- 21
- 2 023 806
ciiro warsame
Uganda
เข้าร่วมเมื่อ 28 ม.ค. 2020
Hordhac: Sida Bangiyadu u shaqeeyaan
Coursadaan oo ka kooban 12 vedio, waxaan ku soo gudbinayaa asaaska guud ee sida bangiyadu u shaqeeyaan.
มุมมอง: 64
วีดีโอ
Hibo Nuura: - Ha fakarin naftaydaay
มุมมอง 2059 หลายเดือนก่อน
Codka: Hibo-Nuura Ereyada: Kaarriye Sawirka wajhadda: Iimaan.
Saado cali - Naftu raaxo jecelaa || [vedio lyrics]
มุมมอง 8193 ปีที่แล้ว
heeatii saado cali naftu raaxo jecelaa
Xamdi bilan iyo mubaarak maareeye - Cod aad u qurux badan
มุมมอง 8683 ปีที่แล้ว
Xamdi bilan iyo mubaarak maareeye - Cod aad u qurux badan
Saado cali warsame - jar baan ka lushaa
มุมมอง 9K3 ปีที่แล้ว
Heestii naftaydaa kuu jirraban, codkii alla yaa raxma saado cali warsame. Dhawaan la soco waraysi laga qaaday oo aannu soo galin doono.
Wariyihii bbc Cabdulaahi xaaji oo ka waramaya geeridii Margaret Thatcher.
มุมมอง 6K4 ปีที่แล้ว
Wariyihii bbc Cabdulaahi xaaji oo ka waramaya geeridii Margaret Thatcher.
Baroordiiq - cali jaamac haabiil: SJ: Idaajaa
มุมมอง 37K4 ปีที่แล้ว
Baroordiiq - cali jaamac haabiil: SJ: Idaajaa
Waayeel dadow | maxamed mooge | lyrics
มุมมอง 33K4 ปีที่แล้ว
Heestaan waxaa sameeyay maxamed ibraahim warsame hadraawi. Fadlan subscribe ha nalaga ilaawin mahadsanid.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
มุมมอง 995K4 ปีที่แล้ว
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
Raaxeeye | maxamed saleebaan tubeec | lyrics
มุมมอง 2.8K4 ปีที่แล้ว
Raaxeeye | maxamed saleebaan tubeec | lyrics
Sayluu gu'yaal badan | daa'uud cali masxaf |lyrics
มุมมอง 7584 ปีที่แล้ว
Sayluu gu'yaal badan | daa'uud cali masxaf |lyrics
Tolla'ay reer hargaysow || maxamed mooge || lyric's
มุมมอง 609K4 ปีที่แล้ว
Tolla'ay reer hargaysow || maxamed mooge || lyric's
Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee || Maxamed saleeban tubeec || lyrics
มุมมอง 3.3K4 ปีที่แล้ว
Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee || Maxamed saleeban tubeec || lyrics
Shay mire dacar ||maxaan cidla kaaga heesay || lyrics
มุมมอง 282K4 ปีที่แล้ว
Shay mire dacar ||maxaan cidla kaaga heesay || lyrics
Heestan abwaankee sameeyey
Majirin mahiigaan 1977 iyo 1978 ku dhacay xasan Geni mana jirin maalmo ka qalloocay beesha Isaaq heestaan wayn wxaa curiyay Gabyaa wayn oo isguhaamay waa ahn Mxmm'd Cali Walash oo la garan ogaa Caydiid Kaba cune oo 2018 ku geeryooday Growe fanku waa aqoon iyo faham maaha wax la iska qorqoray oo caruur afsoomaali barad sida ay la tahay loo dhigi karo. Mahiigaanka ku dhacay abwaanka waa inuu Jabhadda SSDF galay. Wxuu muujinayaa isdiiddiiyinka ka dhex taagnaa dowladda iyo majeerteenka oo rabay inay Itobiya oo dhul naga haysata saldhigyo ka dhigtaan wuu ka afeefanayaa wxuuna leeyahay inta uusan igu dhicin mahiigaanka ah inaan jabhadeeyo dhulkayga inuu so noqdo mar baan u ooyay marna maryo baan u xiray kddib bay ugu dhalatay inaan kahor imaado xukuumadda manaxaanku waa ina Siyaad barre oo dadka qaarna xirxirayey qaarna laynayey majeerteenka ayaana madaxa looga taagnaa waqtigaas gaar ahaan Mxm'd Sleebaan oo kursiga ku haystay kahorna iyaga inqilaab looga qabsaday.
