Gabadhan waxay sameysay arin layaab leh lkn illahey ciqaabtiisa wey usoo dagdagtay cajiib😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 477

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +121

    Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah i caafiyo

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +9

      Allah ha kuu caafiyo insha allah wllkay

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +6

      @@saynabcadey2627 jzk kheyr kheyra jizaa

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 3 ปีที่แล้ว +6

      Walal Allaha ku caafiyo mida deg dega

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +2

      @@khadramohamud9184 jzk kheyr kheyra jizaa

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +2

      @@khadramohamud9184 markasto iisoo duceey

  • @cabdiqanimaxamed8704
    @cabdiqanimaxamed8704 3 ปีที่แล้ว +14

    masha,Allah Jawaahir Xuseen, gabar wanaagsan gabar Ahlu diin ah gabar ku dayasho mudan ayaa tahay, nasiib ayeey leeyihiin labadii waalid ku dhalay, walaalkii kula dhashay nasiib ayuu leeyahay, sidokale wadaadkii aad calaf u noqotaane nasiib ayuu leeyahay, Allaah haku xafido walal.

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal jawaahir waad mahadsan tahay aad ayaan kaaga faaiiday qeeyr allaha ku siiyo walaasheey

  • @abdulrazakgiftin8817
    @abdulrazakgiftin8817 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaasheey Jawaahir aad beey qisa ii cajabisay ee halkaa ka sii wad .maashallah

  • @alle-amintube2004
    @alle-amintube2004 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah, gabadhaan kheyr Alle hasiiyo. Gabdhaheena Somaliyeed 80% waad aragtaan social mediaha iyo iyaga waxa kala heysto.

  • @abdullaahiosman499
    @abdullaahiosman499 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxnaallaah walhi waa qiso ad iyo ad uxanuunbadan oo lagu cimriqaati , jizakallah walaashey jawaahir oo qisadaan kucimriqaadasha mudan nalawadaagtey

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 ปีที่แล้ว +6

    Jawaahirey ilaahay dartiis baan kuu jeclaaday
    Hawadaas baan sxb kaalaha alahay
    Laakiin waxaan ka jeclaan lahaa inaan iskaga sii dhawaano oo janatul fardowsana aan sxb ku noqono❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😓

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 ปีที่แล้ว +15

    Walshey jawaahir illahey dartiis ayaan kuu jeclahay illahey haku xifdiyo aduun iyo aaqiro

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +19

    subxaanallaah ilaahow saaxiib xunbaan kaa magan galay iyo kuwa qarsoon ee xaasidiinta ah yaa allaah aamiin

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah walashay macaan. Anigu maanta yaan kusoo biiray channel kasga waxaana I cajabiyay sida Allah ka cabsiga leh ee ad dadka kugu xidhan wax ugu sheegaysid. Shukran Jaziiran.

  • @ssoo7843
    @ssoo7843 3 ปีที่แล้ว +12

    ما شاء الله ، بارك الله فيكِ يا أُخيتي ، قصة مؤثرة وطرح سلسل وأسلوب رائع ، أول مرة اتشرف بالدخول لقناتك واستمتعت بطريقة سردك للقصة .

  • @samsamdhagane6142
    @samsamdhagane6142 3 ปีที่แล้ว +8

    Manta waxaan noqday first jawahir Asc walashey thank you shekoyinkaga wax tarkale keep going sister

  • @ubahbintumoha6883
    @ubahbintumoha6883 3 ปีที่แล้ว +1

    Khayrka Alle Hayna waa fajiiyo🥰🥺

  • @liibaanahmed3360
    @liibaanahmed3360 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaarakallaah Wllshy khaatumada allaha noo wanaajiyo jannatul firdowsa alaclaa allaha nal
    gu kulmiye Aamiin Yaa Allah

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +35

    JAWAAHIR XUSEEN GUULEYSO QUEEN 👑❤️🧠🏆

  • @fatimaibrahim7827
    @fatimaibrahim7827 3 ปีที่แล้ว +26

    Asc walaashey jawahir please marka oo la'aadamaayo waxaa fiican in la aa muso please sister respect the adhan kher Allah kusiiyee

  • @muhanadismaeilh.9431
    @muhanadismaeilh.9431 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma Sha Allah......
    Keep On Dear 🙏🙏& keep On Providing 4 Us Such More Stories

  • @awilarte4769
    @awilarte4769 3 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr illahay ha ku siiyo.

