Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มี.ค. 2022
  • Heeastan waxa hore u qaaday laxankana saaray Cabdalle Maxamed Carraale (Sagsaag) halka erayada ay abwaanada qaar sida Ahmed Saleebaan Bidde iyo badi dadka suugaanta u dhuundaloolaa ay sheegayaan inuu allifay jaamac-Daad Cabdi Seed waxase jirta dood kale oo iyaduna sheegaysa inuu Isla Cabdalle Sagsaag curiyey.

ความคิดเห็น • 1K

  • @shucaybaxmed9578
    @shucaybaxmed9578 2 ปีที่แล้ว +441

    Erayada ugu muhiimsan heesta hadaan isku dayo macnahooda :
    • Dalawo = waa hasha caanaha badan leh
    • Gabno = waa hasha caanaha yar
    • Doobi= waa weelka caanaha hasha lagu maalo
    • Duugid = waa lisid ama maalid
    • Diihaal = waa xanuunka iyo rafaadka gaajada
    • Dararan = dihin, wali aan la lisin
    • Diraac = waa abaar

    • @karaamalk5064
      @karaamalk5064 2 ปีที่แล้ว +9

      Gabno wa wiilasha gaban waye hana qaldin ader

    • @g.hdjama8922
      @g.hdjama8922 2 ปีที่แล้ว +29

      @@karaamalk5064
      Gaban baa ubadka ah, ee tani waa gabno oo ah hasha caanaha yar

    • @abdikadirali3589
      @abdikadirali3589 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid sxp

    • @yusufwayel5942
      @yusufwayel5942 2 ปีที่แล้ว +2

      @@karaamalk5064 Gabno wa Hasha Caanaha yar Abt.

    • @hodancabdi9973
      @hodancabdi9973 2 ปีที่แล้ว +4

      Waaaw Thankis saa nooga ka kala sheektay 🥰🥰🥰

  • @abdiwalikingeerotube5032
    @abdiwalikingeerotube5032 2 ปีที่แล้ว +555

    Aad baan ugu mahad celinayaa bahda Astaan Tv iyo Sxbkeey Seerbiya iyo Fanskeygaba Sida Quruxda Badan Ee Marwaliba Ii Garabtaagan Yihiin Anna Waxaan Marwalbo Diyaar U Ahay Inaan Idin Qanciyo Inta Aan Awoodo I Love You All My Fanskeyga

    • @abdilaahiyaasiin9583
      @abdilaahiyaasiin9583 2 ปีที่แล้ว +3

      ManshaAllh wll abdiweli aad baan kuu taageera sidawacan ee aad heesihii hore usooqaado, markastoo aad soogelisoba share gareeya wllhy,ManshaAllh Alle haku dhowro marwalba wll.

    • @deeqoowdalnuurshe879
      @deeqoowdalnuurshe879 2 ปีที่แล้ว

      Well done Adeer.

    • @ragebirmadegal1438
      @ragebirmadegal1438 2 ปีที่แล้ว +1

      Wali inta aan arkayey fanan hees hore soo qaaday manan arag meesha aad dhigtay qofdhiga
      Well done for sure bro

    • @maryanmuqtar
      @maryanmuqtar 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah waan jeclahay hesaha kaban ee hore meshada kasii waad

    • @haaniibrahim2463
      @haaniibrahim2463 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdiwali waan kuwada jecelnahay

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 2 ปีที่แล้ว +139

    Heestan wakhti dooga in la duubo baa fiicnaan lahayd😍
    Amazing voice❤️‍🔥

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 ปีที่แล้ว

      Sx lkn hada waa jiilaal sow ma ahan

    • @ABashir283
      @ABashir283 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely bro

    • @adannoor2283
      @adannoor2283 2 ปีที่แล้ว +1

      Wakhtiga saxda oo ku adana waye. I think so iam not sure.

    • @abdallamohamedabdi1422
      @abdallamohamedabdi1422 2 ปีที่แล้ว +4

      Heestaha waxay ka shekeyneysa adkeysiga badan ee geela xilliga jiilalka iyo faa idoyinka u dher yahay xoolaha kale marka jiilaal lagu jiro wey dhamadan isagane wu ka adkeysi badan yahay sidaa darted in xilli jiilaal ah la qaado waa wax fcn.

