5 Qodob Haddi At Sameyso Adon Cidna Garab Ku Siinin Ayaad Noloshaada Wax wayn iska Badaleysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 369

  • @kobcintaaqoonta6476
    @kobcintaaqoonta6476 3 ปีที่แล้ว +129

    1) Shanta wakhti wakhtigooda kutuko kadib ku ducayso waxaad rabto
    2) Inta aanad aadin shaqadaada akhri quraanka kariimka ah
    3) kusali nabiga 100 jeer maalin kasta
    4) istiqfaar la imo 100 jeer iyo in kabadan maalin kasta
    5) Wax ala wixii ilaahay ku siiyay umada ku caawi hanoqoto Cilmi, xoog, lacag iyo waxkasta

  • @asiahussein292
    @asiahussein292 3 ปีที่แล้ว +28

    Wlhy shiikh run weeye waayo dhamaantood waan sameyn jirey waana sameeyaa wlhy noloshyda alah wuu ku badalay. The more knowledge you have is to be greater the fear of allah

  • @mfaraahsahill9503
    @mfaraahsahill9503 3 ปีที่แล้ว +12

    Sheekh illaahow jannadii ku gee.
    1- salaada faralka ah xilgeeda tuko. Raacina salaatu layl hadaad awoodo
    2- akhri quraanka ka hor shaqadaada.
    Khaas ahaan suuratul baqrah.
    3- saliga nabiga 100 jeer. Maalinkasta
    4- istiqfaar 100 jeer maalinkasta.
    5- ixsaanu u samee qofkasta oo insaan ah intaad awoodo

  • @najmonafta7917
    @najmonafta7917 3 ปีที่แล้ว +26

    walalaha Musliminta iso duceya plz
    murad Ayn leyhy ya rabbi inti mslim o murad
    leh u sahal allahumma aamin 🤲

    • @ismahaancusmaan2494
      @ismahaancusmaan2494 3 ปีที่แล้ว +1

      Muraadkaaga alle hakuu sahlo xabiibti

    • @umunasiib672
      @umunasiib672 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin allah nowada saqiro

    • @ayanyaan2226
      @ayanyaan2226 3 ปีที่แล้ว

      Alloow ku sahal muradkaga

    • @inahabon4655
      @inahabon4655 3 ปีที่แล้ว

      Allah kuusahlo

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 3 ปีที่แล้ว

      Rabi ha ku sa khiro wax kasta Dardii u waydiisato Amiin amiin

  • @Qaatho
    @Qaatho 3 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah nasoobadi videowyaashaan ookale mahadsanid ☑

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakllahu khayran taloyin aad u wanaagsan waaye. Ilahay ha noo saqiro shaydanka ha naga qabto. Waa ku farxay channel kaaga inaa la kulmay maanta qof Allah i xasuusiyo in badan u bahanay runtii.

  • @xaliimoyuusuf1989
    @xaliimoyuusuf1989 ปีที่แล้ว +1

    الهم صل على محمد و على آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @simankujcl6282
    @simankujcl6282 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shiiq iso duce allah darti in allah ii sahlo arina igu adkate

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekhow waxaa jira gabar aan zxb nahay , ayada iyo xaajigeeda marwalba waa islaayaan sma isqabtaan, lkn waa Isla joogaan Ubadna waa haystaan alle ha u barakeeyo.sheekhow waxaan ku riyooday ayagoo gurigooda sixir laga soo saarayo dadkuna leeyihiin waa sixir loo dhiagy si loo kala ka xeeyo, markaan u imina waxaan arkay mutuleelka oo leg 2 dhib cood oo dhiiga.
    Maxay noqan kartaa isoo Jawaab sheekh

  • @zamzamxiis4926
    @zamzamxiis4926 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah shekh allaha ku barakeyo anagana kuwii ku dhaqma allaha naga dhigo ilaahay na hayna aqbalo muraad ban leeyahay walaalahayga muslimka isoo duceeya

  • @mohatimaweyne903
    @mohatimaweyne903 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaah shiikh aduunyada waan jeclaa marhore aan taarik ahaa lakiin markaan ilaahay iskuxuray walaahay xitaa ma walwalo oo aduunba marabo ilaahay waxaan waydiistaa inuu fidnada igamagangaliyo aduunka adigana shiikhow ilaahay hasubarakeeyo

  • @Mohmed37387
    @Mohmed37387 3 ปีที่แล้ว +8

    WALAHI EVERY IMPORTANT WAAYE QODO BADAAN MASHA ALLAH SHUGRAN SHIEKH😳😳😳

  • @qaasim.moh.2015
    @qaasim.moh.2015 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq Jizakallah Qeyr Ajir iyo xasanad Allah haka siyo insha Allah