Heeska kaliya ee❤Hassan Aadan uu sameeyay waaye Codka iyo Miraha
Nacalaa duruuf ku yaaal 😢😢😢😢😢 Heestan hadaadcmashaan ogaaada inuu jiro nin dhalin yaro ah oo dhagasanaya mln kasta heestan 😢😢😢
majirin maalmo ka qalloocay ama ka marooray beesha Isaaq 1978 heestaan ina Cali walash oo majeerteen ah baa sameeyay SSDF galay waqtigaas qisooyinka ayaa galbeedka quseeyay fanka ciyaarta ka daaya.
Marbaan mawjadaha dheer Ku maaxaa dhexdoodoo Muuqayga la arkaa Laakiinse aaan maqanahay😢
Xasan Adam samtar 🤍
Aduunyo Nacalaa adiga iyo inangumeedka kuuaal bal dad qalbiga ka ooyaya oo indhahooda limo laga waayey balkawaran bal adigu waataase si dheh
Axmad
caw iyo xald an ku suganhy iyo xasan adan samtar rabow amurah sahal
Hada kahor ayan safar ahaa garigaa sarnaa bay kadarneed anigoo dhegsaya hesan erayo badan aan layabay ban aad iyo aad udhuuxay waxan leyhay qofkastoo nolosha ku adagtahy alaha ufududeeyo goals ka qoraan waxan donayaa marka danbe aan so labto inan arko asgoo kala kacsan wll like isaar ❤
10/01/2025 waqti 6:26 ayaan dhagaysanaya runti wxa umalysa xalada kujiro iyo heesta inay ila hadlayso waqtiga culayskiisa iyo waayaha wa wx qofsta haysta taas wxa isii dher dhibta familka nabsi aan galay iyo 10 sano aan nolosha la halgamayay tahriib 4 sano xarig ah iyo tarxiil in denmak layga so celiyay dalki aan 10 sano dhexda u xirtay si an wadan wx ka qabsado u tago ninka raga ah wx wlba wa la kulma waliga ha is dhiibin i.a qotki iga danbeya oo dhib u daremya allh haka qado dhamnten
Marban malaha benta anigo maryo uxirey maaweeliyaa muqeyga la arka lknsa aanmaqanahey
Allow kunaxariiso 😢
Still 2025😪😪 this feeling😢
Naag xun bilaa akhlaaqa wax nijaasa ayuun baa sidaa noo hortasgan kirida imisaad bixinaysaa si ilka hooyadaa ayaan bixinaysa ID mahaysataa adaan gurigaaga ku soo ilaabay xalay imisa hadaadan ID haysan geli
Aduunyaddu waa meerto . Adoo shalay wacnaa baa maanta laga wareejinnayaa! Waa la dooginne yaan la dacroon dhalinyarooy , dul u lahaadda waayaha dunidda iyo gedgedoonkeedda ba . 6-1-2025 .