    • @hassanmohammed7174
      @hassanmohammed7174 2 ปีที่แล้ว

      Waqtigoo rob ah aya kuficned runtaa weyee

  • @abdullahibaadidon4539
    @abdullahibaadidon4539 2 ปีที่แล้ว +111

    Quurbaha ayaan ka imii waxan laajoga geela awowgey oo kaabadan 600 oo kusugan Bardere gedo, hestaan ayaan daartay , jaawiga waa waax kale walahi. AM PROUD SOMALI🇸🇴🇸🇴

    • @mariacardofe7
      @mariacardofe7 2 ปีที่แล้ว +4

      War ane amaa ku imdaa loph U geela❤🥺

    • @yaawaaye772
      @yaawaaye772 2 ปีที่แล้ว +7

      M.a aniga waxaan ka.imid USA 🇺🇸 hadana waxaan jogaa cadaado subax kasta gella dareriyaa alx

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Noorweey aan kudaalee ma kuu imaadaa walla caano ma ii lisee

    • @abdullahibaadidon4539
      @abdullahibaadidon4539 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Mowliid2024 kaalay Walale aan kuilisee

    • @mohamedabdi2157
      @mohamedabdi2157 2 ปีที่แล้ว +1

      Geel jire nimo halo noqdo
      Magalo wana dibtey iskasto waxna laga bartey

  • @suhaibahmed3589
    @suhaibahmed3589 2 ปีที่แล้ว +81

    Cajiib, Cajiib! Wiilkan yari waa fan-nooleeye ka duwan fanaaniinta kale oo dhan! Si fiican ayuu iskaga soo saxaa erayada, laxankana halkeeda ayuu dhigaa! Guul baan u rajaynayaa Cabdiwali Kingeero

  • @mohamudabdi1588
    @mohamudabdi1588 2 ปีที่แล้ว +23

    Dunidoo ah jiilaal
    Marka ay dameeruhu
    Ilmahooda diidaan
    Isagaa wax daaqaba
    Ugu nolol dambeeyee
    Diihaallka gaajada
    Isagow dulqaatee
    Dhabarkaaga joogee
    Geelaa matkuu dararan
    Yahay labo nin dugtaayee.
    Codkii alaha u naxariistee cabdala maxamed zegzaag. I use to listen this song 40 years ago still amazing song very talented words.
    Rich of so.ali culture.

    • @Owdari3542
      @Owdari3542 ปีที่แล้ว

      Nice

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว +2

      Diihaalka gaajada
      Asagow dulqaatoo
      Abaar kaaga doogee.

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 ปีที่แล้ว +136

    Amazing voice walaahi, yarkaan fanka wuu kasoo daahay 60 sano kahor in uu yimaado ayeey aheeyd, jiilkaan fanka ku cayaaray yarkaan lama jaan qaadi karo.
    Well done kid.

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 2 ปีที่แล้ว +2

      Cod dahabi ah cajiib

    • @ahmedmouse1786
      @ahmedmouse1786 ปีที่แล้ว +1

      @@user-cf8tu7di2t thyryk

    • @abuubakarsaid7531
      @abuubakarsaid7531 ปีที่แล้ว +1

      Sxb intaaba waa kugu raacay balse diraac abaar mahan waa xili geeduhu gababsi siyihiin balse aan abaar toos ah lagelin ee ay foda kuso hayso

  • @318ERI
    @318ERI ปีที่แล้ว +41

    My Dad used to listen to Somalian Radio {Short waves those days} in Arabic there used to be one Hour or two hours every day after the news there will be a few songs. this was back from 1978 to 81 as a child I remember the music as if was yesterday. I hope Somalia in peace and the whole regain.
    Your brother from Eritrea

    • @bedelnuur
      @bedelnuur ปีที่แล้ว

      Yes me too i was listening short waves of arabic musics 1995 since 2003

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว +2

      Thanks for your kind wishes. Sweet reflection indeed. Long live 🇸🇴&🇪🇷 brotherhood.

  • @ahmedholad6247
    @ahmedholad6247 2 ปีที่แล้ว +22

    Subxaanaka yaa cadiim mucjisada fanka hadaad maqashid waa wiilkaan, ma filaayo fanaan waqtigaan jira inuu xitaa soo dhaweyn karo heestan sida uu ugu raaxeysanaayo. Miraha, codka, kabanka, Toombada sida uu uwada keenay ayaanba ahayn wax laga sheekeyn karo .
    In laga faa iideysto hibada uu leeyahay cabdiwali kingero waa muhiim

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +84

    Inta u jeeda fankii qurxda badnaa ee soomaaliyeed inuu dib u soo laabanayo ciyaal badana suuq ka yaaci doonaan is muujiya!!❣️🖐️

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 2 ปีที่แล้ว +1

      sida ck iyo faldgn iyo socdl hhhhhhhhhhhh

    • @moshire6645
      @moshire6645 2 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaa Xamarka ka wase kanba soo ciyaal Xamar ma ahan Fanaanka iyo Astaanba ma reer waqooy qurmay baa?

