Aabo markii hore saas wax ma aadan nogu sheegin anigane hadii aan si adak aan qoral kugu Soo qoray iga raali noqo dhibka ku haystona wa kula daremeynaa alle ha inoo sahlo 😊p😊p
Allaah ha soo hadeeyo umada islaamka ee soomaaliyeed xaqa islaamka isku leeyihiin iyo xaqa biniaadamka allaah ha tuso caruurtaas allaah ha ku soo celiyo gacanta waalidkood dulmiga xaqdarada xadgudubka beenta cayda aflagaada waxa allaah raali ka ahayn allaah ka soo hadeeyo umada soomaaliyeed inta shaydaan u qurxinayo oo hor ordayo dulmmiga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimay nabi mcsws cirib xumadiisa buu ka uga digay umada nicmada allaah xisaabta lahayn ha lagu shugriyo oo shaydaanku uu ka qarinayo biniaadamka
Gabadh HabaJeclo oo in xoolahaasi ku dilaan Laascaanood oo caruurteedii hore usii kaxaysatuu ku leeyahay caruur baa la iga af duubtay. CeelAfweyn caruur joogta afduub maaha ee umada beenta ka daa.
WAR DOWON YAHOW MA CARUUR DHIB KOODA LAGAA KAXEEYSTAY AYAAD KA DABA QEYLINEYA, WAA LAGU SO KORINAYA ISKA ILOW, HAEENKA HADAAD FUTADA UGA GALMOON EEEYSAN RAGG AYAA UGA GALMONAYA FUTADA. CARUURTA KA SABIR. BEELAHA HARTI IYO HAWIYE BADAN KOODA WAXAY DIINTA SO GALEEN WIXII KA DAMBEEYAY 1993DI. WAR 1000 REER AYAA CARUUR TOODA LAQA QAATAY SIDA OO KALE MANA RAAD SADAAN. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War ma aqaan takfiir Makuwii la sheegayey oo la lahaa waxay cunaan shimbiraha oo qaxii lagu sheegi jiray xadka kenya iyo somal Mise waa kuwii oranjiray Hilibka waraabuhu waa lacuni karaabaa Yaabay inagu
Asc, maasha allaahu sheikh mohamud oo aanu school ayaan ka soo wada baxnay waan ku salaamay ilaahay caruurta nabad gelyo hakiugu soo celiyo.
Meeqo sanuu cidaha kujiray
Allaha kuu soo dhaweeyo in sha allah
Allaha u sahlo ilmahaga
Subxanaallah 2 xas wa dhib allow usahal
Ilahay hakuu Soo badbadiyo ishaa Alaah
Awoowe rabi hku nxriiisto 😢
Allaha U Sahlo Caruurtaas Bi Raxmate Allaah
Allaha U Sahlo ubadkiisa Aamin Aamin
Necebiya somalida uf sida u hadlan tashkilisay ku laha
Sheekhani wuxuu raadinayaa caruur takfiirnimo ku dhalay oo ku koryay siduu isaguba sheegay waayo wuxuu yidhi takfiirka ayaan ka mid ahaa 13 sano markaa wixii aw sadex iyo toban sano ku shaqaynaayay faafinaayay ayuu manta ka cabanayaa
Waryaa gadh yuub tii dhashay carruurta dhashay sheeg halkeed ku ogtahay gadh bilaashlow ???
Sheydan washeydan balo ku aragtay kaal iyo muslim isma guur sadaan dadkaad tirineysana wa adigo kale balo kuqaaday
Tuug carruurta iyo hooyadood isu daa hakala kaxaynin
Alaha u soo dhaweeyo
Sheekha ubadkiis
Illahay hakuso badbadiyo caruurta waaba cajaaib
kuwaan gaalada noo yaqaan maxay dowladdu wax uga qaban wayday? yacni dowladda ma abbaaraan?