  • @صلاحالدينالياسر
    @صلاحالدينالياسر 3 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله فيك اختنا الغالية لقد افدت واحسنت وكثر الله امثالك من النساء والبنات

  • @maxamedmatoori3450
    @maxamedmatoori3450 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah jawaahir allah haku barakeyo

  • @nasromohnet3271
    @nasromohnet3271 3 ปีที่แล้ว +15

    Wcs wr wb waa run wllo saxiibku mar waa sabtaada marna waa sahaydaa baan maqlijirey illaahay saxiibkeena mid wngsan haka dhigo

  • @cabdinuurfaaraxaadan8860
    @cabdinuurfaaraxaadan8860 3 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah wll walaashey jawaajir xuseen Ilaahey ajar iyo xasanaad aan lasoo koobikarin hakaasiiyo

  • @abdifatahsheikahmed8147
    @abdifatahsheikahmed8147 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allaah Jawaahir Allaah haku xafido abaayo, dhameenteena khaatumada Allaah hanoo wanaajiyo.

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah abaayo mahadsanid. Alle noogama dhigo Aduunkaan meel aanku fidnowno

  • @habiibaalimaalim8481
    @habiibaalimaalim8481 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabad gelyo alaha kusiyo wllo jawahir

  • @amrancadeyamrancadey5248
    @amrancadeyamrancadey5248 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah qof wanagsan aya thy alle haku barakeyo

  • @alihirsi2730
    @alihirsi2730 3 ปีที่แล้ว +9

    ALLE HAKUXAFIDO ADIGA IYO ANAKAMA AMIIIN (JAWAAHIR)

  • @kaltunfarah856
    @kaltunfarah856 3 ปีที่แล้ว +14

    Maashallah
    Qof Ilahay yaqaan ayaad tahay

  • @narimahniim4689
    @narimahniim4689 3 ปีที่แล้ว +5

    Maha Allah allah ha ku barakeeeyo🙏

  • @aminoahmed4414
    @aminoahmed4414 3 ปีที่แล้ว +22

    اللهم نجنا من أصحاب السوء وجزالله خيراً أختي 👍

  • @iqracadceed1568
    @iqracadceed1568 3 ปีที่แล้ว +6

    Nafta meel ey inoo soo jirdo manaqaano waa inan ku xisaabtanaa aakhiro iyo qabriga allow hanuuni intii lunsan oo dhan

  • @shariifcabdulaahisabraaaye1666
    @shariifcabdulaahisabraaaye1666 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh aby alle haku sharfo wanadaada gabdho bdn oo haleysan wey soohaniunidonan hadey dhageystaan mahadsanid walaashey

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 3 ปีที่แล้ว +5

    Asturnaantada Iyo Sidaad Diinta ugu Adag TahaY Ayaan Kugu Soo Biiray Maantana Igu Kaa Horeysa Wlhida😍

  • @majorrao4455
    @majorrao4455 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma Sha Allah heartbreaking 💔😥 story indeed 🙏 keep it up dear I can see u are Ma Sha Allah 🙏❣️

  • @fardosabintsheek6622
    @fardosabintsheek6622 3 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah Allah hakuxafifo walashey jawahir Hussein

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah walàashey illaah haku xifdiyo sidaa qeyrka uu faafiso waad mahadsantahay

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah walaashey horemar fiican waad gaartey alxamdu lilahi

  • @abdulkadirabukar5761
    @abdulkadirabukar5761 3 ปีที่แล้ว +2

    Hi jawahir well done and continue all the good things your refer to our society. Thks .