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +5

      Meel qaldan baad soo gashay hooyadayna dayn kuma lihid xammarna kama hadal ee dan kalaad leedahay ee day-dayo assaagaa saaxiib
      Guuleyso

    • @anosvoldigod2590
      @anosvoldigod2590 2 ปีที่แล้ว +2

      @@moshire6645 yaahuu xamar ma asagaaba kahadley sxb dankalaa wadataa

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว

      @@anosvoldigod2590 Waa Nin waalan oo mirqaasan ha u qaban meel qaldan buu soo galle saaxiib!!

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 2 ปีที่แล้ว +48

    Ereyada heesta:
    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye laba nin 2x
    Markay diriro horaan
    Geeduhu da\' jogaan
    Dalawada irmaan ban
    Kugu diidin nirigtoo
    Godol dabacasanatee
    Gabno kuma daryeshee
    Marti kuma deeqdooo
    Gaawe lagama buuxshee
    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye
    Dunidoo ah jiilal
    marka ay dameeruhu
    Ilmahooda diidaan
    Isagaa wax daaqaba
    Ugu nolol dambeeyo
    Dihaalka gajada
    isagaa u dul qatoo
    Abaar kaaga doogee
    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 2 ปีที่แล้ว +30

    I am very impressed by this young artist's talent, melodic voice, lyrical clarity, and composure. duunidoo ah jeelaal, markay dameeruhu ilmahooda diidaan, isagaaba wax daaqaba ugu nolol dambeeyee.

    • @Kbsl621
      @Kbsl621 ปีที่แล้ว

      That's awesome 👌
      It's really

  • @sugowrage2221
    @sugowrage2221 2 ปีที่แล้ว +9

    I have listened to both songs.Mohamed saleban and kingero.. Kingero you are amazing in voice and music. Avoid peer influence, finish your education , Music wise the sky the limit for you. Congrats my son.

    • @abdikarinyusufosman4074
      @abdikarinyusufosman4074 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiib maxamed saleebaan muu qaadi jirin waxa lahaa cabdala sagsaag.

    • @ahmedfareh7823
      @ahmedfareh7823 ปีที่แล้ว

      Erayadi yuusuf Qodban buloxaari

  • @antibot3982
    @antibot3982 ปีที่แล้ว +63

    His voice is simply therapeutic! Talent above reproach. He performs with such panache way beyond his years. Thanks kid (and Astaan) for lifting my spirits this weekend!

    • @libaanmaxamedali8620
      @libaanmaxamedali8620 ปีที่แล้ว +6

      Liban hey

    • @woojo14
      @woojo14 ปีที่แล้ว

      😮😮😮😮😮🎉🎉hkh b😂the 😮😮😮ĝjjk

    • @cabdiwaasaccaabi
      @cabdiwaasaccaabi 28 วันที่ผ่านมา

      Wxn yaad usheegaysaa markaa ma dad aan somali ahayn

    • @safarsahan8126
      @safarsahan8126 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@cabdiwaasaccaabiwalaahi waa runtaa. Dadka qaarkood sibaa wax ka yahiin.

    • @safarsahan8126
      @safarsahan8126 20 วันที่ผ่านมา

      Walaakis afka English halkee naga soo galay? wiil heesaayo waa Somali, luqada uu ku heesaayana waa Somali, dadka uu heesaayana waa Somali. Iga raali noqo xumaan kama wado lakin iaku day inaad afkaaga hooyo ku hadashid waxna aad ku qortid.

  • @ciiseabdulle8349
    @ciiseabdulle8349 2 ปีที่แล้ว +28

    Micnaha ereyada heestan kujira hadaan isyara dultaago
    1. Dalawo hasha caanaha badan
    2. Gabno= hasha caanaha yar
    3. Doobi= hadhuubka geela lagu maalo.
    4. Duugid = lisid ama maaliid
    5. Diihaal-xanuunka iyo rafaadka gaajada.
    6. Dararan= dihin, aan wali la lisin nirgahana lagusiidayn.
    7. Diraac = abaar
    8. Ratti=awrka gurgur qaadka ah ee reerku kuguuro.