  • @adontiiallahofficial8314
    @adontiiallahofficial8314 2 ปีที่แล้ว

    عليه افضل الصلاه والسلام ♥️ احبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah..... Alle Ayaad Run ka sheegtay...... Jazakalaahu khayran

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi 12 วันที่ผ่านมา

    Alaahu akbar sheekh jasakalaahu khayr allaah hakubarakeeyo❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayaandaahir1115
    @ayaandaahir1115 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle Ha ku xafido shiikh iso ducee in alle I gargaaro dhib yarbaa I haystee

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh riimi Ilahy haku siiyo Cimri dheer iyo Cibaado suuban Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +10

    Shiikh Jazaakallahu khay. Shiikh lkn noodadaji waqtigaa iskayare Allaha ku barakeeyo shiikh

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazakalahu sheekh Riimi

  • @Jiida-h7x
    @Jiida-h7x 2 หลายเดือนก่อน

    1Du a
    2Qur an
    3Istiqfaarta
    4Saliga nabiga
    5sadaqo
    Iyo sadawo

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 ปีที่แล้ว +1

    Jzkallahu khayr jzkallahu khayr ilahay haku xafido anagana ilahay hanagu anfaco adigana Miisanka xasanadka rabi haku saaro Aaamin yarab

  • @fadumocabdi9515
    @fadumocabdi9515 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq wakusalami waxan kuriiyodi nabigena muhamed SCC oo idhibay seftisa iyo self nawii ibrahim wanaleyga qadi tinabigeena maxamed waxow DHAH- ALLAH akbar wawigatagi

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan sheekha Allah ha Ku xifdiyo amiin amiin amiin yaa Rabi sida nogu faideyso misanka xasnadaka Allah ha Ku saro Allah ha Ku barakeyo amiin amiin amiin

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaa ka LAAHU kheyraa sheekh riimiye ale hanoo kaa xafido adiyo ehelkaagaba

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @XaawoLuuul-v3x
    @XaawoLuuul-v3x 6 หลายเดือนก่อน

    Sheqow riyadaan we dhertahay bakse waxaan ku dhaxdhumo bo waxaa ihiley seygeyga waxaan dhay waa qabanahy balse waxoo ii tilmaamay oodo maro ku yirto markaan u foorarsado maradii cimaamadiisa ayaa isoo dhacde cimaamadaa ayaa isdhaaf u hogde sheqoow fadlan wax ika sheg insha allah qeer😢😢😢

  • @maxamedhersi1325
    @maxamedhersi1325 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله الخيراً جزا

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu kheeyran shekh

  • @somalidevelopmentplan6837
    @somalidevelopmentplan6837 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Ilaahey haku barakeeyo - laakiin ha inkaarin oo u ducee qof kii dislike kuusaara waayo dad aad uyar

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah jasaa kaallaahu khayran shekh riimii

  • @maryamamohamud5723
    @maryamamohamud5723 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc shiikhow alle haku barakeyo Qeyrkaa nagu bararujisaa

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 3 ปีที่แล้ว +6

    Alahumaa aamin alaha kuxafudo sheeq Rimi

  • @akasha6740
    @akasha6740 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Allah rali haa ka noqdo haan ku xifdiyo dhor jer waxan ku wadiyay riyo lakin imad soo jawabin ma garanayo halka ciladu la jirto ee fadlan ii soo jawab waxan ahay dadk kugu xidhan Allah dartis baan ku jecelahay fidoyin badan baan ka baryay Allah misanka xasnadka has ku saro

    • @hawaali5541
      @hawaali5541 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc shekh riimi salaam kadib sheekhuna rabi raali hakanoqdo wan rabaa in aad ii fasirto riyadaan adooraali ah Skhekh SALADA SUBAX MARKAAN TUKADAY WAAN SEEXDAY WAXAAN KURIYODAY ANIGA OO DHAMXANAGA FOOLASHA HOOSTOODA MEEL IGABUURANTAHAY AYAAN CARABKA KUTAABTAY KADIB GACANTA AYAAN KUTAABTAY MESHI BUURNAYD WAN TUJIYEY AMA RIIXAY MESHII WAXAN KA SOOJIDAY DUN CAGAARAN DUNTAAD MARKA AN JIDAYEY WAA SIDA MARKA RASHINKA KIISKA KUJIRO SIDA LOOGABIXIYO DUNTA AFKA KAGA XIRN KIISKA OOKALE WAY JIIDMAYSAA WAN SOO JIDA MARKASAY ILA AADAA DHERER INTAY KABABTO MADHAMAANAYSO WAYSOCON MAANTA OODHAN WAY KA SOO FUQAYSAA ILKAHA HOOSTOODA ILAA DHAM XANAGA AAKHIR WAY SOODHAMAATAY DUNTII CAGAARNAYD DABADII UGUDANBAYSAY WAYCADAHAY INTEEDA KELE WAA CAGAAR KADIB DHULKII AN DUNTA AANKA SOOFAGAY WAXA KASOODHACAY CAD BALAARAN TUSAALE AHAAN U EEG KALLUNKA MARKA LASHILO OKALE SU USAFANYAH UBALARaN SHEKH SALADA KAHOR WAX ARISTAY SURA ALBAQRA WANA TASBIXSADAY WANADUCAYSTAY
      Waxana ahay gabar shikh isofasir riyadaas rabi raali hakaanoqdo