Walaalkay niman u haystay muxuu waran ii afaystay oo hadana wado ii fadhiistay
Waar yaa waalan adiga iyo ayeydaadii 10 ayaa waalan oo fiiftaa halyey sheekada Riqiiskaa dad aan ku aqoon uga sheekee
Inta dhageysanaysa 04/01/2025 2:25Am Habeenimo SABTI AH Ismuujiya saaxiibayaal AUN MUJAAHID MACALIN ABWAAN HALYEY MAXAMED MOOGE LIIBAAN u soo duceeya saaxiibayaal
Waxan dhageysan jiray 2023 dhexdiisa oo aan ku mirqaamayy mar aan wakhti adag ku jiray ilaa imikana sidii baan u dhagaystaa 2.1.2025 inshallah allah ha inoo rumeeyo hadafyadeena. Saacaduna tahay 11:27 habenimo Djibouti 🇩🇯 halkasa idinkaso salamaya sxbayaal😢❤
Erayadii ahn abwan hadraawi laxankii ahn c kariin jiir codka baxsan ahn maxamed mooge liibaan
xasuus garowe 2o18 waqti ku dhegayaye
Mar baan mudanta ciiddaa cadow iga marooriyay muragadeeda la ooya 😢
Daauud maxad sameysay ustaad😢 alle haku naxaristo gacma dahabow macalimuu
Xasanoow I'm so sorry wallaahi la'aantaa fanka nuur malahaan lahayn😭😪😢 Alle cimriga hakuu barakeeyo, dadka adiga cml gaboow kuma fiicno wallaahi💔😪😭😢Alle Cimriga hakuu barakeeyo Aabaha fanka iyo suugaanta ❤Legend Hassan Adan Samatar iyo Heestii: Maalmalaha Qaloocan❤25-12-2024 ❤Wednesday👏😢
Ahn muj m moge, arin adun iyo afeef midna kalama hadhin halganka
25/Dec/2024, 3:17Am Caawa ayaa heestan dhageysanaya anigoo hurdo iska waayey. Insha allah wakhtiyo kale ayaa soo booqon doona. Haddi aad iga danbeyso like saar si aanu comment iga lumin. Mahadsanid❤
Bosaso buntalan kudhaheysan
25/ 12/ 2024 habeyn fadhi iyo xasuus. Oo ah habeyn arbaco ah time ⏲️ waa 2:19 am sama layl hadad aragto farintan aan halkan kurebey please comments &like isar insha Allah dhib ayaan ugu solabandonaah awana arkidona fariintada si aan kugu so celiyo fall qurrxan insha Allah
2/ 1/ 2025 sonoqod❤❤❤
Yaaahayaya qisada ay heestu kahadleyso waa qiso dhacdee oo iga sheekenaya oo aan wax ka faa iidaah. Asxbey
Ciidagale waligiis hormuudka isaaq buu ahaa Hadase ma aqaan wax qaldan boskoodii ma joogan
Mar waxaan iraahdaa Rag naftiisa mooye Mareee dhibaatiyo Mintidoo is diidsii Muhashada iska ilow ❤😍
In taa soo mar xaladood anigoo kasoo maray Mahuraan dhulkeniyo Manaxaan ka caaa shaqa AYAN MAAANTA KAHAROOO Mahiigaanku igu dhicin❓️❓️❓️❓️❓️❓️❓️❓️❓️
Marbaan mawjadaha dheer Ku maaxaa dhexdoodoo Muuqayga la arkaaa Laakiinse aaan maqanahay🥺 Maalin isniin ah 23 Dec 2024 magaalada jigjiga , xaafada zerpida
Marbaan mowjadaha dheer Maaxda dhexdoodo Muuqeyga la.arkaa Laakiinse aan maqanahay
Ey ey dhalay waar heesta Xasan genaybaa iska leh.
Ilaahow ha unaxaristo wallhi ruxaan isaga aheen dhegysigiisa iguma socdo
Marbaa malaha beenta muuq iyo maryo u xiray maweliyaayoo laakiinse maqan tahay 😢
Hees iyo bar waye❤
Mujahid maxamed mooge liibaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
22/12/2024 haben arbca 12:23 xasuus mudan😊
0:47
Still listening 11/7/2024 goat-kii soomalidda Xasan aadan.
Still listening 11/7/2024 goat-kii soomalidda Xasan aadan.
Ilaahay ha u naxariisto ❤❤❤❤
Waa habeen khamiisa taariikdu waa 05/12/2024 Magaalada hargeisa shacabka kaga suganahay maalinta khamiista waa malinta dhalin yarada hargeisa Kaban iyo biyaano i hortaal kolba midbaan tumayaa Like tu waa xagiina ❤❤❤
😂
Jacaylku muxuu i wiiqay Muxuu wadnahayga shiilay Naftayda Maxaan ka waanshay waxyeello halkay utaallo 😢😢 Kalsooni daro darteed kuma dhaco qofka aan jeclahay in aan guursado 😭😭😭🥲because waa wax aan isaga ka arkay
Intaas oo marxaladood Anigoo kasoo maray Mahuraan dhulkeenniyo Manaxaanka caashaqa Ayaan maanta kahorow Mahiigaanku igu dhicin. Afeef weeye aun ina Cali Walash inta uusan ku biirin jabhadda Ssdf uu dhigtay.
Excess