    • @khaliifatechnology2995
      @khaliifatechnology2995 2 ปีที่แล้ว

      Alla show maxaad sidayda oo Kala soo raacday 350 hurayna ah

    • @osmanboqole1536
      @osmanboqole1536 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid bro

    • @engwayahaelm5753
      @engwayahaelm5753 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax badan ayoow isku qalday ninkan ' waxne wuu saxay wuu dadaalay

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 2 ปีที่แล้ว +1

      Af somaliga qaarba erayada sibay macnahoda u fahmaan balse oday ciise hadalka sidi ugu habonayd ee waliba geela farihiisa meelaha loo tuhmo erayad ay u yaqaanan ayu ku macneeyay oday ciise dadiisun ayu ka reebay hadalka balse halkeedu nin oday ah ayaa habeen dhalin yaro waydiiyay ( aaran Ama qaalin iyo qalin layliga 4 neef iyama wayn ) dee ninki odayga aha jawaab cidina way ka siin wayday hadalki

  • @HassanAhmed-wx6je
    @HassanAhmed-wx6je 2 ปีที่แล้ว +15

    Young legend,beautiful voice,I really love my somali culture, hidaha iyo dhaqanka somalida

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +9

    Axsan fanaan axsan walad xalaaleed
    Xagayga iyo aqoonta aan fanka u leeyahay waxaan u hayaa Haa Haa Haa hore u soco from berbera somaliland

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 2 ปีที่แล้ว +115

    The voice is amazing, the way he sings is even more amazing, this has nothing to define 😍✌️

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 2 ปีที่แล้ว +2

    One of my favorite songs of all time. Ahu naxariisto cabdalle zigzag aameen yaa Rabbi

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 2 ปีที่แล้ว +142

    We need more talented singers like this young boy.

  • @kananxosh297
    @kananxosh297 2 ปีที่แล้ว +14

    this kid he’s awesome i enjoyed listened to him i luv my ppl 🇸🇴🇸🇴 hanoolato

  • @fhassan33
    @fhassan33 ปีที่แล้ว +7

    wow waa hees macaan! Sooyaal wanaagsan oo si fiican loo sameeyay Bravo !

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak136 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah gabdho qaawan kuma jiraan simple dhaqankii umada somaliyeed umba nala tusay keep up the good work 👏

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 2 ปีที่แล้ว

      xijaabku ma ahan dhaqanka somalida remember guntiino iyo laba qayd

  • @xaawojaamac6188
    @xaawojaamac6188 2 ปีที่แล้ว +5

    Astaan tv wlhi way ku mahadsantahay
    Sida cajiibka ah inagu
    So gudbisay wiilkan yar masha allah waa boqorka codka meeshiisa u dhigay kalay iska arag ❤️ camiradana duubaha isana farahiisa alle ma gooyo Masha allah

  • @user-ll5lp9bx3i
    @user-ll5lp9bx3i 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashlh codkaaga mcn Codsi qasiido nabi amaan ah scw

  • @noormohamedyussuf316
    @noormohamedyussuf316 2 ปีที่แล้ว +25

    This is amazing ,gorgeous, dazzling and beautiful voice the young singer gives us curiosity to move forward ❤ ✨ ♥ 🙌 🙏

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 2 ปีที่แล้ว +1

      Luqad ingiris iyo hees somali ismaleh ee iskuxisho

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 ปีที่แล้ว +5

    Inaba caafi maaha muuqaalka sida loo fuubay iyo wakhtiga la galiyay
    Iyo codka baxsan ee wllkeen soo jiidasho aan inaba caafi ahayn baa halkan iiga muuqata
    @astan tv horay usocda zxbayaal

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 ปีที่แล้ว +5

    Fankii somaliyeed wili ma dhiman
    wiilkaan meel ayuu noo wada 👍👍

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 ปีที่แล้ว +14

    Wow *Codka Cabdiwali waa Ashaqaraar wllhi xaadda ayuu dhaqaajinayaa waaba malab* ✅
    Sida uu Erayada usaxay iyo laxanka waaba waxkale
    Kabanka iyo durbaan ka ayaaba dhagahayga deeqay wow🙆‍♀️

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 ปีที่แล้ว +5

    Miraha heesta, laxanka, dhawaqa kabanka, inanka qaadaya codkiisa, xikmadda dhaqan ahaa ka dhex muuqata heeska, dhaqashada geela waa wax wada is keenaya. Suugaan aad u macaan.
    Aniga gobolkii aan ku dhashay geelu xoolaha kuma jiro baan niraah halka uu qiimo badni nooga taagan yahay.
    Thanks Astan Studios🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waaw warun cadi mahan heest wan kaheelay heesta geela mashallah ♥ Love iyo codka cabdi weli cod aad umacan afkaga cano lagu qabay wayowayo ayan so xasuustay aad ayan ujecleestay dawashaaded heesta Love ❤ 😍

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 ปีที่แล้ว +20

    Wow what a voice and golden tonsils legend in the making Manshallah I love the simplicity culture attire and the background set up as someone who have been away from home for the past 40 yrs this rings alarm bells that home sweat hime is calling back 🥰🥰❤️❤️ Almighty Allah make it easy for me to go back soon Ameen

    • @nuurali249
      @nuurali249 ปีที่แล้ว

      Amiin, Hope your dream will come true soon.