Subxaanallaah Allaah Ha,inasugo sheekh Allaah Sabarkaaga Jano Hakuugu Badalo waxaa ku soomaray Waa Imtixaan Katujumaya Iimaangaaga Allaah Hakuu Sooceliyo Awlaadaada iyagoo Nabadqaba siduu ugu Sooceliyay Niyullaahi Yacquub cswslm.
Walalkanna Alle hau sahlo ilmihiisa
Subxana allah waa cajiib oo dagaal diinta ahna maka socdaa somali waaba sheeko kale oo adag Subxana allah cajaaib sheikhow
Alxmdulillahi
Markaad dariiqo gasho oo hadhow dariiqada ka leexato ogow carurta iyo hooyadood adaa ku daray kabaxa maanta kaa yeeli maayaan adeer ku noqo si aad xal u hesho
Shanghai
❤❤😊
Illahey ha u sahlo abbe wa xanuun wlhi ilamahiisa ka maqanyihiin
Markaas matagfiirkiibayraacday oykumaqantahay alahakuusoodhoweeyo caruurta
Aabo markii hore saas wax ma aadan nogu sheegin anigane hadii aan si adak aan qoral kugu Soo qoray iga raali noqo dhibka ku haystona wa kula daremeynaa alle ha inoo sahlo
😊p😊p
Waa dad daalimiina alloo soo qabo
Mah lagum tugsaanan reerkoda ibiil ayay tiidhi adigu biil sii waanu kaltagnay ayay tiidhi shiib nag dheeh
ilaahay hakuu so dhaweey0 kolay intay rer laascaanood ka tagen somaliland wxy dareemayan dhib bdn
Oo maxaynu so kordhinayan hooga
Ale. Caruurta ha kuu soo sahalo adeero waa xanoone
Allaah ha soo hadeeyo umada islaamka ee soomaaliyeed xaqa islaamka isku leeyihiin iyo xaqa biniaadamka allaah ha tuso caruurtaas allaah ha ku soo celiyo gacanta waalidkood dulmiga xaqdarada xadgudubka beenta cayda aflagaada waxa allaah raali ka ahayn allaah ka soo hadeeyo umada soomaaliyeed inta shaydaan u qurxinayo oo hor ordayo dulmmiga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimay nabi mcsws cirib xumadiisa buu ka uga digay umada nicmada allaah xisaabta lahayn ha lagu shugriyo oo shaydaanku uu ka qarinayo biniaadamka
M.allaah ❤❤❤
Allaha noosahlo caruurta
alla waxan garan aamino waan ilasoo korney waa wlshay dumaashidid wiilkuna aad baan aqaan maxamed cali
Gabadh HabaJeclo oo in xoolahaasi ku dilaan Laascaanood oo caruurteedii hore usii kaxaysatuu ku leeyahay caruur baa la iga af duubtay. CeelAfweyn caruur joogta afduub maaha ee umada beenta ka daa.
Maskahubisay reerkagabadha baadidaninbaakuladaydaya daalakaabadane doonayn inaadhesho daain abidkaaye
Asdwh😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
Ilahow sosahal carurta ayago nawadqawan
Nàarta waadheertahee boos Kadag
Carurta meel uma haysid Hoyadod udaa ha dhibatayn yahuu
Allaha kusahlo carurtada
Alloow haiga dhigin takfiir subxaana laah
Wamaxay tagfir
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
Adeer iska samir adigaa dhex galay musibadan takfiirka ah
Laakiin hadayba dadka sidaas udhacayaan maa la xir xiro
Yaaaab yaaaab
WAR DOWON YAHOW MA CARUUR DHIB KOODA LAGAA KAXEEYSTAY AYAAD KA DABA QEYLINEYA, WAA LAGU SO KORINAYA ISKA ILOW, HAEENKA HADAAD FUTADA UGA GALMOON EEEYSAN RAGG AYAA UGA GALMONAYA FUTADA. CARUURTA KA SABIR. BEELAHA HARTI IYO HAWIYE BADAN KOODA WAXAY DIINTA SO GALEEN WIXII KA DAMBEEYAY 1993DI.