    • @umurashaad6869
      @umurashaad6869 3 ปีที่แล้ว

      @@hawaali5541 subxanallaah aallah aya og wexey tahay bisinka waa

  • @sahrocumar1871
    @sahrocumar1871 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah sheeq ajar allah hakasiiyo

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jezaka Allah kheyran

  • @halyeygabadhisa410
    @halyeygabadhisa410 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ya sheyqii ya sayidii xafiduhullah wan tijabinaya wana hubaal inan kulibanayo

  • @aaminosiman783
    @aaminosiman783 3 ปีที่แล้ว +4

    Jisaakalaah shiikh

  • @shugrihassan4279
    @shugrihassan4279 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikhow waxan raba inan kula wadago riyo fadlan intee kala soo xariira ilahey haku xafidee.

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baarakallaah ajar iyo xasanaad alle hakaasiiyo sida aad kheyrka iyo xasanaadka noogu soogudbisay

  • @Adenapdi75
    @Adenapdi75 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah sheikh Allah ku xifdiyo

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @ahmedcaways14
    @ahmedcaways14 3 ปีที่แล้ว +48

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @amranmahamedamuush5798
      @amranmahamedamuush5798 3 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل على محمد

    • @horseedkabulshada7281
      @horseedkabulshada7281 3 ปีที่แล้ว

      sh. riyaaa doonaya iiimicneesa xagee lagaaga sooxariiri karaaaa

    • @leylafarah9190
      @leylafarah9190 3 ปีที่แล้ว

      Acs. Jzkh. Waxaan. Rabaa. Talefongaag. Ii. Soo. Diri. Raymond. Ayaan. Haa yaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiq Allaha kubarakeyo

  • @umumohamed1418
    @umumohamed1418 3 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalah shekh
    Allaahu majcal hammiyal akhira

  • @mohamedjirow894
    @mohamedjirow894 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah sheick Allah haku barakeeyo

  • @zeiruqali6945
    @zeiruqali6945 3 ปีที่แล้ว

    Mshlhhh shiqow Allah kubarakeyo I.a

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sheikh jazakalahu kheyran danbigaaga iyo kii walidkaagaba alaah dhaafo

  • @ahmedcarabaxmeto5926
    @ahmedcarabaxmeto5926 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shekh allah ku barakeyo

  • @mhdchannel5324
    @mhdchannel5324 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku darajeeyo sheikh

  • @rumanmohamed3539
    @rumanmohamed3539 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka Allah sheikh

  • @gorgorelmi7024
    @gorgorelmi7024 3 ปีที่แล้ว +1

    Khyr allaha hakusiiyo sheikh

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh riimi Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @fadumaabdi521
    @fadumaabdi521 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid 🙏Yaa sheekh

  • @anisoabdi21
    @anisoabdi21 3 ปีที่แล้ว

    M.a alaha ka amaal mariyo anagan muraad kena alaha nosal lo aamiin yaarbi jas ka laahi qeyar

  • @muraadodowaa3816
    @muraadodowaa3816 3 ปีที่แล้ว

    Ben mad shegiin shekh anigaa samen jiray intabaa lakiin ishaalllaa waan soceliyaa idam allee

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshalh shekheena yaa dislike odhanaya muhiimbaad nootahay shekh riimi ilaah haku barakeeyo aaamiin

  • @FatimaMarwoh
    @FatimaMarwoh 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah baraka Allahu fiik Sheekh

  • @muunaahmed619
    @muunaahmed619 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheekh Allah ha ku xafido

  • @abdirizakoday4527
    @abdirizakoday4527 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a sh riimi ilaah haku barakeeyo

  • @yussufmuhmed4600
    @yussufmuhmed4600 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah sheikh alaha kuxifdiyo

  • @Omar_xapiipi
    @Omar_xapiipi 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah sheeqow😥🥰🥰🥰🥰

  • @RihaanAbdi-z1f
    @RihaanAbdi-z1f 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha ku xafido sheikh

  • @biibinur1771
    @biibinur1771 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheq allaha kh barakeyo murad ayaa leyahay iso duceeya culeys ayaa i saaran

  • @qaystv8137
    @qaystv8137 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh illhy haku dhowro shekhow