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaasalam Meeshada Iyo Meel Ka Dheer Buu Dhigay Qurux Iyo Xarrakaad Baad U Siyaadisay Cod Iyo Daganaaan Allaah Ayaa Ugu Deeqay. Abaal Marin Iyo Bogaadin Ayaad Mudan Tahay.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +8

    Abdiwali Kingeero Waa Fankii oo Yar🥰🔥💪
    LaandhereH Keep on🔥🔥🔥🔥🔥

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 ปีที่แล้ว +7

    So authentic and clear vocal points not spoiled by casual use of things that change rhythm

  • @somalitrend2438
    @somalitrend2438 2 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkan ma Gabooyaa Codka Noocan ah oo Quruxda badan Gabooye waliba Qabiilka Yibraha Ayaa leh, Masha allah Cabdi tahliil iyoTubeec soo xasuustay, Allah codkaga ha kuu barakeeyo Amiin walalkiis

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 2 ปีที่แล้ว +29

    Hees aan miraheed aad u jeclahay in badan aan kusafray waliba isaga oo maxamed saleeban tubeec uu ku luu qaynayo,meesheedii bad dhigtay hadaan lays xaqireen wll👏

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely 💯 hormar wacan A.wli Kingeero si doo kle waxa bogadin mudan Astaan Tv oo ku howlan arimaha bulshada iyo hormarinta dhaqanka Soomaaliyeed
    30.3.2022 / 27.8.1443
    Ramadan laba ama sadex bari baa ka harty Ilaahay nabad iyo caafimaad qab hanagu gaarsiiyo

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 2 ปีที่แล้ว +7

    Sida kale wax waliba waa dhag waanay mahadsanyihiin bahda Astaan balse heestan waxay ku fiicnayd in lagusoo beego xilliga barwaaqada ee Gu'ga balse hadda waa Jiilaal waliba abaaro ba'an ka jiraan inta badan dhulka Soomaalida.

    • @ilyasali1444
      @ilyasali1444 2 ปีที่แล้ว

      Wlh sxb niyada ayan iska dhahay xilliga uu dhulka dogga yahay maxey u so sari wayen

  • @shucaebgabo3808
    @shucaebgabo3808 2 ปีที่แล้ว +23

    So amazing!😍😍. Cood macaan Abdiweli kingeero, waan kusalame walalow!...From Garissa.

  • @axmedomar2418
    @axmedomar2418 ปีที่แล้ว +3

    Yarkaan wuu horeeyaa wale waqti loo baahnaa ayuu soo baxay saaxiib horay usoco

  • @samowade_officiall5040
    @samowade_officiall5040 2 ปีที่แล้ว +4

    Amazing 👏 voice 😍 as we know the old people was perfect 🥰 and they was only taking poem so I think this boy have voice of old people so bro keep going legend 💙

  • @saynabyusuf8370
    @saynabyusuf8370 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi wali yare Maasha alaah hibo ayuu ayuu ilaahay usiiyey cod heestan marar badan ayaan maqlay Lkn mantay markaan arkay inuu cabdiwali inu yahay codkisi ayaan direct TH-cam ka so aday Masha alaah walalkay codkaga ilahay ha kuu barakeeyo

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 2 ปีที่แล้ว +2

    One the of best fanan so far waanku wataa abdiwali ❤ 💙 💜 💖

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad8785 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdiweli, talanted fannaan waaye walaahi. Amazing!

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +12

    The Voice another level to be honest . This guy is Legend

  • @aminabdullahi309
    @aminabdullahi309 ปีที่แล้ว

    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye
    Markay diriro horaan
    Geeduhu da\' jogaan
    Dalawada irmaan ban
    Kugu diidin nirigtoo
    Godol dabacasanatee
    Gabno kuma daryeshee
    Marti kuma deeqdooo
    Gaawe lagama buuxshee
    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye
    Dunidoo ah jiilal
    marka ay dameeruhu
    Ilmahooda diidaan
    Isagaa wax daaqaba
    Ugu nolol dambeeyo
    Dihaalka gajada
    isagaa u dul qatoo
    Abaar kaaga doogee
    Geelaa marku daran yahay
    Laba nin duugtaye
    Thanks to Ahmed Awfarah for sending these lyrics

