Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa - (Kaban)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Heestii Shiilka Caashaqa | Maxamed Mooge Liibaan AUN
    #Mooge
    #Maxamed_Mooge
    #Qaraami
    #Qaraam
    Heeso_Qaarami
    #Heeso_Qaarami_ah
    #Qaaci
    #kaban
    #GuroonMedia
    #Guroon_Media
    #GuroonJire

ความคิดเห็น • 78

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 หลายเดือนก่อน +2

    Erayadii Abwaan Xassan Qowdhan. AUN
    Maxamed Mooge Liibaan AUN ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +4

    Wxaan tagay shabcaantii
    Markii aad shib iga tiri
    Shalwateed i diiddee
    Shayddaanka raacdee
    Anigu shabeelkiyo
    Shaashlaha libaaxiyo
    Bahalaha shuraako ah
    U shakaalan caashaqa
    La shuf beelay hawlaha
    Lala laa laaa
    Buurta shiisha dhagaxa leheey
    Kayn shareeran weheshaday
    Shaf shafaa la ila rabay
    Shanta faaliyee jira
    Habraha saarka sheekada
    Kuwa shaxa la ii keen
    Ciyaaro
    Laaa laaa laaa
    Shab shab foodda la ii galiyeey
    Haaaaaaa haaaa
    Inta ay shirbeeyeeneeeeeey
    Oooooooooooo
    Shataab baa khad laga dhigay
    Shinnaa dhiiggeed lagu daray
    Xabag geedna lagu shubay
    Raraniyo dab lagu shiday
    Laaa laaa laaaa
    Ma sharraxay qardhaastii
    Shiikhii gacanta ii gali
    Wxii shiimmo lagu qoray
    Ma shirrabin qardhaastii
    Meel shishaan god uga qoday
    Waan shiraysa leeyahee
    Shifaa cashar la ii sii
    Shurrubaaba maan galin
    Hmmmmmmmmmmmm
    Shaam shaan la ii qaad
    Dhakhtarrada shishe iyo
    Ila shire dhammaantood
    Yaaah!❤
    Garan waayey shuushkiyo
    Sharka caashaq leeyahee
    Anna iri shuhuuddii
    Wxay sheegato ha waydee
    Waaba lagu shareeraaa
    Lila laaa laaa laaa
    HMmmmmmmmmmmmm
    Sharac alle bal kaalaya
    Sheeko gaaban uga gura
    Shalay miyaa lasoo celin
    Shay yiraahde waa maya
    Shanshadaysa bowdada
    Shiddo cudur ma gaarine
    Haaaaa
    shilka caashaq weeyaan iyo
    Shaashadiisoo waana
    Shuqul ilahay.
    By Beeroof

    • @maxamedcali5572
      @maxamedcali5572 หลายเดือนก่อน +1

      Sifiican ayaad uso qortay ereryada

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks for sharing!! gu'roon media soo badi heedaha mohamed mooge iyo cumar dhuule please thanks once again.

    • @aal-alimi-805
      @aal-alimi-805 3 ปีที่แล้ว +2

      You welcome brother, Cumar dhuule will be next inshallah and I will come back for more for maxamed mooge 👍🏼

    • @awilmohamed3257
      @awilmohamed3257 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aal-alimi-805 sxb muuqaaladii aad soo gelin jirteen oo qaaraamiga ahaa maxaa uga saarteen?

  • @awalehabdi2290
    @awalehabdi2290 ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉 saxiibaday ayaanku xasuustaa iga daaya dadwow xasuuha naagxuni wanaag male ayaa layidhi Habra sheeko Saarka ah kuwa shaxaya ii keen

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hakis Wacan
    31.07.2024
    Wakhti Dheer Baan Dhageysanyey Heestan
    Cod Macaana Godka Lagu Janneee ❤🤲🏻 Shiilka caashaq ❤

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 หลายเดือนก่อน

    Fantastic somali language maasha alaah

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 3 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Alaah

  • @aarbaritogdheer3403
    @aarbaritogdheer3403 2 ปีที่แล้ว +2

    heesta magaceedu waa shabcaan wll magaca iska saxa idinkoo raaliya

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 5 วันที่ผ่านมา

    Af-Soomaali cajiib ah

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    RAXMAN. Uu. Hoosyimaada JIiBRAiiL

  • @ahmedwarsame5028
    @ahmedwarsame5028 3 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan heesaha iyo dadkaba mara babaabinta iyo khaladka ka daaya Heestan shiilka caashaqa lama dhehee shabcaankii aya la dhahaa oo ay caan ku tahay caashaqna kamaba hadlayso
    waan idin taageersanahay lkn inaanu idin qabanana waa muhiim

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 หลายเดือนก่อน

    LA TARTAMAHA. Xaarunta. Yuufuna wazadaho
    SARGAL. KA. Kaliya.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    MARSHAL HOMA ZAAD
    WASAME . . QAAS WAADEN

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxa. Yelankara. Aqon badiyaha u dhertahay. Awod badanaha
    SiiGARA UGU ADEEGAHA
    RUULBL. CAALAMIINKA

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    WA. KASHAD CAAN KHAL FIIHAA

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Maanseerad.
    Waa ina. WAYLO
    LONJINER waa
    In homa zaad

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    TAANI waa heesaha. TAARAAWIIXDA

