Xaafada Al-Khayr ee Hargeisa markaad qayb ku yeelato, degmo dhan ayaad ka mid noqonaysaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 139

  • @ID.jesonn
    @ID.jesonn 3 หลายเดือนก่อน +5

    ما شاء الله تبارك الرحمان
    بنت رجال وعقلية تساوي بلد
    الله يوفقك ويفتح عليكم .. حقيقة صومالاند
    كانت محتاجة هذي العقليات الراقية المتقدمة
    إلى الأمام وحان وقت تسليم زمام الامور لهذا
    الجيل واسناده ودعمه واحترامه فكره
    بالتوفيق للجميع 👌🌟

  • @mohamednajax4186
    @mohamednajax4186 3 หลายเดือนก่อน +25

    Masha allaaaa hargaysa way waynaatay xataa isma gaadho magalada somali oo dhan midayn doonta xafada hargaysa calamka ayay la jan qadaysaa hore usoco

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 3 หลายเดือนก่อน +2

      Midayn noocmo ah adeer😂 somaliland casimadeedi weeye! Modnimo ma rabne intayadaa noo daaya

    • @Halgan-p1h
      @Halgan-p1h 3 หลายเดือนก่อน

      Imaan aa la iska rabaa ma adinka cid midaynkara inaad idinku u caraartaan meelaha ay somalidu dagto moyee😂kubdarso tani waa reer Djibouti. Waa dadkii u cararay Djibouti eena halkooga aaminin sido kale waxaad tuqantihiin meel kaste io somali joogta ood qosol iyo nacnac wax kaga daadsataan somalida kale ​@@khadarhassan882

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em 3 หลายเดือนก่อน

      SOOMAALIDU hadba dheriikii karaya inay afrogaan bay jecelyihiin, waaxa halkaa dhigay

  • @nouraabdo3405
    @nouraabdo3405 3 หลายเดือนก่อน +8

    Masha’allah , very promising and opportunity one of a kind concept 👏🏽

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allllah ilaaahow hargaysa barakeee dadeedana rabi ha xiftiiyo aamiin❤

  • @Sweetstar0907
    @Sweetstar0907 3 หลายเดือนก่อน +3

    🎉🎉 أخيرا مكتب عقار بفكر كبير و جديد و فوق هذا يتكلم بلغات مختلفة و العربي خاصة زييين فكيتونا من أزمة.
    والله بنات بلدنا بطلات ،الله يبارك لكم .

  • @OmarAhmed-e2s
    @OmarAhmed-e2s 3 หลายเดือนก่อน +6

    Masha’Allah , finally something different in Hargisa realestate market. Will visit the location insha’allah, when I’m in Hargisa soon

    • @mariamhashim9014
      @mariamhashim9014 3 หลายเดือนก่อน

      Who to contact wll regarding purchasing?

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa Allah. Hambalyo Dumarka Somaliyeed way dadaleen🙏👏🏻

  • @hebasomali827
    @hebasomali827 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalla such an informative interview. In the right time looking forward to buying from your good office. Many thanks for facilitating this .
    I was hastened for some time now i am sold ❤

  • @BulHus241
    @BulHus241 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wow nice location and such opportunity. may allah bless this land.

  • @ShakirAbass-s7g
    @ShakirAbass-s7g 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wnku faraxsnhy inn noqdo qofkii ugu horeeyay ee daawada muuqaalkan inn noqdo sln sare abdisalaan hareeri

  • @abydby
    @abydby 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah. Great initiative

  • @saeedso9438
    @saeedso9438 3 หลายเดือนก่อน +3

    Looks like a good location I will buy inshAllah

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah allaha barakeeyo dadkeena iyo dalkeena amin amin

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله الرحمن فكرة مشروع رائعة 👍
    Hargeisa every year become bigger

  • @Omar-b8p3s
    @Omar-b8p3s 3 หลายเดือนก่อน +3

    فرصة جميلة جدا ، عمار يا صوماليلاند

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalah Mashalah weligaa meel an dalkaga ahayn ha degin

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah, halka hereri dagan YAHAY ayaan ka ibsaday lakin wa meel qurxoon, halkanina

