitee
    Jiilaalku ima karo iyo jidin cadaadkuye
    Majilcamoo majiifsado majiifsado
    Mana jidhi dhicoodee
    Soojiidh wanaagaa jeeniga kusoo qaad
    Ama oooda soo jebi dhaxaan belo ujooge
    AUN maxamed mooge liibaan

    • @xuseendirir8283
      @xuseendirir8283 3 ปีที่แล้ว

      Welcome to the

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 2 ปีที่แล้ว

      Fadxa kawaran ereyada halyaygi inaga baxa ilahay hawnaxaristo

  • @abuubakarmuuseahmed3270
    @abuubakarmuuseahmed3270 3 ปีที่แล้ว +2

    Soo jiid wanaagaa jeenigaa kusoo qaad amaba ooda soo jebi dhaaxaan belo ujoogee waxaan dhagesanjiray 2012 mar aan qax kumaqnen xaafad buulo tikniko ladhixi jiray ayan joogay waxan ladhagesan jiray mid yaroo askari ahaa ee mirqaami jiray anoo aad uyar baan markaa jeclaa heestan 😔🥰 illaa iminka wan jecelahay 2021 14 bisha 9aad🥰🙏