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    WASAYA SHA Waa hay'ad samafal Ah OO LORABEYAY in Ay waxlasabato dhoobada an. Dherega l ahayn

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Hasoceshan israiiL haadi. ANay SOGAY. CAHDI qaramedki. QALIN KODOGIiDISO AHAYD BII QOWA

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Mayaf caaliilaho. BIICadbiko

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    MOCALIMKA Dholka
    Uu. EDEGAHA. SAAMA JOOGA yAASHA
    ABURKA KOBAD
    OSRATO
    MILTE. CULUWI

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    ALASTOM. BIIRABIIKOM

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Uu ADEGAHA. LABADA DAAMOD
    SHARIIF. RAXMAN

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg 10 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayo Shabcaan❤❤❤

  • @MaxamadXasan-yw2kq
    @MaxamadXasan-yw2kq 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 หลายเดือนก่อน

    Fantastic singer

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Waxana LO yaqan. Waxi. Logu midigta habeenimo marka ujoogo RAJIM. Iyo RAXMAN MOQADAS

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Kobadala. KooL
    Qaad. Caalima. Saalaataho

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    BIISM alahi. . RN RM
    Qaylo likoli

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 2 ปีที่แล้ว

    shabcaan weeye heestu waa eraydii xasan qawdhan

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Waana ninka ugu howlfilin labadan DAAMOD eE wasama yaqaanka . Yufabirol

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Diibada. Oo soobaxa
    Xiisab. Dhiimid. Nacabka

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    FAWALI WAAJ HAAKA SHADHRA. MASJIID. AL. XAARM

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    CIIFRIIR INAHO. LA QAAWIIYO. AMIIN

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 หลายเดือนก่อน

    Quurumihi. Dharaarta vTO

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    REka. Iyo layla calawis waasmo. Waxi .aAd ko samaysen 100/99 (1 ) igu dhofo taa

  • @awalehabdi2290
    @awalehabdi2290 ปีที่แล้ว

    Waa sidaa ayaay igu noqotay raran iyo dablagu shiday kayaabay Marka Ayaan kaguuray dumar xumaa yaa ragow iska ilaaliya shifo casher la ii sii

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Waaxa. LA hadlaya

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    SHAHRON WA RAWAXOHA

  • @KhadarAxmed-te9ut
    @KhadarAxmed-te9ut 4 หลายเดือนก่อน

    Khabaraxmeb

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    CALI waa. LIyoriyahoma

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 หลายเดือนก่อน

    Haa laa. Halkaas doonista. DAalka ko . DhA maata

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    X S N
    Injineer RAJIIM INTA aygara nayan U aqon sareyaha

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 4 หลายเดือนก่อน

    Inalaaha

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    SAARA. Waa Ina. AYO

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Wanan hadi Aad. Qaashan barida isoodir

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Morsalinta

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    ABAHA MAGACI WAAN. QAL KAGA. SOW. MA AHA
    AXMAD. NUUR

  • @HamseKenya
    @HamseKenya 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa aaan ku dhegaystay heestaas aniga oo dhagax buur shidaal ka soo qaadaya

  • @abdirahmanofficial6923
    @abdirahmanofficial6923 3 หลายเดือนก่อน

    Kan Mahad Ugu Qorantahay Commenta Badanaa, Mida Kle Waxan Uu Qoraayo Yaa Fahmay🤣🤣🤣

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Nin ano saxib ahayn maxad u jecesha hay heesaha waxan ko qaancay bi rasmi cismaan

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Kaadoidini . Iyo. Xaarkino . Niikiis. 100/ tuur 99 ) 1 ( 9Jirtay 20sano.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Homazat
    LOMAZA

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    WAMAN. RABO

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    MIIILTE. CUULOWI

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    ORAAH KO qORAN. KIITABKA
    BOOG. DAAMER

  • @KhadarAxmed-te9ut
    @KhadarAxmed-te9ut 4 หลายเดือนก่อน

    Khabaraxmb 5:24 5:26

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dariqatol

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    DiiRIiYE. Hooyo.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    وترى الملا ئكة حا فين

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Old timer❤❤❤❤❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    AXMAD NUUR

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Cashara mobashirin fiinari beenal jaxiima. War faca asxabo ukhuduud cuntada uu biisleya

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    Wa adiin

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    اخر ايه
    قالوا اقرار نا قال فاشهد و
    من افعال فعال لما يريد

  • @cabdixasan8133
    @cabdixasan8133 2 ปีที่แล้ว

    waa erayadii xasan qawdhan

  • @Fmo-xe9sd
    @Fmo-xe9sd 3 ปีที่แล้ว

    War shilka caashaqa ka dhig magaca heesta ma inaan Hta ka saaraad rabtaa??

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Xageed waxbarasho uu donatay
    واتقوا الله isdawe
    ويعلمكم الله
    Waxan hosfadhiya

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Dariqatol.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    من حو العر ش

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    فعال لما يريد من افعاله
    واذ اخذ الله ميثاق النبيين لما ءا تيتكم
    من كتاب وحكمة
    ثم جا كم رسو ل

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    MOCALIMKA. DHOBADA
    O ADEGAHA ABURKA. KOBAD INJINER. CIIFRIID
    KO SOGANAHA. MONA ZIILKA

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    لنر يه