  • @mahamedyusuf138
    @mahamedyusuf138 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha ALLAAH waa wax lagu farxo horumarka Somaliland ALLAAH ha barakeeyo

  • @hibohassan6015
    @hibohassan6015 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alla waa deegaan aad u qurux ooo location facan ku yaalay

  • @MohamedMawlidDahir
    @MohamedMawlidDahir 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri walalo Xafada UUBALE ee Bashiir MURSAL, ee aad ka u Quruxda badan een Mar idinku Arkayey Nooga soo duub muqal , Malaa Xera Geelba u dhaw it looks amazing area

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa meel qurux badan xeedho wan maqli jiray uun

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xaafada Hodan Hillis, ee new Hargeisa, Ayaa waxkasta Leh ilaa 4000,Guriya macaa fooaaqii Restaurant Business centeryo. Taasey Ku wada Deydeen blse Weli iskuma dhswa, Macaa Security U Gaara xarun yaroo police by leeday Hodan hillis

    • @Sweetstar0907
      @Sweetstar0907 3 หลายเดือนก่อน

      New hargiesa, hoda hills . Waxa loo deeday wa xashiish qubke magalada aya halka ku taal naso hablood agteed , iyo qiimaha qaliga ah .

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 3 หลายเดือนก่อน

    Weriye cabdisalaaan hereri guuuuulayso adeero ishaAllah 😊😊

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Huda Xaaji Gaydh.

  • @ahmedhassan2738
    @ahmedhassan2738 3 หลายเดือนก่อน

    very promising project our home land needs such trusted real estate agency and developers where unfortunately some of them has big trust issues definitely I will buy inshalla

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน +1

    أسأل الله لي و لكم
    Waxaan ILAAHAY waydiisannay
    ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة .
    ILAAHAY waxaan waydiisanay :
    IFTIIN MADOWGA (Qabriga)
    Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba
    Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii
    WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO
    ADEER XUSEEN

  • @sameeraali8874
    @sameeraali8874 3 หลายเดือนก่อน

    I am very proud of you, my cousin ❤❤❤❤

    • @rodahassi2480
      @rodahassi2480 3 หลายเดือนก่อน

      Asc xagee lagal xidhiidhayaa inanta/ shirkadda??

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 3 หลายเดือนก่อน

    How to get more information about buying?

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 3 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah 😊

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 3 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah walalahey Somaliland wadankina wadan qeer qabo🤲

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @zozoali8477
    @zozoali8477 3 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    This is the future

  • @Qadhmac
    @Qadhmac 3 หลายเดือนก่อน +1

    WoW !!!!!1

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah dadka somaliland noooolaada rabi haydiin xiftiiyo aaamiin❤

  • @yusufjama
    @yusufjama 3 หลายเดือนก่อน +1

    Si noolaha iyo dhismuhuba macno U yeesho Dhirta yaan la jarin

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dadkan walee ma caqliyaysanayan waxay ka fikirayaan uun Guri
    Goorma laga fekeri wax aan inta ahayn sida wershad iyana wax ka fa,idan dadkuna wax ka fa,ido .Beero dadkana wax uga soo baxan ina ka shaqayso.iyo dhamaan wax dadkana wax utaraaya inta hawsha wada iyo in kaleba
    Caqligeeni wuxu kusoo ururay dhul la dhisaayo

    • @Nadiya-v-p2d
      @Nadiya-v-p2d 3 หลายเดือนก่อน

      Wllo dadka waxwax utara lama rabo bes wa ganacsi lasoco wayo lacag ayunba qofta kashekaynaysa wax dadka dib ugusolabta maha bes xafad lacag aya kadhex muqda

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 หลายเดือนก่อน

      Adba waad ka fakirtay ee la tag waxa aad hayso mise waxa aad tahay kuwa qurbaha caydha ku qaata

    • @buraale134
      @buraale134 3 หลายเดือนก่อน

      Beeraha aad baynu ugu lidana ninki beer samaysta wa qani wana somalida oo dhan guri iyo dukaan aqli kale maleh

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 หลายเดือนก่อน

      Waa kaaLintaadii midaa banaan kuwani kaalintoodii way qaateene adigu wax keen wll👌🏾

    • @Backwar-du7qj
      @Backwar-du7qj 3 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa waxaa guri waxaa aheyn iyo sadex naag oo la arooso waxaan aheyn dream kooda waaye. Somaliland dadkooda inta badan aqlaaqdooda waa ba'ba waayo aad iyo aad ayey u aflaagdo xun yihiin hadana waaba dad jirin xaga neceybka oo darood ayey ku washeen. Ma darood ayey iyaga caano siyeen? dulmigooda waa dad aad iyo aad u xun.

