Maxamed Bk Oo Aad U Mirqaamay Ayaa Siro Badan Hada Fashiliyay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @Caliya7
    @Caliya7 28 วันที่ผ่านมา +3

    Qabyaalada iyo kala qoqobka dhalinta iyo dhulka soomaliyeed ayaa kadaran ee Allaah bogeena burcad iyo malab heysku mariyo balwada iyo baqtiga intii isticmashana haka madoobeeyo.

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 28 วันที่ผ่านมา +6

    Ilaahay Hanaga Soo Madoobeeyo😢
    Caawa Oo Aan muqaalkan Daawanayo Wlhy 170,000 Kun Oo Qaad Ah Baan Marayaaa Waana 11kii Habeenimo😢
    ILAAHOW IGA SOO MADOOBEEE🤲🤲🤲

    • @user-xr6wu4cx4y
      @user-xr6wu4cx4y 28 วันที่ผ่านมา +1

      allaha kaa madoobeeyo wllo waanku ducaynaa

    • @user-xr6wu4cx4y
      @user-xr6wu4cx4y 28 วันที่ผ่านมา +3

      lacagtaas hilib iyo caano ku cuni laheed

    • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
      @Mustafe_Mohamed_Cabdi 28 วันที่ผ่านมา

      @@user-xr6wu4cx4y Aamiin Wllo🤲
      Insha Allaah Wllo Waanku Rajjo Waynahay

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 28 วันที่ผ่านมา

      Ilahay hakamadobeeyo walaal dhibtisu leeyahay

    • @mubarikmedia6471
      @mubarikmedia6471 28 วันที่ผ่านมา

      Illaahay ha xifdiyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 28 วันที่ผ่านมา +2

    ninkii waxku qadanayaa ilahay hakaa jasayi siiyo !!!!!!! un bon entendeur salut ... from saylac

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa walaalkey waxaan qalbi madoobaad iyo alle ka dheeri ahayn lagama dhaxlo ilaahii kaa madoobeeyay ayaa mahad leh fankii iyo balwadii labadaba inta hadalkaaga wanaagsan dhinac xun ula dhaqaaqdayna maalin kale ayey ogaan doonaan inaad dantooda kala hadleysay adaigana allaha kaa jizaa,i siiyo wsc

  • @Somfox1
    @Somfox1 28 วันที่ผ่านมา +2

    Katashada balwada waa run. Waxa kaliya oo iga su aal ajh Afsomali ahaan kalmadu ma Murqaanbaa mise Murqaan. Anigu waligay waxan maqli jiray Una Aqaan Mirqaan!

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 24 วันที่ผ่านมา

    Gaafanaha wadada 150 anaa kugu arkay adiga oo qaad ka qaadanaya ❤❤❤❤❤

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh. Bk. Sigaar ka. Sidee. La saga. Goonkaraa

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allahuma Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 28 วันที่ผ่านมา +1

    Balwad Waxba Lagama Faa''ido Walee Waa Wax Naftaada Dila Iyo Dhaqaalahaada

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 26 วันที่ผ่านมา

    Csw Csw Csw Aamiin

  • @user-sz1jb3ln8t
    @user-sz1jb3ln8t 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaalaga faaiidaa favorite iyocibaadoxumo

  • @geesdiiraxmedbashiir1095
    @geesdiiraxmedbashiir1095 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtis wlhi❤

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 28 วันที่ผ่านมา +1

    Qabyaaladana ku dar arrintaas ❤

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 20 วันที่ผ่านมา

    Balwada adigu maxaad ka faaiidey, bal umada u sheeg waxaad ka faaiido balwada ilaa waadiga murqaamee.

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 28 วันที่ผ่านมา +1

    Balwadi faa iido malaha

  • @user-nf5ui8ye2f
    @user-nf5ui8ye2f 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waali iyo burbur

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ma markuu wax kuu sheegey adiga ee uu qadhmuunka kaa waaniyey ayaad leedey wuu marqaansanyey

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 28 วันที่ผ่านมา

    Adeer Aamus intaad Afsoomaliga baranaysid.

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 28 วันที่ผ่านมา

    Waa shakhsi caqli yar

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 28 วันที่ผ่านมา +2

    Heego media mk shalay halyeey bu ahaa maxaa is badalay 😂😂😂😂😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 28 วันที่ผ่านมา

      Huubo qudhunley iyo cadawgii gudahaa afka dufan u galiyay nin aan fariidnimo u dhalan laakiin qaran bilay ka dhashay imikana Mayd garaaca la bahoobay weeyaan adoo kalaa helay

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 28 วันที่ผ่านมา

    Bk camera uun bu horfadhiyaye niyad ugama tagin fanka 😂

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 27 วันที่ผ่านมา

    Ciyaal ka caqliga yar u sheeg waxan oo kale media ha la soo fadheysan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 28 วันที่ผ่านมา

    Meel walba isku qaad BK soomaaliyeed waxba nagama galine adigu isla tali culimadii baad tidhi May baad igu siiyaan ga kaan ka baxay. Qabyaaladiise bilaa abaala oo dhac dhac badan oo dhataqle badan adigu iska bilow

  • @hajii2033
    @hajii2033 28 วันที่ผ่านมา

    beenale beenta jooji iyo qablada