  • @hobalproduction1217
    @hobalproduction1217 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa qiso xannuun badan waan lacajabaya waad mahadsanatahay will Alle haku barakeeyo

  • @khaliifsalad1380
    @khaliifsalad1380 3 ปีที่แล้ว +13

    Subxaanallaah ilaahow waxaan kaa magan galnay ficillada kuwa xun xun samaynayaan

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 ปีที่แล้ว +2

    alaha ku xafido kalarkaaga qurux mashlllh walaashey qaali gaber qiimo badan

  • @youssoufmoussa3969
    @youssoufmoussa3969 3 ปีที่แล้ว +10

    الهم احفظنا علي الأرض الهم احفظنا تحت الأرض
    الهم أمين يا رب

    • @raageiidow5545
      @raageiidow5545 3 ปีที่แล้ว

      Youssouf Moussa markaa allahuma qoreeyso waxa waa labo laam hadiikale macnaha aa isbadalaayo sxb marka dib ufiiri bal

  • @deqaahmeddeqaahmed276
    @deqaahmeddeqaahmed276 3 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله تبارك الله جزاك خيرا يا اختي العزيزتي

  • @mahamudhussein3240
    @mahamudhussein3240 3 ปีที่แล้ว +5

    Jawahir Hussein, hor u soco qof ilaahay taqaan ayaa thy

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qeer allaha ku siiyo xabibti qaatumad wanaagsan allaha nooku qatimo in sha allah

  • @umulkheyrcaliaxmad9475
    @umulkheyrcaliaxmad9475 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc m.a m.a m.a jawaahir allah na garewo xumaadnta doqon Allah na gamadhigo amiin Yaallha amiin Yaallha

  • @mucaashakhchannelkhalinle4692
    @mucaashakhchannelkhalinle4692 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah. Runtii waxaa fiican in laga waantoowo waxyaalaha xun xun sababtoo ah ma ogid xilliga aad dhimaneesid

  • @ayanalijeele5446
    @ayanalijeele5446 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc abayo genyada madoow aad u cod egtahay

  • @hassanomar7842
    @hassanomar7842 3 ปีที่แล้ว +12

    I'm terrified to hear the story .

  • @haythamhaytami5737
    @haythamhaytami5737 3 ปีที่แล้ว +2

    Inkastoy aduunyadu safar tahay sideedaba lagu sugo geerida sakaba wa noolahay 🤲

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah bardhaamijka aad nooso gudbiso wanka Helay ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallo caawa iigukaa horaysay keep going

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah abaayo
    Waa qiso cajiib ah

  • @raxmoaxmad4463
    @raxmoaxmad4463 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله يعطيك العافيه صحيح

  • @zakiaxmed6633
    @zakiaxmed6633 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a my sister jawahir hussein

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +11

    MASHA ALLAH ❤️✔️

  • @mounamohamoud8288
    @mounamohamoud8288 3 ปีที่แล้ว +6

    حفطك الله يا جوهرة الجنه

  • @harunjama8554
    @harunjama8554 3 ปีที่แล้ว

    Abyo mcn aad ayaa u qurux bdntaha ilahey haku barakeyo

  • @saadiaabdi2050
    @saadiaabdi2050 3 ปีที่แล้ว

    Asc walashey, waxaaa dinteee magawadii wanagsanedhaa misee midii wilkaa yaar laxiratee
    Thank you 🙏

  • @sumeyaibrahim7240
    @sumeyaibrahim7240 3 ปีที่แล้ว

    Mdsanid jwahir Allah kubarakeyo apyoo

  • @hawiwoaliadan9062
    @hawiwoaliadan9062 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakalahu qeyr

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wrwab jawaahir meeshaas ka wad walaashay jawaahir wadankee ku noo shahay hadaad rabtid waa ka amusi kartaa suáashaa

  • @hidaayoabdullahi2252
    @hidaayoabdullahi2252 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa naxdin wllhi illaahey gefkaanya iyo geerideena makulmiyo

    • @fe8829
      @fe8829 3 ปีที่แล้ว

      Alaahuma aamiin

  • @wllabdalla94
    @wllabdalla94 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah khayran wll khaatumada khayr Allah noogu khatimo Ameen ya Allah 🤲🤲

  • @fatumamohamed127
    @fatumamohamed127 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم نجنا من أ صحاب السو جزاك الله خيرا اختي

  • @ismaaciilibraahimaadan1421
    @ismaaciilibraahimaadan1421 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha wll allaha ku barakeyo Runtii wa arin dadkena u.badanyahiin adna allaha kusjarfo asc