  • @ikraanmuuse7096
    @ikraanmuuse7096 3 หลายเดือนก่อน

    Xafadayadii

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 3 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @TifowCaddan
    @TifowCaddan 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Buurta1
    @Buurta1 3 หลายเดือนก่อน

    hargaysa 1988 gurigaan kulahayn ayaan kasoo qaxnay oo ahaa todobaqol xaafada laanta hawada waxaan jaar ahayn ciidagale inarage oo ree gobdoona ayaan jaar ahayn markaas dib ugumanaan noqon 1997 ayaan iibinay gurigii

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 3 หลายเดือนก่อน

    Warshad in laga dhiso ayaa fiicnayd wadankana wax sosaar ayuu yeelan lahaa dhalin yaraduna shaqo ayay ka heli lahayd lkn guri uunba dadki dhisayan

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 2 หลายเดือนก่อน

    hadda miyaa la dhisi rabaa. wax dhisme socda ma arkayee.

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 หลายเดือนก่อน

    Dhulku wuxuu ku qurux badan yahay sidaa nature ah iyo in laga dhigo meel lagu jimicsado oo indhaha u qurux badan.

  • @hamdahassan4902
    @hamdahassan4902 3 หลายเดือนก่อน

    Biyaha sinsahala laguma helayo xafado badan oo hora lo samayn lahaa

  • @aarhassan9549
    @aarhassan9549 3 หลายเดือนก่อน

    Qiimuhu waa imisa bologu habaryare

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waar Cabdulsalam wadanku wuxuu u baahan yahay warshado iyo wax soosaar uma baahna dhagax iyo dhoobo la isa saaray
    Waxaa kale loo baahan yahay dhul dan guud laga dhiso isguulo, cusbitaalo waaweyn oo 300x300 mtr square ah ugu yaraan, Xafiisyadii dawlada ee heer qaran iyo heer gobol iyo heer degmo, garoomo ciyaaraha lagu sameeyo, IWM
    Waad mahadsan tihiin

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waar wa la saemeynayaa warshado iyo wax soo saar ba lkn aan mid kuu sheego qof walbaa wuxu aqoonta u leeyahay buu ka hadlaa,sxb warshado iyo maalgashi waxay u baahan tahay bank dhexe oo awood leh iyo bank commercial ah oo la macaamila aduunayada taana waxa hortaagan dad badan oo ay kaw ka tahay ganacsatada wadanka iyo dawlada jabuuti oo number 2 ah.

    • @Sweetstar0907
      @Sweetstar0907 3 หลายเดือนก่อน

      inantu wata tidhi 30 jago waxa iis kala hanaya
      10 jago waa school
      10 jago waa dakhtar
      10 jago waa gobo ciyar iyo nasasho
      Inantaas Wallee waa fariid .
      Warshadahana dee adigu baa inu fur deeh .

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 3 หลายเดือนก่อน

    Xaafada Xeedho Haloo Bixiyo Maxaad Macagan Kale Ugu Bixiseen

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 3 หลายเดือนก่อน

    Haaye waamaxay cidladu

  • @munirkh
    @munirkh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshalaah, dedaaal dadkana la kaasho mashruuc magaaalo weyna ayey kuu noqon doontaa inshalaah. Waxan ka rabaa 1 block oo isku xidhan ma heli Karaa??