  • @Ayaanosman-qs3xq
    @Ayaanosman-qs3xq ปีที่แล้ว +3

    Anigu waxan jecelahay inan sooqado heestan waa yoo waan kaaheelay micnaha heestan malay dhibi kara 🐪🐫

  • @cabdiqaadircaamir2273
    @cabdiqaadircaamir2273 2 ปีที่แล้ว +14

    Axsan Astaan Tv Duubistiina Qiimaha badan,
    Axsan Al Fannaan Kiin Geero,
    Dhaliil idiin mahaayo Balse waxaa ka dhiman in Cabdiwali uu ku heeso Dharkii Cad Caddaa ee Xerada geela iyo ushii iyo Bilaawihi ,

  • @yuuzuffarah5635
    @yuuzuffarah5635 2 ปีที่แล้ว +5

    Sweet voice Abdiwali greeting from Galkacyo

  • @nasiib2131
    @nasiib2131 ปีที่แล้ว

    Dunidoo ah jiilaaal
    Isagaa wax daaqaba ugu nolol danbeeya
    Ialahay ayaana noo sheegay inuu yahay xayawanka ugu adkaysiga badan dunida
    Masha allah
    Geelaaaaaaaa
    From
    Muqdisho City
    Gaar ahaan xaafada waabari

  • @nadhifobante8876
    @nadhifobante8876 2 ปีที่แล้ว +8

    What a wonderfully voice everything is on set...kip on shinning young man🔥❤️

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 2 ปีที่แล้ว +10

    Beautiful scenery with voice to go with it top notch 👌🏿

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 ปีที่แล้ว +7

    Wn qiiroday walahi heestan geelu waa mudan yahay codka iyo miraha caadi mahaan ❤️❤️❤️🥲

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 18 วันที่ผ่านมา

      Geelay maad ahaan jirtey

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 17 วันที่ผ่านมา

      @@SalmanOmar931 😂😂😂😂😂😂

  • @husseinmahamedcali9847
    @husseinmahamedcali9847 2 ปีที่แล้ว +2

    Wakaa fanaan aaan LA gaari Karin wakaa hasoo sheegto Cid gaarta mashaa allaah nolow brother

  • @qertowarsame4996
    @qertowarsame4996 2 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyeey wiilkaan soo mahan wiilkii ku jiray tartantii got talent

  • @liiban5800
    @liiban5800 2 ปีที่แล้ว +5

    Sharaxid erayada....👇
    1:Dalawo= hasha caanaha badan.
    2:Gabno=hasha caanaha yar.
    3:Duugid= lisid ama maalid.
    4:Doobi= hadhuubka geela lagu maalo.
    5:Diihaal= xanuunka iyo rafaadka gaajada.
    6: Diraac= Abaar.
    7:Daraaran= dihin aan la lisin nirgahana lagu siidayn.

    • @mahdixamud8364
      @mahdixamud8364 9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid zp 🎉

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 3 หลายเดือนก่อน

      1: Doobi = doobigu maaha hadhuubka geela lagu maalo , hadhuubka geela lagu maalo waxaa
      a) hadhuub geel ama hadhuub gaal
      b) waxa la dhehaa Gorof oo la micnaha hadhuub geel .
      #lkn Doobigu waxa weeye hadhuub weyn oo ka weyn kan geela lagu maalo inta badan waxa loo adeegsadaa Marka martida badani timaado guriga in caanaha loogu shubo waayo ? Inta badan waxa uu qaadaa hadhuubka geel 6dii ama ka badan oo caano ah .
      Mahadsanid .✋

  • @abdirashida.warsame3319
    @abdirashida.warsame3319 2 ปีที่แล้ว +4

    Amazing voice. Kingeero iyo bahda Astaan TV guuleysta✌

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 2 ปีที่แล้ว +2

    Samigeyga Abdiwali amazing voice 😍 👌 heesta halkeeda ayuu dhigay

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว +18

    Codkaga wa cajiib lkn waxuu ficnan laha hadii dhanka kheyrka aad la aado

    • @Mxd_sa3d
      @Mxd_sa3d 2 ปีที่แล้ว

      Hal dhinac hadaan isku koobno faa'ido maleh. Kala duwanaantu wa quruxda bulshada.