WAR 1000 REER AYAA CARUUR TOODA LAQA QAATAY SIDA OO KALE MANA RAAD SADAAN. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
SCW SCW SCW SCW.
War ma aqaan takfiir
Makuwii la sheegayey oo la lahaa waxay cunaan shimbiraha oo qaxii lagu sheegi jiray xadka kenya iyo somal
Mise waa kuwii oranjiray
Hilibka waraabuhu waa lacuni karaabaa
Yaabay inagu
Subhanallah
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
Tagfiir hadu ahaan jiray uka baxay waa dhib walhy laakiin waxbaa qaldan 13 iyo 1wm side halmar 4qof lo xadi karaa??
Allaah hausoo dhaweyo
Caruur hooyadood haysato iilan maayaan
Odayga tagfiir ayuu ahan jirey ayagii ayaa dhacay
😢😢😢😢🎉
Adiga ayaa reerkaga takfiir kadhigey
Waxani waa waali 😢😮
Tagfiirku ceelasha iyo lafoole inta udhaxeysa ayey dagma dhan kasamrysteen keligood ayaa degan halaga sooraadsho
War bal eega edebdarada nin dhan xaruurtii soo loo afduubanayaa qofka watay caruurtaada dadbae kadhashay uqabso.
Cidina may af duuban waa gabadh iyo carur ka naf wayday ayay iskaga tagty haduu masrufayo way la jogi lahayeen
Takfiirku hadeey kucadaato in ey afduubteen caruurtaas
waa in 100 qof oo ayaga ah xabsiga laascaanood lagu xiraa
Takfiirka gabigiis waa laga masaafuriyaa degmada laascaanood si ree ssc khaatumo nabadgalyo kunoolaadaan
qaniinjo qaniinjo ayaa kaa fujiso ayeey somaliya kumaahmaahdaa
Dhulbahantoow hadaanu caruurtaya maskax idinkaga qaadnay waamaxay gambadhkani
Dadka waxaas samaynaya mxa looleyn waayay nacalad haku dhacdo takhfiiriinta
Asc sheek adoo rasli ah waxaan ku dhihilahaa yaan lasoo dhigin caruurta sawirkooda youtubka.
Waxaa kugu filan inaad tiraahdo sadex caruur ayay II dhashay. Intaas kufilan dadka aad wa usheegayso. Asc
Beetham
Sawiro miyaanad ka hayn si hadii la arko loo qabto
Adeer anadagan Malaloongo
Walugu soodiree yaakusoodiray 8years ago caqiida aad aminsanayd ookabaxday miyaad inaad cayso social media usofadhiisatay 😂😂😂😂😂 adeeer maxamuud saciidow isku xishoo qarjiqoodna waxaan leeyahay waxiskahubiya
Adigu ma takfiir baad tahay haduu ka soo noday sow kuma saxsana
Way dhacdaa tagfiirku way sameeyaan
Sawir ka ninka ciyaalka xaday ma soo galisid
Wlll waarun arintaaan anigaa hore baan u maqlay
Hooydod aya hasta adeerow ka hadh waa beer wax dhalay aday ku so koryaan been shegya ma jiirte xiishod
Alah kuu Soo badbadyi
Ninyohoow nin weynbaadtahay beenta iska dhaaf Runta sheeg akfiir Ada ahaanjirtay islaamahaadana waa Kula ahaayeen waad Shah daa waan kabaxay ayaguna waa diideen in ayka laabtaa waxaanislarumeyney
Sheekh maxamuud siciiid nuuur waaa,sheekh caalim.ah ilama.aha in,uu been sheegaayo
Musalsal fican 😅
كذاب 😂😂😂😂😂😂😂😂
صدقت يا أخي ❤