  • @CabdiraxmanCali-t7g
    @CabdiraxmanCali-t7g 3 หลายเดือนก่อน

    Shay aygabadhi mamulayso talo. Maaha

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 3 หลายเดือนก่อน +3

    iskudhex karis weeye luuqada Gabadhu ku hadlayso😂

    • @hebasomali827
      @hebasomali827 3 หลายเดือนก่อน +2

      الحسد مشكله الله يشفيك 😂😂😂

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal gabadhu imika ma soomalibay ku hadlaysa mise English

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 3 หลายเดือนก่อน

    Run ahasn tii eaa mandaqad aad u deegaan fiican hadii master plan fiican loosameeyeo

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 หลายเดือนก่อน

    waa xaafaday naagtu waa qoolama 😅😅

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 3 หลายเดือนก่อน +2

    ma reer somaliland umbaa gada kara mase all Soomaaliya

    • @zaki799
      @zaki799 3 หลายเดือนก่อน +1

      Soomaali oo dhan wlo soo dhawoow wlo

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 3 หลายเดือนก่อน +1

      hhh. somali labo labo maha

    • @safiajama8784
      @safiajama8784 3 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal somali waxay ku fiicantahay meeshaad doonto ayaad dhul ka gadan karata.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 หลายเดือนก่อน +2

      Only hadee aanad xaasid ahayn hadee aniga la i waydiin la Somali kasta wa ok aan ahayn Daarood waayo kuwaasi aamin ma laha

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 3 หลายเดือนก่อน

      Goofkaga ka dhiso maxa dhago hadal ku galinayo

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 3 หลายเดือนก่อน

    Alow muuse ka indha saab Gabadhaas Hal abuurkeeda muuse biixi boos lagama soogaaro

    • @haciwarsame3421
      @haciwarsame3421 3 หลายเดือนก่อน

      Muuse biixi waa isku hayb Waqooyigana iyo Galbeedka Hargeisa iyagaa daga! Ma Daarood ayaad tahay waadigan leh Soogaaro annagu waxaa ma isticmaalno

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 3 หลายเดือนก่อน

    Qof somali ku hadla ayaa fiicneyd la wareysto, somali ayaad wax ka gadaysaa.

  • @samaale7381
    @samaale7381 3 หลายเดือนก่อน

    Magacyadan carabiga ee degaanada iyo goobaha ganacsiga loo bixinaayo waa garan la’ahay. Maxaa lagu nacay af-soomaaliga? Dabargoyn aan loo jeedin ayaa nalagu haayaa

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 3 หลายเดือนก่อน

    Hargesa somalia

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hargaysa somaliland awoowgaa wase🔪🔪🤬🤬🤬

    • @Feeedomlove
      @Feeedomlove 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@AsuumHossain oroma afsomali ku caytamaya FREE somaliland FREE somaligalbed FREE palestine FREE NFD

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@Feeedomlove af somaliga aad ku qaaq laynayso anaaba ku baray ku hadla ku gabya ku heesa adigu boowe kaliya uu la soo daagnow xaarantii idin dhashay wase

    • @Feeedomlove
      @Feeedomlove 3 หลายเดือนก่อน

      @@AsuumHossain oromo caytamaya viva Daarood viva khaatumo viva 🇸🇴 🇸🇴

    • @Feeedomlove
      @Feeedomlove 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@AsuumHossain drug iska daa orod masajid aad soo tuko hargesa 🇸🇴

  • @abdiyusuf7605
    @abdiyusuf7605 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qurbo joog dhul bay kuu waasheen

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน +1

    أسأل الله لي و لكم
    Waxaan ILAAHAY waydiisannay
    ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة .
    ILAAHAY waxaan waydiisanay :
    IFTIIN MADOWGA (Qabriga)
    Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba
    Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii
    WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO
    ADEER XUSEEN

  • @TifowCaddan
    @TifowCaddan 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waar Cabdulsalam wadanku wuxuu u baahan yahay warshado iyo wax soosaar uma baahna dhagax iyo dhoobo la isa saaray
    Waxaa kale loo baahan yahay dhul dan guud laga dhiso isguulo, cusbitaalo waaweyn oo 300x300 mtr square ah ugu yaraan, Xafiisyadii dawlada ee heer qaran iyo heer gobol iyo heer degmo, garoomo ciyaaraha lagu sameeyo, IWM
    Waad mahadsan tihiin