    • @tafsiirainaaxmeddige7694
      @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว

      Wa sax lkn waligaa dhanka khayrka un la aad codka heesahu wax ficn ma ah

    • @Mxd_sa3d
      @Mxd_sa3d 2 ปีที่แล้ว

      @@tafsiirainaaxmeddige7694 hadanay adi ku ficnayn, ani iyo dad badan heesaha wa ku noolnahay. Walalay faniintena ha naga duufsan 😁

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 3 หลายเดือนก่อน

      dhaqankena in aan noleeyno shar miya

  • @mnn5983
    @mnn5983 2 ปีที่แล้ว +9

    Love from Cambodia 🇰🇭

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว +3

    Mesmerized voice by a talented singer Abdiweli kingero! This lad has gargantuan future.

    • @dinisrealm3240
      @dinisrealm3240 2 ปีที่แล้ว +1

      mesmerizing voice instead. thanks

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah cod qurux badan dhaqankii muqaalo qurux badan
    Fanaan da a yar waan kuwataa

  • @mohamedkuulle9022
    @mohamedkuulle9022 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad wiilka yari aad buu ukeenah heesti lkn heestu waxay ku wacnan lahayd xili gugu lagu jiro weliba roob da .aayo dhulkuna uu doog cagaaran yahay

  • @geeljirejahil9570
    @geeljirejahil9570 10 หลายเดือนก่อน +3

    " When a camel is lactating and its udder becomes engorged with milk, it cannot squeeze its legs together "
    I like the soothing melody of this music..

    • @yonis-kin7966
      @yonis-kin7966 2 หลายเดือนก่อน +1

      In other words
      Best time to go and
      so-mal

  • @DaaDirKaalmoy
    @DaaDirKaalmoy 2 ปีที่แล้ว +5

    geelaa ... waa heestii igu cajib badneed aan qabto

  • @caraayecali5449
    @caraayecali5449 ปีที่แล้ว

    Waa xasuusti iyo erayadii maxamed mooge liibaan allaah u naxariistee wuxuu ahaay dadka dhif iyo naadirkaa ee dunidaan soo maray asaka iyo rag badan marka wiilkan yar waa nin wanaagsn waayo asaagii maanta waa dhaqan lumay

  • @mohamedosman8073
    @mohamedosman8073 2 ปีที่แล้ว +2

    Mr Kingeero is One of the best songer in Mogadishu.

  • @asmaaabdiwali6276
    @asmaaabdiwali6276 2 ปีที่แล้ว +4

    My favourite song it reminds me of my childhood..

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 2 ปีที่แล้ว +3

    Outstanding Performance. War Ka Yari Waa Mucjiso. Korkaan Ka Hayey Barigaan Yaraa Wlhi 😁 Waxaa ii Dhigtay Macalimadaydii Afsomaliga Ee Dugsiga Hoose/Dhexe Waraabe Salan Ee Magalada Hargeysa. Waana Heesta Ugu Qalisane Geela Loo Qaaday.

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ninkaaan mar hore gacan u taaagey wx aan Ku qiimeeeyo waan garan waayey 5millons%%% baan Ku siiyey

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว +2

    Axsan fanaan yar oo cod macaan afsomaligana si fiican u yaqaan

  • @adamjilibey7073
    @adamjilibey7073 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa maalin jimco ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 11-3-2022 Saacaduna ay tahay 15:30pm heestaan waxan ku dul dhaeysanayaa sariirteyda waxana shitaa mar walbo oo aan soo seexdo
    Hadii aan is dultaago ereyada qaar ee heesta ku jira
    Dalaw = Hashaha caanaha badan
    Gabno = Hasha caanaha yar
    Doobi = Haruubka geela lagu maalo
    Duugid = Lisid ama maalid
    Diihal = Xanuunka rafaadka
    Dararan = Dihin, Aan weli la lisin nirgaha lagu siideyn
    Diraac = Abaar
    Ratti = Awrka guurguur qaadka ah ee reerka ku guuro

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 2 ปีที่แล้ว +5

    This is the goodness that we have to go back to the tradition, learn and flourish Becouse at the end of the day home is home .

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 17 วันที่ผ่านมา

    Abdiweli Kiingeero. What a beautiful talent. ❤

  • @ismailahmedhassan8865
    @ismailahmedhassan8865 ปีที่แล้ว +1

    Adeer wad la keentay heesta waxan soo xasuustay waayo waayo iyo dhalinyarani-madeydii 1986 ilaahow u naxariso intii dhimatay saaxibadey iyo umada islaamka oo dhan

  • @abdihakimyasin6666
    @abdihakimyasin6666 2 ปีที่แล้ว +10

    Somali singers are still live what a song ,what e voice king geero wiil wil dhalay

  • @adankat510
    @adankat510 2 ปีที่แล้ว +5

    ninka geel kuso dhaxkoray bagrn qiimihisa wxanse ad ogahely cunugan yar haybada uu ilhy siyy iyo qabka loduubay gabadhaha quruxda bdn m allh