  • @coastparkourclub1220
    @coastparkourclub1220 3 ปีที่แล้ว +3

    JAZAAKALLAHU QHEER ❤️

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 3 ปีที่แล้ว

    Gabdh ay iidab iyo diin ka muqato masha ala

  • @iidoyuusuf5662
    @iidoyuusuf5662 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll jawaahir noo badi qisoyinka

  • @zakaria6290
    @zakaria6290 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaahi WA inaa ilaahi raajicuun

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll wlhi wan qiiroday😢😢😢😢

  • @lightsideguide893
    @lightsideguide893 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo Haa lkni Maogtahay horto inuu WAJIGAAGA iyo CODKAAGA inuu xaraan nagayahay.Allah diinta si fcn hanofahansiyo

  • @deeqxuseen2759
    @deeqxuseen2759 3 ปีที่แล้ว

    Walal alle qeyr bdn haku siiyo gacmaha galofis gasho

  • @adenyarrow2633
    @adenyarrow2633 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walaaley natali naagaha ku nool yorub oo dacaya nimankooda iyo caruurtoda mahadsanid

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว

    Xppti wan kugu cusbhy aad baana kaga hely,mashaAllh.
    Wnkugu so bray

  • @mohamudali9917
    @mohamudali9917 3 ปีที่แล้ว

    Masha. ALH Ilaah haku xafido

  • @ifkahabibhabib1027
    @ifkahabibhabib1027 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a GOD be with you

  • @abshiirjama7376
    @abshiirjama7376 2 ปีที่แล้ว

    Afka Soomaaliga markaa qoreyso,Iska sax ,Dag dag tay maaha sax

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah

  • @sarasaid4912
    @sarasaid4912 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah ilaahay haku xafido

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawaahir xijaabka qurux ayaad ku tahay maashaa allaah

  • @xuseenyuusuf8544
    @xuseenyuusuf8544 3 ปีที่แล้ว

    Jawaahir abaayo aad iyo aad ayey qisada ii soo jiidatay mahadsanid lkn waxan kaa codsanaa in barashada diinta xooga saarto

  • @DarkRedReddie
    @DarkRedReddie 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah sister ❤

  • @mulkimohamed6493
    @mulkimohamed6493 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah habo juwaahir allaha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilah khayr haku siiyo abayosidaa u astarantay oo midabkaaga qaliga uhaysato ban akahelay ilaah ha kuxafido markasta

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Ukhtifillaah nabadqab iyo naxariis Alle inshallaah, Alhamdulillaah Daaiman wa abada, wa Jzklh kheiran jaza ❤️❤️❤️

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC..MA FAHMIN WAATE
    GABADHA TIMATEY?
    TII NINKA U DHUUMANEYSAY
    MISE SXBTED 😗

  • @libaanyare3117
    @libaanyare3117 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Wall jazzka llah kheran jazaa

  • @issemohamedfidow3916
    @issemohamedfidow3916 3 ปีที่แล้ว

    Walal runtii waxfiican usheegtay dadka lkn hanuunka allh ayaabaxsha allh halahanuuniyo

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 2 ปีที่แล้ว +1

    👍⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️👍

  • @saluhahtaufik6368
    @saluhahtaufik6368 2 ปีที่แล้ว

    Assallamu allaikum....Moeslim Indonesia.🇲🇨

  • @husseinmohamudnor9050
    @husseinmohamudnor9050 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @maxamedcabdixuseen1473
    @maxamedcabdixuseen1473 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin adna illaahay garaadka hakuu siyaadiyo wllo

  • @abshirabdiabshir4940
    @abshirabdiabshir4940 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh😍

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 3 ปีที่แล้ว +2

    Subaxanallh ilahow qatumada noowanaaaji adaa jaliil ahe

  • @zukaynaabdizelm4270
    @zukaynaabdizelm4270 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah keep going wllshy😍😉

  • @shucebshugri4218
    @shucebshugri4218 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah hawaahir noolow

  • @ismaaciilaxmed2329
    @ismaaciilaxmed2329 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall jawahir ok mowdku waa qaflad alah hayna sugo amin

  • @jasmineabdi1681
    @jasmineabdi1681 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alle alle xafido wllo

  • @CalixidigCalixidig-zf7zy
    @CalixidigCalixidig-zf7zy 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaki allahu kheyran