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 3 ปีที่แล้ว +3

    Bismillaah jizaakallaah kheyran wll

  • @farduusyusuf9596
    @farduusyusuf9596 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah sheikh alle haku xafido

  • @ramloabukaraadan7525
    @ramloabukaraadan7525 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh jasaakallahu kheyr

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sheekh riimi

  • @shacnidheeman5922
    @shacnidheeman5922 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah sheekh allah haku barakeeyo

  • @saafilawale1294
    @saafilawale1294 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sheekh ilahay haku xafido

  • @aaminosiman783
    @aaminosiman783 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh riyooyi qariib amaba cajiib aan arkay lkn gumadi meel aan eheen oo gaalasoo xariir maleetahay

  • @fozia-qalanjoshabdurahman6568
    @fozia-qalanjoshabdurahman6568 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء لله، جزاك الله خيرا شيخ،
    بارك الله فيك

  • @ismailnuur7380
    @ismailnuur7380 3 ปีที่แล้ว +1

    MAAN SHAA ALLAAH JAZAAKALLAAHU KHAYR YAA SHEEKH RIIMI SHUKRAN

  • @amiincumar6287
    @amiincumar6287 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhow Alle ajar hakaa siiyo

  • @kobcintaaqoonta6476
    @kobcintaaqoonta6476 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah sheekh riimi ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @mukhtaarnuur9627
    @mukhtaarnuur9627 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khyr Sheikh

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazaaakallah kheer 🥰

  • @maryamamohamud5723
    @maryamamohamud5723 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow anigaa shaqada culeys iga saaran ma.aqaan bal iii sooo jawaap

  • @qadiijoqaali1416
    @qadiijoqaali1416 3 ปีที่แล้ว

    M.a allh siiq wan ku saray ilah haku barakeeyo

  • @nadaraden8336
    @nadaraden8336 3 ปีที่แล้ว

    ASC sh rimi waxaan ku riyooday aniga oo qabriga rasuulka saw joogo oo madaxa saartey qabriga, Isla riyadi baa waxaan arkey asagoo gurigayga joogo oo iftiin badan markaas waxaan ku iri "isoo duceey" markaas rasuulka Saw wuxuu yiri "daqso waa inaan laabtaa" waxaan ku iri "isoo ducey inuu illahy muslim fcn iga dhigo oo uu illahy imtixaanka ii fududeyo " iftiinki wuu sii ziyaadey wuuna ka baxay meesha. bal shiekhow ii fasir iilahy ajar haa kaa siiyo. Jazakallah

  • @fatimaaden2209
    @fatimaaden2209 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a shugran sheekh

  • @xafiskabardhere2938
    @xafiskabardhere2938 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh shukran sheeq

  • @adontiiallahofficial8314
    @adontiiallahofficial8314 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير شيخ

  • @guraygacod1162
    @guraygacod1162 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh sheekh scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah shiik waa muhiim

  • @idilxuseen5894
    @idilxuseen5894 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh alle haku barkeyo

  • @najmawarsame9490
    @najmawarsame9490 3 ปีที่แล้ว

    M.a waad mahadsantahay sheekeena

  • @ubahomar451
    @ubahomar451 3 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah kheyr sheikh

  • @hothana.salaan7078
    @hothana.salaan7078 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilaah alle ayaa I garadsiyay intaba alxmdulilaah shugran

  • @habonmahmoud6470
    @habonmahmoud6470 3 ปีที่แล้ว +1

    Juzakallah sheekh💓 allah ku barakeeyo

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC. Sheekh xafidu. ALaah. Amiin

  • @umaymaazultan3065
    @umaymaazultan3065 3 ปีที่แล้ว

    M.a ilhy hku barakeeyo shiiikh

  • @nimconaruro5681
    @nimconaruro5681 3 ปีที่แล้ว +9

    Ala xamdu lilah saladkasto kadib waxan aqrista ayatul kursi iyo boqol dikri alaha iwafajiyay amahadas usug natay ina soduceya in muradkey iyo murad kinaba alaha sahlo

  • @faizahussein1263
    @faizahussein1263 3 ปีที่แล้ว +2

    Shelk Allaha hakubarakeya .

  • @WarsanAbdi-bt3kg
    @WarsanAbdi-bt3kg 8 หลายเดือนก่อน

    Wll walalha islaamka ah igu duceeye in alle guur kharle igu arsaaqo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan sameynaya insha allah waaxan ahay ehel usalad lakin waqtiyada qarkodey idhafta

  • @cabdirashiidmaxamed932
    @cabdirashiidmaxamed932 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alaha.ku barakeyo

  • @muunaahmed619
    @muunaahmed619 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh barakow

  • @SaraSadeq898
    @SaraSadeq898 3 ปีที่แล้ว +2

    WOW l Love my 🕌