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 2 ปีที่แล้ว +1

      Geel dhib kiisu waa midka reer miyi magaalo keenay kadibna ushii iyo dhaqan kii geela ay bulshada lasoo dhex galeen ninka dameerka leh magaalo joognimo ayuu garanayaa lkn abow kaadi geel cabow dhib kiisu ma yara

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaabdi1344
      True 👍🏾🍃🌾

    • @adankat510
      @adankat510 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaabdi1344 adu dameerahahaga iska wado wll

    • @geeljiree
      @geeljiree 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaabdi1344 damerahaaga iska raaco walal geel waxba ka garan mayside

  • @abdiwelidaud9989
    @abdiwelidaud9989 2 ปีที่แล้ว +1

    Codka Dabacsan
    Jiibta Qurxoon Ee Wada Socota
    Walle Inaanan Garayn Wax Aan Xitaa Ku Masaalo
    Heestii Xoodaamo Ayaan Ogaaye, Tanna Kaba Daran, Allaw Ku Dhawr Walaal Abdiwali Ibraahim

  • @abdikaniemunmohamoud6286
    @abdikaniemunmohamoud6286 ปีที่แล้ว +1

    markii iigu horaysay heestan waxa ku dhagaystay kaynta yoon-dheer anoo geel ku raaci jiray . jawiga deegaankaas xiliga barwaaqada iyo markaad muusic macaan isla hesho waa jano dunyaa

  • @Yozzev10
    @Yozzev10 2 ปีที่แล้ว +5

    The perfect chorus as well. Misky never fails to impress!

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +3

    Hesihi hore erayadoda wax lo dhiga jirin❤🥰
    Aaad buuu uso dhaweyay🎧🎤👏

  • @QuujeQarni
    @QuujeQarni 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa habeen igu qaliya tariikhud waa 27/9/2023 goobtu wa kaligay qolakyga ayaan fadhiyaa waa jawigu wa roob alxmaduila waa mirqaan midhan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 ปีที่แล้ว

    Wooow cajiib inaba cadi ma ahan sida juhdiga qurxoon ka muuqata ayaa wax lasiisto laheen All team astaan gulesta fanaan Aad u cod mcn jiibta kasii daran🥰

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 2 ปีที่แล้ว +2

    wonderful and amazing voice keep going young boy....

  • @user-wv7rv2bb5b
    @user-wv7rv2bb5b ปีที่แล้ว +1

    Alla wiil yari cod macaana afkaaga caana lagu qabay oo allow inta aad kacod macaan tahay ishooda kudhinac mari

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +2

    Wonderful 😊😍😍 cultural sang by an amazing young singer

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxaad hees yaqaan tahy fanka waad kasoo daahdey sxb keep going

  • @MuhamethHasan
    @MuhamethHasan 2 หลายเดือนก่อน +7

    02/06/2024😳

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah wiikan yar waxaan dhihi karaa waa fankiyoo Qof ah

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkani wa Ma dhimaan/Gabooye.
    Car cid kale ha noqdo.
    Somali wa dadka Codka ka haysta walahi marka heeso la qaado.
    ❤️‍🔥Gabooye❤

    • @abdiwaliibrahim
      @abdiwaliibrahim ปีที่แล้ว

      Walaalo Waa Abgaal Cismaan Nin Kani ✌️

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ปีที่แล้ว +8

    Beyond beauty his vocal control is crazy boowe u are a legend 💙 salute

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 2 ปีที่แล้ว +11

    Young living legend what a lovely boy 👦 nice voice

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 2 หลายเดือนก่อน

    Geeelaa markuu darar yahay
    Labo nin duubtaaa yey
    ❤❤❤❤

  • @khadarbulshaawi4030
    @khadarbulshaawi4030 2 ปีที่แล้ว +1

    Yarkaan waa ninka kalia fankii hore saan kuleh Abdiwali kiingeero guulysoh pro

  • @hamdaabdirahman1355
    @hamdaabdirahman1355 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah his voice ❤

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 2 ปีที่แล้ว +3

    Facebook ayaan kaso raacay abdiweli codkisa waa mucjiso the best
    Walow aan kajecla inaad qeyrka ku aqriso

  • @nafisaaragsan5927
    @nafisaaragsan5927 ปีที่แล้ว +2

    Amaizing boy kingeero fan nooleeeye❤🎤

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaaaax mashalh waayo Waayo from galkacyo Somalia guul

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan aad baan u jeclahahy geelaygi baan so xasuustaa.